SHEEKADA MAXAMED BUSKUD IYO NAAGTIISA😪

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • sheekada Maxed Buskud oo Naagtiisa qadiyay😌

ความคิดเห็น • 232

  • @AbubakarMohamed-ro1qv
    @AbubakarMohamed-ro1qv 13 วันที่ผ่านมา +22

    Caaliyaaay wankaxumahay ,qof wanaagsan ban kumoodaayeeu ,buskut awoowgiisa mataqaanaa inuu tuugsanjirey iyo inkale

    • @Cadar49
      @Cadar49 13 วันที่ผ่านมา +2

      Fudeed kaa ka batay hal dheg beey wax ka maqlaan kadibna run iyo been weey iska hadlaan qiso walbaa laba dhinac beey leedahay

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 13 วันที่ผ่านมา +24

    Walaaleey maanta waa aduun berina waa aakharo ee Allaah ka baq gabdhaas kafuurkeeda intaas le’eg yahay uma eko qof baahi lagu diley.

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 13 วันที่ผ่านมา

      Sheeko streekarchief xita waarba lugu cayiula adigo wax cunun

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 12 วันที่ผ่านมา +1

      Wan kugu raacsanhy.Qof gaajo dilootey iyo Qof dhereg la jiifo wa la kala yaaqana.Maxay dambi galeen umadaan habaaran.Subxanalaah

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 13 วันที่ผ่านมา +9

    Please hold each other accountable, don’t be biased .

    • @amiin1980
      @amiin1980 12 วันที่ผ่านมา +1

      Absolutely they all are one side every story has two side and the true is between them one thing I know is the woman is adult she knew what she was doing when she choose him over her children and family and then all the sudden she is victim🙄but only Allah knows the true ilahay dadkan xaqa ha tuso

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 13 วันที่ผ่านมา +10

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 13 วันที่ผ่านมา +19

    Subxanallah ma xishoted Mohamed baskod walidkees ma taqana

    • @AnimaSaida
      @AnimaSaida 13 วันที่ผ่านมา +1

      Gabadaas sootii leheed wan iscateynaya ayaad ayey ucayilneed

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 13 วันที่ผ่านมา +21

    Alla ka yaree cayda caaliyaay wallee maxamed buskus daaqad baad kala degtay.
    Lakiin iyaduna ma dhaanto.

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 13 วันที่ผ่านมา +1

      My sister what makes you to call Mhamud grande father that name my sister Mohamed is shame on him he is stopped. Love you sister ❤

    • @cureeji4553
      @cureeji4553 13 วันที่ผ่านมา +1

      Kkkkkbyabay

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 11 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaana Laah qof aadan aqoon oo muslima ah ha ku xad gudbin oo sharaftiisa meel hawga dhicin

  • @HamdishafiAinab-ce2uk
    @HamdishafiAinab-ce2uk 13 วันที่ผ่านมา +7

    Astaqfurulaah dheh walaaley kaligaabaa qabrimadow galayee maxaa waaridkiisa iyo qabiilkiisa ugaaree maa kaligiiku ekaatid

  • @user-st7vy8tt2i
    @user-st7vy8tt2i 13 วันที่ผ่านมา +8

    Gabadhaasi gabar gaajo ka muuqatey ma aheyn ee ayaan lagu danbaabin waxaadan ogryn .

  • @barbaariyebarbaariye7334
    @barbaariyebarbaariye7334 13 วันที่ผ่านมา +4

    Umad ayaa maagey Mohamed buskut waa shiiqaal ma aha raxweyn Ayada caay raxweyn raadineyse lkn naagtaan nin madowga furay walhi bilaahi talaahi Mala shekeyn leheen aniga

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 13 วันที่ผ่านมา +1

      Hhh beenlow shiiqal mhn raxweyn

  • @abdig6153
    @abdig6153 8 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah my sweet sister your two right tell truth Somali people shukran sana just want to say Asc

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 13 วันที่ผ่านมา +7

    Ilaah ha laga cabsado naag nin qabay oo caruur lahayd oo nin social media ka baratay oo caruurteedii ka soo carattay warkeda in la amina maha wey ku qasbantahay hadeey la heshiin weyday max buskut in ay tiraahdo waa la i sixray waxa kaliya oo ay reerkeedii hore ay ugu noqon karto

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  13 วันที่ผ่านมา

      Adigu aniga ayaad I leedahay Alle ka baq oo aad I waanineysaa Adigoo Gabadhii caayaya oo leh Ninkii qabay bey kasoo carartay, ma adigaa ogaa oo ku meheriyay? ninka waaba gaal oo kuma mehersamee? War orod wax hubso ninkii Xille gube ah waa la caayayaa oo weliba la dhaafinaya

    • @BarodiirMadaxeey
      @BarodiirMadaxeey 12 วันที่ผ่านมา

      @@Caaliyasharif waan ogaa social media ayay ku jirtaa markuu maxamed buskut guirsanayay cideeda abtiyaashed hooyadeen oo leh naagta wa la qabaa ma guirsan karto

  • @fartun9503
    @fartun9503 13 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah ❤

  • @abdirisaqabdulla8345
    @abdirisaqabdulla8345 13 วันที่ผ่านมา +4

    CAALIYO magac shariifna waa wadataa waxaa maanta aad ku hadashay wax fiican ma aha qabiil qabiil ka fiican majiro qabiil kastana dad dan yar oo tuuksada weey jiraan oo ilaahay ka cabso oo weeydiiso cafis qabiiladaan sharafta leh oo aad u gaftay bini aadan aad tahay qalad wuu kaa dhici karaa.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  13 วันที่ผ่านมา

      Walaal anigu qabiil ma caayin ee wixii lagu xanto ayaan sheegay! Xaggee baad ku aragtay anigoo qabiil caayaya??

    • @abdirisaqabdulla8345
      @abdirisaqabdulla8345 13 วันที่ผ่านมา

      EELAY WAA QABIILKA UGU WEEYN EE DIGIL IYO MIRIFLE MARKA WAXAA KAA DHADHACSAN MALAAYINTIS OO QOOMIYADA EELAAYDA AH WEEY TUGSADAN. ADIGUBA CAQLAA LEEDAHAY EE MACQUUL MIYEY KULA TAHAY.​@@Caaliyasharif

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 13 วันที่ผ่านมา +5

    Shaqsi unba xuman karo rer dan maxumo . hada kahor gawar rer beydaba ah aya nin hantile isku rernahay so gursadhe gawadas xafada ey daganed dadka danyarta ayadha qadha usmaeyni jirte malinkasta Walibo sadhqana hashegin intas gawada dadka sey ucawineyese sadhaqo deqsi iyo masakinta sey ugu naxasajirte Allah ba og iyo daki xafadas dagana wagas beyadaba aya lagasoguradhe.....tas waxa igu xita ani markan qurbaha Imadhe waxan daris ehen gawar raxan weyn ah deqsinimo naxaris kudamatay intas anigo magaladha xita dadka an isku rerka nahay aqon bey cuntadha ,buskutka xalwadha xalwadha ,batiyadhaga unsiga, wax walbo iso adhegi jirte walibo intas ayadha is edhi jirte o dihi waxba makuqawan ..aniga umul ayan aha . Cunugi igu hore qurbaha kudalay gawadas xita iskumana lehen somalinimo baniadam nimo ..marka rer dan shaqsi yan loqawanin ..comment dan wakhitga umahyin balse dulmaiga Allah ba majeclo rer dan yan dulmin

  • @fabu2526
    @fabu2526 13 วันที่ผ่านมา +11

    ilaaheey ka yaab waxaa tiri waa gun edeb lahayn akhlaaq lahayn oo xilo gube ah.waa af aad xun inaad qof waxaa ku tiraahdo. acuudu bilaah.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  13 วันที่ผ่านมา

      Waa xille gube intaas aan sheegayba waa yahay ninka xaaskiisa oo Umul ah qadiyay oo gaajada ku dilay. Mid walba wuxuu yahay baan ku sheegay Maxaa Maxed Buskud ugu hiilineysaa waa nin dembiile ah

    • @user-cd8pu8qp6x
      @user-cd8pu8qp6x 13 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@Caaliyasharif
      Maxaad ka uktahay inay runtahay iyo inkale wanaag tiri waan iscaateynaayey cuntadan isku caateyey ayaan idintusa waanagtaas meeshaas la,ek baahi kama muuqato itaqillah

    • @amiin1980
      @amiin1980 12 วันที่ผ่านมา +1

      @@Caaliyasharifaqiro adi mala so istagi karta intad ku edaysay allahu aclam

  • @Salsabil123
    @Salsabil123 13 วันที่ผ่านมา +1

    I love your story telling ❤❤❤❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 13 วันที่ผ่านมา +5

    Jaabuuti dad wanaagsan mashallah ❤️💕💖💕

  • @fathaomar3446
    @fathaomar3446 11 วันที่ผ่านมา

    I like listening you when I’m working love how you tell stories❤❤

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 13 วันที่ผ่านมา +3

    Asc caaliyo shariif afkaada dhooro gabadha iyo wiilka waa iiwada simanyahiin ee meesha sixinta taslo waa caro beeyadhabo iyo soo naheeda wallaasheey toogsi maamta soomaali iskuma caaynkarto kuli adigaan iyo aniga ku li qurbo waxana keenay toogsiwaaye adiga iyo aniga racanweyn manihin ee saas lasoco ninkii wadankiisa joogo aska fakaday toogsi cid lagu macaayi karo wallaashey waxaan waa aduun oo aaqiro ka danbeyso

  • @anabbashir2678
    @anabbashir2678 12 วันที่ผ่านมา +1

    Asc caaliya. Maxamed buskut ma qabiilkiisa darteed baad uleedahay awoowgiisa tuugsan jirey muse waad taqaaney

  • @user-qk7yj5zm2e
    @user-qk7yj5zm2e 13 วันที่ผ่านมา +3

    Yaa kuu sheegey butaceeyey buskut inuu awoowgii tuugsan jirey

    • @lulali6059
      @lulali6059 13 วันที่ผ่านมา

      ⁠maxaa eelaay waligood ayey tuugsadaan, ilaa hada ayey tuugsadaan. Waa na run , dad somaliya oo kaliya tuugsadaan iyagoo baahneyn waxaa laga helaa eelayda, jareerweyne ta uyagoo baahan oo wax ba geeysanin hadana ma tuugsadaan jareertu, xoogooda ayey maalaan lakin kani eelayga ah asigoo aad ogtahay asigoo geel heeysto ayuu geeliisa dadkiisa ugu soo tagayaa kadib magaalada ayuu imaanayaa si uu u tuugsado. Waligood ayaa la dhihi jirey eelaay tuugsiga ayaa ku nacney.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 13 วันที่ผ่านมา +3

    Qadka laysku gursaday lana laysku furay funny 😅😂yurubna waa tuugsi la cilmiyeyay😅😂yes

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 13 วันที่ผ่านมา +8

    Adigaa awowgaa tuugsan jiray. Butaceey warka yaree.

    • @fadma638
      @fadma638 13 วันที่ผ่านมา +2

      Waa dhilo kalkaal

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 13 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂​@@fadma638

    • @lulali6059
      @lulali6059 13 วันที่ผ่านมา

      @@fadma638maxaa eelaay waligood ayey tuugsadaan, ilaa hada ayey tuugsadaan. Waa na run , dad somaliya oo kaliya tuugsadaan iyagoo baahneyn waxaa laga helaa eelayda, jareerweyne ta uyagoo baahan oo wax ba geeysanin hadana ma tuugsadaan jareertu, xoogooda ayey maalaan lakin kani eelayga ah asigoo aad ogtahay asigoo geel heeysto ayuu geeliisa dadkiisa ugu soo tagayaa kadib magaalada ayuu imaanayaa si uu u tuugsado. Waligood ayaa la dhihi jirey eelaay tuugsiga ayaa ku nacney.

    • @lulali6059
      @lulali6059 13 วันที่ผ่านมา

      ⁠maxaa eelaay waligood ayey tuugsadaan, ilaa hada ayey tuugsadaan. Waa na run , dad somaliya oo kaliya tuugsadaan iyagoo baahneyn waxaa laga helaa eelayda, jareerweyne ta uyagoo baahan oo wax ba geeysanin hadana ma tuugsadaan jareertu, xoogooda ayey maalaan lakin kani eelayga ah asigoo aad ogtahay asigoo geel heeysto ayuu geeliisa dadkiisa ugu soo tagayaa kadib magaalada ayuu imaanayaa si uu u tuugsado. Waligood ayaa la dhihi jirey eelaay tuugsiga ayaa ku nacney.

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 13 วันที่ผ่านมา +3

    Alaahu a clam sheekada wiilkan iyo gabadhan. Waxaana ila qalada in qof xun qabiil looqabto inkastood kala saartay qaarjiraan balse tan ah awowgii wax kame ogid

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 12 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo. Me. Too. Nadaara show 😂. Really. We love you sister ❤

  • @ayaanali9865
    @ayaanali9865 13 วันที่ผ่านมา +8

    Walal wadqal dantahay af lagadada waceeb maxamad awowki matugsado 2024 adiiga ayaa midiyaha ka tugsada e waax iskulahar wan kula jogna sister

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 11 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 runtaa waaye walaahi. TH-cam ayeey tuugsi usoo fariisatay doqobta wejiga muufada leh.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 วันที่ผ่านมา +1

    Caaliyaay waa ruunta anagu xaaga nadiif buscuut waa dhulmahante buscuute

  • @rodadjibril3918
    @rodadjibril3918 12 วันที่ผ่านมา

    Thank you for your compliment sister caliya merci

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 12 วันที่ผ่านมา +1

    Kadaa halka tuugsiga wa qof aan waxba aan jaysanin cay ma aha walaalo ñaakon falanqeyntu ma xuma 👑👑👑

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 13 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sister ❤

  • @kahagedi1559
    @kahagedi1559 13 วันที่ผ่านมา +4

    Caaliyo cayda iska daa alle ka baq.maxamed iyo buskut iyo munira iyaga is qaba

  • @Umo580
    @Umo580 13 วันที่ผ่านมา +3

    ISTAAQ FURNAAH WAX MUBSO CAALIY XABIIBTI ❤❤❤

  • @Khalanjo673
    @Khalanjo673 13 วันที่ผ่านมา +3

    Naayaa isku xishoo dayuusadaa tahay adaa TH-cam katuuksatid qabiil dhan Shiiq iyo shariirleh ha ugafin Uk;Tuuksi ayaad kujoogtaa daarood yaakatuugsi badan🖕🖕🖕🖕

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 13 วันที่ผ่านมา +3

    Naag ninkedi kasotagtay maarki horee hakudan baabin naagtan waan ku wareray aniigu uuf

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 13 วันที่ผ่านมา +1

    Caliyay markan anigu jabuuti kasoo dhofayay ban cunijir nay furin subaga kadayo wa ruunta walalo bayo ❤❤👍

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 13 วันที่ผ่านมา +1

    You’re hilarious 😂😂😂😂😂

  • @amalahmed562
    @amalahmed562 11 วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallah Raxawayen power ❤❤❤ are you sick women 😂😂😂

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 13 วันที่ผ่านมา +1

    ASC HABO GABADHU YAMENIYAD WEEYE HOOYADED AYAA SOMALI AH HABO WAA CEEB INAAD MAX,ED BUSKUD AWOWGII IYO REERKISABA WAX KA SHEEGTID QOF CALOOSHU KASOO JEEDO HADAAD ARAGTO HA U GARAABIN AYAA LA YIRI KUU KASOO TAGAY DHIMAYAA MA OGIDE BAKHEYLNIMO QABIIL MALAHA NIMANKA BAKHAYLKA AH SOMALO OO DHAN BEY KU JIRAAN EE MAXANED BUSKUD IYO REERKISABA RAALI GALI AAD BAAD UGU XADGUDUBTAY PLZZZ

  • @LailaAlihassan-fo8fd
    @LailaAlihassan-fo8fd 13 วันที่ผ่านมา +3

    استغفر الله العظيم

  • @xaliyetube9127
    @xaliyetube9127 13 วันที่ผ่านมา +2

    Nagtas o munira a munafaq eh Maxamedbuskud wa wiil wanagsan o fican munira benley waye nahab waye naga narta u bada marki ladhahayo ben ma aha nagtas wa soco mama weyna tahy afka haku lawin buskud lacag la ann ma oho nagtas xuna ben badan buskud wa nin iska Ladin yahy ilaha weyno waxed buskud wa nin lacag qawo gajo majira maskintas we nabti yahoo

  • @user-jm7fh1yc7b
    @user-jm7fh1yc7b 13 วันที่ผ่านมา +4

    caaliyo alaha ka cabso aakhiradaada ilaasho

  • @HassanAhmed-og3yc
    @HassanAhmed-og3yc 13 วันที่ผ่านมา +2

    Gabadha rer sheegtay kama dhalan Waa carabiyad abti Waa samaroon Siciid

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  12 วันที่ผ่านมา

      Qabiil ma sheegin ee Waa Reer Jabuuti ayaan iri warka faham. Alla ayaa fahamka bixiyee

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 13 วันที่ผ่านมา +1

    Caaliya war jecel kkkkkkkk dadka kugu xidhana waa kula mid ❤❤❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  12 วันที่ผ่านมา

      Dadku runta in loo sheego ma rabaan Ninkii Naagtiisa Gaajada ku dilay😅😅

    • @fatxiyanur7403
      @fatxiyanur7403 12 วันที่ผ่านมา

      Adiga sidee ku ogaatay inuu gaajo ku dilay Illaahey ka cabso hadlalkaaga tubo raac buu u egyahay

    • @SowdoOmar-dt8bp
      @SowdoOmar-dt8bp 12 วันที่ผ่านมา

      Asaga kaligi maha mid walalkisa o gabar nairobi
      Jogto cunug kadhalay wow silciyay ila lo dawarsado

  • @faisafarah6840
    @faisafarah6840 10 วันที่ผ่านมา

    ☝️☝️☝️☝️☝️☝️ subxaanallah Allah

  • @user-xg6jf8iz8d
    @user-xg6jf8iz8d 13 วันที่ผ่านมา +13

    Why are you insalting grandfather you don't know that is not Islamic be careful

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 11 วันที่ผ่านมา

      Say what 😂😂

    • @PeaceBeuponhim7
      @PeaceBeuponhim7 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      She is a lowlife …

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 13 วันที่ผ่านมา +2

    Maxaa wiilka loogu dhaganyahay naagtaas ayadaaba laheyd ninkii kale wuu iqabeyee mid tazs larumeysankaro mahan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 12 วันที่ผ่านมา +2

    Naa ka xishood ninka awoowgiis qof weyn baad tahaye

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 13 วันที่ผ่านมา +2

    Darood weligii ma tuugsan Elay kuwo lacag leh ayaa tuugsan jirey waxba Caaliya ha cunina Isaaq iyo Ciise waa deeqsi ma cebaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 11 วันที่ผ่านมา

      Sheeko, waxay ay la caaytameeyso sow tuugsi ma ahan? Viewska waa tuugsi.

  • @quruxsanqurux8659
    @quruxsanqurux8659 11 วันที่ผ่านมา

    Qoftaan waa fani wlhi 😂😂😂

  • @farhiyahussein6794
    @farhiyahussein6794 13 วันที่ผ่านมา +2

    😅😅😅 so funny

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d 13 วันที่ผ่านมา +2

    Qof weyn baa tahee isku xishood sub xaa nallah Waxaan kayaabey somalida qofkii usoo ooyaba inuu run sheegayo ayee moodan runta waxey tahay ilaah ayaa og adiguna malaaig baa garbahaaga saaran hadalkaa oodhan waalagaa qorey cafis wey diiso mohamed nin iyo naag tii dhaxdooda kuma qaado si dhax dhaxaad ah uhadal ama iska aamu maaxa awoow gii iyo qabiil kiisa karabtaa dadkaa kuusoqoraya run ayaa sheeg tey ama qoslaya qabriga kula galimayan rabigaa kacabso 😡

  • @nia8672
    @nia8672 13 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂 funny magacisi chef bu aha 😂😂😂😂. Gabadhaas iyo buskut inaay halkaas ku danbeyn donan wey iska cadeyd. Reer media iskena ee noloshoda noso bandhiga akhiirka wataas result

  • @user-ok6fe6bb3b
    @user-ok6fe6bb3b 13 วันที่ผ่านมา +3

    Itaqulaah walee intaad sheegayso aaqiro marqaati baa ka nahay

    • @user-jm7fh1yc7b
      @user-jm7fh1yc7b 13 วันที่ผ่านมา +3

      anagoo idil marqaati baan ka nahay

    • @user-dw4bv9hz8w
      @user-dw4bv9hz8w 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-jm7fh1yc7bmalinka carabkeda ki marqati furaya

  • @Zurich527
    @Zurich527 12 วันที่ผ่านมา +1

    Maxa u cayneysaa ninka waa gardaran tahay qofyahay

  • @user-ch3zl5zx9e
    @user-ch3zl5zx9e 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @lionlibaax1032
    @lionlibaax1032 12 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤KKKKK QURUX LEEY 😂😂😂

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 11 วันที่ผ่านมา

    ❤👍👍👍

  • @warisshirwa6224
    @warisshirwa6224 13 วันที่ผ่านมา +1

    Allaa yaa ka cafin doono walaalo maad sowaraysatay isaga

  • @wariyesandheere1415
    @wariyesandheere1415 10 วันที่ผ่านมา

    I call U

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 10 วันที่ผ่านมา

    dee waa runteed Awowgiina dawarsa. Jiraye Eelay Waa Macruuf In ay tuugsadaan

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 13 วันที่ผ่านมา

    Asc waan ku salaamay ina adeer

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 13 วันที่ผ่านมา +1

    Wexey dahdaay uur qaad buu ii daahay markii ba , wana qaaday 😂😂😂😂

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 13 วันที่ผ่านมา

      Miskiinad illahay baa ilmaha bixiya waxay kawadaa waxyaabaha ilmaha lagu kala fogeeyo iska fur

    • @chailatecookies7341
      @chailatecookies7341 13 วันที่ผ่านมา

      @@fadumodahir8667 ilmaha guus siil lageliye ayee ka imaadan ee wassiida bila miicnaha ha iska dhaafan, mel walba naag ba ku oyneysa oo leh ilmaha iska soo xaaq 😭😭 niimankan wexey raaban mel ee iskaga nafiisan ee iska diijiyan shaahwada yar oo ku haaday 🙄🙄🙄

  • @halimoali5951
    @halimoali5951 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waano iyo abuuris abuuris baa horeesay qof noyada faqri ka noqdayna daawo maleh in lacaayo oo lagu talax tago maaha waa in wax losheegaa gabdhaasna ay go,aan ay ka gaartaa..

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 caaliya ❤❤

  • @zeinabomar-mc5jf
    @zeinabomar-mc5jf 13 วันที่ผ่านมา

    Hhhh jecliya caliya sharif true ❤🎉❤🎉❤️

  • @Sahra881
    @Sahra881 13 วันที่ผ่านมา

    Itaqrululaah Alla Beerka

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 13 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo ha Gagarin qof dhintay ama aan ku maqlayn

  • @nafisaali7065
    @nafisaali7065 8 วันที่ผ่านมา

    Maxamed buskud awoowgiis wu ku qabsanaa malinta la qawan yahay ee ka fiirso waxa dhaheeso

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob 13 วันที่ผ่านมา

    Merci beaucoup pour votre compréhension sur les Djiboutiens .❤❤❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 13 วันที่ผ่านมา

    Na ugu dhur

  • @abdisohan8146
    @abdisohan8146 13 วันที่ผ่านมา

    Waa walahi waa runted caliya😂😂😂

  • @zalabala5176
    @zalabala5176 11 วันที่ผ่านมา

    Naagahan Soomalida nin aanay Aqoon intay Guursato ilma u dhalayso mey iska bartaan caruur aanay Daryeelayn bay jecel tahiin
    Buskud 6 ilmood ayaa afuunkaan uga Kala daadsan ninkaad wax u dhalayso u fiirso

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f 13 วันที่ผ่านมา

    Habaryarey somaaliyan joga sxb ban kula ahay dumarka lama saxiibo lkn markan ubahdo sheko dumar adan ku dawada shekadada macaan weye

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 13 วันที่ผ่านมา

    Wll warun dadku way kala. Dhaqan duwanyihiin lkn awoow dhintay ha ku dhihi aniga midna ma aqaan lkn koley gabadhan way cabanaysaa

  • @saynabibrahim2187
    @saynabibrahim2187 12 วันที่ผ่านมา

    Waa runtaa

  • @foozia426
    @foozia426 12 วันที่ผ่านมา

    Hadalkaagu wuu gaban yahay wllo

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l 12 วันที่ผ่านมา

    Fartun happy iyo sandal ba ka dheeraa 3yr

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 13 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk waalhi waad si fiiciin baad u gaarqaaday

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 12 วันที่ผ่านมา

    Jabutiyanka waxba kama sheegi kartid e masking dà

  • @faziaahmed9537
    @faziaahmed9537 13 วันที่ผ่านมา

    😅

  • @saadiyaibrahim1832
    @saadiyaibrahim1832 13 วันที่ผ่านมา +2

    Caaliyaay waligeey ku taageri jirtay aan jeclaa video yadaada lkn ma manta ayaa aniga awoowgeeyga tuuksan jiray xagee ku arkaty aniga maxamed buskud walashiis ka weeyn ah why awoogeey dhintay oo Somali ooo dhan laga yaqaano ayaa tuksan jiry leedah mise qabiil ka raxanweeyn ayaa si dadban u caynsaa eedo i maql hada ba tuugsiga dadkoo dhan tuuksada oo waliba maxkamada daahir calasow tag kuli waa qabiilada don't forget that waina raali galin bixisaa😡😏😏

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  13 วันที่ผ่านมา +1

      Sacdiya Abaayo waan kaa raali gelinaysa haddii aad dhibsatay hadalkaas! Laakiin kasoo qaad adigoo Umul ah oo Gaajo lagugu dilay oo ninkii aad caruurta u dhashay ku qadiyo aadna gaarto heer aad Naaska ilmahaaga siin weydo. Sidaasi xaq ma aha Maxed Buskud gabadhaas Magteedii ayaa laga rabaa

    • @maammeee
      @maammeee 13 วันที่ผ่านมา +1

      @@Caaliyasharif in eelaydu tuugsan somali oo dhan baa ku xamata ee maxaa adiga kugu gaar ah oo dadkan la gubanayaan , intay soomali ku xaman jirtay unbaa kor utiriye

    • @user-dg6ir3vv3d
      @user-dg6ir3vv3d 13 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@maammeeeAsaga hadey rabto hacaaydo lkn maxey qabiil iyo awoowgii ucaayi ruux walbo waxuu kuhadlo waalaga xisaabin iyo qoraal kasta uuqoro aaqiradiina ubaqa qof walboo dad caaya hausacabo tumina wax qosol ah na hamoodina xisaab ayaa naga danbeyso 🙄

    • @saadiyaibrahim1832
      @saadiyaibrahim1832 11 วันที่ผ่านมา

      @@Caaliyasharif dhib maleh abaayo mcn kaliya awoowgeyga dhintay ka calool xumaaday ... waxkale ma aha 😍😘❤

    • @saadiyaibrahim1832
      @saadiyaibrahim1832 11 วันที่ผ่านมา +1

      @@maammeee taas waala wada ogyahay kow dheh lkn qof awoowe dhintay qaastan awoowgaa ma farxi laheet iish? Tan kale adiga caaliya miyaa lagu dhahaa maxaa kuso baqbaqleey orod shaqo yeelo luguuma baahna inaa halkaan so gasho get a life man hau ab

  • @Caliya529
    @Caliya529 13 วันที่ผ่านมา

    Arinta gabdha zxptey qiyantey kaso hadal ayadana gadhah ooyeysa 24 ayada TikTok haystae

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 12 วันที่ผ่านมา

    Alia abaayo awowgii maxaa u gaartay soo ceeb maaha qof wayn ayaa tahay

  • @hanan4882
    @hanan4882 13 วันที่ผ่านมา

    Reaction feerkiisa iso faralabkiisa wato

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 12 วันที่ผ่านมา

    Dad lama aflagaadeeyo yaaaa

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 13 วันที่ผ่านมา +2

    Waa ceeba indaan Caydaa dad aan aqoon

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  13 วันที่ผ่านมา +1

      Waa la caayayaa Wixii Dumarka Umusha ah qadiya ee gaajo ku dila

    • @user-dg6ir3vv3d
      @user-dg6ir3vv3d 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@Caaliyasharifshaqsi ahaan ucaay hadaa doonto lkn qabiil dhan hacaayin sub xaa nallah qof fiican maahid ilaahey kacabso

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 13 วันที่ผ่านมา

    Habaryar caaliyoy waayahan waaba caatowday butuceey waa dhamaan rabtaaa 😂😂😂

  • @mohamudcibaar3705
    @mohamudcibaar3705 13 วันที่ผ่านมา

    AscCaaliya wakusalamay

  • @amalmalin2369
    @amalmalin2369 9 วันที่ผ่านมา

    Qof wanagsan an ku modi jirey ilen sana ehed ilahey ka baq

  • @FarhiyaDhayib
    @FarhiyaDhayib 13 วันที่ผ่านมา

    Su uf😂😂😂😂😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎

  • @ifrahibrahim5939
    @ifrahibrahim5939 13 วันที่ผ่านมา +3

    Adiga hada so TH-cam kama tuugsanoysid ma tuugsibaa tuugsi dhaama islaanta ween baa tahay akhiradaada ubaq

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  13 วันที่ผ่านมา +6

      Mayee waan shaqeysanayaa. Tuugsigu waa kii aynu naqaanay iyo dadkii tuugsan jiray oo albaabada garaaci jiray sida Oromadii😅😅😅 Tani aan hayo waa shaqo ha khaldamin

    • @ifrahibrahim5939
      @ifrahibrahim5939 13 วันที่ผ่านมา +1

      @@Caaliyasharif maxamed buskut awoowgii ma adiga ayuu kasootuugsaday marka

    • @suumaya-ds3bk
      @suumaya-ds3bk 13 วันที่ผ่านมา

      Maya wax fahan adi gabadhu ulumajedo awowgii dhalay ee waxey kahadlee sida tuugsigu somalida ugu kala badantahay hadada indhaha istireyn wad aragtay malin walbo waxa bakaro dhax orda magan allah kuhayo hada eylay tihiin dadkiina tuugsiga kaceliya dhul barwaqa illah idin siye hadi kale no xanakh ani hada nag haweye ahay tuugsina nalkuma yaqan lkn xantena wan ogahay

    • @ifrahibrahim5939
      @ifrahibrahim5939 13 วันที่ผ่านมา

      @@suumaya-ds3bk naayaa wax tuugsada idinkaa ubadan intaa labo eray af may aad baratiin meel walba taagan tuugsana wax kadaran ayaad samaysiin edab yeelo wax yee qaabka daran leh naagta laga hadlaayo ninka qooq geeda ayaa ugeeyey eelayda marna hoostiina ula carara marna wuu tuugsada dhaha kowga hore wax isku fala ish 🤮🤮🤮

    • @user-dg6ir3vv3d
      @user-dg6ir3vv3d 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@suumaya-ds3bkshow waxaad moodaan afkaa waxii kuhadlo iney eelaay yihiin ee laay waxaa ah qabiil dago meel ladhaho buur hadaana qaldin waa qabiilo badan weeyan kuhadlo afkaa mana ahan eelaay guli

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 13 วันที่ผ่านมา

    Caaliyaay aan kuu sheekeeyee anoo jooga minneapolis MN yaan ku xidhmay chanel kaaga.
    Anoo is leh fanaxleydan isku qabooji ayaan arkay (hodan online)
    Iyo nikeedii baatiga shipmentiga ku sameynaya oo kayimid America 🇺🇸
    Taad ku dhigtay 😂😂😂
    Markaasaan idhi caaliya hadh kuseexin meysee yeyna makhaayada kugu shidin
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Kaftan caaliyay 🎉🎉🎉

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤😂😂😂

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @user-hl6fz6ee5r
    @user-hl6fz6ee5r 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 umul bahaday waxa kaxun mijirta😂😂😂😂

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 12 วันที่ผ่านมา

    Caaliyu qufween aatahee beta dhaaf m buskud abkuugun Maa taqaañaa

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 13 วันที่ผ่านมา

    Bisinka naa cayda kadaa cayda😂😂😂

  • @user-sf4lw6tx5g
    @user-sf4lw6tx5g 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂