Hooyada uma lamyaa maxaa u diiday in ay si' caadi ah ninkeeda uga dalbato furitaan.furiinka waa wax Allah inoo jideeyay.waxy diiday wixii Allah u jideeyay oo ahaa furiin.waxay la kulantay wax aanan mahadinayn if iyo aakharaba. Aabaha Abu Qaasim Allah ha'u naxariisto.isagu wax khalad ah kuma lahayn in uu ka xumaado wixii ay samayeen Qaatilka iyo xaaskiisu.in uu ku qayliyana gartiis ayay ayayd. Waxaa seegtay in uu wax iska hubsado markii xaaskiisu warka beenta ah siinaysay.waayo waxa Allah inoo sheegay in aan iska hubino haddii mid faasiq ah war inoola yimaado.ugu yaraan wiilkiisa in uu wax waydiiyo ayaa u wanaagsayd.waana arin layaab keeda leh oo raga intooda badan waxay u qaatan warka xaasakoda sidii wax Allah ka yimid. Cajiib waa wax lala yaabo!.
Ws wr wb xaqii wiilkii yaraa ee kitaabka quraanka ku dhaartay ayaa soo baxay Subxaanallaah su’aal gabadhii yareyd ma arkaysay aabaheed markii la dilaayay mise qisadaba laguma sheegin
Aa. S. C. Aniga. Waxaan. U. Malaynayaa. Wiil Kii. Sii. Ey. Beenta. Ka. Sheegta. In. Uu. Dhinaciisa. Ka. Timid. Dulmigii. Ey. Ku. Samaysay. Odaga. Xaaskiisa
Qofku haduu Ku dhaarto oo kutub quraana soo qaato isagoo daacada oo run sheegaya ood aamin waydo oo kii beenta sheegayay aad rumaysato Bello ayaa dhacda ha dheerato ama ha dhawaato dhaartana laguma degdego
Hooyada uma lamyaa maxaa u diiday in ay si' caadi ah ninkeeda uga dalbato furitaan.furiinka waa wax Allah inoo jideeyay.waxay diiday wixii Allah u jideeyay oo ahaa furiin.waxay la kulantay wax aanay mahadinayn if iyo aakharaba. Aabaha Abu Qaasim Allah ha'u naxariisto.isagu wax khalad ah kuma lahayn in uu ka xumaado wixii ay samayeen Qaatilka iyo xaaskiisu.in uu ku qayliyana gartiis ayay ayayd. Waxaa seegtay in uu wax iska hubsado markii xaaskiisu warka beenta ah siinaysay.waayo waxa Allah inoo sheegay in aan iska hubino haddii mid faasiq ah war inoola yimaado.ugu yaraan wiilkiisa in uu wax waydiiyo ayaa u wanaagsayd.waana arin layaab keeda leh oo raga intooda badan waxay u qaatan warka xaasakoda sidii wax Allah ka yimid. Cajiib waa wax lala yaabo!.
Mansha Allah qisooyin kaaga sidaad usoo deyso waa khatar
A. S. C. Waxaa. Ladhahaa. Xaajiya. Qamsiin.
Aanku salino nabigeena Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn hafsa sharafeey waan dhownahay ❤❤❤❤❤
Shukra soba di dembi badhista ❤
Mansh allah abayo waxan aad jecelnahy qisooyinka dambi baarista hakaa wad insha allah guul qali
Aniga waxaan dhareemey Umu laamya markey ay tiri doctarka ilkaah igaaama bixinaayo shaki ba igaaley Waallaahi.
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Gaarigaas waa Qooqan
Baabuurkaas XAAJIYAD ayaan u naqaana hadan reer waqooyi nahay. 🤍💚♥️
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Xaajiyad na waa layidhaa
Hooyada uma lamyaa maxaa u diiday in ay si' caadi ah ninkeeda uga dalbato furitaan.furiinka waa wax Allah inoo jideeyay.waxy diiday wixii Allah u jideeyay oo ahaa furiin.waxay la kulantay wax aanan mahadinayn if iyo aakharaba.
Aabaha Abu Qaasim Allah ha'u naxariisto.isagu wax khalad ah kuma lahayn in uu ka xumaado wixii ay samayeen Qaatilka iyo xaaskiisu.in uu ku qayliyana gartiis ayay ayayd.
Waxaa seegtay in uu wax iska hubsado markii xaaskiisu warka beenta ah siinaysay.waayo waxa Allah inoo sheegay in aan iska hubino haddii mid faasiq ah war inoola yimaado.ugu yaraan wiilkiisa in uu wax waydiiyo ayaa u wanaagsayd.waana arin layaab keeda leh oo raga intooda badan waxay u qaatan warka xaasakoda sidii wax Allah ka yimid.
Cajiib waa wax lala yaabo!.
🥰🌹💐🫡
Asalaamucalaykumxafsanaagtaaxuneelamuaashaydaaniyonafdeedaayaaqaatayooninkiixumeefarmasiigaayaaumacaanaadaynikeedeexalaashahaabaaumuuqanwaayayimaanalaauurbuuxsha🎉🎉🎉🎉🎉
❤
Mahadsanid abaayo
Qooqan 2 Shireey 😂
Tiyooto Ama cabdibile Aa ladhahaaa
Asc wr wb somali maxamed
WCS🎉MAMO❤
Gaarigaas waxaa ladhahaa xajiyad laba shirleey ah
Reer somaliland hadaanu nahnay waxaanu u naqaana xaajiyad toyoota🎉🎉
Waxaa la dhahaa(xajiyo-khamsiin.)
Reer xamar qooqan aa unaqana
tiyoto tiyoto
Asc hafsa❤
Wcs wll
Xaajiyad laba shidhlay
Ws wr wb xaqii wiilkii yaraa ee kitaabka quraanka ku dhaartay ayaa soo baxay Subxaanallaah su’aal gabadhii yareyd ma arkaysay aabaheed markii la dilaayay mise qisadaba laguma sheegin
Wll laguma shegin waan iswaydiiyay 🤔
Xaajiyad baN u aqaan gaadhigaa
gariga Xaajiyada la dhaho tan ma aha tani Qooqan la Dhaha Aby
😂😂waa xajiyad qooqday😂😂sasa qooqan loo dhahay😂😂
Naagti uh qabay ayan dishay markay wilkisa aya ku diraysay ayan boh ka shakiyay ayad ayan uh malynaya qisadan waxay i marysa 38: minute and 17 seconds
Pick up truck
Pick up track english waaye
Afsomali maxaa lagu dhahaa bey naweydiisay
Iska furtondanbi wayn soo ma ah.Dadka wax xun kuwaan wax.xunna ku waan ma fiicna danbi waa danbi
Aa. S. C. Aniga. Waxaan. U. Malaynayaa. Wiil Kii. Sii. Ey. Beenta. Ka. Sheegta. In. Uu. Dhinaciisa. Ka. Timid. Dulmigii. Ey. Ku. Samaysay. Odaga. Xaaskiisa
aniga waxa au aqaan cabdi bile lkin waxa dhahda adi gariga ay carabtu caanka ku tahy
Hilux baa ladhaa gaadhiga wll
Xaajiyad ba ladhahaa gariga noocas ah
Wcs❤
Sallahu caleyhi wasalam ❤
Gaariga waxaa la dhahaa xaajiiyaad koleey gobolkayga sidaas baa logo yaqaan
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlley maalin walba inta dhahdo waxban shashada soo saaraya ayaad hdana soo sari wyda😂
Wll waan sosaray ee mada dawan miyaa waad dhagaysataa ayaan filayaa
@@Hafsabilanqishadaan dib u arky wll waad ku dhakhsaty😂
Qofku haduu Ku dhaarto oo kutub quraana soo qaato isagoo daacada oo run sheegaya ood aamin waydo oo kii beenta sheegayay aad rumaysato Bello ayaa dhacda ha dheerato ama ha dhawaato dhaartana laguma degdego
Xaajiyad baa ladhahaa byo
Hooyada uma lamyaa maxaa u diiday in ay si' caadi ah ninkeeda uga dalbato furitaan.furiinka waa wax Allah inoo jideeyay.waxay diiday wixii Allah u jideeyay oo ahaa furiin.waxay la kulantay wax aanay mahadinayn if iyo aakharaba.