SU,AALAHA FANAANIINTA IYO XASUUSIHII WAAYAHA NOLOSHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 230

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 ปีที่แล้ว +13

    Hooyo macaan qofkii ayunooshahay illaahow udaa qofkii ay kadhimatayna illaahow unaxariiso.

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 4 ปีที่แล้ว +11

    Barnaamij meel fiican buu idinla maray. Hooyo waa lama huraan! ❤️

  • @farhiahadey7548
    @farhiahadey7548 4 ปีที่แล้ว +14

    Ayaan wadani walee waa wadaniyad waa xanaqdey masha allaaah❤️❤️❤️❤️👍👌

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 4 ปีที่แล้ว +6

    Amiin insha ALLAAH hooyo iyo abe ALLAAH haw naxaristo insha ALLAAH amiin dhantod inta nolna cafimad iyo cimri dheer cibada suban insha ALLAAH amiin

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 4 ปีที่แล้ว +14

    masha allah wallahi wan iska oyey marki hooyo laso qadey hadalkeda pks 30 sano ila maanta intay hooyo dhimatay wasn iska oyaa wallahi ma ilowo hooyo mcn allah ha u naxriiso

  • @naimaabdirahmannaimaabdira681
    @naimaabdirahmannaimaabdira681 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahy hoyo yikeen jandisa haku casuumo intii dhimatay alle haunaxaristo inta nolona cisi ku nolada

  • @ifraaxalinor3139
    @ifraaxalinor3139 4 ปีที่แล้ว

    Allow hoyo walbo nool cafimad iyo cimri dheer ku sii inta hoyo dhimatay Allah u naxaristo 🤲🤲🤲

  • @22kaariye80
    @22kaariye80 4 ปีที่แล้ว +5

    Mohamed j: Adiga Markii Hooyo laga Hadlaayo iyo marka kale usku sibee kuutahy!!! Beyzaani: Goormee Ooyee wajigaaga baa Qamarjia ah . Kkkkkkk Moh vs Beezaani inaba caadi maaha shactiro . One love guys from Frankfurt

  • @muunaali7705
    @muunaali7705 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh wllky alle hooyo iyo adii oo nabda qaba alle hysukiin keen insha allh wllky wiilkan edad uhaayn idhunko iyo dumshidy from hargyisa wanu idin wad jecelney wllahy bardu Mohamed beezani iyo ayan

  • @binusayidetoile668
    @binusayidetoile668 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allow hooyoyinken cafimaad waaro iyo cimridheer sii allahum amiin

  • @shukricabdi8710
    @shukricabdi8710 4 ปีที่แล้ว +11

    Cawa anaa u horeeyo horey u soco my wllkey m.jamac👑👑👑❤🙏💯

  • @ceynisalaad3561
    @ceynisalaad3561 4 ปีที่แล้ว +30

    Inta jecel qaraxada maxamad jamac iyo besani like haisarto

  • @ilyasrajaa2570
    @ilyasrajaa2570 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi Beezaani waa wataa nin fcn waaye
    Qosol uu iga dhameeyay wllhi

  • @fartunmohamed6319
    @fartunmohamed6319 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahamed jaamac asxaabeey 200k gaarsiiya inta iga dambeysa luulyo inta ayasan dhamaan

  • @umarayaanmylove5276
    @umarayaanmylove5276 4 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah abaayo baatiga qurux waaye masha alaah gabsaarta iyo diraca

  • @falisabdullahi8547
    @falisabdullahi8547 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah hooyo mcn ilaaheey ha idin xiftiyo aduun iyo aqiro amiin yaa rabi ❤❤❤❤❤💯

  • @khadijamohamed7752
    @khadijamohamed7752 4 ปีที่แล้ว +2

    ASC Asxabta Qaaligaa Waan idin salamay Su Aalaha Noogu dara Heeso aan Codsanaayo Ayaan wadan 👑 Boqorkii Codkeeda Aan jeclahay

  • @salmanjokarofficial9138
    @salmanjokarofficial9138 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sxb maxamed jamaca wlhi wad iga qireysay alfanan maxamed jamac cabdifitax yare

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 4 ปีที่แล้ว

    Aniga waa naxay waxaan joogaa maraykan waxaan katagay caruur labajir ugu yaryahay inkas too aan soo qaatay kanada adiga iyo xaas kaaga way idin gayn kartaa ale hakuu sahlo

  • @muhiimcdey4377
    @muhiimcdey4377 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed jaamac fanaan keena weyn waan ku wataaa

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 4 ปีที่แล้ว

    Walahi qosol caadi mahan mohamed jamac iyo beezani😂😂😂😂😂
    Horey usocda walahi wad shidan tihiin❤️❤️❤️

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣Beesani iyo moha mar walba isla soo farista wllhi funny ba tihine 😰😢

  • @Abdiqaaliqtamaan
    @Abdiqaaliqtamaan 4 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan wadani aadban kujeclhy walashei qali

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha idinka farxiyo walahay qosolbaan la ilmeeyay

  • @zahraabdd6365
    @zahraabdd6365 4 ปีที่แล้ว

    Abdifatax Yare Allaah waxaan ka baryaa in hooyo allaah kula kulmiyo ax walaahi waa fahmi karaaa hooyo macaan xiisaaha eey ku qabto adiga neh Aad u qabto.. illaahey amarkiisa eey ku dhacday ee sabarka mar kasto wad 😭😭😭😭😭

  • @abdik87s31
    @abdik87s31 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hanbalyo somaaliya ween meel kasto ad jogaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @c.casiissiisey4514
    @c.casiissiisey4514 4 ปีที่แล้ว +10

    Ayan wadani love an kugu ahy sister keep going

  • @xamdawardhere3922
    @xamdawardhere3922 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha in adeer wallhi waad iga qoslisaa mar kasta 💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 4 ปีที่แล้ว +4

    Beezani waa funny Walahi wan qoslay istaqfurullah war beezani waa funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xamdimohamed553
    @xamdimohamed553 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed jamac iyo team ka kale sharaf ku nolada

  • @fadumoabdisalam6918
    @fadumoabdisalam6918 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah fanaan aan jeclahy mohamed jamac allaha ku dhowro

  • @saxarlasaxarla9314
    @saxarlasaxarla9314 4 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭😭😭hooyo allh hakuu naxariiso walhi ilin baa iga soo daadatey

    • @ahmedhassanali2634
      @ahmedhassanali2634 4 ปีที่แล้ว

      Amiin amba sidokale illahay hauwada naxariisto

    • @im________hero4288
      @im________hero4288 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedhassanali2634 Amiin wll mcn allh u naxaristo 😥😥😥

  • @maryamabdi74
    @maryamabdi74 4 ปีที่แล้ว +8

    Wcs hada shaqo wlhi kaimade waba nisugaye lkin awe shadiyo iyo falastin

  • @mohamedbulshawi1157
    @mohamedbulshawi1157 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣Maxamed Jaamca haduuba socdo soco wlhi jawaab kululaa lagu siiyay

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 4 ปีที่แล้ว

    Asc m jamaca hooyo mcn ilaah hino dhoro aamiin

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 4 ปีที่แล้ว

    Hooyadey ma arag 7 sanno
    Isoo duceeya inaa arko walahi
    Oo an agteeda ku noolaado inta nolosha no dhiman
    Zxp cabdifatax ana isla yaabana e hooyo 24 sanno kala maqan tihiin
    Illahow isu kiin so dhawee

  • @caydiidabdikadir2059
    @caydiidabdikadir2059 4 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo mcn ilahay haa ku naxaristo wlh hooyo ayaan so xasuste 😥

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 4 ปีที่แล้ว

    wlhi maxamad jamac iyo ayan wadani wa iska kin jeclahay wana idin taageraaa my favorite people mohamed ayaan

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 4 ปีที่แล้ว

    Waa fanaanad cod macaan ayaan wadani iyo Maxamed jamac oo is helay hees iyo bar

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 4 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa allaah ilaahay hooyoyinka kuligeen ha noo xafido

  • @nasrahaldhaa4669
    @nasrahaldhaa4669 4 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed jaamac cabdifataax shaadiya sharaf
    Inta taageerto like iigu qabta

  • @yuusufalka6777
    @yuusufalka6777 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed jamac sxb guuleyso

  • @shakrishankaron1992
    @shakrishankaron1992 4 ปีที่แล้ว

    😁😁😁😁😁😁😁😁maxamed jamac ayaa xariirinta nugudhabay keep giong team maxamed jamac

  • @sacdiyosiman7996
    @sacdiyosiman7996 4 ปีที่แล้ว

    Asaxaap isey jacel Allah ha idin xafido

  • @farhiyaabdulahi942
    @farhiyaabdulahi942 4 ปีที่แล้ว +2

    hooyadey waxaan kaso maqanahay 4 bilood haben iyo maalin wan wacaa waan uxiisay hooyo macan wiilkan xasuus ayuu igaliyay 24 sano waa mudo dheer maxaad umaleyn karta c/difitaax qalbigiisa waxa uu daremi karo aniga ayaaba xiiso igalay anigo 4 bilood kaliya aan arkiin hooyo ilaahow anigo nabad ah hooyadey igey hooyooyinka muslimka ah dhamaantod allaaah xifdiyo😰😰😰😰😰😰😰

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 4 ปีที่แล้ว +4

    ax cabdifitah yare wlh waa kula darameya ❤️❤️❤️❤️

  • @halimahalimadeyman3988
    @halimahalimadeyman3988 4 ปีที่แล้ว +5

    Mohamed tagerehada ugahoreya ayan ahah waxan kasocda danka shadiyo sharaf iyo segeda

  • @suumoha3586
    @suumoha3586 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi bazaani caadi ma aha🤣🤣😂😂😂 qosol iguma harin😂😂😂😁🤣😁🤣😁😂🤣🤣

  • @farhiahadey7548
    @farhiahadey7548 4 ปีที่แล้ว

    Waaw asaxaab xul ah wlhi horoy usocda sharafaa leedihiin👍👍👍👍👍👌❤️❤️🌹🌹🤣

  • @ilyasrajaa2570
    @ilyasrajaa2570 3 ปีที่แล้ว

    Abdifataax bro hooyaada iyo hooyadeey waa isku magac Hooyo Sahra ilaahay hanoo daayoh

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 4 ปีที่แล้ว

    Asxaab fican aya tihoin horay usoda

  • @sulekhamuhamuud6109
    @sulekhamuhamuud6109 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh wallhy aan jaclhy horay usocda 👏👏👏👏👍👍👍❤❤❤

  • @sahrahussein561
    @sahrahussein561 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi caawa waa iga qosliyay captan baara

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 4 ปีที่แล้ว +3

    yaa iga so horeyo hee asxabata

  • @zahraabdi4221
    @zahraabdi4221 4 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamin yarabi

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 4 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka beerka aa kaaafuuree aaaaaaaa❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋👌👌👌👌👌🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @neimayaaya7624
    @neimayaaya7624 4 ปีที่แล้ว +1

    From Djibouti

  • @yaasmiinahmed9935
    @yaasmiinahmed9935 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxmed jamac one love wlhi ❤🥰

  • @xamdaxaaji8002
    @xamdaxaaji8002 4 ปีที่แล้ว +10

    Ar bezaani dibad jecelaa haduuba cudur balansanoyaa🤣🤣🤣🤣

  • @kouriaofficial3007
    @kouriaofficial3007 4 ปีที่แล้ว +2

    War ninyohow reer Mudug asal ah inaad tahay waa lagaa dareemayaaye horay usoco

  • @samiraosman7626
    @samiraosman7626 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah heesta hooyo mcnto 💖💋💖💋💖💋💖💋💖💋💖💋👍

  • @rahmoruun2641
    @rahmoruun2641 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk beezaani iyo mahamed jamac waxbaa kala heystaa qosol

  • @horiyoningeeyahaguursado2387
    @horiyoningeeyahaguursado2387 4 ปีที่แล้ว

    Wn idin salaamay tageere yaasha m jamac iyo abdifitax yaree

  • @kingmohaofficial8240
    @kingmohaofficial8240 4 ปีที่แล้ว +1

    Alow unaxariso hoyadi iyo abihis qofki isaro Subscribe youtube channeleyga hamdi qurux thnks all asxbta

  • @fardowsabashir9771
    @fardowsabashir9771 4 ปีที่แล้ว

    Lkn baara waa gabar magaceeda seecamal hee

  • @ayaansiciid4388
    @ayaansiciid4388 4 ปีที่แล้ว

    Aamiiiiiiiiiiin

  • @liibaanyarechannel6299
    @liibaanyarechannel6299 4 ปีที่แล้ว +16

    Asxabta ku xeran maxamed jaamac official #subscribe share Like iisaara👈👈

    • @layloibraahin715
      @layloibraahin715 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilahey amarkiis magaca libaan meshan ku arko like iyo maba la dhaafi karo

    • @liibaanyarechannel6299
      @liibaanyarechannel6299 4 ปีที่แล้ว

      @@layloibraahin715#Fadlan #subscribe iskasaar lacag kama gadnee

    • @layloibraahin715
      @layloibraahin715 4 ปีที่แล้ว

      @@liibaanyarechannel6299 abowe mar horaa kuu saray

    • @liibaanyarechannel6299
      @liibaanyarechannel6299 4 ปีที่แล้ว

      @@layloibraahin715 waad ku mahadsantay walshey

    • @ikbenikjebentje1498
      @ikbenikjebentje1498 4 ปีที่แล้ว

      @@layloibraahin715 Subscribe isaar ADO raliya wlo

  • @faameywarsame7962
    @faameywarsame7962 4 ปีที่แล้ว

    Allh beyzaniyaaa

  • @farxiyowarsame8113
    @farxiyowarsame8113 4 ปีที่แล้ว

    hoyo safiyo wan ku xisay mcntadeyda wanku jecelhy

  • @farxiyocabduqaadir3689
    @farxiyocabduqaadir3689 4 ปีที่แล้ว

    aaamiin yaaa raabi

  • @sahrocalijaamacscj6033
    @sahrocalijaamacscj6033 3 ปีที่แล้ว

    I miss you maxamad jamac

  • @zakaashhs4445
    @zakaashhs4445 4 ปีที่แล้ว

    hooyoyınkeena allaha ınoo xfdon i.a iyadoo nbd qabta allha ku keeno broh hooyo qimaheeda qof qof dhfy fhmi garo 2009 ilaa hda hooyade isman arag saase tahy 1000sano umaleya 24sano maxaa umalenesaa

  • @MohamedAli-zn8cm
    @MohamedAli-zn8cm 4 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan wadani qof caqli badan waaye sababtoo ah wey kala siisay cabdifatax yare iyo maxamed jamac

  • @subeerjarato5390
    @subeerjarato5390 4 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed jamac besani ma hesahaya mise wuu oynaya macnaha kkkk

  • @isroali4774
    @isroali4774 4 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco wllky maxamd jamc wan idin kaqaadny adigiyo inta asxabtada ah waxan kaa dalbanaynaa ninkaan barnaamijka gadaal kasoo gly in aad mar labaad no farisisid sabbtoo ah waxan kahely qaabka jiliinka filimaan ta ayu uhadlayaa waxan ugarty in uu kamid yhy guropkaa wlhy daacad baan uqosly hadlkiisa waxan kloo leeyhy cabdi fitaax yre hoyadiis ilhy hnabd keeno wan wada sugynaa

    • @isroali4774
      @isroali4774 4 ปีที่แล้ว

      Mxmd jmcn horo mar wngsan wllky nosoo badi barnmijyada iyo qaraaxada

  • @mohamedbulshawi1157
    @mohamedbulshawi1157 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣Beezaani ninee iigu baxdo Iyo Kabtanka iyo Maxamed Jaamac hadey is helaan waan ka helaa

  • @munahaji7753
    @munahaji7753 4 ปีที่แล้ว

    fanaan kasto oo xamar hees u so qado waan tageriya

  • @kowtharkoos1319
    @kowtharkoos1319 4 ปีที่แล้ว +1

    abdifatah yare alaha ku keno hoyadaa hoyoyinka dhamaaan alaha ino dhowro lkn beesani wa nin raged wuw iska kiin dhici qosol iguma harin maxamed jamac il adeeg mudug u tahy

  • @mohamudkhasim7177
    @mohamudkhasim7177 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdifitax ma farax sana maxa qaldan

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 4 ปีที่แล้ว

    Kaptan baara walahay waa funny

  • @xanaanxaragoofficial1089
    @xanaanxaragoofficial1089 3 ปีที่แล้ว

    26 Kuma Lahoo Anigaba Jirey

  • @qiimmusta8628
    @qiimmusta8628 4 ปีที่แล้ว

    masha, alaha, m,jamac,horay,usoco

  • @AhmedHassan-rr5zf
    @AhmedHassan-rr5zf 4 ปีที่แล้ว

    Besani walhi wanku wata pro

  • @idilahmed7243
    @idilahmed7243 4 ปีที่แล้ว

    Wlh qosol iguma harin maxamed jamac iyo beezani funny

  • @aishamohiadin4674
    @aishamohiadin4674 4 ปีที่แล้ว

    Yaa ila arkay kabtan baara fiirmada ku ma qurux badna
    Wajigiisa waa xuux waan ka baqaa

  • @ayaansiciid4388
    @ayaansiciid4388 4 ปีที่แล้ว

    aamiiiiiiiiiiin

  • @ayaansiciid4388
    @ayaansiciid4388 4 ปีที่แล้ว

    Aaaaaamiiiiiiiin

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 4 ปีที่แล้ว

    Amin

  • @safioabdi6025
    @safioabdi6025 4 ปีที่แล้ว

    Aamiiin allah noo desto hooyo macan

  • @hibaqabdisalan7993
    @hibaqabdisalan7993 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @cashohussein6177
    @cashohussein6177 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk mansha allah markan isku imadaan ad Ayan u jecelahay

  • @anasxasan3961
    @anasxasan3961 4 ปีที่แล้ว

    Asc asxaabta waan idin wada salaamay salaam Karin Martin qaadka maad nagu dartiin waxeynu nahay asxaabta Kuxeran barnaamijka

  • @NASIIBNASIIB-yz9bx
    @NASIIBNASIIB-yz9bx 4 ปีที่แล้ว

    Keep going my brother

  • @haweeyoadan2376
    @haweeyoadan2376 4 ปีที่แล้ว

    Wadanka Allah managa wado malaga xanaqa

  • @shamisdaahir5972
    @shamisdaahir5972 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxamed jamacaa iyo beezaani waa fuuray sidan u qoslaayy manooli🤣🤣 😂😂😂😂😂

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 ปีที่แล้ว

    From Noorwey

  • @neimayaaya7624
    @neimayaaya7624 4 ปีที่แล้ว

    Keep going bravo

  • @alimustafa8448
    @alimustafa8448 4 ปีที่แล้ว

    Waaw keep going

  • @fartundhagane1266
    @fartundhagane1266 4 ปีที่แล้ว +1

    👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰Masha Allah 🌹💐🌷🌷🌷💐

  • @farhiahadey7548
    @farhiahadey7548 4 ปีที่แล้ว

    Aaaaaamin hooyo mcn hooyo ilahay ha xiftiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋

    • @samsammaxamuud473
      @samsammaxamuud473 4 ปีที่แล้ว

      Aaaamin hoooyo hooyo mcnto ilahay ha xiftiyo insh Allah Amin Amin ya rabi