Heestaan in an dhageysto kama daalo 2012 marki ay soobaxday anoo jooga luuq gobolka Gedo ayaa mobile abtigey iga soo dhibay Mogadishu oo shiineys ah abtigey kale ayaa la igu soodhibay heestan asagey ogu jirtay intaan ka helay ayaan ka tuurtay wan dhageysan jiray maanta Mogadishu ayaan jogaa alx 12.4. 2024
Walhi heestan marka maqlo wiil sxbkey ah baan soo xasuustaa oo xoolaha aabo raaci jrey hada wa u xisey 2013 2014 , after 11 10 years , heestii aadka u jeclaa sxbkey ba dhageysanaya lkn best friend ayuu ahaa 😢❤❤ broh nolasho kama xumeyso hadad noshahy 😢❤
Hibooy Hadalkaaga wacan Marnaba Kama Haagayeee
lagend Alfanan Daarax murtiille Sharaf iyo karaamo Fanaan Somaliyed Hesaga wanku raaxeysanaa cimri dheer cafimad taama 2012 ilaa 2024 fiska ...Han iyo Dookh Baynu Noo Sinaba Uma Kla Harneee
Who's listening 🎧 2024
me
Still i,m listening 2024❤
Too
Me too
Cidhifka canada oo baraf iyo qabow daran kajiro anigo shaqo kasoo baxay ayaan kudhageysanaya hestan caadi ma ahan
❤
Ilmadeer baanu nahay fanka magaladu kayimi ayaan kashaqeye.
13/september 2022 hdad iga danbeeso like🙏
22 2 2024❤
after one year
19/may 2024 😢
29 July 2024
Hooyo meelay joogtaba Allah ha dhawro. Maxay mudantahy Hoyo mcn. Aniga waa geeriyotay hoyaday Allah ha unaxaristo 😢😢
𝑨𝒎𝒊𝒊𝒏
Heestaan in an dhageysto kama daalo 2012 marki ay soobaxday anoo jooga luuq gobolka Gedo ayaa mobile abtigey iga soo dhibay Mogadishu oo shiineys ah abtigey kale ayaa la igu soodhibay heestan asagey ogu jirtay intaan ka helay ayaan ka tuurtay wan dhageysan jiray maanta Mogadishu ayaan jogaa alx 12.4. 2024
31 January 2024 hadaad iga dambeysid ❤ saar
🎉
😢
30/5/2022 isnin hadad iga danbayzoh like i sar
Jimco 05/08/2022 night shift ❤️
Ma nooshahy
still 5/24/2023 i.a is aragti dambo xiiso leh
@@amarnaxmed1850 ❤
@@HassanMohamed-fi8ik haaa wlloh❤
Ollahu okobir 15/5/2023 haben isnin ey Liverpool iyo Leicester ciyari hayan waqtiga uye 10.15 pm waxkale waye jawiga cawa 😋😋😋😋
Eroupe league 🤩
Xasus nool weeye heestan 2012 ayaan xasusta waana u xiisa
Adi Lee ma ahan
Waaaaw wax kale iga dheh 2023.9. 10 keda Wixi iga danbeya liek
Fav singers❤Allahuma Barik
Faarax murtiile legend isaaq nin isaaqa hablha somaliyed way jeclyihin❤
Still iam listening 2023🥰
Wlaahi wa heestey dii fariyatun bibayudheh❤❤❤❤❤😊
2024, I'm still watching
2012 Baan dhageysan jirey anoo dhigta class ka 2aad ee dugsiga sare.
Sxb hadey ihesataa ani😮😮
2013 ban ku dhafeysan jiry. Buurta ku magac dheer ETHIOPIA Karamardha ayy. Wakhti tagey. Walhi. Waa xasuus mudan
AF-SOOMAALIGA iska sax inta kale OK 👌waaye.
Bck
😊😊😊😊😊😊😊😊
2023 still my favorite song ❤
Guys it's 2024 and still addicted to this I wanna put it on my wedding day😢
1.27.2024❤
24/5/2023 waad iga danbeysaaye like saar
LE Y, cadceeddumaroo Qatroisliina Qiimobadan liiba lina dhex yar lii cadayyareey Shamsoooy soo dhawoow WELDOOOOOOWN wadajir muqtishooy islaaaaaaaaam Soomaali minyarooy bahbahbah bahbahyareey
Naagtii waxaas oo heesa loosoo maxde iyo meesheey kabiya cabte bari dhaweed kkkk
M.a
Maashalah ❤❤
Farxiya. Fiska.iyo faarax. Waa. Macaan. Heestooda
Oof iyo hees waxasa heesladhaha❤❤❤❤❤❤
Sill listening 2024 maLin ciida 🥰❤️🫶🏻
Maasha'allaah tabaaraka allaha idin xafido aamiin aamiin aamiin Mar kale allaha idin xafido aamiin aamiin aamiin aamiin zakan kasto allha idin xafido oo ha idiin Da'do Zakan kasto Aamiin Aamiin Aamiin
Amiin Amiin ❤❤
Farax murtile
Iyo farxiya❤
2023
Hoyadi so korisayba hufnan lagu dheehayo ❤❤
Ninkii ihelaa baa caawa lee❤😂❤❤😂
Hurdana manan is arag😩
I give this song 50 million views
MASHALLAH isha calaa nuur igah dhah hooyo macaan
ishcalaa wahes aancadi ahayn fiska murtile hibo waaxasus 2012
still heestan waxan ka helay 2023 wan jeclaadi 👋
Kulamid ayaan ahay sxp
Farax murtiile abwaan buuxa iyo xalamayste culus
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤
Mash alh
cawa heesta aad umacan baan dhagay satay .fiska iyo farax murtile
Walhi heestan marka maqlo wiil sxbkey ah baan soo xasuustaa oo xoolaha aabo raaci jrey hada wa u xisey 2013 2014 , after 11 10 years , heestii aadka u jeclaa sxbkey ba dhageysanaya lkn best friend ayuu ahaa 😢❤❤ broh nolasho kama xumeyso hadad noshahy 😢❤
Asal
Kahorleexo
Whos watchin until 2024😢
Song 😭
Mon 23, August, 2021.
All the way from
#MotherCityCapeToewn.
009
Wednesday 1 2023
00.10 am still iam listening now
2/6/2023 ya ilajogo
😢😢😢😢😢 walhi ax wan qiroday
M.a❤❤❤
Aabo ay ixasusise 😭😔😔😔😘
I lissen this amizing song when i traveled berbera to borama it was enjoyable day❤️🚍
Amazing wlhi also I listen when i was travelling every journey ❤😊🎉
10/12/2023 ❤
Keep going
Hiipoy hadalkag wacan❤❤❤
Mansha allah heetii yaraantii
Amazing music 🎶
Mansh Allah mansh Allah
Hibooy Hadalkaaga wacan Marna ❤
Asc
Istaahil
Hibooy hadalkaaga wacaan marnaba kama hagaye ❤❤
Hubby hadalkaaga Eagan
ninki hila cawa lih Cadi.mahi n
15.mey..2023❤
M. A good ❤❤❤❤❤❤❤
Ex iso xasusisay
mnsha allah hesteydii❤
ينخيهيتعهههيعييميمثنثممممخستثنممحسنستممميمميمكسسكجدسنغقتععهيفعههخخخييمكسنسمنعهعلبيسسسششششششششششنيسسذم
2024
2023 march
This song ❤️🥺
Haddaan junnanaan gaveen😢😢😢😢
Amazing 👏 Music 🎶 🎵 👌 ❤️
Fav song❤️🥺listen this amazing🤩🎶
Mashalah Mashalah 😘 😘 😘 😘 😘 😘
😂🎉🎉🎉🎉😂🎉😅❤😊🎉🎉😊😅🎉🎉🎉🎉🎉😂😂🎉🎉🎉😂😂🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉😂🎉😂😊🎉🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂❤🎉🎉😅😂🎉🎉😂🎉😂🎉😂😂🎉😂🎉🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉😂🎉🎉🎉😂🎉🎉😂🎉😂😮😊😂😂😂🎉🎉😂🎉🎉😂🎉🎉🎉🎉😂😂🎉🎉😅🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉😂😂🎉😊🎉🎉🎉
Heestan waiskajeclhy❤❤❤❤❤❤
Saadaq
@@MohamedCawil-bb7xp 3:44
@@MohamedCawil-bb7xp1:34 1:35
❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯
Wow
M.a ishacalaa
❤❤❤❤❤
10/may /2024❤😂
June 5 /2024 ❤
4/5/2023 👂
QuwQeuela❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
, ❤❤❤
🎉🎉🎉
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Hello
foom sxp
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
Woow
❤asc
7/2/2023
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊
Faarax murtiile abo macan🫠🫠🫡🤗
Waaw
15 7 2023
2023/ 8/ 22❤😢😮
Legen faarax murtiile
M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yartayarta tiistiis is YariisEey ba laga soo dhawaystoo badanbadan murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey
😊