Nomad Lifestyle: exploring Village life in Borama, Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 133

  • @hkayir916
    @hkayir916 ปีที่แล้ว +29

    Geenyada try and visit sacadiin islands 🏝 while you are in awdal not far you will have good contents visiting un touched islands and are some of the most beautiful places in somaliland

  • @hkayir916
    @hkayir916 ปีที่แล้ว +9

    Beautiful video masha Allah viva awdal .. I love rural life somaliland is beautiful

  • @hamsekhadar3196
    @hamsekhadar3196 ปีที่แล้ว +22

    Boorama Waa Magaalo Jeclahay inaan mar uun soo booqdo Inchallah Boorama Baradii Aqoonta iyo ummada asluubta badan ❤ From Burco

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว +2

      Ree Burco welcome wlll Burta sheekha naso tuso

    • @hamsekhadar3196
      @hamsekhadar3196 ปีที่แล้ว

      @@maproukamahamed4464 Diyaar Akhii

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@hamsekhadar3196 Maxaa Iidoor isu jiibinayaa meeshan! Sheekadiinii waa qaraxday!

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 ปีที่แล้ว

      Waa magaalo mudan in la soo bookhdo hadii Allah ogolaado ana sidoo kale.

    • @hamsekhadar3196
      @hamsekhadar3196 ปีที่แล้ว

      @@am.b5688 iidoor maxaa ladhahaa ukhtiii

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz ปีที่แล้ว +10

    I love Somaliland, i go for vacation to Borame city, beautiful and peaceful place.

  • @iissa7685
    @iissa7685 ปีที่แล้ว +12

    Mansha Allah
    Thanks for visiting my home town Borama, Somaliland ❤❤❤❤❤❤

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว +1

      You are not from Borama!

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 ปีที่แล้ว +1

      ​@@am.b5688How do you know?

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 ปีที่แล้ว +2

    Geenyada Wll welcome welcome more more Somaliland 😊 Insha allah Dalxiiis wacan Iyo Farxad kuu rajaynaa Sistr

  • @Abdulkga
    @Abdulkga ปีที่แล้ว +6

    Geenyada waa gabadh isku kalsoon oo inay is cadayso oo kiimiko sun ah is mariso iska diidey. Naagaha Somaliyeed waxaan leeyahay fiirsada Geenyada quruxdeeda dabiciga ah oo ku dayda wax dhintay ayaa tihiin . Wiilasha waxaan Soomaaliyeed waxaan leeyahay Geenyada dhiiri gelin siiya oo hanbalyo iyo boogaadin u dira - maxaa idinka khaldan?

  • @abdullahdugow5307
    @abdullahdugow5307 ปีที่แล้ว +2

    i have not seen a village of Somalia and i have never looked after animals but my parents and grandparents were herders i love this life which close to nature unlike the glittering life of big cities. let us live in our ancestors wooden house which close to nature watching from Nairobi kenya.

  • @jahissa
    @jahissa ปีที่แล้ว +2

    I love you African Queen Great content as Always MashAllah

    • @Geenyada
      @Geenyada  ปีที่แล้ว

      Thanks for the support my brother🙏🏾

  • @jamessitati7396
    @jamessitati7396 ปีที่แล้ว

    you are so good at what you do, proud of you young lady.

  • @nasteha874
    @nasteha874 ปีที่แล้ว +3

    That’s my homeland ❤Borama

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 ปีที่แล้ว +1

    GEENYADA WAXAA KASOO SALAAMAYAA NÖRVIK MAGALADA ADUUNKA UGU WAQOOYISAN NORWAY HUUNO THANKS YOUR CLIPS

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd ปีที่แล้ว +2

    Hi geenya the country somaliland so beautiful injoy

  • @yuusufabdi5616
    @yuusufabdi5616 ปีที่แล้ว +1

    Magacan reer Kiinya waa lagu dulmiyey somalind wax jirana maha waana magac ku suntan kala goonyta wadanka markaa danbi hagalin somalind waa danbi

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +1

    Manzha Allah ❤️ borama
    Hormar wacan ayaan urajaynayaa ❤❤❤

  • @pablo_ke
    @pablo_ke ปีที่แล้ว +1

    Nice video @Geenyada,with love from Nyabohanse village,we miss you😢

  • @FlinchOp
    @FlinchOp ปีที่แล้ว +2

    Amazing Experience

  • @adnaadem
    @adnaadem ปีที่แล้ว +4

    Naa geenyo afsomali ku hadl dee huuno english ma naqane😂😂

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 ปีที่แล้ว +1

    GEENYADA GABADH FARIDA XALKA KAWAD FROM AWDAL BORAMA

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 ปีที่แล้ว

    Maashalah Great Somaliland

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 ปีที่แล้ว

    Naa yaan lagù xirin soo muse judaan ma joogo iidoorland, mss world kama duwanid ee dantaada garo geenyo

  • @afrahmator9477
    @afrahmator9477 ปีที่แล้ว

    MASHALLAH ALLAH AKBAR GOD GIVE ME THIS LIFE ❤❤WOW

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 ปีที่แล้ว

    Subxanallah geenyo abayo mashallah ceysanta qurux badana markey yartahay mashallah kudar

  • @burhaanabdirashiidali7700
    @burhaanabdirashiidali7700 ปีที่แล้ว

    geenyooy illahow ikaa tus aan kula dalxiisa ooh nasiibka sidasaba waa cajiib

  • @ismahanhassan2359
    @ismahanhassan2359 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah borma

  • @Gemisnotmyname
    @Gemisnotmyname ปีที่แล้ว

    Geenyada ur livin my dream mashAllah I want to do the same

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 ปีที่แล้ว +3

    My borma jano❤❤

  • @shiny5789
    @shiny5789 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Salan sare Geenya from NC ❤

  • @hassankhalif
    @hassankhalif ปีที่แล้ว

    Masha Allah genya

  • @aloulaschool8022
    @aloulaschool8022 ปีที่แล้ว

    Asc habaryar Allaha ku xafido Africa soomaali ku soo duub mahadsanid

  • @nasteexofarax133
    @nasteexofarax133 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @mohamedabdelkader8665
    @mohamedabdelkader8665 ปีที่แล้ว

    Awesome.

  • @wilsonochieng3412
    @wilsonochieng3412 ปีที่แล้ว

    Your fans are here in Borama how can we see you and say hay to the world with you

  • @Kaahin7-11
    @Kaahin7-11 ปีที่แล้ว +1

    Boroma dagmadaan kusookoray❤❤❤

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarikalah

  • @MakaDoor-r7p
    @MakaDoor-r7p ปีที่แล้ว

    Hhh geenyada english bay ku hada shaa mana Fahano lakin mar mar ay somali gashataa kkkkkk keep going my sister insha Allah one 1⃣ million

  • @maxdar11
    @maxdar11 ปีที่แล้ว +1

    Guryaha soomalilnd way kawada duwanyiin magaalooyinka kale m.a hargeisa haba ugu sii qurux badnaatee

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Laascaanod, Buuhoodle, Ceerigaabo, Taleex, xagee raacinaa!

  • @shravandirri9087
    @shravandirri9087 ปีที่แล้ว

    Great city in borama

  • @dhamacomaar407
    @dhamacomaar407 ปีที่แล้ว

    Mzha Allah geeyada madow waanu ku wadana hadaanahnay faraxyaasha 😂😂😂😂❤

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +1

    Geenyo afsoomali kuhadal hadiikale ajinabi iska noqo

  • @bilalelmi2100
    @bilalelmi2100 ปีที่แล้ว

    Salka aan Caadi ahayn ba ku Xiran Qoftaan Geenyada mia la dhaha

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 ปีที่แล้ว

    mansh Allah

  • @afrahmator9477
    @afrahmator9477 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤🎉enjoy

  • @mustafagedi3772
    @mustafagedi3772 ปีที่แล้ว

    I really like it ❤❤❤❤

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 ปีที่แล้ว +4

    Boorama.
    Waa magaalo ka tirsan , Awdal State ee Soomaaliya. mana ka mid ah, maamulka gooni u goosatada ee la baxay Somaliland.
    Sidii Dhulka maamulka SSC ee Soomaaliya oo iska eryey maleeshiyadii Muuse Biixi, .
    Mar aan dheerayn maleeshiyaad Xooga joogta Boorama iyo Awdal State oo dhan waa laga eryi maamul goboleedka Awdal State ee Soomaaliya.
    Soomaaliya guul iyo midnimo.

    • @maalmochannel4835
      @maalmochannel4835 ปีที่แล้ว

      Somaliaa MAXAA ku qabtaaan Malin walba waxay dhahaan wax ssc la yidhaada ma jirto somalland ka tirsam miskiiin,🤗🤗🤗🤗

    • @maalmochannel4835
      @maalmochannel4835 ปีที่แล้ว

      Mida kale hadaad dhulkaga jugto MAXAA ka galay boroma waxaad doonaysaa inaaad burbursAan sidii LAASCAANOD

    • @elmiabdullahi1960
      @elmiabdullahi1960 ปีที่แล้ว +1

      Awdal State iyo SSc , wax wayn baa naga galay, waayo deegaano ka tirsan dowlada Soomaaliya, halka gooni u goosata maamulka Hargaysa oo Soomaali diid yahay.
      Maantay waxa maamulka Hargeysa ku sugan yahay, waa la ogyahay, in qabyaalad ay dhexdo ka taagan tahay.
      War badow yahay ilbaxa oo qabyaalada ka kora, oo Hargeysa ayaad reer u kala degantihiin oo Soomaaliya, waa u baahan tihiin go’doonka ka soo hoyada .

  • @nadiir8762
    @nadiir8762 ปีที่แล้ว

    saana marba meel u wareegi malagu qabo miyaa ilmana malahid

  • @Khadijaobsiyeh
    @Khadijaobsiyeh ปีที่แล้ว

    That's my grandma's farm

  • @AsmaAmir-f9i
    @AsmaAmir-f9i 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 ปีที่แล้ว

    Mansha alha

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @bisharGellowMahad
    @bisharGellowMahad ปีที่แล้ว +1

    The guys bullied you until you now write Somaliland 🤣 greeting from northern Kenya

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 ปีที่แล้ว +2

      Yees 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 ปีที่แล้ว

    Asalamu calaykum,walaal Geenyada maxaad afkaaga Hooyo ugu hadli wayday.Afqalaad aqoontu miyaa maya maya.Walaal afka hooyo inaad ku hadasho ayaa ila qurux badan.Waa iga waano walaashayda iga yar.🙏🍇🍒🍓🍎🍐

  • @abdiqani-m
    @abdiqani-m ปีที่แล้ว +1

  • @abdikanijama6445
    @abdikanijama6445 ปีที่แล้ว

    Nac Nac Wxn mxy ahayd

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 ปีที่แล้ว

    Thank your my sister geenyada how to Shaw diffrerent vidoes about travels Somalia

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    GENYADA MADOW WAA DOQOON

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 ปีที่แล้ว

    GEENYADA BOOQO SANAAG IYO SAXIL

  • @jufoy
    @jufoy ปีที่แล้ว +1

    Thats my mums brothers house, Omar Ali. 😂

  • @AminamahamedIbrahim
    @AminamahamedIbrahim ปีที่แล้ว

    Naysha rida jacaysa wa didee 😂😂😂

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

    Where is daraymacane still I don’t see daraymacane what happened sstreey

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว +1

    BORAME AWDAL STATE OF SOMALI

  • @salamkala14
    @salamkala14 ปีที่แล้ว

    Go to dhagax kuure it’s not too far from borama

  • @abdikariimmohammedahmed3883
    @abdikariimmohammedahmed3883 ปีที่แล้ว

    Geenyada.....

  • @aminaabdi-be1vr
    @aminaabdi-be1vr ปีที่แล้ว

  • @attoeattoe2058
    @attoeattoe2058 ปีที่แล้ว

    Where is Hana?

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

    Wax’s bas maxd ula raagtaaa hnooy

  • @ahmedcamari3275
    @ahmedcamari3275 ปีที่แล้ว

    horey usoco wlashay anigana isoo ducee bel looser nimaan usku arkaye

  • @ahmedshurie4053
    @ahmedshurie4053 ปีที่แล้ว

    That dhaanto is very nice, what is the name

  • @ExcirooleCanbaxay-dr9re
    @ExcirooleCanbaxay-dr9re ปีที่แล้ว

    Mandhaaay somàli ina ku hadasho mxa ku diay 😂😂😂

  • @neimanura9583
    @neimanura9583 ปีที่แล้ว

    Genyo sacadadin adon tagin ha kaso tagin

  • @Saydika101
    @Saydika101 ปีที่แล้ว

    Geenyada madoow iidoorka way ku kufsanayaan ee meesha isaga taga

    • @roobleyare2351
      @roobleyare2351 ปีที่แล้ว +2

      Xolo bila fa ido ah waliga maqli maysid inan isaaq anba qof reer somaliland laso qarxiyay

    • @danielpubg5769
      @danielpubg5769 ปีที่แล้ว

      Yaa ku yidhi Gobolka Awdal iidoorba daga, iidoor nacayba ku hayee

  • @omar-kv6pl
    @omar-kv6pl ปีที่แล้ว +2

    Wllshey masha allh kuso raaxeyso dhullkada waa gobal kamid ah somalia❤❤ siqaasa ayan ku jclhy geenayada madow

    • @artenwarsame6991
      @artenwarsame6991 ปีที่แล้ว

      😂

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว +1

      @@artenwarsame6991 The UN agrees to that statement! Somalia ha noolaato, thanks to Dhulbahante!

    • @roobleyare2351
      @roobleyare2351 ปีที่แล้ว +1

      ​@@am.b5688 ma moda ina magac dhulbahante na dhibayo somaliland waa somaliland

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 ปีที่แล้ว +1

      @@roobleyare2351 waligiiba haku dhibo 🤣

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Adiga somali ku daawati miyaa

  • @ureyjiaden5949
    @ureyjiaden5949 ปีที่แล้ว

    Sababad ugu hadlee English somalida sow wax umaso gudbidid?

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan ปีที่แล้ว

    Mariam sidi carabaha ka iman jiray orgi naag ah odhan jiray ayad ku dhawaty 😂😂

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    SOMALI IS SOMALI

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    SOMALI. IS. SOMALI

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    ENGLISH MAABA TAQANIIDE MAAD SOMALI ISKAGA HADASHIID

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 ปีที่แล้ว

    Excellen tour except the misleading and the political gorilla marketing of the subtitle of Somaliland. There no such thing in the real world. Somalia is somalia in every region, city, village, etc. including Awdal state.

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    ENGLISH FIICAAN XATAA MA TAQAAN MEEYE SOMALI ISKAGA HADASHO

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    ENGLISH MAABA TAQANIDE MAAD SOMALI ISKAGA HADASHIID

  • @yusufabdirisaktumey8474
    @yusufabdirisaktumey8474 ปีที่แล้ว +1

    Kaalay adiga soomali kuma daawato miyaa dadka aan aqoon luqadana uma fasirtide

  • @pamelaatram4175
    @pamelaatram4175 ปีที่แล้ว

    Never seen a camel breastfeeding before!

  • @emma12786
    @emma12786 ปีที่แล้ว +7

    I'm really mad about the title of your vlog Borama, Somaliland, Borama is part of Somalia not these chaotic SNM militias🤬

    • @artenwarsame6991
      @artenwarsame6991 ปีที่แล้ว

      Relax my friend you don’t need to be mad

    • @omaali2898
      @omaali2898 ปีที่แล้ว +1

      Don't be mad Insha'Allah we will free Awdal. The reason she uses the wrong title is because SNM will arrest her. Regardless of many names, Awdal will remain Somalia. SNM will be driven out of Awdal.

    • @hanz_60
      @hanz_60 ปีที่แล้ว

      Imaginary

    • @the_only_and_the_one
      @the_only_and_the_one ปีที่แล้ว

      Cry😂😂let's see how u cry 😂😂

    • @omaali2898
      @omaali2898 ปีที่แล้ว

      @@the_only_and_the_one
      You were crying 30 years at the front of the whole world. No one will cry accept you at the end. Today you are crying from Harti, tomorrow you will cry from Samaroon.
      Finally you will be crying from entire Somali community playing your lie victims and carrying the dead bodies of all Somali civil war as you always claimed they were your people.
      This kinds of messages are why Harti are united and my people will be united one day.

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    ENGLISH MAABA TAQANIIDI MAAD SOMALI KU HADASHIID

  • @yuusufabdi5616
    @yuusufabdi5616 ปีที่แล้ว

    Ma guda biirsay baatahay

    • @danielpubg5769
      @danielpubg5769 ปีที่แล้ว

      Magaca hanaga waldin balya kula Carab waynaatee Waar Gadabuursi dhe waaxay ma qoti baad tahay afku ku adagyahy

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    F O B ENGLISH 😂😂😂

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 ปีที่แล้ว

    This crazy person who crtized
    Not real somaliland is governent

  • @am.b5688
    @am.b5688 ปีที่แล้ว

    Geenyada , I know your clan affiliation, but Somaliland is not a country! You cant make your own country! You are acting like the so called Somaliland is engaged in clan ethnic cleaning for not being real Somalilanders! That is selfish and cruel! Dont you care what Muuse Biixi is doing in Laascaanood, the massacre! We do everything for money and clannish ideas in Africa, there is no hope!

    • @deqawarsame-nd9yd
      @deqawarsame-nd9yd ปีที่แล้ว +1

      U know the truth lies won't take u far somaliland has right to defend there country

    • @Layla6793
      @Layla6793 ปีที่แล้ว

      Somaliland dadlkayga
      Somaliland dalkeyga

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@aqoonyahan4059 Maamul aan aduunka laga ictiraafsaneyn, oo hada dhiig muslim ku daadinaya hanala ictiraafo oo hada xabadu socoto baad i Leedahay war uma hayso! She is here to help Somaliland, as it is suffering a bad image from everywhere! Geenyada is not the United Nations, so she can just tell the truth, " Somaliland is a self declared region that is killing the residents of Sool, Sanaag and Cayn region for not wanting secession!

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@Layla6793 Go to Laascaanood and Buuhoodle and dont forget to bring the Somaliland flag! Tukaraq, " where is Muuse Biixi's ciidankiisii qaranka"

    • @AbdullahAli-eg9qx
      @AbdullahAli-eg9qx ปีที่แล้ว +1

      Walaal you're right, but if she puts Somalia in her title, SNM won't leave her in peace while she is there. Insha'Allah SSC is making strides and soon Awdal state will kick the secessionists out too, and build their own maamul under Somalia. Just give it a little time, insha'Allah

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    BORAME AWDAL STATE OF SOMALI

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    SOMALI IS. SOMALI

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    SOMALI IS SOMALI

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    GENYADA MADOW WAA DOQOON

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    F O B ENGLISH 😂😂😂

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    BORAME AWDAL STATE OF SOMALI

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    F O B ENGLISH 😂😂

  • @lii7560
    @lii7560 ปีที่แล้ว

    F O B ENGLISH 😂😂😂