Ruwaayadii | Ha ila Guursan | Part 6 | 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • @brjifilms@alihindi@hobfilms@ munafaysal

ความคิดเห็น • 421

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 หลายเดือนก่อน +157

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 10 หลายเดือนก่อน +39

    Waa Xaqiiqooyinka Dhaca 👌🏾
    Dumar Iyo Ragba Qaarbaa Layska
    Maamushaayo Reerahoodu Kuburburaan

  • @barwaaqoabdi2039
    @barwaaqoabdi2039 10 หลายเดือนก่อน +94

    Team MUNA faysal ciise diin❤🎉😂

    • @user-pb4zb7qz6e
      @user-pb4zb7qz6e 10 หลายเดือนก่อน

      Wanu ku wadana qaliyeeey❤😂

    • @najmasiciid4486
      @najmasiciid4486 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-pb4zb7qz6e😅

  • @CabdiwahaabIbraahim-jt4gk
    @CabdiwahaabIbraahim-jt4gk 10 หลายเดือนก่อน +18

    Muna faysal qof la acting ah kamajiro dhulka somalida keep going sister❤

  • @nasrasidiiq
    @nasrasidiiq 10 หลายเดือนก่อน +37

    Wlhy riwaydan waxay ka hadlaysa siday dumarku iskaga walan guryahana udumiyan 😢

    • @AmoULaUpthe
      @AmoULaUpthe 10 หลายเดือนก่อน +4

      Dadki caqliga u sxbka ahaa ❤

    • @abshirohussein8406
      @abshirohussein8406 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waaqica kahadlaysaa wlhi qofkii lawalikaro wa saas😅

  • @deeqagopey1580
    @deeqagopey1580 10 หลายเดือนก่อน +5

    Amarka ilhay muna lanted hal riwayad un ban dawaday ima dha dhanto hadii ay munka maqan tahay muna fasal ciide diin nolow qalpiyey❤

  • @qalbideeqa8392
    @qalbideeqa8392 10 หลายเดือนก่อน +27

    Xuseen iyo muni siday iskugu soo baxayaan😂😂😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 10 หลายเดือนก่อน +17

    Naa dee inanta daaya timaha muuqanaye waar dee adna inanta soodhawow haku odhàne shidh kaxishooda hhhhhh😂😂😂😂😂❤❤😅😂😂😂😂 muna faysal ciise diin noolow queen

    • @user-yr5dp6ue3r
      @user-yr5dp6ue3r 10 หลายเดือนก่อน +1

      soo dhowow wll😂

  • @haniali4142
    @haniali4142 10 หลายเดือนก่อน +42

    Labada naagood wxba mamatali aqaanan rer mii caadiya lamoodaa muna legenad😂❤

    • @kawsarsalebaan5699
      @kawsarsalebaan5699 10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa ma argtay 😅😅

    • @user-yr5dp6ue3r
      @user-yr5dp6ue3r 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@kawsarsalebaan5699may ma arag😂

  • @RaaqiyaAliburco-py8pp
    @RaaqiyaAliburco-py8pp 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mxn kaga so dhawanaya alaabta isii 😂😂😂😂😂😂😂ala beerka

  • @AsmaBare-sv1pl
    @AsmaBare-sv1pl 10 หลายเดือนก่อน +6

    Dumarkuway iswalaan waa ruun 😊

  • @iqraibraahim3195
    @iqraibraahim3195 10 หลายเดือนก่อน +7

    😂😂😂na muno wlhi rer baadiye caadi lagu mooda sida ujileeso masha Allah wan ka helay wlhi

  • @nastexomaxamed6152
    @nastexomaxamed6152 10 หลายเดือนก่อน +18

    Muna wan ka helaya wllhi 😂😂😂

  • @user-wn6vf2od4c
    @user-wn6vf2od4c 10 หลายเดือนก่อน +37

    Dhalin Yaro ahaa waxaynu uhaysana xaraabe ahaan lkn micne aad uwayn bay xanbarsantay riwaayadani waxanay cadaynaysa in ay jiraan dumar habaar qaboyina oo guryk badan sidan ugalftay ama dumar badan oo masaakiin ahaa galaaftay😢😢😢

  • @user-bi6em8fy6i
    @user-bi6em8fy6i 10 หลายเดือนก่อน +5

    You tube waxaan usoo galaa muna fayzal❤❤❤❤

  • @farahderejo9045
    @farahderejo9045 10 หลายเดือนก่อน +15

    Muno wlhi waa fanny haaaye say u leedahy😂😂

  • @xamdaadam2327
    @xamdaadam2327 10 หลายเดือนก่อน +10

    MUna faysal top wllHi waxa iga gadan sidayareyy u LeDahy HaaaaYe😂😂😂😂

  • @YusraAbrirahman
    @YusraAbrirahman 10 หลายเดือนก่อน +9

    Muna Faysal Cisse Diini Real Queen❤

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 10 หลายเดือนก่อน +7

    Muna wa funny wlhie 😂😂waxa iga gadan sidey u leedahay Haaaaye😂😂😂😂

  • @zuumiahmed146
    @zuumiahmed146 9 หลายเดือนก่อน +3

    Naa munay dumarku yey Alaabta kaa dhicin😂😂😂

  • @najaxnuux9869
    @najaxnuux9869 10 หลายเดือนก่อน +15

    Waxan riwaayad way dhaftay wllh😂❤😊

  • @asmaabdikadir3065
    @asmaabdikadir3065 10 หลายเดือนก่อน +32

    Riwaayaduba waa muna iyo ninkeda kkkk😂❤

    • @roodaqayre2831
      @roodaqayre2831 9 หลายเดือนก่อน

      Hadaa wll maxaa rabty🤣🤣🤣

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 10 หลายเดือนก่อน +7

    War naguhu shaydaansanaa OO nagtuna doqonsanaa😂😂munoy keep going 😂❤

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 10 หลายเดือนก่อน +4

    Lkn munay marka qosol ka laga yimado reer miyiku iyaga ugu akhlaq wanaagsan o ixtiram badan

  • @haniahmet2407
    @haniahmet2407 10 หลายเดือนก่อน +2

    Muuna faysal jilinkeedu heerki hibaaq gobaad ayuu usii dhawyeyyy bestie talent 😘

  • @manerajepreel2696
    @manerajepreel2696 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ruwaayadani wllhi xiligan maanta taagan ayey ka hadlaysaa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 10 หลายเดือนก่อน +7

    Soodhowoowa Maxaankaagaso Dhowaada Alamunaay waadiqoslisey😂😂😂😂😂

  • @mohamadcalisali9023
    @mohamadcalisali9023 10 หลายเดือนก่อน +5

    @Muna faysal xariifka way u dhexqarisay ku tiri adi ma is cadaysaa Haaa ku yiri 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-km5oi3hq1w
    @user-km5oi3hq1w 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @sukhranasir
    @sukhranasir 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alla huno kaasi waa I qanqan jidhinaya😂😭😂😭

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 10 หลายเดือนก่อน +9

    Waa Kuwas Dahabkedi Yara Malinba Mid Cunaye Walay Miskiinti 😂😂😂

  • @user-qr8jz4gt7k
    @user-qr8jz4gt7k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dumar gabadha yaga ha naga walina 👍

  • @user-bo5ne2pp7x
    @user-bo5ne2pp7x 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alla munayyy ruwayd adaaba ka zamyzann ina adeeroH😂😂

  • @nimcoadaanbulale8114
    @nimcoadaanbulale8114 10 หลายเดือนก่อน +2

    Muna iyo wiilka best jalin hayaan😂

  • @Sales556
    @Sales556 10 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂 muna reee miyiiii funny 😆 😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamamohamedhersi2370
    @jamamohamedhersi2370 10 หลายเดือนก่อน +7

    Adigu huuno ma is caddaysaa??😂😂 Muna Faysal Ciise Diini

  • @nimcoyonis688
    @nimcoyonis688 10 หลายเดือนก่อน +1

    Alla muna xarabooyyy wlhy waad iga qozlizey inta videoga duubazan jaazka iga gadanba😂😂😂😂

  • @ikraanabdiomerikraanabdi
    @ikraanabdiomerikraanabdi 10 หลายเดือนก่อน +5

    Ala munaay maxad ku soo baxeysa reer miyinima qosol iguma hadhin😂😂😂😂

  • @khadraomer1567
    @khadraomer1567 10 หลายเดือนก่อน +2

    waxan ka codsanaya hablaha ama dumarka daawanaya riwaayadan ilay kala baxan micno wayn dumarku waa isku cadow wlhi gabadha miskiin ee ka yar dhacsan waxa jira mid kala waasha oo galafta iska jira dumarow inay ku washo naag qayrkayi

    • @Degaliah
      @Degaliah 10 หลายเดือนก่อน

      Wa wacyi galin walahi intee gabadh miskiin ah barada ladhaafiyay😢

  • @naciimamaxamuud4437
    @naciimamaxamuud4437 10 หลายเดือนก่อน +5

    nio ruwayada igu so dara muna wlshed ban ku matali laha o miyi laga kenay😂😂

    • @sofiahassan5033
      @sofiahassan5033 10 หลายเดือนก่อน +1

      Bilaa waji😂😂😂

  • @NadiiraAbdilaahi-lf1yd
    @NadiiraAbdilaahi-lf1yd 10 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi xuseen waan ku haystaaa😂😂😂😂

    • @AmoULaUpthe
      @AmoULaUpthe 10 หลายเดือนก่อน

      Muni haku cadaabto badda ma taqaanne 😂

    • @NadiiraAbdilaahi-lf1yd
      @NadiiraAbdilaahi-lf1yd 10 หลายเดือนก่อน

      @@AmoULaUpthe waanba isla jecelhy

  • @hoodoadan3318
    @hoodoadan3318 10 หลายเดือนก่อน +2

    Riwaayaduba waa muna iyo inaanka😂😂

  • @NadiiraHassanHassan
    @NadiiraHassanHassan 15 วันที่ผ่านมา

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ifrahismail9671
    @ifrahismail9671 10 หลายเดือนก่อน +1

    Munaa mahadnid wloo wlhi waanku jeclay wllo tankis soo badiya😊

  • @InaSaleebaan
    @InaSaleebaan 10 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going sister muna 😊

  • @user-ex1ee6qh5i
    @user-ex1ee6qh5i 10 หลายเดือนก่อน +3

    Bal ninkayga xuseena aanka waalo riwaayadu waaba aniga iyo odeygayga yaab😂😂😂😂

  • @pricess1772
    @pricess1772 10 หลายเดือนก่อน +1

    Muna really queen❤

  • @manka7914
    @manka7914 10 หลายเดือนก่อน +2

    Malin ayan magalo tagay ani markasey tu tuga ah aya san camal igashay wllhi😢😢

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 10 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂 munaaa kugu xiiinty😂

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 10 หลายเดือนก่อน +14

    😂😂😂Munay caano garoora ayey kugu shuben caagad markasey cream kaga dhigayan 😂😂

    • @user-yr5dp6ue3r
      @user-yr5dp6ue3r 10 หลายเดือนก่อน +1

      hhh kada haka waline😂

  • @user-yr5dp6ue3r
    @user-yr5dp6ue3r 10 หลายเดือนก่อน +2

    munayy nola si dhakhso ruwayda qaybteda kleh😂❤

  • @user-jc1fp6jz7g
    @user-jc1fp6jz7g 10 หลายเดือนก่อน +4

    Part 7 laso dhakhso munayy 😭😂😂

  • @user-du1yy3fk8x
    @user-du1yy3fk8x 10 หลายเดือนก่อน +2

    Muna❤❤❤❤

  • @user-eu8fd5ty3y
    @user-eu8fd5ty3y 10 หลายเดือนก่อน

    Muna iyo laba kadaran weeye wlha waanka helay nosoo badiya pls❤❤❤

  • @MustafeismaaciilCabdi
    @MustafeismaaciilCabdi 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waanu sugaynaa muunay wll❤

  • @nadrahirsi4498
    @nadrahirsi4498 10 หลายเดือนก่อน +2

    War wlhi muuna Faysal waa garcd😂😂😂

  • @xananxadari9202
    @xananxadari9202 10 หลายเดือนก่อน +2

    Habooney Ninka Naagtiisa Udaaaah😂😂😂😂

  • @user-bq4xj3zc3w
    @user-bq4xj3zc3w 10 หลายเดือนก่อน +2

    12 daqiiiqo o dhan bad Tukanka ku qadaten FILMKA naga so habeeya waxay sidani😩😩😩😩😩

  • @user-hz4ej8cw3c
    @user-hz4ej8cw3c 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhy way iga qolisayyyy😂❤

  • @aadenjaamac5602
    @aadenjaamac5602 6 หลายเดือนก่อน

    Maad is cadaysa adigu ahaa ninka waa hor dhigtay muna faysal ilahay mataqano

  • @user-ts8qc3gl7t
    @user-ts8qc3gl7t 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @abdigeyd8645
    @abdigeyd8645 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaha muna wadiga qoslisay

  • @bushraabdirashiid
    @bushraabdirashiid 5 หลายเดือนก่อน

    Duush❤❤❤

  • @user-vr4ve2ik4w
    @user-vr4ve2ik4w 10 หลายเดือนก่อน +4

    Muna isn't easy😂

  • @nimcosiciidsiciid
    @nimcosiciidsiciid หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 9 หลายเดือนก่อน +4

    muna funny i love you walaashey wax iga soo gaarsii shopinga❤❤😂😂😂😂😂😂😢😢😊

  • @fitaharap4980
    @fitaharap4980 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wllo munay ruwayadan qalalad keeda ino soo daa dee 😂

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂 alllh muunh😅

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 10 หลายเดือนก่อน +1

    caddeyy muna faysal diin kujecliyaa

  • @user-or7wo7pi6f
    @user-or7wo7pi6f 29 วันที่ผ่านมา

  • @shacayb713
    @shacayb713 10 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂 bootar kulahaa muna faysal❤❤❤

    • @ayaanmohamedabdi7551
      @ayaanmohamedabdi7551 10 หลายเดือนก่อน

      War gabadha haku soodhawaankkk

    • @shacayb713
      @shacayb713 10 หลายเดือนก่อน

      @@ayaanmohamedabdi7551 haye kkk

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 10 หลายเดือนก่อน +2

    Walle Qosol Igumahadhin 😂😂😂

  • @naimaumal6947
    @naimaumal6947 10 หลายเดือนก่อน +2

    Muna wa funy part 7 kuso dhakhso😂

  • @user-yr4my2re3w
    @user-yr4my2re3w 10 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi muuni waa fani 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HaylaIbraahim-sd8rv
    @HaylaIbraahim-sd8rv 9 หลายเดือนก่อน

    Naa Yaar kulah 😂😂😂😂

  • @SacdiyaMaxamed-bu8fv
    @SacdiyaMaxamed-bu8fv 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ruwaayadi aa waay😢😢😢😢

  • @user-yo3lv4gy6y
    @user-yo3lv4gy6y 10 หลายเดือนก่อน +1

    Teem muna faysal ciise❤🎉😂

  • @user-cp9rg1ne9z
    @user-cp9rg1ne9z 10 หลายเดือนก่อน +1

    Muna hayee ayey kuga dhgatay😂😂😂😂

  • @nawaalabdicasiis7847
    @nawaalabdicasiis7847 10 หลายเดือนก่อน +2

    This is so funny walhi waa bacaysanahay igu daran😂😂

  • @HabonAbdi-qy4bn
    @HabonAbdi-qy4bn 18 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @israaxmed227
    @israaxmed227 10 หลายเดือนก่อน +1

    Muuna faysal❤❤

  • @mahiraomar7069
    @mahiraomar7069 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhh wale qosolkii oo qofa ayaaa thy muna😂😂😂

  • @ridwanosman-ri7xq
    @ridwanosman-ri7xq 10 หลายเดือนก่อน +2

    Tani waama.noocaygii xppi wala haysta xafadii geel ama lacag iga soo qaad I badbaadi 😂😂😂 tan goorila ka dhigan lahaye😂😂😂😂

  • @amiirafaarah
    @amiirafaarah 10 หลายเดือนก่อน +2

    Part 7 mahyno munay so dhakhso😩😂

  • @Ironladygirl
    @Ironladygirl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Laxawla😂😂😂

  • @HamdouchMaxamed
    @HamdouchMaxamed 3 หลายเดือนก่อน

    Naagata

  • @xidigtagobolkatogdheer5628
    @xidigtagobolkatogdheer5628 10 หลายเดือนก่อน +2

    Riwaayadni waxay xanbarsantahy micno wayn oo ah inaan dumarka soomaliyeed isku cadow yihiin oo mid qudhu u oglayn inay nolol wanaagsan ku nooto arinka isku dirduna wuu jiraa

  • @nimcomahamudahmed8181
    @nimcomahamudahmed8181 10 หลายเดือนก่อน +2

    Muna is not easy😂😂

  • @FartuunAbdulahi
    @FartuunAbdulahi 10 หลายเดือนก่อน +2

    Alla muna dawaday mana qoslin waa been😂

  • @kawsarsalebaan5699
    @kawsarsalebaan5699 10 หลายเดือนก่อน

    Muna wa fani wlhy😂😂😂😂

  • @mohamedibrahimabdi1876
    @mohamedibrahimabdi1876 10 หลายเดือนก่อน +1

    Muna feysal wan ku slmy

  • @xayba3631
    @xayba3631 หลายเดือนก่อน

    Hey Qil ❤

  • @user-up1vp6zr8g
    @user-up1vp6zr8g 10 หลายเดือนก่อน

    Muna faysal umadeena maha😂😂

  • @user-qj4ds7
    @user-qj4ds7 10 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi waa ku jecel muna 😂❤

  • @najmaanwar4873
    @najmaanwar4873 10 หลายเดือนก่อน +1

    First view😌👌

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 10 หลายเดือนก่อน +1

    Na hoy husein da 😂😂😂

  • @muhacllaahi9564
    @muhacllaahi9564 4 หลายเดือนก่อน

    😊6

  • @user-ih9ns8qu8p
    @user-ih9ns8qu8p 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bushro cosmetics adaale qlbi sawmaaha❤❤❤

  • @user-lr8vq2fz4j
    @user-lr8vq2fz4j 10 หลายเดือนก่อน +2

    Dadku riywada maad iyo qosol uun u arkaan lkn mawqif hada taagan bay ka hadlysa hablo badan reerkoda wxa ka burburiyay mid dan ka lahayn oo zhp ay u hysato cajiib

  • @faysaali1418
    @faysaali1418 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waa lagu cunaya kulaha😂😂😂