ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Dood kulul oo dhex martay xamdi xaali iyo afar xaasle waxbaa ka dhacay nala daawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2020

ความคิดเห็น • 256

  • @sulaimanabdi5461
    @sulaimanabdi5461 3 ปีที่แล้ว +1

    Afar xaasle gabadhii waa burburiyey hhhhhhh

  • @qaaliofficialtube3502
    @qaaliofficialtube3502 3 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh sufyaaan hadaladaada was sax mashalah taaageersanahay statement yadaada

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri5343 3 ปีที่แล้ว +1

    Guurka sidisaba diintu waxay ku sheegtay naxariis iyo kalgacalo...
    ومن ءاياته أن خلق لكم من أنفسكم أزواجا لتسكنو إليها وجعل بينكم مودة ورحمة...
    Waana mid si guud guurku loga helo wa hadii nolosha guurku la mariyo dariiqa islamka ogu talagaly...
    Xasolonida , naxariista iyo farxada waa mid ku xiran is fahanka iyo raali galinta Ilahay ninku hal xaas ama ka badan ha qabo...
    ......
    Waa ka been sheegid waaqica iyo diinta intaba marka la yiraahdo farxada iyo dagaananta waxaa un hela kii afar xaas qabo...
    Waaqic ahan waa jireen waan jiraan ila maanta rag hal xaas leh farxadna kunool..
    Diin ahana waan so cadaynay in diintu farxada iyo xasiloonida ay si guud guurka u siisay iyadoon lakala qaadin tirada xaasaska uu qofka leeyahay..

  • @sirtaquruxda
    @sirtaquruxda 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaan waxuu KU celceshaay marki Hal xaas la qabo weey maseeyr badantahay lkn markuu 4 guraado maseerkas wuu dhamaanaya... Waa kaa diideey taas waayo maseeyrka naagta allah ayaa KU abuureey Mana ahan mid dhamaanaya hadaad kaligeed qabtid Iyo hadaad afar guursatidba siduu raga damac Allah ugu beeray Aya dumarkana maseeyr ugu beereey....marka waxaad tiraahda aniga su'asha badan leeyga yareenaya Iyo daba galka ee naagba maseeyr ka dhamaanaya meel iga dhig adeer.

    • @juweeriyoabdirahman1507
      @juweeriyoabdirahman1507 3 ปีที่แล้ว +1

      Wakugu raacsnahy good👍👍

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 3 ปีที่แล้ว

      Sax lkn Maseerku maaha mid dumarka u gaara wax dabiici ah sido kale damacuna maaha mid u gaara ragga.

    • @Sultan9op
      @Sultan9op 3 ปีที่แล้ว

      Dumarkaba damac baalagu beeray

  • @faisaahmed2286
    @faisaahmed2286 3 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhooy waxaan idinkula talinaa inaa nimankiina tusin muuqalkaan hadiikale kii damac waligiis galin iyo kii balan idinka qaadayba waa udhamaatay. Allahuma najinaa laba ama sadax ama afar xaasle ba 🤲

    • @yaasmiina4166
      @yaasmiina4166 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk. Ilaahoow nabadbaadi.

    • @faisaahmed2286
      @faisaahmed2286 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yaasmiina4166 Coronavirus ba asaa kadaran sooma ahan?😅😷🤣

    • @Sultan9op
      @Sultan9op 3 ปีที่แล้ว

      @@faisaahmed2286 ani 4 aa guursanaa

    • @Sultan9op
      @Sultan9op 3 ปีที่แล้ว

      @@faisaahmed2286 adeey kuu taalaa meeshaad galeesid

    • @Sultan9op
      @Sultan9op 3 ปีที่แล้ว

      @@faisaahmed2286 videogaan markaa daawaday dhiiranaan aan ka qaaday
      Videogaan kahor kuma fikirin inaan 4xaas guursado lkn hada waxwalba wey iicadaynin

  • @ayahali4698
    @ayahali4698 3 ปีที่แล้ว +13

    Somaliyeey dumarka la kufsanaayo ka hadla intaad nin reerkisa dhaganaaya ku mashquulaysan ninkan danbi allaah kama qaliin

  • @salmaanalfaris1424
    @salmaanalfaris1424 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah wuxuu kahadlay waa sax waana in labogaadiyo lana hormarsho bulshada islaamka iyo guurka xalaashaa si ay uyaraato sinada iyo macsida thanks

  • @faisalibraahin2073
    @faisalibraahin2073 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninkani wuxuu isla hayo ma jirto diinta ayuu ku soo gabanayaa wuxuu helay gabdho uu pasport ku khalday oo uu danta kaga faaiidaystay

    • @mohamednuur9636
      @mohamednuur9636 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay ayaa u qoray afarta xaas ee basboor wax makeen

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamednuur9636 Beenta jooji 🙄

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 3 ปีที่แล้ว +7

    Diintii ma dumar badan inla guursado ayey ku soo koobantay waxa umada muslimiinta ah dhib heysta Rabi caqli noo yeel

  • @mohamedalifishaal
    @mohamedalifishaal 3 ปีที่แล้ว +7

    guuul qurux bdn ayaan kuurajeynaa wlshey quruxsan

  • @salwaabdi7841
    @salwaabdi7841 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo waa wax sojiray wana diniyan e maxad ka waraysanaysa abahaba hoyada toban ka horeyay bu so rixay ad na wa lagula rixa

  • @alixasan8667
    @alixasan8667 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa in ninkaan taagero badan la siiyo, dadka ka soo horjeeda na waa cadow soomaali ah !!! Allah ha badiyo adigoo badan in sha allaaah

  • @Sultan9op
    @Sultan9op 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan waxba lagama qaban karo
    Abdihafiid aawax kaqaadi waaye

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah illaahay ha ubarakeeyo afar tiisa xaas wuuna saxan yahay illaahay baa u ogol

  • @hananhassan5363
    @hananhassan5363 3 ปีที่แล้ว +1

    Nink war badan war adera media haku walan

  • @nimoabdikanibulshale982
    @nimoabdikanibulshale982 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeer mxaaa diinta ugu hoos dhuuman rabitankeyga ku guursadey maaad iska dhahdo , hadey waxaa sheegeyso runkaa tahey dhalinyaro badan baa bilaaa guurah duruufa dhaqaale owgood kuwaasba ka ajarsanlahey uguurin laheyd 😝😝 eee mardanbe diinta darteeba usameeyey ha nadhihin🙏🏼

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi wax uu ku hadlaayo waa cilmidhagood ayay day baan sooxasuus tay war wax uu rabo haguur sadee naagihiisa ninkaan faraha kaqaada dabiyo waa wayen baaloo haystaa maxaad naagihiisa shaqada uga dhigateen

  • @cabdimajiidbukhaari3910
    @cabdimajiidbukhaari3910 3 ปีที่แล้ว +1

    Maazhaa allaah maazhaa allaah diinta ayey kamid thy in afar laguursado waliba nabigeenuna صلى الله عليه وسلم uu dhiirrigaliyay

  • @nimcocali6839
    @nimcocali6839 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxaan odhan lahaa wixii diinteenu ogoshahay hala sameeyo waa caadi afar xaas waayo diinta ayaa ogol lkn haloo cadaalad sameeyo caruurta iyo dumarkaba sidii nabigeena maxamed scw

  • @idilnur2211
    @idilnur2211 3 ปีที่แล้ว +6

    Fidnadaada ilahay umada hakaa qabto kuwa u nacablaynayana waa kuwa lala qabo iyo raga an ilahay aqoon diinta haku so gaban ninka fican waa abaha caruurtiisa sida fiican u korsada

    • @hardcoresalafist4189
      @hardcoresalafist4189 3 ปีที่แล้ว

      Ini lugula gursado umbad sidass uhadle.. ninkan waxaad ku nacdeen afarta haaas oo umada gursada leh

    • @azhuuabdukadir5258
      @azhuuabdukadir5258 3 ปีที่แล้ว

      @@hardcoresalafist4189 adinkuba majeclidiin iney xaasaskiina kula guursadaa rago kale inkastoo ey diiday diinta lkn diinta ma idin dhihin xoolo camal guursada lkn hadaa cadaalad faleysaan baa la idin yiri adinkuba ma awoodaanee hashii nagaabaa dayaceysaanee mxaa tareysaan 🤣🤣🤣🤣

    • @munawarsame1043
      @munawarsame1043 3 ปีที่แล้ว

      Subxaanalaah, waxaa cajiib ah, ninkaan inaysan wali waraysan gabar sifiican diinta islaamka u garanaysa, marka waa gartiis in uu indaha katuuro midii waryastaba. Bulshada soomaliyed qofkii dhisid la doonaaya , meesha ay ka rogmatay naago badan guursi maha oo waa waxa kaliya ooy sifiican u yaqaanan.. ee waxa cajiib kaa baa waxay tahay in nin kaanu uu diintii islaamka ee waajibaadka ahayd in uu ka soo qaatay hal ayad oo Illaahay SBXW kitaakiisa halmeel kaliya kaga jirta oo aan waajib xataa ahayn in uu kumeeraysto waa qaacido islaam. Oo uu kadulboodo wax alla wixii waajibaadka aha. Cajiib! Wuxuu ka hadalay dareen ninmaka ku abuuran oon waxba laga qaban karin wuxuuna dafiraaya dareenka shucuuriga ah ee gabdhaha ku abuuran! Diinta islaamku ma aha wax qofkasta uu awrkiisa ku kacsado. Ee hadii bulsho wax lagu baraarujinayo halagu baraarujiyo waxii bari ay cadaabka uga badbaadi lahayeen iyo siday dumarkooda u ixtiraami lahayeen! Kala badnaantaan uu sheegayana, uu Illaahay uga baqo saa runba mahee. !! Subxaanalaah

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 ปีที่แล้ว +6

    diintii wuxuu kusookoobay afar naagood iyo naago badan wuxuu ilaaway tii ugu muhiimsanayd oo ah war hadaadan cadaalad falikarin hal ku ekoow.
    waacajiib inuu naago badan kuboorinayo ragii ayadoo la ogyahay inay halkii iyo waxay dhashay qaar badan dayaceen ale halagabaqo diintu guurso more kaliya maahee.

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 3 ปีที่แล้ว +1

    Afar Naagood
    Maha khasab
    Waayo waxaa jira wax
    Masuunimo

  • @hamseahmedabdi5273
    @hamseahmedabdi5273 3 ปีที่แล้ว +1

    Taakeeye waa gacan kudhiigle wariyaashii aad leysay dadkookii meel kagal
    Gacan kudhiiglow dhiigii ayaa banaanka ku keenay.

    • @mohamedahmedibro2001
      @mohamedahmedibro2001 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ka cabso
      Aakhiro su.aasha
      Waa lagu waydiinay
      Miyaad arkaysay marku dilay

    • @hamseahmedabdi5273
      @hamseahmedabdi5273 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedahmedibro2001 Taakeeye waa gacan kudhigle weyaan taasi waa xaqiiq dadkii meesha joogay ayaa cadeeyey adigu kuwii wariyaaasha gacmaha jiiday ayaa kamid tahay sababta aad gacan ku dhiigle utaageertay baan garan waayey

  • @hardcoresalafist4189
    @hardcoresalafist4189 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdaha iskabulada ku gawowee sufyan adinku ni daryelaya runta .

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว +1

    Sida aanan u ogolayn in xaaskayga ninkale ila qabo ayaanan u aqbalayn in aan ayada gabadh kale ila lahaato.

  • @abdullahisheikhhassan8774
    @abdullahisheikhhassan8774 3 ปีที่แล้ว +1

    Tan wax wareysaneyso waaba xoolo qaabka ay. Uwareysanso ayaaba qaldan aniga aniga ayey kusoo koobtay warkeeda

  • @dagnnasho8391
    @dagnnasho8391 3 ปีที่แล้ว +2

    Baalayo idin aragtay nagahina maseerka badan wll waad sidata hore u soco

    • @foosmaxamad2285
      @foosmaxamad2285 3 ปีที่แล้ว +1

      Habar walaga tagay ninkanna aniga waxan u bixiyay rufiyaan from qalel iyo qadarin laanta dumarka u umujiyay uff wa ninka yiri boqol iyo konton kun o dollar 💲 Ayan mareykan wax uga so bartay wlhi wuxu so wado iyo wabiga ya weyn tawakaltu callah

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan kugu soobiiray xamdi🥰keep going

  • @alphamale7173
    @alphamale7173 3 ปีที่แล้ว +1

    asaga ayaa iska leh xilma guurka inta uu doonaaya

  • @ladaninaabshir8721
    @ladaninaabshir8721 3 ปีที่แล้ว +1

    Kalsoonida lagugu dhufay intee kalsooni taal

  • @Z3yn3b
    @Z3yn3b 3 ปีที่แล้ว +1

    Baalah maxed uwariysatiy xamed waad iga xanaajisey wallahay khalabika ayaa qaybiya illahey masimikartiid maxed baanat uwaadan jooji raga Somaliyad cadil mahe jooji

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 3 ปีที่แล้ว +2

    Astagfirullah Ninkani waa mid aad iyo aad isula wayn. islaweeynaantii baaba kan kabadatay. Marqudha xitaa aayad quraan ah afkiisa kama maqlin ama xadiis hadana diinta sidana diintaa sidaasa buu hayaa ilaa iyo maanta. Suaalihii aad weeydiisey xitaa si macquula oo toosan uga muusan jawaabin ilaa uu marba meel uleexiyo aan loobaahnayn.
    20:39 - 20:45 i think he's talking about himself kkkkkkkk.

  • @ladaninaabshir8721
    @ladaninaabshir8721 3 ปีที่แล้ว +2

    Meeqo wiil iskaa bulo ah aduunkaan joogo nin lama arko kulahaaa mida kale ninkaan diinta islamka ku haayaa hal xadiisne kama maqal afkiisa maxaaa qaldan

  • @sarhaali9556
    @sarhaali9556 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa runtiisa wll kena taladiisa halaqato 👍

  • @Z3yn3b
    @Z3yn3b 3 ปีที่แล้ว +1

    Diinat kumayqasbin hooyinak Somaliyad waydhibanyahii

  • @nuseyboshariif6358
    @nuseyboshariif6358 3 ปีที่แล้ว +1

    Naag toog

  • @ayanaali8097
    @ayanaali8097 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xali qurux wansugeyna waresiga afar xaaasle

  • @yasminibrahim9496
    @yasminibrahim9496 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan caan koo radinayey waba helay walhi

  • @muktaarbantu2683
    @muktaarbantu2683 3 ปีที่แล้ว +1

    war waxaan reer baadiyaasha uff war idinka maxaa uga bad badineesaan afar xaasle ninkaan miyaa ugo horeeyo waligeed intee bina aadam jireen bay ka qabay afar xaas ilaa maanta 35%men way qabaan meeqaan aqaan oo afar xaasle ah maxaa barnaamijkaan afarta xaas wax waligeed la arak uga dhigeesaan doqomo dheh

  • @huddacadey4666
    @huddacadey4666 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh halhabeen xitaaa manasto miyaaaa ar dhibka iska heesto ninkaan🤩🤩

  • @caddeeye
    @caddeeye 3 ปีที่แล้ว +2

    Afmiinshaar..

  • @anabelmi2342
    @anabelmi2342 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninkaan maskaxiyan ayuu u xanuunsahay saan u maleeynaayo ma fayooba qofkaan oo kale bulshada yaan loo soo bandhigin

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 ปีที่แล้ว +2

      Absouletly ma ila fiiyooba aniga ninkaan

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 3 ปีที่แล้ว +1

      @@muusboy6615 Kolley ama caqliga kugu yar ama sidiisaad u xanuunsaneysa ✌

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 ปีที่แล้ว +3

    Xaali hada ka hor ayaan dhageystay wareysi gaada meesha maseyrka halka ow kaa joogo lkn hadaaba intaan dhageysatay o soo casuumatay kan woxow wado il iyo dheg 🤲🤲🤣

  • @ysmrzm2314
    @ysmrzm2314 3 ปีที่แล้ว +2

    Rag somaliyeed waa in ay ku dadaalaan guurka 4 Xaas waayo waa Nimcad aan la so koobi Karin Aniga xalay tii sadexaad guursaday waana u sheegay in aan 2 hore Lee yahay tii 4 so wado
    Iso duceeya masha Allah
    Facebook so dhigayaa insha Allah
    Guurkeyga 4aad

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 3 ปีที่แล้ว

      Maskaxdaad ka xanuunsaneysa 💯

  • @fai602
    @fai602 3 ปีที่แล้ว +2

    Tinta Ku cadadey raaxo hagee Ku aragtey fakar a Ku diley

  • @faisoalikadiye2343
    @faisoalikadiye2343 3 ปีที่แล้ว +2

    Walal macn kan markale hanagu waraysan farax yaashii ayuubo nagudirayaye

  • @maryansaney6477
    @maryansaney6477 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamdi abaayo nin bililaqo rabo eee diinta ka soo gabanaaa iska ilaaaliya abaayo garoob ma rabyo waxuu rabaa gabdho 16jir ah wuy ku hadadaaa

  • @samirahassan2045
    @samirahassan2045 3 ปีที่แล้ว +5

    Aniga waxay ilatahay in ninka loo Ogolaado 2,xaas bes. Sababta oo ah koley waa kii kula guurasada marka hadii uu yahay ninka soobaxaya xaqooda 2 gabdhood is Oky

    • @ceeblaaadan4547
      @ceeblaaadan4547 3 ปีที่แล้ว +1

      Amayeel amadiida dheh weyimaan somaha

    • @cibaaduraxmaan2954
      @cibaaduraxmaan2954 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhh samiiro waxad Ka hadashay rabitaankaaga

    • @ceeblaaadan4547
      @ceeblaaadan4547 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cibaaduraxmaan2954 yaaiska yaalaahee

    • @yuusufabdi2054
      @yuusufabdi2054 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah 🤣

    • @shaaficixasan5157
      @shaaficixasan5157 3 ปีที่แล้ว

      Samiira hasan waa runta waagii hore in aan hal xaas guursado ayaan aaminsanaa lkin sanad ka hor ayaan ogaaday in ay doqonimo tahy in hal xaas ku ekaado sababto ah nimco rabi igudeeqay in aan isku yareeyo maaha🤣🤣.
      Maanso yar oo aan hablaha ku karbaashayo.
      Nimco rabi iigu deeqay in aad ii diido.
      Dabayrgoyso dadnimo iyo daw maaha
      Daa inkay dantaydu ogyahy afar buu iii dooray halse dan iima aha dareenkayga kuma filna
      Daacad baan ahy sadexna waa kugu dari halse dan iima aha .!!

  • @mohammedqadarabdi4847
    @mohammedqadarabdi4847 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wareysi xiiso leh

  • @Z3yn3b
    @Z3yn3b 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaligiin ayaa qaybiye Alllah waxa kasta haka horiman waxa Jira ragasoomaliyed dhamaantoot

  • @samirasomali5659
    @samirasomali5659 3 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢 allow sanadkan mala dhoho 1 ka bdn lama ogola 4 aaa😳😳😳 wan baxay ani😂😂😂 abayo xaali quruxley cusbo ku qubeyso mac jug tahay🙈🙈

    • @kasmiaragsan8168
      @kasmiaragsan8168 3 ปีที่แล้ว +1

      aby alle baneeyay qof dhihi karto majirto

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 3 ปีที่แล้ว +2

    Guur badan waajib ma ahan suno ma ahan si fiican diinta halo fahmo ninkan Dumarka qabo ma garooba kujira mise gabdha yar yar so aruuriyey ileen asaga iskuma rabo garoob marka laga hadlaye xaas badan waxa ugu muhiim San hala guursada ladhahay WA kuwa garooba agoon hesato ama ilma lagu so furey caawiya ladhahay ilmaha lakoriya kuwas halaga ducesta ladhahay nin somali naag garoob ma qiimeyan ilma iyada wadato silac ugu daran cules dhibaato aduun

  • @jawahirxasan9533
    @jawahirxasan9533 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah illhy ha ubarakeeyo waa nin buuxinaayo hamiga nabiga ceyhi salaatu wasalaam oo ahaa badiya guurka dhaxdiina si umadeyda ugu badato maalinata yoomul khiyaamo

  • @cabdicabdi6587
    @cabdicabdi6587 3 ปีที่แล้ว +4

    4 best

  • @xamdimaxamuud615
    @xamdimaxamuud615 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc xamdi abayo waxad kahadashay wax itabanayo nolaaw abayo

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 ปีที่แล้ว +2

    Diinta hadaa dib usoo nooleyneyso maa dadka bartid quraanka tafsiirka iyo axaadiista laakiin ummad baabaday laguma nooleyn karo afar xaas oo sisiman aan loo dhaqaneyn oo loo kala eexanaayo raga soomaaliyeed xaqa allaha waafajiyo wadada toosana allaha kuhanuuniyo aamiin

    • @hardcoresalafist4189
      @hardcoresalafist4189 3 ปีที่แล้ว

      Ninkan faraha kaaqad ee mad kahadashin xerka jinsiga oo labo nin isgursani karan nago ey isgursani karan.. kalexo takeye. Ninka kaliyee oo leh umada dinta halagu daqo leh.

    • @Sultan9op
      @Sultan9op 3 ปีที่แล้ว

      Dadka afarta xaas leh waan arkay waa dad caruurtooda nimco kamuuqato waa arkay

    • @farhanabdihussein4838
      @farhanabdihussein4838 2 ปีที่แล้ว

      Gabdhoow ogaaada ilaahay afar naag ayuu ilaahay inooo baneeyey

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 2 ปีที่แล้ว

      @@farhanabdihussein4838 afka waxaa kabarateen afar ayaa illaahey inoo baneeyey illaahey wuxuu yiri hadaa xaas leedahey oo mid labaad rabto guurso hadaa awoodo hadaadan awoodina haguursan laakiin raga soomaaliyeed waxey kasoo horjeedaan aayaatka illaahey ayagoo awoodin ayey guursadaan labaad iyo sadexaad markaasey xaaskii hore iyo caruurteeda qashinka kudaraan markey koraan ay shaqeystaane ayaga ayuu soo hoos fariistaa allaha idin waafajiyo xaqa wadada toosana allaha idinku hanuuniyo

  • @djao2212
    @djao2212 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaha in aay qiimo dhaceen ayuu arkay yaab

  • @mohamedahmedibro2001
    @mohamedahmedibro2001 3 ปีที่แล้ว +1

    Gaadhi buu kal degay kkkk

  • @mohamedaynab2061
    @mohamedaynab2061 3 ปีที่แล้ว +1

    TuuG Beenloow Dilaa Diinbo Wax kama TaqaaniD ❌👎🏽😡

  • @cabdiqanimahadmuuse8748
    @cabdiqanimahadmuuse8748 3 ปีที่แล้ว +3

    Anigu run ahaantii wxn aamin zanahay inay mazuuliyad darro noqonayzo hadaa adoon xaazkii hore iyo ilmaheedii aan muztaqbalkoodii meelayn aad mazuuliyad kale izku qaado.

  • @salehthab5798
    @salehthab5798 3 ปีที่แล้ว +1

    lakiin waxaan kuu haya ninkaan ustaad waaye.. aniga waa iga yaabiyay..

  • @cibaaduraxmaan2954
    @cibaaduraxmaan2954 3 ปีที่แล้ว +2

    Beenbadanaa nin 4 qaba waa nin 4 dab ku dhaxjiro

  • @qaashansaciid4
    @qaashansaciid4 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 ปีที่แล้ว +4

    Agah somaliyey ningan maxat u wad wadan ma asaga uhoreyay afar saxle alahu akbar jeceyl malahan afar xasle e iska daya

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 ปีที่แล้ว +1

      Saxix jaceyl maheysto afar xasle stress unba heysta

    • @hardcoresalafist4189
      @hardcoresalafist4189 3 ปีที่แล้ว

      @@quruxleyqalanjo5485 athiga oo iskabulo eh hhhhhh

  • @zamzamabdihassan4190
    @zamzamabdihassan4190 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan warka saxdiisa hadiilooshegayna wuxuu kadhigay maseyr waawaajib ninka inuu kakaafiyo familkiisa kadib wuxuu doono guursado3 lkn reerkiisiiyoo kaladaadsan ilmihiisiiyoo tarbiyo heesan inuu naagkale damciyaa waa qalad xageyga
    Ninkaan waxkaluu kudhaqmaa see saana wuu uhadlaa oo guurkii waajib cmluuu kadhigoya sorry ninyahow.

  • @canabgeeseycanabgeesey5310
    @canabgeeseycanabgeesey5310 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamdiyey bal talefanka igu balami sualo badana weedin lahaye

  • @janat23m
    @janat23m 3 ปีที่แล้ว +2

    islaamku dumarka ma up using ee xoriyad buuna siiyey anagu jacayl iyo kool koolin baanu rabnaaye inaanu 4 ku share garayno nin yaroo aan 1 xabo xataa siin karin jacaylka ay mudan tahay aduunku waa in yar inta lanool yahay gabdhaha waxaan oran lahaa kunoolaada full life intaad nooshihiin intaad nin 3xaasle 4 kunoqon lahayd fakar nolol kafiican baad uqalantaaye xataa nin ku suit gareeya hadaad weydo be single and enjoy your life alone

  • @runsheege9680
    @runsheege9680 3 ปีที่แล้ว +1

    4 xaasle qoftan woxo uburburiyay diiniyan, caqliyan iyo maskaxiyan intaba, ayada caadifad ahan uun bay uhadlaysa kkkkkkkkk

  • @sumeiyaismail3066
    @sumeiyaismail3066 3 ปีที่แล้ว +4

    Wale waa yaab ninkan yaa naga qabta ragu walayaye naa walaley hano wareysan kan mardanbe

  • @sscboy3547
    @sscboy3547 3 ปีที่แล้ว +2

    Afar xaas inla guursado waa khayr ma qofbaa khayr diida mansha allah

  • @wiloraghe2892
    @wiloraghe2892 3 ปีที่แล้ว +6

    Abuse man

  • @ilknj
    @ilknj 3 ปีที่แล้ว +7

    Somalis should stop this kind of men. This will lead to many leave the religion or hate the religion if this kind men doesnt stop.

  • @qaashansaciid4
    @qaashansaciid4 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah allaah kubarakeeyo

  • @faisalibraahin2073
    @faisalibraahin2073 3 ปีที่แล้ว +3

    Wuu xanuusanayaa ninkani halayska qabto dushiisay ka muuqataa beenta iyo dhibaataduba bal siduu u eeg yahay eeg inanta hadalkuu ka dafayaa wuxuu doonayaa inuu isagu kaligii uun hadlo

  • @Z3yn3b
    @Z3yn3b 3 ปีที่แล้ว +1

    Waykasiman yihiin

  • @muxiyadiinaqbal849
    @muxiyadiinaqbal849 3 ปีที่แล้ว +1

    Adigana hakugu daro

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii ninku haduu xaaskiisa run usheego waxba maxu maadaan

  • @Z3yn3b
    @Z3yn3b 3 ปีที่แล้ว +1

    Subax Alllah qasab mahe illahey hskucadibe

  • @muntahasharif963
    @muntahasharif963 3 ปีที่แล้ว +3

    Ar ssoomaliya maskinka wareysiye kaw uga siyen maskiin 🤣🤣🤣

  • @prinsessanbabe3326
    @prinsessanbabe3326 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin aana ka fakireeynin mustaqbalka 4 t xass ilmaha eey idhalaayaan lakiin ka fakiraayo naag kale nin laan ku dhici karto

  • @Rose_83k
    @Rose_83k 3 ปีที่แล้ว +1

    Very good the way u ask question Abayo I agree with u

  • @xamdimaxamuud615
    @xamdimaxamuud615 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamdi wa runtaa ee abayo ogaw iney kaafi la yihiin abayo wh afar hadey qabaan ilmaha dhan mahaqabtiri karaan

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 3 ปีที่แล้ว +1

    Habargidir nimadu yey kuqaadin doqon yehey buuran

  • @qamarishado8622
    @qamarishado8622 3 ปีที่แล้ว +1

    Nabiga khadiijo 25 sano ayee is qabeen lamana guursan ilaaa AY ka dhimaty waxan I waa sheego kor aga bax

  • @suleeqocaaqil172
    @suleeqocaaqil172 3 ปีที่แล้ว +1

    Halmid gabarna maogola gabar kale ninkana kama kasareyo kuwa afarta qabo lakin waainuu simaa xaqoda

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 3 ปีที่แล้ว +2

    Ar ninkaan markaan arko waa yaabaa ar yaa waresto maskiinyaasha

  • @mohammedqadarabdi4847
    @mohammedqadarabdi4847 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamdi Xaali wareysi kale ka soo samee arrinta soo ifbaxday ee ah in Sufyaan uu dilay wariyeyaal 1991 waaba hadii ay dhab tahay

  • @fartunabdi7131
    @fartunabdi7131 3 ปีที่แล้ว +1

    No nonononono o

  • @sumeiyaismail3066
    @sumeiyaismail3066 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkk wllo maxaad kawareysanaysa kan uu washee

  • @faridasomalbashoonbaaladha445
    @faridasomalbashoonbaaladha445 3 ปีที่แล้ว +4

    Anigu waxaan garanaa nin labo naag hal guri isla dajiyay

  • @mohamednuur9636
    @mohamednuur9636 3 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiga alaah ayaa maamulo

  • @salehthab5798
    @salehthab5798 3 ปีที่แล้ว +1

    ninkaan qabiir naago waaye walasheey xamdi xaali

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 3 ปีที่แล้ว +2

    Sx xamdi ninkaan asigaa damac badan waxan maqlay in nin afr xaasleh oo ubahday naagkle ayuu yiray yan furaa nagihiisa in uu iskugu yeeray tii ogalaatana uu lacg badan guri siinaayo sii uu mida uu hada rabo u arooso marka ninkaan ilah hanaga qabto

  • @muusboy6615
    @muusboy6615 3 ปีที่แล้ว +3

    Codsi Codsi Codsi
    Waxan u bahanahey 4 gabdhod o iga caawiyo inan bareejeyo odeygan hada diyaar tahey farta taag abaayo 😂

  • @safnaafilms2021
    @safnaafilms2021 3 ปีที่แล้ว +2

    Kan 4 naag ku qafiifay nimanka ilmaha dayaco inlaga hadlo muu ogalo

  • @Z3yn3b
    @Z3yn3b 3 ปีที่แล้ว +1

    Banaale dulaimi ayaad kusocotaa tuuku dinta baanhak shaagin tu aan shaqaynin hadhihin wuu Awood isalaamak waxakaset ubuuxi markaakadib huuruso halugaynin baanale munuka baden jooji nahaabeyo

  • @sabiriinmohmed4996
    @sabiriinmohmed4996 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin suud Soo xidhay diin xabadkama oga

  • @calibeldaje9347
    @calibeldaje9347 3 ปีที่แล้ว +8

    Afar xaasle nin dhib yar maaha
    Ee iska jir xamdiyey🤣🤣🤣

  • @yasminhasan1629
    @yasminhasan1629 3 ปีที่แล้ว +1

    Waligii qaaciidu Islaam ayuu sheegaa lkn aayad Qur'an ah ma sheego diimo badan oo kiristaanaan ayaan bartay ayuu yidhaah lkn diinta islaamku masheegin diimo badan oo hal kiristaana kaliya ayaa laynoo sheegay marka ninkan waxa uu dadka ladhax roorayo Allaha kaqabto balaa yastahan lassoo dirtay

  • @nissaabdikaadir3673
    @nissaabdikaadir3673 3 ปีที่แล้ว +1

    Maakiinka wareysiya nafta loogu keenay illah uun baa xaqiiqda og lakiin in sanoo dhan loo daba dhigto ma ahan wllhi😣