war waa suuragal in dhaqtarka uu ku barbartay hada jaamacada ka soo baxay qaliin uu sameeyona hada ugu horeyso dhaqaatiirta yurub ka taga afrika ayey u aadaan inay ku soo bartaan qaliimada dadkaas afrikaanka soomaalida ninka cada hadey arkaan waxey moodaan qatar dadka yurub laguma barbarto dadka afrikaanka ayaa lagu barbartaa dawladu ha baart dadka ajaanibtaa dalka soo galayo dhaqtarka sheeganayo gabadhaan ilaahey ha u naxariisto
walaal aniga dr ayaan ahay marka aan maqley in gabadhan walaashen ah qaliin u kusameyey drkas turkiga ah dartii u geeriyootey shaki la'an in uu diley waan ogaadey maxaa yeeley waxbaan ogahay o u ninkaas ka ganacsado
Subxana Allah Allah unaxariisto wlasheen
illahay ha unaxarito 😢😢😢😢😢😢
Inalilahi waina illyhi rajicun allh unaxriisto qanrigeda allh uwasiciyo jantul firdowsa allh ugu bishareya marti lajclyhy allh kadhigo naxriisti eebe allh ku siiyo wllshn 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
Allah unaxariisto
Waaa macaqul inay dilan sun waaayo Cadow Badanayaylahyid
Allow kuu naxariiso
Suubxana llah e heelada yan ladaqin
Subxanallah Allah 😢
war beenta jooji munafuq ha noqonina subxanalaah 😢
War dhaqtatku ilaahay ma ahan
Mida kle qof markii la qalaayo waa laga saxiisaa
Ehelkeeda mar gadii la saxiixana
Wixii soo baxo waa in lagu qancaa
Waa ruuntaa 😢😢😢😢😢
Marki uhoryse maxalobariwayey dakhtarka lagamasosaren waa labarilaxa walahi waa ciilweyn
Cadoow badan beey lahay dhakhtarku lacaag ayuu qatay
Layer
Irbat qaldan aya lagumude gabadas
Kuwa is wareysanaya md na tustaan
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
Wan runta cirbada ku qaladan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
war waa suuragal in dhaqtarka uu ku barbartay hada jaamacada ka soo baxay qaliin uu sameeyona hada ugu horeyso dhaqaatiirta yurub ka taga afrika ayey u aadaan inay ku soo bartaan qaliimada dadkaas afrikaanka soomaalida ninka cada hadey arkaan waxey moodaan qatar dadka yurub laguma barbarto dadka afrikaanka ayaa lagu barbartaa dawladu ha baart dadka ajaanibtaa dalka soo galayo dhaqtarka sheeganayo gabadhaan ilaahey ha u naxariisto
War dadka beenta ka dhaaf
Hospital madina ispitalka ugu xun waye runti anigabo walashey sasa loo dilay
Ilaahoow views meel xun hanaga gelin.
AnisaAwes😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
O sawti shalay la asay
Qaliinku muxu ahaa lagu saneyay
Inaga cilmi badan
walaal aniga dr ayaan ahay
marka aan maqley in gabadhan walaashen ah qaliin u kusameyey drkas turkiga ah dartii u geeriyootey shaki la'an in uu diley waan ogaadey maxaa yeeley waxbaan ogahay o u ninkaas ka ganacsado
Ninka qalay miyad taqana abowe maxad ogtaha😢
@@suhaybali553 gabadhaas wuu dilay baxbuuna jirkeeda kala baxay ee qaboojiyaha gurigiisa yaala qeybta kore kafarkeeda hostiisa halasoo baaro waxbaad ku ariki doontiine
Wa dhakhtarkee isbitaalkee wye
Oo wll dad horuu saa ku sameeyeye ma taqanaa subxanlaahiye
😢😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲