DHAANTO CUSUB | AX_EESHCALAA, CABDI WALI & KHADRA WADANI | SOO AFJARAY SHABAAB-VIDEO-2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • Chenelkan waa chenel yuotube ka Rasmiga ah ee “AXMED EESH CALAA PRO”
    Chennelkan waxaad ka heli doontaan murti iyo madadaalo Af-keena iyo dhaqan keena kor loogu soo qaadayo
    Waxaa kale ood ka heli doontaan heesaha wadanigaa, heesaha jacaylka ah, dhaantada, brank yada dadka caanka ah, Riwaayadaha IWM
    Hadaba mudane / marwo SUBSCRIBE saar chennelka si aad ula socoto waxkasta oo cusub oo aanu halkan kusoo upload garayno mahadsanid muwaadin
    ERAYADA- CABDI KHADAR MIYIR
    LAXANKA- MUXYADIIN SHAAHID
    MUSIC- CABDI QAHAAR ILKACASE
    CODKA- EESHCALAA, CABDI WALI & KHADRA
    CAMERA-1 AXMED HIMILO
    CAMERA- 2 ASAD AXMED
    CAMERA- 3 NAGEEYE
    EDITE - NAGEEYE (NG)
    Chenelkan waxaad ka heli kartaa oo uu markasta diyaar kuulayahay
    ✔ Riwaaayado
    ✔ Suuganta qaybeheeda kala duwan
    ✔ Madadaalo
    . 🤝MIDNIMO-QARAN-FILMS🤝
    Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅
    ✈️Link ga face book / axmed-eesh_calaa-offic...
    ✈️Link ga instagram www.instagram....
    ✈️Link ga secend chenel / @ahmedeeshcalaa

ความคิดเห็น • 373

  • @sacdiyo1122
    @sacdiyo1122 4 หลายเดือนก่อน +12

    Rer abtigay ogadenia 🇬🇲 guul mrkasta I.a ❤

  • @falxadcqaadir6279
    @falxadcqaadir6279 2 ปีที่แล้ว +13

    Nama soo haweysto alshabaab iyo alkhushaashba guul new polic💪💪💪

    • @CamilMursal
      @CamilMursal 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

  • @maayam.xed1342
    @maayam.xed1342 2 ปีที่แล้ว +16

    Horta jigjiga ayaan usoo socdaa wax iku soo dhaweeyo aan rabaa

  • @faizam523
    @faizam523 2 ปีที่แล้ว +4

    Aleylehe maantey soomaali u banaan tahsy I ey heesaanboo dhaanteeyan mar hadii la fahmey xasuuwuu alwushaash iyo diinta beenta ahey ku hoos dhuumanayeen tuugta tuugtu dhashey hala xaaqo. Guul iyo gobanimo shacabkeena 🥰❤❤🙏🥰

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 2 ปีที่แล้ว +6

    🔥🔥🔥🔥libaax laba maaha keep going walaaalahay🔥🔥🔥

  • @fathimohamutt4956
    @fathimohamutt4956 2 ปีที่แล้ว +7

    geesiyaashaydii alle ha idin guuleyo Liyuupolice

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 2 ปีที่แล้ว +10

    Geesitaasha reer tolkay from djbouti

  • @gobeyibraahim7199
    @gobeyibraahim7199 2 ปีที่แล้ว +28

    Maansha allaha jiigjiiga illahoow in xafid sharta in ka xafid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @iqramohamudwaces8033
      @iqramohamudwaces8033 2 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🥰🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪

  • @marwomohammed1249
    @marwomohammed1249 2 ปีที่แล้ว +6

    Rag eigdeh kabax tolkey my diga Ala liyu bolez huga dalka gul iyo gubanimo tulka liyu bolez keep going

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 2 ปีที่แล้ว +8

    Shabaab ma so afjarten 🔥

    • @samatarhassan7301
      @samatarhassan7301 2 ปีที่แล้ว +5

      Yes💪
      mar hadad dhanto maqashid wa laga soo farxashayi 💪💪

    • @user-dz1bq5zy6s
      @user-dz1bq5zy6s 6 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @khaalidciise8758
    @khaalidciise8758 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwan Sanadka EEsh calla nimanka wad ku tukatay wlhi kudigashii Abid ugu xumayd👍👍

  • @ahmedmowliid71
    @ahmedmowliid71 2 ปีที่แล้ว +16

    My dhigeyga gull iyo gobinimo🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪

  • @abdifitaaxyare487
    @abdifitaaxyare487 2 ปีที่แล้ว +20

    Wllhi geesinimadu waa udhalasho
    Reer jigjigoww waan soosocda guri iidiyarsha 💕

  • @xidigtdaaroodandog9723
    @xidigtdaaroodandog9723 2 ปีที่แล้ว +6

    Woooow geesiyad lyuu bolisa🇬🇲💪❤

  • @yaasmiinlove1054
    @yaasmiinlove1054 2 ปีที่แล้ว +7

    Weeeey wacaajiib adaad bn utageersanahy dowldeegan kaa soomali galbeed nooladha🌷🌹💕💕💕😍😍😍

    • @laylamaxamed331
      @laylamaxamed331 7 หลายเดือนก่อน

      🥰😍💯❤🧡💝💖😻👊👍👍🤴🚔🌟🌈

  • @IsmaaciilDhiblaawe-b9b
    @IsmaaciilDhiblaawe-b9b หลายเดือนก่อน

    Waxan kaa soo salaamaa ceel puur from galgaduud we love you reer jigjiga❤❤❤😊

  • @maxamedismaaciilofficial1674
    @maxamedismaaciilofficial1674 2 ปีที่แล้ว +26

    Wow wow masha Allah wllahayo dd somalida hiil iyo hooba waanu la garab taganahay hadanu nahay shacabka jamuurida barakaysan ee somaliland i.m Hargeisa

    • @alshabaabfromchamame6101
      @alshabaabfromchamame6101 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxa lagaaga baahan inaad gasho jihaadka mujaahidiinta alshabaab

    • @abdifatahbudul8467
      @abdifatahbudul8467 2 ปีที่แล้ว +3

      Guul iyo gobanimo ree hargeysa💯❤️

    • @abdifatahbudul8467
      @abdifatahbudul8467 2 ปีที่แล้ว +1

      @@alshabaabfromchamame6101 mujaahidiintu waxba umada muslimiinta ah yayna kusoo wareegaysane kuwa dhibaataysan falastiin qaza ayaa gargaar kaaga baahan Nacalad eebe hakugu dhacde😭😭

  • @qamarhassan2064
    @qamarhassan2064 2 ปีที่แล้ว +7

    Aflibaaax miyaa laguso ordaa💪Liyuu police 🚔♥💯💯💯❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌

  • @mohammedhassan2370
    @mohammedhassan2370 2 ปีที่แล้ว +19

    Mashaa Allah geesiyal guul iyo gobanimo amiin cidanka gadamada harmacadka lakasha Allah kulajire

  • @hayat-Ahmed2016
    @hayat-Ahmed2016 2 ปีที่แล้ว +15

    EheL Loo dhinto DDS😍🌹
    aloow nabada noo siYaadi🙏

  • @ahmeddeqow9422
    @ahmeddeqow9422 2 ปีที่แล้ว +13

    Al shabab intan layno ayan hadana hess uqadeyna Real OGADEN

  • @abdirahmanabdi8797
    @abdirahmanabdi8797 2 ปีที่แล้ว +5

    Gull wacan walalahey rer ddsi from kenya

  • @raxmocabdi1000
    @raxmocabdi1000 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaw eshcalaa dhanto

  • @yasiidmohamed1677
    @yasiidmohamed1677 ปีที่แล้ว +1

    Ehel loo dhinto dds somalinimo liyuu

  • @quruxsaanofficial9368
    @quruxsaanofficial9368 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah horay usocda

  • @maxabosuluub1622
    @maxabosuluub1622 2 ปีที่แล้ว +5

    Manshaalah guuul guuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤🙏🙏🙏👌👌💯💯💯❤❤❤❤❤

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤💪
    Xooga gaarkaa Ee Liyuu Somaali🇸🇴❤Waan arkaynay Sidaad ugu un kadeen Casharka lama ilaawaan kaana ugu dhigteen,
    argagixisadii Qawaarijtii alqushaash,

  • @ahmedabdirahman8421
    @ahmedabdirahman8421 2 ปีที่แล้ว +8

    Guuleysta somali galbed
    Dhaantada waa cajiib

  • @MunaDagen77
    @MunaDagen77 2 ปีที่แล้ว +33

    We love you guys from somaliland I will come to jigjiga if Allah say 😊 ❤️ ♥️ 💕 🙏 💖 😊 ❤️ ♥️

    • @hindahuseinomar2937
      @hindahuseinomar2937 2 ปีที่แล้ว

      M.a aad iu aad😘😘😘🥀♥️

    • @maryamadahir6649
      @maryamadahir6649 7 หลายเดือนก่อน +1

      Asc wrb abti got the scene tickets 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅to just a 😅😅😅😅

    • @MaxamedCisman-mc1mh
      @MaxamedCisman-mc1mh 7 หลายเดือนก่อน

      😅😮​@@maryamadahir6649

  • @sahrasaeed6793
    @sahrasaeed6793 2 ปีที่แล้ว +17

    Waan idin jecelnahay wllhy idinku fana hadan nahay reer somalilnd waxa tihin dadka keliya marku dhib nasoo dhago garabka na siiya wada jir wacan wllhy from somalilnd vs burco

    • @fardosayusuf5858
      @fardosayusuf5858 2 ปีที่แล้ว

      Waaaw wll qaali wada jirku waa wax wngsn wll ayaana wada nahay ❤💪🇬🇲🇬🇶waanu idin jecelnahay anagaba

    • @user-dz1bq5zy6s
      @user-dz1bq5zy6s 6 หลายเดือนก่อน

      @@fardosayusuf5858 tag

  • @haaniquen2890
    @haaniquen2890 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhiidhi es gushuwadhankina yaan laydinkudayin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AamiinCusman
    @AamiinCusman 8 หลายเดือนก่อน +2

    guuuuuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminmhassan3601
    @aminmhassan3601 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow wow Mashaa allah Guul liyuu police good luck keep going bro

  • @adamali9736
    @adamali9736 2 ปีที่แล้ว +12

    VIVA LIYUU#AFDHEER#HARGEELE

  • @xikmaad__dheemaan5335
    @xikmaad__dheemaan5335 2 ปีที่แล้ว +6

    Waaaaaaaw gulesta walalday

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 ปีที่แล้ว +6

    maasha allaah guulaysta

  • @fahmamohamed7747
    @fahmamohamed7747 2 ปีที่แล้ว +8

    Ala liyuu wakuwii kaliix an kusexano habenki galabkina alaha gaaalo 😭😭❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @xamdaxasan4419
    @xamdaxasan4419 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going horu mar wacan ilaahay ha,idin xafido

  • @sahracismaan7213
    @sahracismaan7213 2 ปีที่แล้ว +3

    Guuul wacn liyuu poolis

  • @naleye1
    @naleye1 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walalaheey insha Allah waan midobi donaa. Somali 🇸🇴 meel walba ee jogaan ilahoow mideey cadoga ilaheey nagaqabo Ameen yaa rabi Somali 🇸🇴 Somali 🇸🇴 Baaleh🇸🇴❤️🙏

  • @zamzammohamed6729
    @zamzammohamed6729 2 ปีที่แล้ว +5

    Guul wacan

  • @maxabosuluub1622
    @maxabosuluub1622 2 ปีที่แล้ว +2

    Wooooo guuuul guuuul ❤❤❤❤

  • @Shiineshow1
    @Shiineshow1 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa jaben Saas waaye

  • @supeercali4290
    @supeercali4290 2 ปีที่แล้ว +3

    Woow wooow wooow wooow wooow waxasaa nina

  • @maryansulub9240
    @maryansulub9240 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah guuleysta ciidankeena

  • @inahooyo4811
    @inahooyo4811 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan ahay liyuu shabaab soo afjaray

  • @xaashixaashimaxamuud7687
    @xaashixaashimaxamuud7687 2 ปีที่แล้ว

    M.n alaah esh cala Al abdi wali idil ayruush dhamaan hobalada ddsi guuul

  • @naleye1
    @naleye1 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walalaheey waan idin jeclahay Somali 🇸🇴 Hanolaato Ha is racdo insha Allah 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @hindahuseinomar2937
    @hindahuseinomar2937 2 ปีที่แล้ว +4

    Ww gesinimo waa udhalsho gul iu gobanimo tolkeyga rer jigjigo🇲🇼

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 2 ปีที่แล้ว +1

    Eesh calaa iyo xertiisa walee rag jiraad tihiin sxb. Guulaysta goorwalbaba

  • @dhool9781
    @dhool9781 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah guul dds guul

  • @maxamedyare569
    @maxamedyare569 2 ปีที่แล้ว +12

    Guushu waagarab kiina insha allaah idinkuna dhiiri galin kawada ciidanka reer DDS guulaysta

  • @deeqaomar8379
    @deeqaomar8379 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul guuleeysta. Aamiin yaa Allah.💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 หลายเดือนก่อน

    Axmed Qurux inaaderkay 🥰😘❤️

  • @ramaaguda5281
    @ramaaguda5281 2 ปีที่แล้ว +1

    Caruuta la soo qalday

  • @lacagmohamedaden33
    @lacagmohamedaden33 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah allaha idin xafido huuno

  • @AdenAli-i9c
    @AdenAli-i9c 3 หลายเดือนก่อน

    Mashalah soomalida waa run❤❤❤❤❤

  • @Sagalroob
    @Sagalroob 2 ปีที่แล้ว +2

    Guuuul guuul 💪💪💪💪💪💪💪👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎊

  • @ciisecabdi893
    @ciisecabdi893 2 ปีที่แล้ว +1

    waaw waxasa dhanta abwan eshcala horay usoco

  • @husseinaden7255
    @husseinaden7255 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan erinay alshabaab
    Eber baan ka siinoo
    Wada aasnay gebigood.

  • @fatimamoumin5689
    @fatimamoumin5689 2 ปีที่แล้ว +3

    DDSi 🇬🇶 my blood 🇸🇴guul iyo gobonimo from Moqdisho
    Ciidanka xooga dalka Soomaaliya dhaanto inooga samee
    Abwaan eshcalaa😍🙏 mahadsanid

  • @IlwaadAxmad-d8g
    @IlwaadAxmad-d8g 5 หลายเดือนก่อน

    Guuuul❤❤❤❤

  • @abuukarak342
    @abuukarak342 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuleeysta geesiyaal ku dayasho mudan

  • @xaashixaashimaxamuud7687
    @xaashixaashimaxamuud7687 2 ปีที่แล้ว

    Alqushaash intaan ayar soo af jaray 🛫in aan sooo qabtiyo in la asay saw kuma soo af jariin

  • @abdimalikgurealandulosi7915
    @abdimalikgurealandulosi7915 2 ปีที่แล้ว +1

    Urodkeee kadaci waladaa ogaaa hhhhhh yes

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +5

    Liyuu bolis guul❤️🙌

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah shacabka ddsi wa dad an jeclahay guul iyo gobanimo from somaliland💚🤍❤

  • @sakariyemiise6532
    @sakariyemiise6532 2 ปีที่แล้ว +4

    War dhaantaan idinkahayaa walee saa kuwada sxbayaal

  • @hindamohamed6391
    @hindamohamed6391 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaw waaw cadawu kee macabay🙏🙏🙏💪💪💪💪

  • @mahadafdhuub9130
    @mahadafdhuub9130 2 ปีที่แล้ว +3

    Maaansha alaaha geeshka yagow guulaysta

  • @sahrasaeed6793
    @sahrasaeed6793 2 ปีที่แล้ว +6

    wwww masha allh guul wacan idin rajaynya garabkinan nahay from somalilnf

  • @gaasyare2598
    @gaasyare2598 2 ปีที่แล้ว +2

    Geesiyadiii liyuuuuuu

  • @IBRAAHIMALI743
    @IBRAAHIMALI743 2 ปีที่แล้ว +4

    War ninka music ga tumay inaba caadi mahaan guuelysta Abwano qaali ah

  • @abdoulkarimabdoulkarim4782
    @abdoulkarimabdoulkarim4782 2 ปีที่แล้ว +7

    mashallah gulu gulu my tolkey dds to from Djibouti

  • @abdiqafr8094
    @abdiqafr8094 ปีที่แล้ว +1

    Hambaly hambaly

  • @hafsaahmed498
    @hafsaahmed498 2 ปีที่แล้ว +4

    waaw.guul guuul.iyo.gobanimo.abtiyal

  • @CumarSmacil
    @CumarSmacil 4 หลายเดือนก่อน

    Manshalaal❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhiyoDahir-di8xy
    @FarhiyoDahir-di8xy 6 หลายเดือนก่อน

    M. a guuul guulguul wll ❤❤❤❤

  • @ridvvannahmeth2030
    @ridvvannahmeth2030 2 ปีที่แล้ว +4

    Guushu waa garankiina icha allah dds guulaysta

  • @gedowadan2092
    @gedowadan2092 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah Ogaden IGA badan

  • @sulekhaahmed8473
    @sulekhaahmed8473 2 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuuuuuuuuuuul

  • @falismohamed3228
    @falismohamed3228 2 ปีที่แล้ว +7

    dhiiga 🇬🇲🇬🇲🇬🇲♥️♥️💋

  • @raxmocabdi1000
    @raxmocabdi1000 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul leesta waligiin dhiigeygi

  • @abwaandaajiyeofficial3377
    @abwaandaajiyeofficial3377 2 ปีที่แล้ว +1

    Eesh calaa mala muqdisho dib ugu soo noqon maysid is ilaali zxb

  • @muktarjelle7220
    @muktarjelle7220 2 ปีที่แล้ว +1

    M,a abwaan eshcalaa

  • @ahmedibraahimali8090
    @ahmedibraahimali8090 2 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations DDs

  • @kingmcxboss185
    @kingmcxboss185 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul

  • @FaayMaxaad-op8dx
    @FaayMaxaad-op8dx 6 หลายเดือนก่อน

    M.a guuleesta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul my police

  • @sadikhussein8179
    @sadikhussein8179 2 ปีที่แล้ว +6

    Love you Ogaden

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhanato shiidan khadar cood macan

  • @cashoali9342
    @cashoali9342 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshalh geesiiyal guul al qushaash waa laso afjaaray

  • @halimaabdidirie722
    @halimaabdidirie722 2 ปีที่แล้ว +2

    Ciidanka dhirigaliya si ay ugu dhiradan cadowga

  • @ahmedhasan2837
    @ahmedhasan2837 2 ปีที่แล้ว +3

    guul waa dhan keena dadkaygow alqushash waad aragteen dhibkay walalen somali ku hayan ilahay haka dulqade waa cadow umada somaliyed loso diir meshi lagu arkaba dhiigodu waa xalal

  • @moxaammadaxmad-is3sc
    @moxaammadaxmad-is3sc 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guul somali galbiid

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw masha allah

  • @engnajib3128
    @engnajib3128 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhiga geaiyadeydi
    Liyo polic iyo shacabkeyga allaha nodayo
    Dadki la iga berow qalbiga idinkala joga

  • @raaqiyo----ruun4675
    @raaqiyo----ruun4675 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuul

  • @landhere10
    @landhere10 2 ปีที่แล้ว +4

    Afdher my homeland Allow cadow kaqabo

  • @saynabfarax8491
    @saynabfarax8491 2 ปีที่แล้ว +4

    🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲