Reer Xamarkii ugu horeeyey ee Xeero Fura Qosolka Aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 138

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah waligay xeero man arkin maan tay waan kufarax sanahay in aan arko

  • @rahmamahamed8836
    @rahmamahamed8836 3 ปีที่แล้ว +6

    Cumar shool ma tihid qofka ugu horeysay hortaada lasoo furey reer xamar ha liidin walaalkey madaama shaqankooda maahin ee walaal kale ayaa shaqankooda ah

    • @maxamedadan9024
      @maxamedadan9024 3 ปีที่แล้ว

      huuno reer xamarku ma qabiilbaa mise waa dadka reer muqdisho

    • @nasriinacadey8920
      @nasriinacadey8920 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamedadan9024 reer xamar waa dad ka asalka cad cad daga muqdisho

    • @maxamedadan9024
      @maxamedadan9024 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nasriinacadey8920
      aad ayaad u mahad santey

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 3 ปีที่แล้ว

      Reer xamar waxaan uaqaana anigu dadka marko cadeey dagan cadcadka ama shaashida ayaa ladhaha saan filaayo

  • @gellegaab8735
    @gellegaab8735 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb waad qaldantihiin anigoo yar ayaan arki jiray xamar oo xeero lagu furaayo

  • @ifrahibrahim74
    @ifrahibrahim74 3 ปีที่แล้ว +6

    Xadhiga dhulka lama dhigo gacanta ayaa lagu ururiyaa ama lagu lalabaa khalad badan ayuu galay

  • @dagancaynan
    @dagancaynan 3 ปีที่แล้ว +34

    Xeedhadaa qof aan garanayn ayaa xidhay 😂 xeedhada sharafteeda ilaliya waa sida caruusadee

    • @somaliboy37
      @somaliboy37 3 ปีที่แล้ว +3

      WLHI ASALKII BAAT TAHAY❤❤ MASHA ALLAH✉ Yaaqey aan is barano ma xumo in la is bartee walaale

    • @indhokafiya4567
      @indhokafiya4567 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaal in laga qaado weeye wayo sida gabdha ayaa loo xaal mariyaa hadii la xumeeyo

    • @fadmafiicanfiican2470
      @fadmafiicanfiican2470 3 ปีที่แล้ว +5

      Maanta igu horeysaa waa in aan waqooyi aadaa si aan uga qeyb galo aroos Reer waqooyi 💕👍

    • @indhokafiya4567
      @indhokafiya4567 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fadmafiicanfiican2470 mansha alaah imow anigaa ku baraya xeedho micnaheeda dhan

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fadmafiicanfiican2470
      Somaliland tagaa dhe hadii kale Hanoo Iman ok

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 ปีที่แล้ว +11

    Markii iigu horeeysay aan arko ayaan waxaan iri waa maxay dhiilahan ma guriga xaruuska ayaa lagu sharxayah 😂😂😂 reerihii xaarada lahaa weeyba igu xanaqeen. Meeshan waala soo dhuujiye 😂😂😂

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 ปีที่แล้ว

    Xeerdhada sharfteedi dhimatey. Subxaana Allah.

  • @dagancaynan
    @dagancaynan 3 ปีที่แล้ว +22

    La ilaha ila allah maxamedu rasuul allah😞waa maxay macmacaanka kor ka saara wad ku ciyaarteen

    • @hamdahusienmuhumed7345
      @hamdahusienmuhumed7345 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh wax wayn maaha Xbbti waa xeedho qurbo timid kolay isbadal uku dhacaya nacnac ayay dusha kagadhajiyen

    • @aswanmansuur3464
      @aswanmansuur3464 3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti waa qurxin bas

    • @sohansiman06
      @sohansiman06 3 ปีที่แล้ว +2

      🙈🤣🤣🤣🙈

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 3 ปีที่แล้ว +5

    Lavvvv, Omar Shoole❤❤❤🌹🌹🌹

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

    Ameen yaarbi ala beerka aar adiga qosol baad iga dhamaysay

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 3 ปีที่แล้ว +1

    Cumaroow aniga reer xamar ayaan ahay waxaana xeedho furay 16sanno ka hor

  • @zuhuurmaxamed5272
    @zuhuurmaxamed5272 3 ปีที่แล้ว

    Xeeer furay kula haaa allllah akbar reer xamar

  • @voiceofpeace7658
    @voiceofpeace7658 3 ปีที่แล้ว +32

    *I invite everyone for quran recitation thank you* 💔💔🌷🌹🙏🙏🙏❤'

    • @najahomar2597
      @najahomar2597 3 ปีที่แล้ว

      Ka shiito maha waa qumbo kishaato adigaba reer koraad ah deeq darajo

    • @hafzamohamed479
      @hafzamohamed479 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin💞💞💞💞💞💓♥️💗

  • @aarkaburco3977
    @aarkaburco3977 3 ปีที่แล้ว +1

    2008 ayaan furay xeedhadii iigu horay walhi
    wixii ka danbeeyay laygama soo gaadhi jirin
    ilaaliya sharafta xeedhada waa inantii oo la furayeee

  • @xidigataciyaalxamarcade3381
    @xidigataciyaalxamarcade3381 3 ปีที่แล้ว

    Wllkey anagatiri qowa dhaminata reer xamar hadii nahaya waxa walbo waa isku dayeya

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Sifiican baad U Furteen

  • @munafarax1213
    @munafarax1213 3 ปีที่แล้ว

    Bismilaahi waxanoo raga maxeedhaday isugu tageeen

  • @nuurahaji9723
    @nuurahaji9723 3 ปีที่แล้ว +8

    Si xunbaa timirta u jarteen madiibada qarqarkeeda laga gooya timirtii oo camal madiibada aya laga rogaa ka diba timirta la jarjartaa muqumadii oo sifiican umuqatana walaga gurtaa

  • @simanqalidumar691
    @simanqalidumar691 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allan Qabribaayax reer abtiyashey❤️

  • @dheymangaduudow1922
    @dheymangaduudow1922 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 ปีที่แล้ว

      Maasha allha Tabarkalaah Cumar adiga ugu ma horeysid ee Xeradad furo geeded waxaa ku tahay qatar iidan makasayan Bajiyo iyo lifalefoo.iyo bur sokor Xalawo iyo iicon qube qunbe cano waxa ladhaha kashato

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 3 ปีที่แล้ว +2

    Xeedhada way qimo badan thy sharafteda ilaaliya rer xamar waxid

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalllah waaba furtay bro

  • @aftahindho2606
    @aftahindho2606 3 ปีที่แล้ว +6

    Xeedhada ama gaafka ama fujaanada waxa isticmaala 3 reer oo somaliyed waa Isaaq dhulbahante ogaaden waxi kale shaqa kuma laha

    • @roobleyare7520
      @roobleyare7520 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa bentaa reer fiqishinina waa isticmalaan

    • @dagancaynan
      @dagancaynan 3 ปีที่แล้ว +1

      Asal ahaan gadabuursi ayaa leh dhaqankan gaar ahaan reer saylac

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 3 ปีที่แล้ว

      @@roobleyare7520 sax.Iyo Madhibaan

    • @susugur5202
      @susugur5202 3 ปีที่แล้ว

      Reer Galbeed Samaroon baa laga keenay Xeerada Saaxiib in Kii taariikhda Taganrog baa yagaan ninyo... Daarood iyo isaag midnaba ma lha..

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaalkay shoole nasiib ayuu leeyahay sida dhaqanku yahay xeerada marka la furayo waxaa agtaagan gabar (dhanged) ama ul wadata wuu ka nabad galay .

  • @asiamohammed2428
    @asiamohammed2428 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa alaah ❤️‍🔥💐🌷🌹

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 ปีที่แล้ว

    REER HARHGEISA HOYGA FANKA HOOYGA DHAQANKA IYO HIDA IN LAGA BARTO WEEYE DHAQANKA

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa jirta xeedho xujo ah oo hadii inyarbad ku furi waydo faraha lagaa garaacayo tani waa iska furo reer xamar kii u horeeyey xeedho fura miyaa maya qaaniin miyaa

  • @superlula2674
    @superlula2674 3 ปีที่แล้ว +5

    Meeshan naxaa ku jira hilib yar yariis kkkkkk waa ku sugay

  • @afrahyousof4364
    @afrahyousof4364 3 ปีที่แล้ว +5

    Xedhada maxaa dhulka lodhigay xaal bixiya reer xamarow xeedhada miisnka sara

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 ปีที่แล้ว

      Hahahah we don’t do that!

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 3 ปีที่แล้ว +4

    Xeedho kulahaa waligee ma arag meel lagu furaayo shimees baranaa waa yaabee .
    Xeedhada muufo ku daro noh .

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 3 ปีที่แล้ว +1

    Hargeyso 🌹🌹🌹🌹🌹💯💯💯

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi inaa cirka laguu diri hadaad xadhiga jartid hargesa liinta laguugu siini wlhi

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 ปีที่แล้ว +2

    Xeedhada maxaa dhulka loo dhigey. Ood sharaftii Iyo karaamadii uga qaadeen Xaakeedii baa la idinka rabnaa

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah mashalah

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 3 ปีที่แล้ว

    Dhankiibaad halaysay, hidihii dhinac baad ka dhaaftay , xeerkii xeedhadana waad bi,idee XEEDHADA HA LA SIIYO XAAL GOB AH

  • @maryamomuxumed9402
    @maryamomuxumed9402 3 ปีที่แล้ว +6

    wallhi wan maqli jiray lkn caawa iikow aboowe waxa yaryar oo kalarada ah waa maxay lowz miya

  • @queenhani2858
    @queenhani2858 3 ปีที่แล้ว +6

    Xeyrada saas Loma furo

  • @xabiibamaxamed214
    @xabiibamaxamed214 3 ปีที่แล้ว

    Wwwww wlalaal qali guul guul

  • @Degaliah
    @Degaliah 3 ปีที่แล้ว +6

    Salool or popcorn inay ku sharaxaan ayay ahayd no M&M Chacolate 🤮

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 3 ปีที่แล้ว

      Way soo tahriibtay xeerada 🙏😜

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 ปีที่แล้ว +2

    Shoolii waka baxsaty😁😁

  • @aragsanahmed6446
    @aragsanahmed6446 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer sh madar ismuujiya

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +2

    Timir nacnac lagu dhajiyery waa maxay waligay maan arage

  • @djoharnuur
    @djoharnuur 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhaqankayga nuu daaya bahasha waad ku ciyaarten

  • @miskimoha7525
    @miskimoha7525 3 ปีที่แล้ว +1

    Reeer sheeeq suuufi ahay iga gadan😂😂

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 3 ปีที่แล้ว

    Koonfurtu ma yaaqnan xeedho maha reer hamar qudhaa maha mayaaqaana kuuligood.

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 3 ปีที่แล้ว +1

    Cumar shooli waa qosol

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaw

  • @saadmohamud8787
    @saadmohamud8787 3 ปีที่แล้ว +1

    Xeedhow xaal qaado reer waqooyiga ugu daran ee toori ula soo baxay.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 ปีที่แล้ว +5

    Maxaa dhibeyaa. Bal dhaqankooda meey ku ekaadaan? Subxaana sharaftii bey ka qaadeen xeeradii.

    • @saacidmaxamed6507
      @saacidmaxamed6507 3 ปีที่แล้ว

      Way ku ciyaren reer konfured xeeradi ma noola

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 3 ปีที่แล้ว +2

    maxaa gabadha loogu cayaarayaa fara xumanta gabadha ka daaya

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 3 ปีที่แล้ว +3

    Bisinks uqabta indhaha way badanyhin

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 3 ปีที่แล้ว

    Xeero manaqaano reer koonfur hadaan nahay.

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 3 ปีที่แล้ว

    Muqmad waa 6 Eray
    Odkac 5

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 3 ปีที่แล้ว

    Kan timaha xidhay ma qoladii dumarka ku biray ba mise.....

  • @sabahahmed8917
    @sabahahmed8917 3 ปีที่แล้ว

    Naag waa maxay

  • @khadraahmed1906
    @khadraahmed1906 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh wlhi waa ninkayga ku dhacday

  • @taariiqdabaro813
    @taariiqdabaro813 3 ปีที่แล้ว +2

    Bahashaan xiisohoo aan u qabo dhaxdeeda inaa arko cawada waan arkay,,😳😳😳

  • @mahamedxxdaahir7699
    @mahamedxxdaahir7699 3 ปีที่แล้ว

    Reer Xamar Caqli maleh waa dadkii damcey in ay listaan orgi

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 3 ปีที่แล้ว

    Oo reer xamr ma furaan miyaa xedho i mean ma isticmalan fujaanda miyaa iga cawiya bal

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +2

    Waar timirta maxay ku dhadhajiyeen ala bay reer marykanaa shaqfir

  • @fadumomohamed2857
    @fadumomohamed2857 3 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 3 ปีที่แล้ว +1

    xeerada dhaqankeeda ilaaliya waa sida gabadha lasoo aroosay ookale

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 ปีที่แล้ว +3

    Muqmada lashego waaba oodkac miyaaa

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว

      fahad kkk labadaba wan maqlay lakiin ani waxan u aqana culub koley og ban ahay

  • @samsamcumar3991
    @samsamcumar3991 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @fafumoaadan2425
    @fafumoaadan2425 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk nays

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

    Timirti mnms chocolate caruurta lagu dhadhajiye

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk saan xeedho miyaad katihiin
    Gabadha arooskaaa mx lagu daraa
    Jah
    Midakle timir laxashy ayaa lagu dhoobaa noh
    Maalinkaa xeedhada laxidhayo xaafadu waa Hawl

  • @EmeraldZach
    @EmeraldZach 3 ปีที่แล้ว

    Reer xamar cayarta joojiya

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣

  • @nabadoon3345
    @nabadoon3345 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar dhaqan uma lihidin we xeedhada ciyaarta ka daaya, call ayaa idin qabtay hada, xeedhadu gabadha ayey matleysaa markaa waa la ilaaliyaa sharafteeda.

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 3 ปีที่แล้ว

    Hilipyaal yariiza kulahaa wlhy qozol iguma hadhin ilaah igu og xaalbaa idinku waajiba 😄😄😄

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

    Nacnacii caruurta maxaa timirta lagala doonay

  • @farxiyamohmed7744
    @farxiyamohmed7744 3 ปีที่แล้ว

    No irshada maxa kudhacaya hargysa sawtukunoola

  • @iimaanabdi1533
    @iimaanabdi1533 3 ปีที่แล้ว +2

    Xeedhadu waxay meteleysaa aroosadii waa in qof si fiican u furiyaqaan giro

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 3 ปีที่แล้ว

      Haa zharaf gaara ayay leedhay xeedhadu zharciyo loomaraa jira qaabka loofuraayo

  • @sabahahmed8917
    @sabahahmed8917 3 ปีที่แล้ว

    Waar xeedhadii waa ceebayseen

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 ปีที่แล้ว

    You guy's are funny

  • @farxiyofaraxsaninxusen7217
    @farxiyofaraxsaninxusen7217 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣cumar sholii qosolbadana itobiy malagakenay

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 3 ปีที่แล้ว

    Ceeb baad sameyneysaan inantii labo nin baad iskugu tagteen dhinac walbana waad ka marteen hal dhinac baa laga furaa waa adigoo gabadha sidaad u isticmaali lahayd ceeb ceeb

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣😂😂

  • @zeinabali7829
    @zeinabali7829 3 ปีที่แล้ว +1

    Heey wuku ciyaaray xeedhada
    Waxa kale oo 1dhaqan ulahaa
    Gadabuursi ama Samroon

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 3 ปีที่แล้ว

      Xeedhada hadaad taariikhda dip uraacdo somalida waqooyi dagta ayuunba leh saan taariikh kuhayo dhulbahante izaaq samaroon ilaa ogaadeen qabiilo kolay waxajira oobadan somali ah oaan aqooninba

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 3 ปีที่แล้ว +1

    rer konfur wa copy somali orignal ah maaha xeedho wa dhaqan somaliyed hadanad garanayn somalinimadadu maaha mid cago ku taagan

  • @saliganebimaxamedscwscw5005
    @saliganebimaxamedscwscw5005 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 3 ปีที่แล้ว

    Naag wamaxay wa in xaal laga qaada

  • @susugur5202
    @susugur5202 3 ปีที่แล้ว

    Dhagankii bay ku ciyaareen

  • @ruqiyajamac408
    @ruqiyajamac408 3 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👰♥️💨💚♥️💨💚

  • @ruqiyajamac408
    @ruqiyajamac408 3 ปีที่แล้ว

    😂😅😂😅😂😅

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว

    Kuwane xadhade waye cabeyan maxa dhibbeya maha dhaqana kiina ha ku ciyarina dhaqana dadba iska leha xata xadhiga dhulaka llama dhigo reer Somalia maha dhaqankina jojeya copy ga o u daya dadka dhaqana kooda

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

    Lama soo gado xeedho waa la sameeya islamaha suubiya suuqa soomaalida laga soo gada

  • @shadiaosman3412
    @shadiaosman3412 3 ปีที่แล้ว

    Markii hore sodohduu cayeey nagtuu dhahey hadan mindi ayaa dhex dhigey oo siqaldan ayuu ugooyey xaal aa qabanaa shooli

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 3 ปีที่แล้ว

    Waar ninka xaal halaga qaado sodohdii ayuu naagtii waxan xidhay ku le yahay , nimankan xishada isugu tegey ee midida u soo qadanaya dhaqanka ha la baro waa ceeb e

  • @shadiaosman3412
    @shadiaosman3412 3 ปีที่แล้ว

    Sodohdii ayuu caayey shooli

  • @hibaqmaxamed7415
    @hibaqmaxamed7415 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh

  • @sohansiman06
    @sohansiman06 3 ปีที่แล้ว +1

    😔maxawaye waxan

  • @farxiyamohmed7744
    @farxiyamohmed7744 3 ปีที่แล้ว

    Kill
    maxa somliland kudabaluunten

  • @Fatiti94
    @Fatiti94 3 ปีที่แล้ว

    Reer xamarka ma keenan miyaa xeedhada arooskoda kuma jirto miyaa?

    • @ayaanhassan1284
      @ayaanhassan1284 3 ปีที่แล้ว

      Giidiir iyo bajiiye uun kkkkkkkkk 😂

    • @quenaishaabdi6177
      @quenaishaabdi6177 3 ปีที่แล้ว

      😂 😂 Mya xero marki ugu horese aan maqlo wye

  • @mohamedascmaxakuhelydheere2794
    @mohamedascmaxakuhelydheere2794 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allaah

  • @farxiyofarax6133
    @farxiyofarax6133 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk