Comments kayga waxaan ku darsanayaa maanta dhiiga ayaa igu kacay saakay ma marka aan arkay ciidamada dhibaatada ku dhacday oo uu Axmed Madoobe nabaday waa dikta toor magac raadinaayo inshaa allaah qayra ka ayaa dam beeyo. Marka waxaan aad uga nax sa nahay dowladaha deriska oo awalba ka dambeeyey waxaan oo uu nagu suubiyey Axmed Madoobe soo uma arkaan in ay yihiin ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ay u arkaan kuwa daciif ah oo fursad ka dhex raadinaayo meeshaas.
Masiibooyin nagu habsaday bay ka mid tahay dolad cadow kuu ah in aad magangalyo waydiidato waa ayaandaro ceeb aan weligaeen inga harayn caqligii haduu daboolmay maxaan sugaynaa dhaliyaro baa isku dhamaatay hooyaana ku gablantay yaase ka naxaaya
Hassan sheikh hadu Axmed madowe wax ka qaban waayo ha is casilo duliga ma nin Hogaamiye kooxeed ah oo Gobol Af duub ku haysto haday gacan bir ah ku dhigi waayan soomaalia dowlad kama jirto uf aqas
Aniga dowlada somalia wankaqooste, dalkii laaluush aya lago qadanayaa Hassan iyo doeladiisa wadanka weegateen 😢😢😢
Xasan wuu Ina ceebeeyey alle ha ceebeeyo
😢😢😢 xaqiiq😢😢😢
War hal general oo somaliyed oo dalka xoog koqabsada malawaye dalkaan nin mohammed siyad bare ookale ayaa mamoli karaa
Xasan sheekh naga qabta niyow😢😢😢😢
Waa dhibaato iyo siyaadsad xumo waana dhibaato heysato cidaanka dalka waxeeyna jaanis siineysa itoobiya waayo waxeey arkeen jabka cidanka
Abwaan xassan sheekh baddi ayuu bixiyey ka soo hadal
Cadowga somalia wa dagaal ooge xasan masiibo. Runtii sawirkan wa LA oyay Anoop ah re jubalan 😢😢😢😢
Dalkii Somaaliyeed WuuBurburay Wllhi Ethiopia 🇪🇹 Way Guulaysatay.
Ax Ax Ax
Xasan dhiiqo ayaa sabab u ah waxa dhacay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xasan gurguurte ayaa ka masuula walalkeey. Ha is daaalin
kkk muxusamayn lahaa
Sorry dhalinyarada soomaliyeed ee la iska horgeeyeen shisheeye kalkaalinta daalimiinta Ah labada madaxa ka toogta wiilasha somaliyeed isku diray waxay Ay sababayaan burbur waxay noo liidayaan gaalada Aan dariska nahy cadowgana waana daawanayaa guul ciidanka Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 shkh shariif doorta xasan uu danbe hana maqashiin
Alla lagaaquisto laakin rajohalasugim soomalia
Markuu gacmaha taagaayo .ma misajid ayuu ku jire mise kitaab ayuu akhrinaye
Abwan askari somaliyeed maahan labaduba waa moorayaan gaalo gadeel ka taagantahay
abwaanow haguu kudambeyey aqoonyahan abi shuceyb walaahi wan kawlwlsanahay
Wlhi waa xanuun wiilal Somaliyed oo leys ku laynaayo madaxda Somalia alaah ka baqa ee dhalinyarada ha isku leynina inkaar haidin ku dhacdee😢
Anigu waxaan lanyaabanay axmed madoobe kuwa taageersan ee calankooda xabad ku ridaaya
Hada suaal iika jawaab Ethiopia 🇪🇹 ma iska celin karnaa 😂😂😂😢
Xasan gurguurte wadanka halaga qabto walalkeey
Xamse iyo xasan usheeg Ana hano shegine
Asc, kuligiin ragga somaliyed waa kuwa duliga nagaarsiyey
Comments kayga waxaan ku darsanayaa maanta dhiiga ayaa igu kacay saakay ma
marka aan arkay ciidamada dhibaatada ku dhacday oo uu Axmed Madoobe nabaday waa dikta toor magac raadinaayo inshaa allaah qayra ka ayaa dam beeyo. Marka waxaan aad uga nax sa nahay dowladaha deriska oo awalba ka dambeeyey waxaan oo uu nagu suubiyey Axmed Madoobe soo uma arkaan in ay yihiin ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ay u arkaan kuwa daciif ah oo fursad ka dhex raadinaayo meeshaas.
Masidaas ayaa kudhacay somalia
Waraa abwn cabaadka jooji mlintii la geeyey mesha mad ka hadashid
ẞxb firi raligenta Kenya sawiradi ey Soo dhiigeen in ay ka Sareen
😂😂 raali gelin maxeey taree hadeeyb soo dhigeen
Masiibooyin nagu habsaday bay ka mid tahay dolad cadow kuu ah in aad magangalyo waydiidato waa ayaandaro ceeb aan weligaeen inga harayn caqligii haduu daboolmay maxaan sugaynaa dhaliyaro baa isku dhamaatay hooyaana ku gablantay yaase ka naxaaya
JABKII UGU WEYNAA ABID !! CIIDAMADII XASAN WELIGOOD CEEBTAN KAMASOO KABANAYAAN!! NIN DHEER 😂OO GACMAHA SARE U TAAGAYA😂!! KENYA😂WEY NALA YAABEEN😂MAWAXSN BUU XASAN KU SHEEG CIIDAN U HAYSTAA😂???
AXMED🎉ISLAM🎉ADIYO DAWLADAADA🎉(RABBI) haydin xafido(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲
Waxman Ku shegaya in sad hubsato wàd aragto ẞxb by
Beenta dhaf
😂😂😂😂😂
Ceeb iyo fadeexad waaye
Maxu donay marka hore camar huno marku ku dulaya dada joga dhulkodi maxay ka done mada is wadisan horta
Hassan sheikh hadu Axmed madowe wax ka qaban waayo ha is casilo duliga ma nin Hogaamiye kooxeed ah oo Gobol Af duub ku haysto haday gacan bir ah ku dhigi waayan soomaalia dowlad kama jirto uf aqas
😂😂! MA DHUUSO AYUU WAXKAGA QABAN?
beenaali