Muqdisho Dec-28-2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Qaraxi manta ka dhacay magalada Muqdisho!
    Qaraxa ayaa ka dhacay dibedda maqaayadda Blue Sky ee ku taalla bartamaha caasimadda.
    Waa weerarkii labaad ee khasaaro geystay ee maalmo gudahood ka dhaca Muqdisho.
    Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas'uuliyadda qaraxa maanta iyo kii ka horeeyayba.
    Todobaadkii tegay, wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cumar Hadliye, ayaa kulanka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ka sheegay, in Al-Shabaab ay beegsaneyso bartilmaameedyada sahlan, maadaama awood ahaan la wiiqay.

ความคิดเห็น • 3

  • @isaxaaqhassan3686
    @isaxaaqhassan3686 4 ปีที่แล้ว

    Madax weyenee wax saxaa ka soo saaraa siykaan layjiirii maayee

  • @mahadabdinasir717
    @mahadabdinasir717 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxariisto wixii qaraxaas ku dhintay. Samir iyo Iimaan Allaha ka siiyo reeraha dad ku waayayna.