NEW FILM SOORAAN AND JAWAAN 2019 (BAL AAN WAAYO WADANKOO MAR MAR AH)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 195

  • @ustaadsiciid6951
    @ustaadsiciid6951 5 ปีที่แล้ว +111

    Ramanan ta inta jecel inay nabad iyo barwaaqo ku gaadhaan
    Like iisaara❤️

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 5 ปีที่แล้ว

      Nio ramadanka likr ku radsanaysa bal kuwa kala yara dhanta kolay neb ku sali ku raadsada like adna

    • @hamzikfarah3036
      @hamzikfarah3036 5 ปีที่แล้ว

      Xidigaha Geeska zxp subscribe igu caawi

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 ปีที่แล้ว +18

    i am Taageeraha Sooraan wlhi 😆😀

  • @khadarsomalian5748
    @khadarsomalian5748 5 ปีที่แล้ว +19

    masha Allah somaliland 🙏♥️♥️
    hormaar wacaan : 🇭🇺🙏🇭🇺
    : somaliland Qarankaygi ✅✅
    ♥️from somalia 🇸🇴

  • @zamiyazweet2783
    @zamiyazweet2783 5 ปีที่แล้ว +60

    Inta sooraan uxiistay like 💚👀❤

  • @majidhochannel4820
    @majidhochannel4820 5 ปีที่แล้ว +14

    Wlhy beysan somaliland iyo buntland iyo kuunfurba canshuur labixiyey ineysan wax taren wadanka carab iyo gala malgashata waxna noo dhista ee canshuurta labaixiyo dad gaar ah baa ganacsiyo iyo guryo kusameysto waa ayan darada naheysata halka ay rer galbedku canshuurtoda kuhelan laamiyo tareemo keyrar biyo caafinaad
    😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓 like iisaar hadad igu racsan thy aragtideyda
    Reer somaliland reer buntland iyo reer kunfurba🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤ one love

  • @aamiincabdixirsi5652
    @aamiincabdixirsi5652 5 ปีที่แล้ว +9

    Soraan iyo jawaan inta jecel like ha ila dhaafin wll😎

  • @engabdisalam1665
    @engabdisalam1665 5 ปีที่แล้ว +5

    Bil kasta waanu bixinaa cashuurta wax lagu qabtana ma jirto ee jeebabka siyaasiyiinta ayuunbay ku dhacdaa.

  • @suxufikoke5379
    @suxufikoke5379 5 ปีที่แล้ว +23

    Hadaad Ku faraxsantahay ramadaanta subscribe iisaar

  • @ahmedgacanchannel5504
    @ahmedgacanchannel5504 5 ปีที่แล้ว +1

    nabiga halagu wadda saliYo dhaman inTiii igaH danbaysa scw .....likeTana ha illaH dhaafina

  • @ahmedti1955
    @ahmedti1955 5 ปีที่แล้ว +1

    I always support sooraan he is funny guy 😂😂😂

  • @mukho4665
    @mukho4665 5 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhhh
    Laaamaydaa saad
    Kugam Aysaaa

    • @ismo_official
      @ismo_official 5 ปีที่แล้ว +1

      Mukhtar ahmed ciise aaar subscribe please

  • @shaakirfdofficial157
    @shaakirfdofficial157 5 ปีที่แล้ว +17

    Cashuurta hadii la bixiyo xata dadkan heer ma gadhayan cashuurtana nin kala ku dhisanaya guri waxpa yan laysku odhan cashuur bixiya ee ha laysku baraarujiyo in cashuurta la mariYo marinkii lahayd

    • @AmiirNadridov
      @AmiirNadridov 5 ปีที่แล้ว

      warxumo tashiiloow ruwaayadu adee kugu socotaaye bixi horta canshuurta kadib kahadal wax qabad sidee wax laguu fahansiyaa adeer hadii xitaa qofkale haduu guri ku dhisto mar waxaa iman cadaalad gurigaas cadaalada soocelinoo wax unbuu wadanka tari reer awdal hadaan nahay waan taagernaa wanaaga anagoo og ineeysan cadaalad jirin

  • @apdiosman3649
    @apdiosman3649 5 ปีที่แล้ว +20

    Inta fahantay ninkaasi inuu yahay kii lhaa jiirbaan xaabo Ku qaaday like saar

  • @fadxibarre6283
    @fadxibarre6283 5 ปีที่แล้ว +21

    Inaan laydhku idiinka tagin habeenka Liverpool iyo barcelona like iisaara 😂😂 nacalaaye

  • @dontworry3390
    @dontworry3390 5 ปีที่แล้ว +1

    From somalia
    Somaliland waa aaminsan nahay
    inuu yahay wadan aan jaar nahay dhamaantayo

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 5 ปีที่แล้ว +3

    Sooraan iyo jawaan waan jeclahay

  • @maxamedcabdih.hussein8908
    @maxamedcabdih.hussein8908 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta jecel dambi dhaafka iyo naxariista allah liketa iigu qabta halla bakhiilinee

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 5 ปีที่แล้ว +1

    Cashuurta oo sifiican loo maamulo wadankastaaba wax ku noqdaa hadii kale wadamada dhulkooda dhistey aynu laabta ka caashsqno sidii in inagu leenahey dawladuna umada ha tusto cashuurtodi waxa loogu qabtey waxqabad muuqda.

  • @pooprickos226
    @pooprickos226 5 ปีที่แล้ว +5

    Sooraan soomaaliland dhab💚🌪🔴

  • @ALIIMZE
    @ALIIMZE 5 ปีที่แล้ว +8

    *dharka jawaan hadaaad kaheshy like ha iladhaaafin*

  • @pandawerner7983
    @pandawerner7983 5 ปีที่แล้ว +6

    Dadkan ku mucaradaya cashuur bixinta
    Cida la doorto muuse faysal ama cirro ma lacag uu leyahy ayuu wadanka ku dhisayay oo sitay
    Caqligu ha shaqeyo
    Wxay isu soo sharaxayen in wexena ay wax inoogu qabtan ee maha in ay jawaano lacag ah oo wadanka inoogu dhisayen ay siten
    Bulshoy wax kasta yaynan mucarad gelin

  • @mohameddualle3152
    @mohameddualle3152 5 ปีที่แล้ว +6

    Op Sooran iyo Jawaan Rag Culus Baa Soolaabtay

  • @dayibselaban6086
    @dayibselaban6086 5 ปีที่แล้ว +10

    Waa Layeeli Doonaa Ayaa
    Lacag. Lagu Doonayaa
    KKKKK KKKKK KKKKK

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 5 ปีที่แล้ว +7

    Barnaamijkan Wuxuu hordhac u yahay lacag shacabka laga qaadi doono dadkaas dhibaataysan ee aan cashuuri ku baaqan

  • @mohamouddahir841
    @mohamouddahir841 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sòran iyo jawan

  • @abdikanisulub4852
    @abdikanisulub4852 5 ปีที่แล้ว +1

    Wadanka dad tuugo ah ba ka buuxa shicibki marki horeba bakhtiyayey aya la rab in lasi bakhtiiyo dadku heyska jiraan system kan cashurta ah wuxu u faaideynaya ganacsatada ummada dhiig miiratey waayo qofka muwadinka ah laba canshuurod aya laga qadaya halka ganacsadaha hal canshuur isaga laga qadayo.

  • @weheliyetv1700
    @weheliyetv1700 5 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan zxbayaal subcribe ii saara chanelkan

  • @sadaammohamed8979
    @sadaammohamed8979 4 ปีที่แล้ว +1

    woow

  • @radhas2411
    @radhas2411 5 ปีที่แล้ว +1

    Dawladu ma waxanay bilowday iyadoon awoodin inay ganacsatada sicirka ujaan goyso..😭😭😭😭😭

  • @footballsoccer703
    @footballsoccer703 5 ปีที่แล้ว +6

    The first coment igu tabta liketa

  • @amalindho8338
    @amalindho8338 5 ปีที่แล้ว +2

    Cashuurta waa Xaq lkn goboladan iyo Degmada Cashuurta Laga gurayo wain Lagu Dhisaa
    O gobol cashuurtu bixiyaay Yaan Gobol kale lagu Dhisin
    Gaar Ahaan gobolka Togdheer wain Cashuurtisa lagu Dhisaa lkn daadki Cashuur ba laga qaaday hada daadki waxaba la tari maayo suura gal maaha
    Cadaaladu Ha Zarayso

  • @naleeyefilms4159
    @naleeyefilms4159 5 ปีที่แล้ว +14

    inta u xiistay soraan iyo jawaan subscribe somalinimo igu saar

  • @ahmedabdulahi4231
    @ahmedabdulahi4231 5 ปีที่แล้ว +3

    Subscribeka Ha leygu Caawiyo Si Aan 18 may Ugu Soo Bandhigo Asxbey Somaliland Ha Waarto

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 5 ปีที่แล้ว +2

    Wa sax cashuur bu wadan ku horu maraa ha la bixiyo cashuurta guul s/land

  • @bilyaneerabdirahman5137
    @bilyaneerabdirahman5137 5 ปีที่แล้ว +20

    Inta jiifka ku dawaneysa like ku qabta plz

  • @nobeltv1.9mviews62
    @nobeltv1.9mviews62 5 ปีที่แล้ว +4

    Clip-kani maaha mid buuxibinaya wacyigelintii loogu talo galay

  • @chapirzhakur3930
    @chapirzhakur3930 5 ปีที่แล้ว +1

    Intii sooraan iyo jawaan riwaayadooda uxiisay like isaaar

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey Aan ka Cabsano walalayaal

  • @zikoa7572
    @zikoa7572 5 ปีที่แล้ว +1

    Cashuurtu waa waxa wax lagu noqdo horumarkana lagu sameeyo dawladuna cashuurtuunbay kushaqaysa wax ku qabataa
    Lkn midbaa taa hoostaal wa in lahelaa marka koobaad cidi aaminka ahayd siyasiyiintu wa inay horta khiyanada iskadaayaan iyo tuugnimada umadana kasbadaan kadib ayaa cashuurta lagu aaminikaraa
    Lkn cashuur hebel jeebkisa kudhacaysa muhiim maha in labixiyaa maxayelay kolaba haday jeeb kasoobaxdo jeebna gasho tasi wax macna masamaynayso nin nikale baadsiiyey ayuunbay markaa noqonaysaaa

  • @saamideeq7702
    @saamideeq7702 5 ปีที่แล้ว +1

    hore u socdah

  • @AhmedAhmed-ez6nz
    @AhmedAhmed-ez6nz 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi ani riwaayadda maanan daawan waxaan la ilmeeyay maamada gaari gacanka wado tolow wiilal madhalin miyaa ay ku ciil baxdo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @samadoonkasoomaaliyeed1637
    @samadoonkasoomaaliyeed1637 5 ปีที่แล้ว +1

    Som power oo kooto loogu xiray laydhka qaaligaa malaga baqayaa waayada masaakiintii qandaraaska dulmigaa dusha loosaaray misane canshuurta loogu darayee

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofka canshuurta laga qaado hadi u weynaado shaqeyn waayo waa in la siiya hawla gaab

  • @khadarkhan1743
    @khadarkhan1743 5 ปีที่แล้ว +1

    Qasabad waxa umaleyay wax la cuno wacdalle 😂😂😂👌

  • @updullahiismail610
    @updullahiismail610 5 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhh wlhi waa yaaab shoooo wayba kacday meeshu waa wada cashuur guri ba ay alle ku dhig

  • @marcozmusic1593
    @marcozmusic1593 5 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 5 ปีที่แล้ว +1

    Sacad muuse tashay 5 cent ururtay lacag yar maaha isaaqa kalena waa dameeri dhaan raac.

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 5 ปีที่แล้ว

    Ilahe uga baqa waxa aad ku hadlesan umadaa iska dhibaatesan shilin kowda yaan daaro wadamo kale loga dhisan ee ayaga dib halowgu celiyo xisaabaa jirta aakhire kuwiina mesha wax so galiyana ha noqonina kuwo wax kasta umada xolohoda lagu banesanayo kuwii wadadii dadka lagu aamin siin lahaa in waxaani yihiin wax saxa

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 5 ปีที่แล้ว +3

    Ok garanaye canshuurta hala bixiyee yaa leh shirkadaha ma doowladaa leh mise nin gooniya oo waa bareefad ....war kalasaarah nin iyo geed kkkkk kala saara xukuumada iyo shirkada..xaram riba shirkadaha candhuta shacabka ka qadaya waa khalad ee Dowladu hala wateegto laydhka iyo biyaha

  • @zakisaeed3314
    @zakisaeed3314 5 ปีที่แล้ว

    Cidna wax nooguma qabato waayo waa arki lahayn waxaasi waa xaraan badheedha

  • @mohamedhassan6174
    @mohamedhassan6174 5 ปีที่แล้ว

    naw! jawaanow cashuurta cid hagrataa ma jirto anagaa maglaada hargiesa joogna ee waxa ka wacnaan laheyd idinkoo riwaayad wacyi gelin ah u sameeya raggan shaadhka dawladeed xidhan ee lacagtii ummadda laba liqey.

  • @kaamilfiqi6201
    @kaamilfiqi6201 5 ปีที่แล้ว

    Africa ummada canshuurta eey baxshaan wax ku hela ma jiraan

  • @axmedkayse1060
    @axmedkayse1060 5 ปีที่แล้ว +6

    wanu diidnay inan bxino cashuu🇷

    • @yassinibrahim5511
      @yassinibrahim5511 5 ปีที่แล้ว

      Axmed Kayse
      dee xamar aad

    • @sanewalker9887
      @sanewalker9887 5 ปีที่แล้ว

      @@yassinibrahim5511 haduu xamar aado izagaa la cashuuri iska daa guriye

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 5 ปีที่แล้ว

      Can shuur waa xaraan islaamka waa zako in la bixyo waxaas dhaqanka gaalda laga keeney

  • @boramaproduction
    @boramaproduction 5 ปีที่แล้ว +2

    SOORAAN IYO JAWAAN KAYSE RUWAAYADAHII NOO SOO CELIYA AAD AYAA LA IDIN TABAY

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 5 ปีที่แล้ว +1

    Shabka ayaa laboobeyaa,tuuggo

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 5 ปีที่แล้ว +7

    Fikradayduu sooraan kahadlayaa wlhi😂😂😂

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 ปีที่แล้ว +3

    Waanu bixi. Cashuurta baryo maaha

  • @aliiogimioo8115
    @aliiogimioo8115 5 ปีที่แล้ว +4

    Muse ayaa guryoo kuu distaa

    • @hawamohamudmohamud6652
      @hawamohamudmohamud6652 5 ปีที่แล้ว

      Sanad iyo bar ayuu madaxwyne yahai kahor yaa kudisan jireey ..waxa iskaaga kaaqaldaan dowladnimada iyo muse naceeyb

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 ปีที่แล้ว +1

    Dee anagaa naqaan kkkkkkkkkkk

  • @fihiimakhafar5793
    @fihiimakhafar5793 5 ปีที่แล้ว +1

    Cashuurna pixine may nee naga daaya ciyaarta😴😴😴🤓

  • @maxamadcabdi4082
    @maxamadcabdi4082 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa mawduuc muhiim ah

  • @waxtargroups4429
    @waxtargroups4429 5 ปีที่แล้ว

    Intavila taagerta like

  • @ahmedabdikalik7690
    @ahmedabdikalik7690 5 ปีที่แล้ว

    Sooraan dee malaa dukaamo farabdan 😂😂😂😂

  • @Mohamed_Ahmedd
    @Mohamed_Ahmedd 5 ปีที่แล้ว

    Riwaayada inta inanta iyo ninka yara madaw ad ka fiirsagan by ahyd laba jeer by kulmeen yago hore isga war haye

  • @jaamacmataan4586
    @jaamacmataan4586 5 ปีที่แล้ว

    Biyaha tooska ah wadada tooska ah iyo cafimadka tooska wada tooska ah hhhhhhh adigu hada maxaad ka hadlaysay

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 5 ปีที่แล้ว +2

    Inta canshurta bixisa😎 like

  • @amiirprown3119
    @amiirprown3119 5 ปีที่แล้ว +3

    SomalilaNd wixi aH like dhac igu sii 💖💖☝️🇩🇪❤

  • @jaamacmataan4586
    @jaamacmataan4586 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh wada tooska ah

  • @mufasacanada6509
    @mufasacanada6509 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland horumarto

    • @khadarsomalian5748
      @khadarsomalian5748 5 ปีที่แล้ว

      the repulic of somaliland 🇭🇺-🇭🇺
      region somalilande:

  • @iamhaleel
    @iamhaleel 5 ปีที่แล้ว

    Inta dadkan like ta dawarsanaya la yaaban like isaara

  • @abdihousseinabdi3357
    @abdihousseinabdi3357 5 ปีที่แล้ว +1

    Ha iska bixiyaan cashuurta

  • @mukhtaarciise7438
    @mukhtaarciise7438 5 ปีที่แล้ว +1

    Cashuurta la iga qaada halkay martaa martaa maxaase laagu bixiyaa?
    Suaashas lagama jawaabin soomaaliyeey

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 5 ปีที่แล้ว

    I’m sooraan side

  • @mohamudqazim1457
    @mohamudqazim1457 5 ปีที่แล้ว +1

    Naw oo Ragu waa zhaqo tagE 5ta cent ma madxtooyadiib lgu dhizayaa madaxeeeY

  • @sharmakejema4756
    @sharmakejema4756 5 ปีที่แล้ว

    Soran iyo jawan mawaxay kubiran dhiigmera tadi

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 5 ปีที่แล้ว

    Qarankaa u baahdey!!

  • @abdyshire7337
    @abdyshire7337 5 ปีที่แล้ว

    Somaliloan

  • @faizaladan6906
    @faizaladan6906 5 ปีที่แล้ว +2

    bulshooy soo bixi baada adeer waxba noguma qabataan ee xaranta maydaan ka dhergayba

    • @dhimbiilchannel5295
      @dhimbiilchannel5295 5 ปีที่แล้ว

      Waxaan meel lagadhilaanahay waa fikirkaa xun een wada Aaminsanahay faysaay wll

  • @saciidnurisaxaaq568
    @saciidnurisaxaaq568 5 ปีที่แล้ว +1

    Qabiilkaad xardhaysaan
    Xanta qaranka lagu wado
    Xaduud reero loo xiriro
    Xamar yaa ku geeyiyo
    Xunta sharafta laga dhigo
    Dad xasuusta baa jira

    • @sultanhanga
      @sultanhanga 5 ปีที่แล้ว

      siciid dinix Xamar Maxa kenay meshan

  • @najepbile1321
    @najepbile1321 5 ปีที่แล้ว +1

    War talaw 1$ ma hawlihi heego lagu fulinaya mise umada wx logu qabanaya

  • @hindamaxamed9327
    @hindamaxamed9327 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saciidnurisaxaaq568
    @saciidnurisaxaaq568 5 ปีที่แล้ว

    Nimankaa qabyaalad baa qaribaysa

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula 5 ปีที่แล้ว +2

    waa tuug iyo tuugo kalkaal ilaahayaw diirataadaaan dad dhaama dalka noogu dhiib

  • @ilkacase8282
    @ilkacase8282 5 ปีที่แล้ว

    Qoraaladina wan wada akhriyey war hal mid ogaada nio muuse laba sanno keliya u hadhay ama ka yar markaa wuuba tegayaaye yaynan indr dalka unicin

  • @sharmarkekhalif8122
    @sharmarkekhalif8122 5 ปีที่แล้ว

    Goljano hargiesa

  • @sacadcabdi9808
    @sacadcabdi9808 5 ปีที่แล้ว +3

    😅😅😅 oo tii hore maxa lagu qabtey .
    Idinkana miya la idinku soo shubtey sotlelca idin so fangareyy

  • @maxamadcabdi4082
    @maxamadcabdi4082 5 ปีที่แล้ว

    Waay saxan hiin

  • @hamzeaydiid9687
    @hamzeaydiid9687 5 ปีที่แล้ว

    Waar sooraan iyo jawaanoooo cashuurihii hore meel ay mareenbaa la raadinayaa idina tukalaad noo horseedaysaan wlhi blhi bixin mayno markii horaa dhakh dhakh lanagaga taajireee

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 5 ปีที่แล้ว +1

    Cashuurta waxa bixiya lacag qaataha maaha lacag bixiyaha

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ban uuga xumay dad waxoodi hore wax loogu qapan wayay in nolol maalmdedkeedi loo soo jeeste riwayada Waa gogol xaadh waar waxan halaga dhiidhiyo oo halaga kaco niyaw

  • @hamzeaydiid9687
    @hamzeaydiid9687 5 ปีที่แล้ว +2

    Kadaa jawaanooow beenta wlhi dalkan cidna uma maqna ceelna uma qodna kaliya waxa kaa hadlinayaa waa qabaxda lagu siiyay miyaaa

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimankani sirta noloshay fahmen iyo sida shaxaad dawladed loogu nolado cashurta wax iibsiga ku yeh shekadiinu waa siyaasiyiinta tuugada ah jeebka usii buuxiya

  • @hassantall9352
    @hassantall9352 5 ปีที่แล้ว

    Dadka biyo la'aab baa haysa hooyada 20 laha wadata arka aaaway hormar ka ay sheegayan

  • @abdikanimohamedadan9085
    @abdikanimohamedadan9085 5 ปีที่แล้ว +1

    Waar dulmiga Muuse umada kuhayo maad dadka u iftiimisaan intaad cashuur bixiya leedihiin xishooda hhhh like

  • @qanciyechannel5706
    @qanciyechannel5706 5 ปีที่แล้ว +1

    Aar naga aamusa

  • @amusane5872
    @amusane5872 5 ปีที่แล้ว

    Garuun

  • @mohomeddaauud4762
    @mohomeddaauud4762 5 ปีที่แล้ว +1

    Rag raga oo wakhti zoo qaatay

    • @abdirahimosman8144
      @abdirahimosman8144 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed walaalkeyga Rabi janadiisa hanagu kulmiyee subscribe ii saar ina soo booqo allaha ku barakeeyee walaalkeygow

    • @mohomeddaauud4762
      @mohomeddaauud4762 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirahimosman8144 hye pro igu halee

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 5 ปีที่แล้ว

    Musuqa masuqa ina la yeereyo weeyi marka ayay cashurti wax taraysa shacabkana ay la xisabtami karan madaxdoda inta ayna tasi dhicina de wadadii la yaqan iska mari shacabkuna dhoqada ayuunbay cuni fikir muhiima keena bulshooy

  • @abdirizakyousuf5184
    @abdirizakyousuf5184 5 ปีที่แล้ว

    Maxay dhaheen cashuurta wax iibka wllhi way soo shaqo tageen sooran war aanan hayn baad noo soo gudbisay

  • @MioMusicTube
    @MioMusicTube 5 ปีที่แล้ว

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    Fadlan Igu Caawiya Wllayaal
    👉👉👉Subscribe Ta 🙏🙏 Plzz Plzz