Tuugii labisnaa! wax ka ogow habka ay wax u dhacaan tuugada casriga ah. Q/2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Tuugii labisnaa! wax ka ogow habka ay wax u dhacaan tuugada casriga ah Q/2.

ความคิดเห็น • 22

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 ปีที่แล้ว +1

    This is a testament to how appearance assists modeling society ‘s behavior.😂 Once we start being more intentional and deliberate about our appearance and grooming, we set off a chain of positive life attributes that will add up to other areas.
    Irrespective of how fantastic our behavior, personality or character are, the first thing people notice about us is our appearance. Miskiinka daacada ah ee aan dhark fiican xidhnayay dadku ma aaminaan😂 Addunka oo dhami wuxuu caabudaa qofka dharka u soo xidha ay caabudaan suu u dhaco.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 ปีที่แล้ว +1

    Xariif baa helay

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 ปีที่แล้ว

    Wallahi waa sheeko yaable waa in la diktoonaadaa oo la baraarugaa

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 11 หลายเดือนก่อน

    Sheer

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow naga qabo sharkoda, anigo dukan Nairobi kuyal lashaqey nayo ayay tano kale igu dhacday 😒

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 7 หลายเดือนก่อน

    Aynu iska wada socsocono ayuu igu yidhi waa sheeko jilicsan qof aanad garanayn sideed ugu ogalaan kartaa inaad siiso waxaas oo wakhtiya ama xog ah

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 ปีที่แล้ว

    Ta dhakhtarka joogtaa .iydaa doqon ahayd

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 6 หลายเดือนก่อน

    Wali ilaliys waxban sugayay umbuu Lee yahaye

  • @nasramohamed781
    @nasramohamed781 ปีที่แล้ว

    Cajiib wllhi, allaha sahlo

  • @nimcoadan3705
    @nimcoadan3705 ปีที่แล้ว

    Mafahmin shekada

  • @siyaaraentertainment6973
    @siyaaraentertainment6973 ปีที่แล้ว

    Cajaaib waaye war ileen rer jigjiga waa lo tashaday tugii labisnaa kulaha

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 6 หลายเดือนก่อน

    Niman muxuu aha sheekkadisa mafah mine

  • @abdirahmanmowlid2545
    @abdirahmanmowlid2545 ปีที่แล้ว

    Acawdu bilaah

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 ปีที่แล้ว

    Asc seetihiin reer jigjiga caalamkawaykadanbeeyaan sifudutbaalagudhacayaa

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว

    Kan cawaan ka ahi wuxuu kawaramayaa cawaan nimadiisa waa dadkii geela raaci jiray oo magaalo soo galay

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว +5

      Ninku wuxu arkay ayuu ka sheeganayaan laakiin inaad caydo ma aha saa adiguba ma jeclid in lagu caayo subxaanallaah geela iyo miyagu ceeb ma aha ‼️ imaad caydana xaq uma lihid subxaanallaah ❓⁉️🛑❌

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh bal dhiladan uraysa eega naa goormuu geela iyo xooluhu noqdeen wax la isku caayo

    • @luuladan9882
      @luuladan9882 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamed88466sax wuu amaaney dadkii geela dhiqi jirey

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy ปีที่แล้ว

    Nio dadkan umada caayaya mazaya kafaa idayaan aakharo ayaa dhulka lagaabadin hadaad alle kacabsanwaydo

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @Ghedi1965
    @Ghedi1965 ปีที่แล้ว

    Iimaan daro ayaa idinku dhacday