Shacab Ka S/land Waxan Ka Tacsidaynayaa Wasirkooda Arimaha Gudaha. Xildhibaan Khadar Guun Oo Hadlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มิ.ย. 2024
  • Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo

ความคิดเห็น • 31

  • @AhmedIbrahim-kd3gt
    @AhmedIbrahim-kd3gt 20 วันที่ผ่านมา

    Khadar Guun fariid fariid dhalay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 20 วันที่ผ่านมา

    Ina kaahin waa nin laandheera ah oo ina sanwayne ku abtirsada markaa kkk soomaalidaa ku maahmaahda meel libaax ka kacay atoor fadhfadhiisey

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 20 วันที่ผ่านมา

    Mar haduu ree kaamtuugyahay isna waatuug shaki male

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 20 วันที่ผ่านมา

    Khadar Guunow bal kawaran wixii Canada aad ka samaysay ee la sheegayey, bal arintaa is yar dul taag oo ama beenee ama sida wax idiin dhexmareen adiga iyo ?

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 20 วันที่ผ่านมา

    look who's talking 😂😂😂😂😂😂

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 20 วันที่ผ่านมา

    Mujaahid maxamed kaahin midkiinna sannad gaadhi maayo adiga walaa cirrio walaa xirsi kaab walaa ina xaashi

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 20 วันที่ผ่านมา

    Dadkaan xanuunsanaya xalmaloo wayrey aanigu yabaye
    maa lrys dhafiiyo

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 20 วันที่ผ่านมา

    Khadar guun waa tuuug tuug la saaxiibay

  • @anabali5765
    @anabali5765 20 วันที่ผ่านมา

    Maxaa ku gubay sow Runta maaha Dibjitoow

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4q 18 วันที่ผ่านมา

    War madaxweyne slan muuse biixi waa nin raga balse ini kaahin guri uu seexdo ma dhistay isagana meel mariy karin dhabar jabina isagaa muuse biixi iyo slan isaga dhabar jabiya marna dhaha ini kaahin slan ma jirto marna isagoo wasiira isaga oyo cali bare ciidanki jabiyay saanada la carar isagii cali bare ku yari iyagana shegay inuu faysal anbalas saaran yahay iyo wadada uu maray raadiyahana isaga ku yari niyad jab ku samay dhulbahante uma dananayn putlan uma dananayn ee anaga iga tanasuli mayo muuse biixi habar jecel hadalka uu ku yari ini kaahin baa musharax waa been anaga saaxib ah ee qabiil walbow tiknikada qaado oo jamhada samaysta ini kaahin adaa yari adaga iyo reerka ini kaahin waxay ka shaqaynayen iyagay maanta haystaa harti maalin buu ku wada layn habar jaclo isaaq iyo xukumadana waji uma yaalo

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 20 วันที่ผ่านมา

    Tuug

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 20 วันที่ผ่านมา

    Ninkan oo kale in leyskaqabto waayo way dhididayaan marka runta lataabto tuug fooqal tuug

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 20 วันที่ผ่านมา

    Sacsac ina kaahin waxa uu ku wacnaa in qoomuluudnimada ganacsigeeda kulmiye ka ganacsada loo diro waayo ganasigii ayaa laga fashiliyey

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 20 วันที่ผ่านมา

    Shame on you old man 😂😂stop fake news and drama 😂😂😂

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 20 วันที่ผ่านมา

    Ina kahin adiga iyo cirro iyo xirsi gaab midkiina gaadhi mazyo

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 20 วันที่ผ่านมา

    Aleylhe adigaa racsi u baahan wuxuu qabtay maad qaban.

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 20 วันที่ผ่านมา

    Wixii keenay adiga keenay
    1.ninka cabdirizaaq khaliif keenay kudagaalamay yidhina mabaan aaminsanayn
    2 ninka waligeed iyadoo ciidan intuu qabiil meel ugalo aanay kadhicin inta dhexda loo galo 20 laga dilo
    Ninka ciidanka ahi muxuu difaacayaa kolkay gadaashiisa ciidankii lamid ahaa lagu laynayo laascaanood qayladeedan taadaa kahoraysay oo caaare ayaad samaysay

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 20 วันที่ผ่านมา +1

    AFQADHMUUNEY AFKA QADHMUUN MADAXDA KA JEEDI

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 20 วันที่ผ่านมา

    Viva ina kahin ha iska ciyane khadsr guun munaafaq

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 20 วันที่ผ่านมา

    WAA ASAASAQ KAAHIM

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 20 วันที่ผ่านมา

    Akhas! Xishod iyo akhlaaq lagaga daydo malaha. Hadii aad is haysaan dee sida Raga u hadal. Parlamen nocasa😭 maxaa laga sugi?

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 20 วันที่ผ่านมา

    INA KAAHIN SHAADHKIISANAD GAADHAYN E BUUQA & QABYAALADA DADKA KALA FADHIISO O HUWANTA KASO DHEXBAXA ILEN XAMAR LA IDIINKA CODAYNMAAYE

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 20 วันที่ผ่านมา

    Muuse iyo ina kaahin labada munaafaq ee dhiiga ku macaasha ayaa dalkii u hadhey ceebtooda hadey qiimeynayaan xilka ayey tirin lahayeen raga qoomuluudnimada ka ganacsanayaa ceeb ma qabato

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 20 วันที่ผ่านมา

    Khadar guun munaafaq baad tahsy

  • @hajii2033
    @hajii2033 20 วันที่ผ่านมา

    manfaqa beenale beenta jooji

  • @hajii2033
    @hajii2033 20 วันที่ผ่านมา

    beenale beenta jooji tuug xashuda

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 20 วันที่ผ่านมา

    Shame on you old man 😂😂stop fake news and drama 😂😂😂