Deg Deg: Beesha Habar Aji oo 24saac u qabatay ka Bixitaanka Guriceel & dagaal Ayaanle...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 140

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 4 หลายเดือนก่อน +4

    Rabiyow Naga sogaar saan si mahane

  • @عبدالله-ج3ث4ث
    @عبدالله-ج3ث4ث 4 หลายเดือนก่อน +4

    اذا التقى المسلمان بسيفيهما فالقاتل والمقتول فى النار

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 4 หลายเดือนก่อน +7

    War is daaya War is daaya

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliyey ilaahay ka Baqa Subxanallah 😮

  • @KahoAfrah
    @KahoAfrah 4 หลายเดือนก่อน +4

    Cayrroow midiyahaad isu soofeeysaneeysiin
    Dalka kaga xoreeya Amxaarka midiyaha idiin soo soofeeysaa
    Ilaahoow Soomaaliya Bogeeda Burcad isu mari Aamiin

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allow shabaab keen. Walaahi way kala carari lahaayeen. Islaam wax aad ka ogtihiin ma jiree. Waxaa tihiin kulligiin cawaan aan Allah aqoon. Allow shabaab soo celi

  • @MohamedSaladmohamoudMoha
    @MohamedSaladmohamoudMoha 4 หลายเดือนก่อน +5

    Hazard. Najizeey. Islaaya. Xaqaad. Gasheen. Ward. Islka GOYNEYSAAN

  • @abdirahmanabdinur9119
    @abdirahmanabdinur9119 4 หลายเดือนก่อน +3

    Daa,uus media wuxuu baahiyaa dad iskudirka

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 4 หลายเดือนก่อน +3

    Habar ajina waayo somalidu dhib badanaa waar waad marateene is daaya

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 4 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله
    الحمد لله
    لا اله الا الله
    الله اكبر

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 4 หลายเดือนก่อน +4

    Somali waan Nacay nacay oo nacay. Reer Hebel what’s that?

  • @zakariyajama9195
    @zakariyajama9195 4 หลายเดือนก่อน

    2024 hadii leesku dilaayo qabiil waa cawaanimo tii ugu xumeed

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ma Ceyr bey ka tafatay, war joojiya dagaalka haddii Allahiin ALLAH yahay..

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 หลายเดือนก่อน

    Alla diinta Islaamka macaan badanaa, oo qofkii qof dilaa, ha la dilo ayay qabtaa. Dadkuna waa u maslaxo oo nabad waarteey ku noolaan lahaayeen.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaana llah war ma idinkaa isku laabtay odoyaasha ha dhaxgalaan

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 4 หลายเดือนก่อน

    Habrihi kale ayaan qariyan ka tagnen ma habarta aji la dhaho maxay rabta

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 4 หลายเดือนก่อน +3

    ETHIPIA QABIILADA SOMAALIYA INEY ISKU DIRAAN AYEY BILAABEEN. ETHIOPIA AYAA KA DAMBEYSA

    • @hooyoali8142
      @hooyoali8142 4 หลายเดือนก่อน

      Ethopian ayaa sixir Somali da isugu dhiibtay say qabiil isugu laayaan, Ilaahay sixirkooda Ethopian haku celiyo ameen

    • @Forlife765
      @Forlife765 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@hooyoali8142waxaa sheegaysid waxbaa kajira haddeer mid itoobiyaan ah oo aan aqaanno ayaa commentska kudhex arkay wuxuu iskadhigayaa qabiilada soomaalida wuxuu caayayaa kuwo kale.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 4 หลายเดือนก่อน +3

    ETHIOPIA AYAA ISKU KIIN DIREYSA WAA HUBAAL EE CAQLIGU HA SHAQEEYO

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sirantahay soomaaliyaa illahoow naga dulqad masibadaa

  • @saidhajinour2271
    @saidhajinour2271 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shabaab baa ka dambaysa

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 4 หลายเดือนก่อน

      kkkkkk u aal markuu xasan madaxwaayne noqdo maxaa qabiiladu isu laayaan 5tii sanee hore waxaasi majirin dadku nabad baay ahaayeen markuu yimi maxaa bilaabay dagaal qabiil kow waa su aal jawaab ubaahan nal iiga jawaab hadaad jawaabtaa heeyso

  • @HalimoAbdullahi-pp9pe
    @HalimoAbdullahi-pp9pe 4 หลายเดือนก่อน +3

    Acuudu. Bilaah. Maalintii. Kasta. Magac ay Noo soo Sheegaan. Habar ahi yaa waaye. Ilaahay. Ka cabsada. Works. Dhiga. Wada hadla

    • @AadanAli-x1z
      @AadanAli-x1z 4 หลายเดือนก่อน

      Boosaaso ku xiray

    • @AadanAli-x1z
      @AadanAli-x1z 4 หลายเดือนก่อน

      Xaliimo cabdulahi waa ragii cabdulahi yuusuf bosaso ku xiray waaye habar eji cayr

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 หลายเดือนก่อน

    MOORYAAN mar walbaa Waa mooryaan. Allah iyo diin ay leeyihiinna ma jirto ee waxay u baahan yihiin dowlad gacan bir ah ku qabata.

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 4 หลายเดือนก่อน +4

    Labada nin ka aarsada Dadka kale amaan siiya haddii kale birimageydada laaya sida dumarka&carruurta.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 หลายเดือนก่อน

    Waa wada daroogaysan yihiin.

  • @osmanabdi3185
    @osmanabdi3185 4 หลายเดือนก่อน

    War ilahay kabaqa oo walaalka haduu kudilay wada wanaagsan kuraadiyo ee ha oran waxbaan dileynaa

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 4 หลายเดือนก่อน +5

    War heedhahaya Jooga Iminka waa hal wiil laakiin markey boqolaal dhintaan ayaad heshiis Raadin dontaan

  • @UdugandHawashCo
    @UdugandHawashCo 4 หลายเดือนก่อน +1

    لاحول ولا قوة الا بالله😢

  • @ahmedalinoor-v4v
    @ahmedalinoor-v4v 4 หลายเดือนก่อน +1

    Tolow dulqaata habar aji gobonimo ayaa lagu ogaa

  • @axmedgamara1490
    @axmedgamara1490 4 หลายเดือนก่อน

    CaQligu ha shaqeeyo 2 nin dartood ayad dad badan uleen rabtaan mida kale Guriceel waxa degen Hoyada iyo wlalaha ee sida isku dhaama oo matada utura

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalaha hooyo iyo aabo wadadhaleen way is qabtaan dagaalna. Xal maahin

  • @bulshokaab6827
    @bulshokaab6827 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ka baqa, qof dilay qof muslim ah ee naar ku muteystay dartiis dad kalo muslimiin ah aan wax geysan loo dhibateyn, qaatilkii wax dilay hala soo qabto asaga hala dilo, yuunan ibliis xaaba naar idinka dhigin, ilaahey hala xasuusto dunidanaan waalaga wada tagayaa , qof walbana waxuu u madlan yahay waxuu getstay 😢😢😢

  • @hah7064
    @hah7064 4 หลายเดือนก่อน +2

    Habrgidir baan aqaanee Habar.Aji iga dabageeya dadaaw

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 4 หลายเดือนก่อน

      HABAR AJI WAA GEBOOYE LA DEGA HABAR GIDIR

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@doubledeqabus6815 Habar Aji waa dir degaan ahaan ka soo guurtay Sool iyo Sanaag.

    • @Forlife765
      @Forlife765 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@oogdhugee_3072 Amxaar beenta jooji anagaa naqaanna qabiilkaase.

    • @Forlife765
      @Forlife765 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@oogdhugee_3072 itoobiyaan baa tahay adiga meeshaan maxaa kaqabanaysaa?^^^

  • @jamamohamedmoalin5226
    @jamamohamedmoalin5226 4 หลายเดือนก่อน +1

    walee xasan shiiq hubkoow u raraymacawisley waa kaas ciribtiisa madaxiisa allaha kashubo

  • @CaanJaamac
    @CaanJaamac 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxan dhihi lahaay wixii kaxageeyo baladweyne dad kama jiro waayo qabiil iyo qurun baad ugu tagaysaa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh la'aragyaa dagaal qabiil waa diyaar

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 4 หลายเดือนก่อน

    ALA WALALYAAL CADOW HAYSU NOQONA ADINKU BAL U SUGA GACAN KU DHIIGLIHII INTAAD KA HELEYSAAN DAGAAL KALE OO WALAALNA HA FURINA MAATADA WAA TEENA MEESHA JOOGTAAHI WAR ALLE KA BAQA CAYROOOOOW HAYELINA WAX CADOWGU KU FARXO ALSHBBTA HOWLAHEEDU WAA SIDAN I. EY ISKU DIRAAN XIGTO DHALASHO AMA DEGAAN WAR TAA KA WAANTOOBA WARKAN❤

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan maqli jiray habar gidir kala celis ayay rabtaa iska dhicin ayay rabtaa❤dad ka celis ayay❤kaa rabtaa❤hadalkaas waa run

    • @DaudAbdiAli-pd7ir
      @DaudAbdiAli-pd7ir 4 หลายเดือนก่อน

      Hhhh war waad nagashay nio

    • @dhuubo.....
      @dhuubo..... 4 หลายเดือนก่อน

      Habargidir iyo isaaq gaar ahaan habar away ha xasuuqo halaga qabto somali

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 4 หลายเดือนก่อน

    Ijo ilka dheer

  • @mawjama831
    @mawjama831 4 หลายเดือนก่อน

    Bakh-bakhda iyo boolaxooftada iska daaya 😢

  • @عيونيعيون-ف2ح
    @عيونيعيون-ف2ح 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ceyr dagaalka joojiya dhiiga dad walaalo ah

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ahay habar eji kulahaa cawaan cawaan dhashay waa walaahaa nacas yahoow dadka u dhaaranayso ufaa calayk

  • @snw9257
    @snw9257 4 หลายเดือนก่อน

    Illahay kacabsada umada Somaliyeed cadawgi Somaliyeed aya xududa Somaliyeed soo buux dhaafiyey

  • @pxtals
    @pxtals 4 หลายเดือนก่อน +1

    War hooy reer habaraneyey Dhiga islaamka iskadhaafa

  • @fadumosiicow3401
    @fadumosiicow3401 4 หลายเดือนก่อน

    Somali waa sirantahay

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 4 หลายเดือนก่อน

    Dad lagu soo tarbiyeeyay iska dhici yaa cili karo joog mamaqlo islaaya Bismillah wax natusa

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 4 หลายเดือนก่อน

    War xishooda dhiig xaq daraa ma fiicne

  • @akramahmed4881
    @akramahmed4881 4 หลายเดือนก่อน +1

    hadii nimankan sidaan oo kale u dagaalameen Somalinimo meel ka wanaagsan ayaynu joogi lahayn

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 4 หลายเดือนก่อน

    Habar dheji miyaa ama habargidir miyaa habar dheji

  • @unknowngamer6588
    @unknowngamer6588 4 หลายเดือนก่อน

    War ale kabaqah

  • @Postsom
    @Postsom 4 หลายเดือนก่อน

    War Waxa Dhibka wada Waa kuwee ?

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 4 หลายเดือนก่อน

    Walaalayaaloow ilmaha gartaye abaxadu waa maxay soomaali maryoolay tolow yaa qoryaa ka guroo muslin ah

  • @abdikadirbare3148
    @abdikadirbare3148 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga labada maahi qabiil ahaan
    Lakin waxan Ku talinayaa walalayaal dagaal qabiib wax Tari maayo we nidaamka dowliga ah Hala dhowro tasaa xall Ku jiraa had wax dishaan Adina Waa laydin dilayaa sidaasay Ku socanaysaa ilaa qiyaamaha

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 4 หลายเดือนก่อน

    Galmudug iyo qoor qoor kasaara magalada kuwaasa isku kiin diraye

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali cadawgiina isu jebiseen. Aakhirana qabiil Idin anfici maayo dalkiinii waxaa ku batay dumar ragoodii is dhameeyey

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 4 หลายเดือนก่อน

    War nagaa wax aragnay xoogaan lala digdig leeyahay shabaab la aada iyagaa mudan in hilga loo qaadee

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 4 หลายเดือนก่อน

    Xoogaas aad iskugu fara baxsaneysaan maa la aadan argagixisada reer galmudugow. Dhiig nin walaalka haku naar tagine orod jihaadka khawaarijta dalka looga xoreynaayo ka qeyb qaata.

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 4 หลายเดือนก่อน

    Ceeyt maa isku dhaaranaa war qof kii qof dilla hala toogto sida reer cabuudwaaq ee ha is dilina ceeyr in uu hawiye isku keeno Ayaan ka sugeeynaye did isagu laabta

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 4 หลายเดือนก่อน

    Waryara Hee umadan yaa walay war ILLAHAY kacabsada oo wax isku Vala

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 4 หลายเดือนก่อน

    Waar ilaahay ka baqda.
    Waar ilaahay ha laga baqdo.
    Ninkii ninka diley ha la qabto
    Oo ha la dilo.

  • @abdulkadirhussein300
    @abdulkadirhussein300 4 หลายเดือนก่อน +1

    War dadkaan ma qabiilbey u dagaalamayaan, una dhimanayaan. Badbaado Allah Allow shartooda Naga Kori Adduun waa laba maalmood godkii aakhiro ayaa ku sugaayo oon cidna ku galen adiga waxaad gaysatay lagu horkaynayo. Allow Naga kori.

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 4 หลายเดือนก่อน

    Somalia hadii nabad iyo amaan laga rabo shabaab halagu wareejiyo dagaal qabiil markaas buu dhamaan , dadkani qisaas uun bey kukala bad baadi karaan maa runta la isku sheego , somalia waxa qasayaa waa odey nabad doon ah diya iyo in jeebka loo buuxiya lee raba , sidani dhaqan maaha ee dalkani hadii bad baado laga rabo shabaab halagu wareejiyo ayagaa dadkani mooryaanta ah taqaana sida loo edbiyo

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 4 หลายเดือนก่อน

    Wakaas somali Walaalkood unaby u xoog badanyihiin ee Cadawgooda ma arkaan ee ilaahay Xoogaas laysku laynayo inay u jeediyaan dhanka Cadawgooda guud aqliga hurdaayi goormu toosi doonaa ? Mashruuc kuwa soo qaata iyo kuwa la adeegsadoba ilaahay imada haka qabto Mw ayaana ugu horeeya kuwa Mashruucyada Reer galbeed wataan wadankii ku fasaaxay ee UAE wakiilka u tahay

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 4 หลายเดือนก่อน +1

    LABA GODLE NABAD WAAD DIIDEEN SI FIICAN ISKU DILA DULMIGI AAD GASHEN AYAA IDINKA BAHAYA.

  • @dowlad123
    @dowlad123 4 หลายเดือนก่อน

    Meel kasta.qaylaa kataagan dabkaa ba.gur.gurtoow haduu talada hayo waa iska sidaas guri ceel waxkadhacay ayuu leeyahay galmudug ayaa mas.uul ka.ah

  • @fadumayahie6610
    @fadumayahie6610 4 หลายเดือนก่อน

    War Cadow kore ba idinku soo aadan .war ha is dilina

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 4 หลายเดือนก่อน

    shiirtow way shiirtay war waxaan away dadkoodi wax qabta malaha miyaa

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 4 หลายเดือนก่อน

    Police galmudug xagee shaqadoodii waa gabeen.
    Dagaal beeleed waxaa laga faaiidaa aakhiro seeg iyo aduunyo seeg.

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 4 หลายเดือนก่อน

    Khawaarijta ayaa dagaalada qabaailka hurisa.

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 4 หลายเดือนก่อน

    Hadda iyo koow

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 4 หลายเดือนก่อน

    Wlayaal dagaal haqaadinina oo xld hawga darinina ee sii dulqaata insh allaah qaniina allaa idin siindoonee

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 หลายเดือนก่อน

    War kuwaani maa la soo qabto oo lagu dalbado, walee musiibo ayaa jirta war amxaaro baa isku kiin layneysa oo inaad is laysaan maaha xal, war dowlada uga danbeeya kalana xaajioga, habar eji jano kuma😂geyneyso ee dhiig muslim yaan la daadin, Subxaanallaah…

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 4 หลายเดือนก่อน

    War ayaan loow fid nada daaya oo ceer ha kala dili nina oo ceer cadow Goodall ha I nug leey nina

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 4 หลายเดือนก่อน

    Dagal sokeeye Maficno hala joojiyo wixii dhaca halaga heshiiyo hala soo qabto denbiilaha

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 4 หลายเดือนก่อน

    Habar Midgaana an sugno haso hadasho 😂

  • @maxamadsheqaxmed8991
    @maxamadsheqaxmed8991 4 หลายเดือนก่อน

    Astaqfurulaah ma cayr dhexdiisa.waxa la sameeyey wax Ka daran ha samaynina

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 หลายเดือนก่อน

    Inta community wax ku qoreysa iyo kuwan hadlayo iyo kuwii wax diley horta wey isku aqli egyihiin mamulkoda na waa la mid marka kuli waa isma Dhaanto iyo dhashooda

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 4 หลายเดือนก่อน

    War heshiiya iska daaya dagaalka

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 4 หลายเดือนก่อน

    Habar Aji wa ayo? Ma fahmi. loooool ma Haweya ???

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 4 หลายเดือนก่อน

      Waa jifo ceyr kamid ah walal

  • @Adam-y3x
    @Adam-y3x 4 หลายเดือนก่อน

    War yaan la iskukiin dirin intii dhimatay soo laaban mayso ee inta nool u taliya.sikasta oo aad isulaysaan hadhow waad heshiindoontaan.

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 4 หลายเดือนก่อน

    Walaalayaalow ayagii tartiib uraad sada ee dagaal iyo aarsi dhexdiina ah waa khasaare ee adinkuba dawlada la raad sha
    Alow kala qabooji

  • @Sadexle11
    @Sadexle11 4 หลายเดือนก่อน

    Walaalayaal colaada joojiya dalkeenu cadaw badan ookale ayaa dul hoganaya dawlada galmudugna waxaa laga rabaa inay cadaalada horkeento gacan kudhiiglahaas

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 4 หลายเดือนก่อน

    war.maidinkaa.isuxogbadan

  • @CaanJaamac
    @CaanJaamac 4 หลายเดือนก่อน

    Caqli meeshan mayaalo war dagaaladan qabiilka kudhisan goormaad ka ilbaxaysaan

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 4 หลายเดือนก่อน

    Yaab soomaali sasbaa udanbaysay kii hadlaa waa dagal nabad kuradiyaa

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 4 หลายเดือนก่อน

    War dadka gobalada dhexe dagaa xal aan qori ahayn mataqaanaan miyaa alla maxay danbeeyaan uf uf uf

  • @ShuebMohammed
    @ShuebMohammed 4 หลายเดือนก่อน

    War iska celiya mr

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 4 หลายเดือนก่อน

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم،
    Abtiyaaloow shaydaanka iska naara oo arintaan hoos haloo dhimmeeyo .

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 4 หลายเดือนก่อน

    Caqli ebberkaan baa wadanka no jooga Lee illaha illa lahu diiq Somali waa bilaash ajnabi Ethiopian no so socdooo

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 4 หลายเดือนก่อน

    Adeer hadii lasoo qabto seet rabtaan maxkamad hadii ladiin geeyo dilbeey ku xukumeeysaa ma sidii baad rabtaan in latoogto 2 suna ah aad u ogolaataan ineey dukadaan, marka kuwaas ilama ahan ayagoo lugahooda ku socda ineey imaanayaan, ee maad iska samirtaan sidii kii hore.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 4 หลายเดือนก่อน

    WELIGEY HABAR AJI MA MAQLIN XAGEY KU NOOLAAN JIREEN MA OGA MIYAA INKII WAX DILA IYO KII LADILO IN AY AHLI NAAR YIHIIN WAXAD U FAKANEYSAAN MA NAARBAA GALA GALA GALA KA HORWAREEGA

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 4 หลายเดือนก่อน

    Aga aga war aaway waxgaradkii dhiig daata looma baahna ee arinka dajiya oo si sharci ah wax uraadsada.

  • @ahmedalinoor-v4v
    @ahmedalinoor-v4v 4 หลายเดือนก่อน

    War bal suga waa isla anakiiye
    Shisheeyana waa na dhawrahayaan

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 4 หลายเดือนก่อน

    Somaliya dad kuma noola.
    Dad badan ayaa moodaya in Cadowga Somaliyeed yahay Alshabaab.
    Maaha,Somalida qaabka ay u nooshahay ayaa qaldan.
    Dhaqanka Somaliga ayaa ah midka noocan ah.
    Qooys ilaa qaran.
    Waa dadkaasi buka cawaanta.

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 4 หลายเดือนก่อน

    Axmaro aya isku sixirty iney Somali is dhameyso si ay dhulka u qaadato,war wuxu doqonsana

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 4 หลายเดือนก่อน

    Walleee doomaali is dhameesayeeee ayaaa wadanka u haraya

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 4 หลายเดือนก่อน

    Waxba kama dhibeysaan nabada adinkaa dhiman doona ee Jooga qabiil idin dilay ma jiraane Qof baa Qof dilaye.

  • @adenhajar9648
    @adenhajar9648 4 หลายเดือนก่อน

    Kii ku khalino wala khaniaa

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 4 หลายเดือนก่อน

    Walee galmud waa la isku diray si loo bur buriyo mamulka so koraya war rer galmudugoow sidan wax ka badala

  • @fadumosiicow3401
    @fadumosiicow3401 4 หลายเดือนก่อน

    War quraan isisaara

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 4 หลายเดือนก่อน

    Hasan munaafaq government 😂😂