اللهم اجعل بلادنا الصومال بلادا امنا مطمئن اللهم ارزقنا الأمن والايمان اللهم امين اللهم من اراد بلادنا السوء فشقله في نفسه ورد كيده في نحره اللهم امين أمين
Sheekada waa leynta shacabka soomaaliyeed mid dan u haayo ma jiro ee Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin
SubxaanaAllah war kuwaan caqli malahan wax sir ah malahan waa bacaac waayo sieta hay adaha amaanka idaacadaha laga sheego hadaad sirtaada sheegto iyaguna waxey same nayaan xeelado kale wa aan dowlad maahan waa bacaacbacaag sirmalahan yaahuu
Subxanallah , dadka malin kasta la leynayo ha marin habaabin, beenta aad views-ka kuradinysid dadbaa malinkasta loo dilayaa oo naftooda ku weynaya , waar niyow allah ka xishoo oo umada ha halagin
Insha allah wan ka guuleysaneynaa
As iyo khawaariijta
ilaahow cadowgeena qabo iyo kuwa hor umarka noodiidan
Masha Allaha 🎉🎉Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul xafidu Laaha mudane dalxoreye 🎉❤
Waa talaabooyin horay loo qaaday waana bogadinayaa, As waa cadaw iska dhicin ayaa looga badbadaa e shacabka Muqdisho hafeejignaadaan daqiiqad kasta hana iska dhiciyaan sharwadayaasha As arxan malahane.
Masha allaah guul ciidamadaeena
اللهم اجعل بلادنا الصومال بلادا امنا مطمئن اللهم ارزقنا الأمن والايمان اللهم امين اللهم من اراد بلادنا السوء فشقله في نفسه ورد كيده في نحره اللهم امين أمين
😂😂Doowladdu Hal Xal Ayeey Gaartay waana Ineey Weriyaashii Lacag Siiso Si Eey Been U Sheegaan
Soomaaliya guuul weyn
Sheekada waa leynta shacabka soomaaliyeed mid dan u haayo ma jiro ee Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin
Waa ku soo biiray caawa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.sh.allah
Mashala gul dowlada
Indhashareerka ha la mabnuuca
sharafta khawaarijta Allah haka qabto Muslimiinta Somalia
Waa Cadaw alle .
Ilahay cadaabta iidiinko foogee maxaad awlaad yaryar agoomeeysen oo ad. Hooyo la aan dhiigteen maxaad dad an waxba galabsan ad iska qaarajiiseen
KHAWAARIJTU HADA WAXEY QAATAAN INDHO SHAREER. DOWLADDU WAA INEY INDHA SHAREERKA XAL UHESHO. DIINTA KHAWAARIJTA DIIN MA AHA.
@Yusufxasann war walalo wala fahmaya qufka ino sharerka sita lakiin wa in dawlada lacaawiiyo oo loosheego deeriskaga qufki kusoo kordha xafadada reerkii soo deega sheega oo boliska kaadiiwangeeliya
Ilaahaybaa joojiyay
Asc jazaa kallaahu khayral jazaa
Mashaa allah waa talaabo wanaagsan hala wada kaco oo halayska dulqaado cadawga gudaha iyo dabada
Waxas warmaaha CAMERO DA baalayal ha usuraro hana laga furo melaha shacbka kuganacsadan
Hassan sheekh wa alshabab Hawiye oo dhan ba alshabab ah
Shabaabka ugu badan waa kg iyo daarood
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Alshabab
waa la ogyahay inay wax dilaan dhiigana caadaysteen oo cadaw umada yihiin
lkn magaca dawlada iyo tuutihii dawlada kuwa wax ku dilaa
Waa fakadeen laleeyahay ama gadaal laarsanaa yaa loo raacdaa
Kacmo daahir san ayaa wax daahiriya
shacabka labada dhinac ka gubtayna farej degdega Allaha ufuro
ALLAHAN Ugargaaro shacabka dhankasta dhibanaha u ah
canshuurtoodiina lagu dilaa
Xusen abdulle wa ku slmy sxb sre
shacabka alle ayaa umaqan isaga ayaan magangeleynaa.
xasbuna-llaah wa nicmal wakiil
Cameradaha Hadi laxakameyo Anaka munasar mahamad xagee noga kena wararka munasar udaya pariiska😂😂😂
in shacabka dawadan falki dhacy dowladi sidi ku so qaban lahed ayaa fashilmesa maraka dawashada munasar waxa noga fican kuwano laso qabto
❤
Sanbaloolshe.waxaankuxasuustaa..mehaan.cidaan.hawiye.ahayn.katalinmeso.nabadsugida.hawiye.miyuu.taliyekayahay
WAA LAASIM IN LOO FASAXO HUBKA FUDUD ILEEN IYAGUBA MADAAFIIC MA WATAANE
Nin wax tari waayey Rumigiisa Kal!!!
Waa talabo fiican ee dowladu hasi laba jibaarto Oo ciidan. Ku filan ha geyso dhamaan magalada
Warlee wadaan maahe waxba kama qabankaraan ee alle ha xafido dadkiisa
Siraha Dowlada faraha kaqaad
Muhiim ayey tahay iney ganacsatadu hub qaataan
Warkaan yaasheegay
Sirta dawlada yaan la shaacin
Warya benaleh hawiye
Camera iyo maxkamada ciidanka qalabka sida ugu cadaalad badan somaliya inta kale waa zeero
Waa hagaage
Maansha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SubxaanaAllah war kuwaan caqli malahan wax sir ah malahan waa bacaac waayo sieta hay adaha amaanka idaacadaha laga sheego hadaad sirtaada sheegto iyaguna waxey same nayaan xeelado kale wa aan dowlad maahan waa bacaacbacaag sirmalahan yaahuu
Waa in hub loo ogolaadaa loona sharciyeeyo
Waa ar ki doo naa qor sha Haan mee show ku Dan beyo al sha baab ma ka guu ley sa ney siin
Dilka qisaasta ah maxaa loo joojiyaay?nabadda cadaalad ku timadaa
Been badnaa shalay ayeey ugu dambeeysay oo 2 nin midna la dilay midna dhaawac noqday
Baalayaasha korontada hadii lagu xiro maxaa dhacaya?
Xassan sh waLigii xal ma helayo been
Maaad naga daysan ciyaarta waxaaas lama dhaho wax baan qabtay. Maxaaa qariseen hadda wax walba waxaad ogaysisay cadawga
Haye mabiladay benti ada shegijiraday
Xal Kale ma haysiin???
Guul guul masha allha
😂😂😂😂!!!
😂😂😂 war xasuuqa yahuuda
UGUS ee qawaariijta shabaab
NacaLad haku dacdee
War soomaaLiyeey kacaaaày
Oo iska dacsha yahuuda Ururka gumaadka soomaaLiyeed ee qawaariijta shabaab nacaLad qabooyinka
Maxaa u shekee cidanka qabkee u shaqeynaa
Horta maxad xogta sirdoonka iyo dowlada ushegta iyaduba ma sheegte
Runta aan kuugu jeclhy
Yaa kuu idmaday inaa Nala wadaagto
Hala siiyo ileen gurigadad aadee dhexaa lagu gelikaraaa
Sax ayan urkaa wall
Bistooladi bistoolad kama adka laakiin waa in loo ogolaado hubka fudud
Adigaa sirtii doowlad kashifaya
Maxaad noo sheegeeysaa
Subxanallah , dadka malin kasta la leynayo ha marin habaabin, beenta aad views-ka kuradinysid dadbaa malinkasta loo dilayaa oo naftooda ku weynaya , waar niyow allah ka xishoo oo umada ha halagin
Wariye sir baa lagaa hayaa waa adiga usbedelay sidii laguu xidhay waa adiga nowadays u hadle adeerkii kkkkkk waar miskiin waanu ku aragnay
Mar miyaad laxiray walahau waan ka dareemay
Beenta jooji 4degmo ayaa wax ganacsi ah ka socon kaamirada darteed,,,beenta imaanka alle kaa qaad
Asc nisomali😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
🎉✓✓✓✓✓
Wax sirdoon sameeyay yaa adiga kuusoo sheegay, adiguse maxaad ufashilinee ayaa su'aala?
Dislike 👎 kuli ugu dhufta kan beenlowga😂ah
$ 100 miyaad sanbalooshe ka qataa 😁👎👎👎👎👎
Beenlow beenlow dhalay xayeeysika ma lacag baa lagu siiyey
Adigu maxad u shegeysa
Waa edeb daro sortant amnka lma sheego
Futada xasan sheikh oo baqati uu suujada beenlow bahane oo baqati uu suujada reer jareera weny beenlow bahane futada xasan kirsten
Waa lugu soo qabanaa
Been ayaad sheegeysaa ciidanka habeekii guryahooda ayey jiiftaan