CHALLENGE FARAHA LAYSKA TUMAY NAJIIB OO LAGU XUJEYSTAY XEERO FURIS AROOSKII QARNIGA QOSOLKA ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • CHALLENGE FARAHA LAYSKA TUMAY NAJIIB OO LAGU XUJEYSTAY XEERO FURIS AROOSKII QARNIGA QOSOLKA ADUUNKA

ความคิดเห็น • 41

  • @Oneofakind49
    @Oneofakind49 3 ปีที่แล้ว +4

    Why are they forcing a culture that is not theirs? Ya Allah. Have some shame and stop embarrassing Isaaq culture, you don't understand the heritage or the meaning of the practice. I'm sure Hawiye and Darood people have their own cultures, stop bastardising Isaaq culture.

  • @nimcomaxamuud9414
    @nimcomaxamuud9414 4 ปีที่แล้ว +4

    Wa aroos reer waqooyi far u galay ama gabdhu ha ahaato ama wiilku koonfur lama yaqaan xeeryo

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 ปีที่แล้ว

      Hadeey la boodi doonaan oo ay oran waa dhaqan Somaliyeed? Wax kasteey Somaliland hido iyo dhaqan u leeyihiin waxa lagu tilmaama in ay Somali wada leedahay?
      Isku kalsooni daradu waa cilad aan laga dawoobin.

  • @xalaawixilwa5490
    @xalaawixilwa5490 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah mugadisho wan u xiisey ee walhi ar shaadiyo sharaf iigu salaamaa❤

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 ปีที่แล้ว +2

      Dhaqankii Mogdhisho iyo koonfur ma'aha Kani abaayo.
      Wa Somaliland iska yeel iyo ku deyasho.
      Waxaney garaneen in waxaanad u dhalan aaney ku anfaceeyn .
      .

    • @munahassan9271
      @munahassan9271 2 ปีที่แล้ว

      @@halimamumin3643 djibouti waa uu lenahay dhaqanka xeedhada .somaliland qudhahata maha .talabad waa wiil somaliyed .somali oo dhan na Qaq wey uu ledahay dhanqanka somali

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 4 ปีที่แล้ว +8

    Isaar walal mcn ilaahay dartiisa

  • @josephdecco126
    @josephdecco126 4 ปีที่แล้ว +3

    Muqdisho caadi maha waxkasta waysameenayaaaan

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah arooskan waa sadex reer mid uun isaaq warsangali ama dhulbahante car bal igu diida

    • @iqraa1474
      @iqraa1474 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa waan intaas uun

    • @Oneofakind49
      @Oneofakind49 2 ปีที่แล้ว +1

      Xeedho is Isaaq wedding culture. All other groups copy us, even Gadabursi copy us.

    • @fatima72268
      @fatima72268 ปีที่แล้ว

      @@Oneofakind49 say that one more time 😂😂 you can tell these lies to them people but I’m Samaroon and this is my culture too stop the lies 😂😂😂

  • @shuhabgirlschannel399
    @shuhabgirlschannel399 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah waan Ku dhiira gelina in wilasha soomaaliyeed iyo gabadhaha iney arooskood kusoo daraan dhaqanka soomaaliyeed walalao

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 ปีที่แล้ว +1

      Kani dhaqan Somalia wada leedahay ma'ah. Wexeey gear utahay Somaliland oo keliya. Taarikhda dhib u raaca? Ee yaan la isbililiqeysanin . Lahjdeeni baad bililiqeysateen, hadana waxaad u soo dhigateen dhaqanka inoo gaarka ah. War/ naa, Isla yaaba? Be your selves? Stop copying what is not meant for you.
      Be proud of your own culture?
      Copying Somaliland culture will not gain you anything? Kkkkkkk kkkkk.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 3 ปีที่แล้ว

      @@halimamumin3643
      Sax qadadweyn waxanay dhaqan uu lahaayn aay aqoon iyaay sidi duqsiga is kaga dheex dhacan

  • @smt8203
    @smt8203 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @suhaybshabelle4928
    @suhaybshabelle4928 4 ปีที่แล้ว +2

    ar waaba ku daashe maxa kaga soo bixi doona
    like iyo share ineey kaga so baxdo ayaa ku rajenaya

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alha keep going my wllkey qali

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      #nacimo bitu Mohammad nacimo bitu Mohammad wlshy waligay wxba kama codsan pls subscribe igu caawi wll 600 igaarsiii😘😘

  • @abdihakimmursal4564
    @abdihakimmursal4564 4 ปีที่แล้ว

    Nice , i love dhaqankeena suuban

  • @farxiyomaxamed3862
    @farxiyomaxamed3862 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @sahrodaahir9835
    @sahrodaahir9835 4 ปีที่แล้ว

    Team barbaarta hor mar wcn

  • @mudanofficial2602
    @mudanofficial2602 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah waa ka baxsadsy

  • @mohamedgarad909
    @mohamedgarad909 4 ปีที่แล้ว +1

    Xeedho haddad u baahato hargeisa ugu kaalaya

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 ปีที่แล้ว

      Kuwan qadaad weynta la yiraahdo, Somaliland baa laga raacey. Hadeey dhaqankii Somaliland na u soo dhigteen?
      Waa yaabka yaabkiis?

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ka baqeynaa in canbuulo iyo Soor laga dhex helo xeedhadooda ? Kkkkk kkkkk.
      Ileen ku deyasho jar beey kaa tuurtaa.

  • @ziad_010abdullai5
    @ziad_010abdullai5 4 ปีที่แล้ว

    Bismalah dhaha indhahan kucuney anagu

  • @iamubeid07
    @iamubeid07 4 ปีที่แล้ว

    *ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ʙʀᴏ*

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 ปีที่แล้ว

    Somaliland, Xeeradii ma loogu yimd.
    Ooh my God what a copy caters. Miyeeney ka xishoonin in ay ku deyasho un ku noolaadaan?Meye dhaqankoodi ay ka dhaxleen ayeeyoonkooda?

  • @mashallahbaaz6001
    @mashallahbaaz6001 4 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 4 ปีที่แล้ว

    allaa hada najiib xeeran furay muu taagan yahay yaa soo baray tolow

  • @mahadhassan1348
    @mahadhassan1348 4 ปีที่แล้ว

    Qofkii uga horeeyay baa noqoday like asxaabta

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 ปีที่แล้ว

    Www👑❤

  • @hanadjrofficial328
    @hanadjrofficial328 4 ปีที่แล้ว

    Wll njiib❤❤❤

  • @bushraabdi500
    @bushraabdi500 4 ปีที่แล้ว

    😋😋 waarabaa yaakhiy 🤣🤣🤣

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว

      #Bushra Abdi wlshy subscribe igu caawi wllnimo waligay waxba ma kaa codsan wllnimo 600 igaarsiii😍😍

  • @iamubeid07
    @iamubeid07 4 ปีที่แล้ว

    ʙEʀ

  • @updyrahiinhussainhussain5690
    @updyrahiinhussainhussain5690 4 ปีที่แล้ว

    Najiib nolow zxp