PRANK// HOOYO TATOO MARSADAY GURIGA IIGA BAX WEY AAMINI WEYSE😱😱..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @user-YT1BAXSADdile
    @user-YT1BAXSADdile 8 หลายเดือนก่อน +382

    Qof kastoo qoraalkan aqrinayo bushaaro
    Kusali xabiibkeni muxamed scw❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 8 หลายเดือนก่อน +217

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤

    • @maryanhuseen4625
      @maryanhuseen4625 8 หลายเดือนก่อน +1

      Salalaahu cayhi wasalam

    • @RAOAILENJOY
      @RAOAILENJOY 4 หลายเดือนก่อน +1

      Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Umamuctazim
      @Umamuctazim 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 8 หลายเดือนก่อน +452

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

    • @Musicchannelmame
      @Musicchannelmame 8 หลายเดือนก่อน +3

      S.cw s.cw s.cw s.cw s.cw s.cw s.cw s.cw s.cw s.cw s.cw s.cw s.cw

    • @bushroismail606
      @bushroismail606 8 หลายเดือนก่อน +3

      𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 8 หลายเดือนก่อน +3

      Scw Scw Scw scw

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 8 หลายเดือนก่อน

      CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H

    • @UpdikariimMohamed
      @UpdikariimMohamed 8 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw❤❤😊

  • @xaliimosacdiya2560
    @xaliimosacdiya2560 8 หลายเดือนก่อน +139

    Ku sali nebigeeni Mohamed Scw ❤😢

    • @barwaaqoyasin4165
      @barwaaqoyasin4165 8 หลายเดือนก่อน

      Waxa lagu ciyaaro maha Hooyo 😢😢😢😢

    • @CareeysoCarabow
      @CareeysoCarabow 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

    • @XaawoXasanzubeyr
      @XaawoXasanzubeyr 26 วันที่ผ่านมา

      Scw scw ❤❤❤

  • @Munazar74
    @Munazar74 8 หลายเดือนก่อน +109

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 8 หลายเดือนก่อน +330

    Inta markay aragtay prank soo carartay like 👍 saar ❤

    • @MahamedMahamud-n8w
      @MahamedMahamud-n8w 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂

    • @duduble____gril
      @duduble____gril 8 หลายเดือนก่อน +2

      Mi.......................pro😂

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 8 หลายเดือนก่อน +1

      anoo seexanro oo saacad saaranaayo uu iisoo dhacay😂😂

    • @BakarAsadAbdi9
      @BakarAsadAbdi9 7 หลายเดือนก่อน

      A

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 8 หลายเดือนก่อน +59

    Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam 😊

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 หลายเดือนก่อน +95

    Amiira iyo Xanaan way soo dhaaftay sheekada maamadii baa la marooyaa 😂

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 8 หลายเดือนก่อน +60

    6:35 salada ilahey. Beena u dukata kulhaa😂😂😂

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 8 หลายเดือนก่อน +127

    InTi marky PRNK AragTay soo carartaY 😂🏃‍♀️🏃‍♀️😂

    • @SalmoHadis
      @SalmoHadis 8 หลายเดือนก่อน

      Me😁

    • @aminayariisay
      @aminayariisay 8 หลายเดือนก่อน

      Wanaka mcnto 🤣👸🏼

    • @FardowsoJamc-vl6fo
      @FardowsoJamc-vl6fo 8 หลายเดือนก่อน

      Wankn😂

    • @FaizaAbdullah-u9i
      @FaizaAbdullah-u9i 8 หลายเดือนก่อน

      Alle maanta waan fuuray😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @aminayariisay
      @aminayariisay 8 หลายเดือนก่อน

      @@FaizaAbdullah-u9i maxa ka khaldan xppti

  • @Xamuuda
    @Xamuuda 8 หลายเดือนก่อน +178

    Waryaaa😅 cayda qab qab wadigi laha 2024 le shegaye no sheg hee 2024 wala jogye next video waka rabna he 😊ina ilawnay ma uqabta😅

    • @jimcalejirdeasmarka
      @jimcalejirdeasmarka 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sugaynaa maanu ilaawin

    • @FaatimaMohamed-p3m
      @FaatimaMohamed-p3m 8 หลายเดือนก่อน

      Haaaa

    • @QaniCade-u4u
      @QaniCade-u4u 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wasugi haynaaaaaaa ceydow plz qabqab macnehetha nosheeg

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 8 หลายเดือนก่อน +1

      Somali maryoley war jecla😷😷😷😜😜😜

  • @carafaadkaallu1985
    @carafaadkaallu1985 8 หลายเดือนก่อน +102

    Kusali nabiga scw ❤❤❤❤❤

  • @CabdirisaqXasancalasow
    @CabdirisaqXasancalasow 8 หลายเดือนก่อน +116

    King ceyda hooyo mar dambo prank haku sameenin pro

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 หลายเดือนก่อน +30

    Ceyda hortaada ayan ku fiiqaa ayuu ku hayaa wixiina wuu ku adkaynoyaa maba fiiqmaayo saa u qoslay lee 😂😂😂

  • @σα27-ι9ο
    @σα27-ι9ο 8 หลายเดือนก่อน +68

    cayda amiiro iyo xanaana😢soosamay😂 0:48prnki

  • @ayaaniitomoha
    @ayaaniitomoha 8 หลายเดือนก่อน +105

    Ilhay haku naxaristo mom 😭 intey unosha hyna alaha udaayo😢

    • @MohaMacalin-hp1fu
      @MohaMacalin-hp1fu 8 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaarabi ❤❤😢

    • @shamsosheekh40
      @shamsosheekh40 8 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم آمين يارب العالمين 😢❤

    • @Fadumorashiidtigow
      @Fadumorashiidtigow 8 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yarabi intii hoyadod dhimaty allaha unaxariisto 😢

    • @ayaaniitomoha
      @ayaaniitomoha 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Fadumorashiidtigow aamin😭😔

    • @MushtaqYunis
      @MushtaqYunis 8 หลายเดือนก่อน

      Amiiin ya rabb

  • @SaynabCali-r1r
    @SaynabCali-r1r 8 หลายเดือนก่อน +49

    Kusali nabikena m.x.med 《scw》

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 8 หลายเดือนก่อน +16

    Ceyda Abahaa haku sameyn waad aragtay hooyada siday u xanaaqday una naxday

  • @Realmadrie
    @Realmadrie 8 หลายเดือนก่อน +14

    Ku sali saliga nabiga maxmed scw❤❤

  • @MaryanMohamedSamater
    @MaryanMohamedSamater 8 หลายเดือนก่อน +183

    Cayduruus c.qadir axmed❤❤

    • @maahir143
      @maahir143 8 หลายเดือนก่อน +10

      Yaku balamiyay 😂😂

    • @SaaraSiidi
      @SaaraSiidi 8 หลายเดือนก่อน +7

      Yaa noo sheeg ku dheh balaayaye waalan😂

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 8 หลายเดือนก่อน +86

    Inta ceyda ila jecel salamn❤

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi 8 หลายเดือนก่อน +93

    Cayda hooyo gift raaligelin ugee😢

    • @AmalSaid-c1h
      @AmalSaid-c1h 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @MiinaApdi
      @MiinaApdi 6 หลายเดือนก่อน

      @@AmalSaid-c1h hee hhh

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 8 หลายเดือนก่อน +75

    Big legend always king ceyda another's levels pranks mom emotionals 💯😍❤❤😅

  • @FaysalMohamedmahamuud
    @FaysalMohamedmahamuud 8 หลายเดือนก่อน +42

    King ceyda caadi matihid wlhi hadii aad hooyadaa mcn❤❤❤ prank ku samaynaysid😂😂😂😂😅😅

  • @عايشه-ف3ق
    @عايشه-ف3ق 8 หลายเดือนก่อน +22

    Inta markeey prank Maqleen so carartay🏃‍♀️🏃‍♀️😂👍😂

    • @FaizaAbdullah-u9i
      @FaizaAbdullah-u9i 8 หลายเดือนก่อน

      Waxaan prank wee dhaafeen Alle saa fuuray 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @AbaynAbdihussein
    @AbaynAbdihussein 8 หลายเดือนก่อน +33

    Qofka ugu horeeyey ani wye king 🤴 ceyda❤🎉😂😂

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 8 หลายเดือนก่อน +46

    Ceyda hooyo mcn inta ay inala joogto sabaray qaaliya usameey walaal mcn❤❤❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 8 หลายเดือนก่อน +20

    Xanan kujecliyaa😂 kaly iska arag waa camirate😂😂 ceyda hooyo mcn so raligali😊😢

  • @nasra372
    @nasra372 8 หลายเดือนก่อน +48

    Qofkii uhu horeyay isku maleynayi lkn wa la iga soo horeyay😂❤

  • @mubashirbadal-os4yr
    @mubashirbadal-os4yr 8 หลายเดือนก่อน +20

    First coment king ceyda respect bro😂😂😂😂

  • @IqbaalAadan
    @IqbaalAadan 8 หลายเดือนก่อน +31

    Salaada xitaa beena u tukataa miyaa kulahaa ceyda hooyadiisa walhi waa qosol😂😂😂

  • @ruushkaweydowweydowruushka1111
    @ruushkaweydowweydowruushka1111 8 หลายเดือนก่อน +32

    Cayda shuluq gaaleedka kajooji cida😂😂

  • @AbaynAbdihussein
    @AbaynAbdihussein 8 หลายเดือนก่อน +28

    Allah poweh hooyo iska daa mrkle haku sameynin 😢

  • @MuuseAamusane
    @MuuseAamusane 8 หลายเดือนก่อน +9

    صلوا على النبي محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 หลายเดือนก่อน +10

    Allaah is one ☝️ ☝️ ❤

  • @AaminoXasan-kp5dp
    @AaminoXasan-kp5dp 8 หลายเดือนก่อน +29

    Koko bulle sooqabo iyo ceyda baraanki kusoosamee

  • @mrbeastFanPortuguese
    @mrbeastFanPortuguese 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝

  • @AbdiSalam-s2i
    @AbdiSalam-s2i 8 หลายเดือนก่อน +6

    Next xanan iyo amiira kusamey inta iguracsan like 👍 ❤plz sosamey ceyda

  • @Hayad-13478
    @Hayad-13478 8 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allaah hooyo suldaano qofta akhlaaqda Iyo edaabta cayda kadanbayso ❤❤❤❤

  • @MuwahipMahamoud
    @MuwahipMahamoud 8 หลายเดือนก่อน +6

    Xanaan xaraabo caadi ah weeyi plz xanaan malesiya iska joog hee adiga iyo amiira mar kale prank kuso sameeyaa 😂😂😂😂😂

  • @Aaminaaxmed-m5x
    @Aaminaaxmed-m5x 8 หลายเดือนก่อน +20

    Walal ceyda hooyo waad ka in kaarsaty wlhi🥺dhiiga ha ku karini wlal hooyo

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 8 หลายเดือนก่อน +15

    🤣🤣all xanan ani cml wye😂hooyo marke wllkey kor ugasho ani geska kale kasogala wana usi qurxiya war iga amus warya🙄marki ledhoho leba is ogada🤸‍♀️

    • @Maskiinta
      @Maskiinta 8 หลายเดือนก่อน +2

      Anibo shaqadada raaco ley dhaha😂😂

    • @rodashafea
      @rodashafea 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ani everyday

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 8 หลายเดือนก่อน +1

      Qac laga yeersiyay yaah😂😂

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 8 หลายเดือนก่อน +17

    Habartey kulhaa hbr anagna wxaan unaqaano hadaan hoyadey kudhaho habartey kab ayay afka igaga jiidaysaa dibna iila hadli mayso ma anaad habar ileedy idhahysaa 😂😂😂 reer xmroow yaab ayaa ledihiin 😂😊

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 8 หลายเดือนก่อน

      Ma yaabtay habartaay waa gabadhad qabtid reer koonfureedka dhaqankoodu.cajiibyahy😂😂😂

    • @bisharojamac3108
      @bisharojamac3108 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdusalansaleban7339 adaba ka daray gbdha qabti habarteey xgee laga dhahaaa😂😂😂 mamoyinka waaweyn aa habar la dhahaa lkin ixtiram ma ahn ina hoyada dhahdo anaga meshena😂😂😂 way xaNaqe

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 8 หลายเดือนก่อน +1

      Habarteey hooyadey buu kawadaa
      Habarteey waxaa laga keenay Hab iyo bar

    • @Cafaf40
      @Cafaf40 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhh wlhi reer xamar naga cilmi badan ... adoogeey iyo habarteey .. habarteey hooyadeey hadan ku dhaho inta kor iyo hoos la iga eego baa laigu dhihi lahjada waad badalatay miya . Yaa kusoo badalay orodoo iyaga ku biir aragaaga iga qari nayaaa aqas ... waa tabtaas hada

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 8 หลายเดือนก่อน

      Waa hooyo

  • @SakiLuizdiaz
    @SakiLuizdiaz 8 หลายเดือนก่อน +22

    Team Ceyda Marnaba Hoos❤

  • @YuusufIssack-vf2sj
    @YuusufIssack-vf2sj 8 หลายเดือนก่อน +15

    Gacanta ha igu taaban weysa ii dhoran kulaha😂😂😂😊

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 8 หลายเดือนก่อน +4

    King cayda
    Hooyo suldana prank ka dhaaf
    Raali noqo mama❤❤

  • @Munomaxamed-nc7cz
    @Munomaxamed-nc7cz 8 หลายเดือนก่อน +15

    Acudu bilaah 😮 see usocotay hooyo mcn mauimaatay

  • @Mukhtaar-Cadde
    @Mukhtaar-Cadde 8 หลายเดือนก่อน +32

    Cumeer prank uu la ooyo oo real ah ku soo sameee

  • @Mujaahid.Mohaan
    @Mujaahid.Mohaan 8 หลายเดือนก่อน +16

    Hoyo mcn jiliinka wey ku fiican tahay 😂
    Brank hoyo usoo xijaabaneyso 😂😎

    • @SalmoMaxamad-rj6nc
      @SalmoMaxamad-rj6nc 8 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂maila argtay😂😂😂

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 8 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂😂 filin maa lajilooyaa meesha😅

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 8 หลายเดือนก่อน +4

      My lkin wilkeda badna wilal laimadan🙄😳maxa marka ine jogan io inkle mexeka ogthy

    • @Mujaahid.Mohaan
      @Mujaahid.Mohaan 8 หลายเดือนก่อน

      @@Nalkanur1234 mineyyyy adi haduu kaa gadanyaya ani ma soconeyso aan taganahay😅

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 8 หลายเดือนก่อน +2

      Waryada xishoda hoyoyin hadanahay garbisarkena nagama haro walahi xiligan lajogo sarirteyda hurdada ayan saranahay haben saqdhexe e iitahay qof ajanabina guriga ilamajogo garbisarteydane weyisarantahay garbisarka nagama dago ee caqliyesha somalido idil mawada qaawane

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 8 หลายเดือนก่อน +12

    Hooyo mcn waan ku jeclahay Ilove you mam❤❤❤❤❤❤

  • @SihaamSiyaad-z9z
    @SihaamSiyaad-z9z 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaan gabdho nhy ruufiyanimo iyo baxar inaan wilasha galino utaganahy😂😂😂😂intaas unol nahy umaleynaaa😂😂😂

  • @NadaOzman
    @NadaOzman 8 หลายเดือนก่อน +17

    Koko prnk kusoosameee😢

  • @Dheyman22
    @Dheyman22 8 หลายเดือนก่อน +14

    Sa shekada usi waday hooyo makugesy ceyda dhipka kadhaaf hooyo mcn ciyar magasho hooyo walbo Alle ha xafido adun &aakhiraba 🤲🤲 hooyo cunugeda Uma ogolo ino halawo

  • @sacdiyodauud9461
    @sacdiyodauud9461 8 หลายเดือนก่อน +8

    Wa nijasa ha itabsinin allh hooyo 😢😂❤

    • @SalmoMaxamad-rj6nc
      @SalmoMaxamad-rj6nc 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @sacdiyodauud9461
      @sacdiyodauud9461 8 หลายเดือนก่อน

      @@SalmoMaxamad-rj6nc xana wa funny 😁 😂

  • @ablaosman5962
    @ablaosman5962 5 หลายเดือนก่อน +1

    Odeyga ka ilali waxan you kugu dhici barashar Sonkor iyo wax lamid ah hoyana hadiyad ku faraxdo ukeen

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 8 หลายเดือนก่อน +16

    Iyaaaaaaa hadana maamadii maa kukeenkeentay masoconayso wallhi cayda maamada branki danbe haku sameen

  • @MhaMuhudiin
    @MhaMuhudiin 3 หลายเดือนก่อน

    FARXiYO the first place on Saturday morning and first 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IsmaciilShiine
    @IsmaciilShiine 8 หลายเดือนก่อน +12

    From South Africa 🇿🇦🎉

  • @SomalikingFF
    @SomalikingFF 7 หลายเดือนก่อน +1

    Caydaruus aa 😂😂😂 ceyda waad ii gabatey 😂

  • @samiira08
    @samiira08 8 หลายเดือนก่อน +16

    Ar Xanaan baa 😂💔

  • @CwahaabCllaahi-wt1t
    @CwahaabCllaahi-wt1t 8 หลายเดือนก่อน +7

    Dambi weyn ayaad gashay ee ALLAAH dambidhaaf waydiiso😢😢

  • @maxamedcabdi1751
    @maxamedcabdi1751 8 หลายเดือนก่อน +17

    Ceyda waa ku wataa talye

  • @lovev1064
    @lovev1064 8 หลายเดือนก่อน +2

    I love the prank she said you need to leave or ima leave you put a tattoo on with a Somali mom and thing nothing is going to happen this is so funny she is so sweet 😂😂😂

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 8 หลายเดือนก่อน

      Adilee fahmay😂

  • @Bahjo-h1u
    @Bahjo-h1u 8 หลายเดือนก่อน +9

    Taliye waku wataa best prank 💪😎👌😁

  • @AbdiSalam-s2i
    @AbdiSalam-s2i 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maya sxp abaha hakusameynin wukanaxa wlhi hooyo aya kanixise😢😢team 27 asad iyo xafada ogutag adigo qabtid moogiye abaha hakusameynin ❤❤waa igatalo❤

    • @byotsiyad5678
      @byotsiyad5678 8 หลายเดือนก่อน

      way isla ogyahiiin dee

  • @KingAzhar317
    @KingAzhar317 8 หลายเดือนก่อน +3

    Colombian kulaha cayda funny wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HiboHibuush
    @HiboHibuush 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry mom walahi wakanixisat😢😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 8 หลายเดือนก่อน +5

    Maamo ma wacno inaad prank ku samyso.....adi dhiba socto tahy😂😂

  • @cilansaar3082
    @cilansaar3082 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hayay cayda first ahay ❤

  • @YusufMuhumed-r4f
    @YusufMuhumed-r4f 8 หลายเดือนก่อน +16

    King cayda see thy❤

  • @xaliimocumar-x9w
    @xaliimocumar-x9w 6 หลายเดือนก่อน

    Ceyda hooyo prank dambe haku sameenin❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @FaysalMohamedmahamuud
    @FaysalMohamedmahamuud 8 หลายเดือนก่อน +1

    King ceyda plz we need emotional damage ❤❤😂😂😅😅

  • @cabdiwahab2156
    @cabdiwahab2156 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waree hooyadaa kadhex laag niyahoow
    Xaaan😢 iyo asad kusameey

  • @MariaMohamed-l9i
    @MariaMohamed-l9i 8 หลายเดือนก่อน +1

    First comment first. Love❤😂😂😂🎉🎉🎉

  • @cabdiyousuf
    @cabdiyousuf 8 หลายเดือนก่อน +36

    Kɪɴɢ ᴄᴀʏᴅᴀ❤

  • @faadumomaxamed9425
    @faadumomaxamed9425 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 maya mya kaw kaw masoconayso kulahaa 😂😂😂

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 8 หลายเดือนก่อน +4

    War Koko Iyo Amiira Masidaan Bey Isku Dagaakeen Mise Anaga Naga waalayaan 😮

    • @Kamavich_47
      @Kamavich_47 8 หลายเดือนก่อน

      Ya dhahay wey isdagalen

    • @Hafzaaaaa
      @Hafzaaaaa 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Kamavich_47 Habeen Hore Live Isku Dagaaleen

  • @BashirSharif-k3j
    @BashirSharif-k3j 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan oo kale laguma kaftamo Haduu Ilaahay si run kuugu dajiyo kwaran intaad is leedahay dadka ka qosli war Ilaahay ka cabso😢😢😢😢😢😢😢

  • @FadumohassanCali-gj9sq
    @FadumohassanCali-gj9sq 8 หลายเดือนก่อน +5

    Hooyooyinkeena guriga iiga bax kasiman yihin❤

  • @lovelyabdi1065
    @lovelyabdi1065 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp hooyo prank iyo ciyaar ma gashee please kadaa pro ceyda

  • @Sadaamc7
    @Sadaamc7 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sorry mom 😢🙏

  • @maryamabdikadir-yl2vq
    @maryamabdikadir-yl2vq 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂artanaaa intay umarisee haddana hooyo ku direee shuqul gaaleed kulahaaaa

  • @idiljaamac9057
    @idiljaamac9057 8 หลายเดือนก่อน +3

    Videoga mabaydin dhamaysane commentiyadu mxy yihiin wllyaal😂😂

  • @SacdiyaIbrahim-vl2vh
    @SacdiyaIbrahim-vl2vh 4 หลายเดือนก่อน

    1m coming son ❤

  • @OMARAHMED-Talyani
    @OMARAHMED-Talyani 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hhhhh Tik Tok ka soo argay Ar somali Baraha bulshada waa cabeen hhhhhhh Ceyduruus Salaamu allah caleyk Legend Guuleeso.. 😢😢😢😢Mamo srry 😢😢😢

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu 8 หลายเดือนก่อน

    Best prank sorry mommy 😂😂❤

  • @mohamedmuuse4035
    @mohamedmuuse4035 8 หลายเดือนก่อน +8

    Salaaada aan ku dadaalno walayaaaal

  • @FoOOw
    @FoOOw 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cameradiina Ina uso sAfRO Le jirtoh 😢😂❤

  • @RaabicoMohammed
    @RaabicoMohammed 8 หลายเดือนก่อน +5

    Alla cayda waa kuu dhamaatay😂😂

  • @NimoNoor-u8s
    @NimoNoor-u8s 8 หลายเดือนก่อน

    Ceyda mum kadaf waxan please hoyo ciyar majogto❤

  • @MursalMohamed-em6qw
    @MursalMohamed-em6qw 8 หลายเดือนก่อน +4

    From Kenya 🇰🇪

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 8 หลายเดือนก่อน +1

    Prank ino so badi ceyda wlhi funny 😂😂

  • @YusufXuseen-zd3jr
    @YusufXuseen-zd3jr 8 หลายเดือนก่อน +6

    ceeyda waxaa obahanahay lacag 🙏 pls

  • @mrd8503
    @mrd8503 7 หลายเดือนก่อน

    Waalidiinda prank halaga daayo fadlan.
    Waa intaasuu wadnaha istaago

  • @xanivoahmed5173
    @xanivoahmed5173 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waa been sbbtoo ah majirto hooyo gurigeeda garbasaar ku dhex xiraneyso 😅

  • @awad1816
    @awad1816 8 หลายเดือนก่อน

    Please don't do prank again with Ur mum🎉🎉❤❤❤ from Djibouti

  • @FatahMohamed-vx5bk
    @FatahMohamed-vx5bk 8 หลายเดือนก่อน +3

    700k comeing soon I.n

  • @ishwaaq868
    @ishwaaq868 8 หลายเดือนก่อน

    Salaam illaahey xataa been leey utukataa kulahaa wllhi masha Allah hooyo❤❤❤❤

  • @realwaryaa7498
    @realwaryaa7498 8 หลายเดือนก่อน +10

    Prank maalintii muwada yariisay igu sameesay ka quustay wlhi 😂😂😂😂

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 8 หลายเดือนก่อน

      Mxay ku dhhdey 😂😂

    • @realwaryaa7498
      @realwaryaa7498 8 หลายเดือนก่อน +3

      @@Jaaaama36 talie maamada codkeeda sida fasiixa ow noosoo gaarayo oo makaroofan uxiran aaa lagu leeyhy waa prank yaaab 😂😂

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 8 หลายเดือนก่อน

    Xanan ani cml wye wllkyy saasaa udhibaa😢❤😂😂😂😂