Ustad waxba maclinka ha eedeeyn marka lacag loo dhiibo oo suuqa laga so iibsho playero Tayo leh markaas eedee lkn hda eed malahan macalin kii hore waxaa loo ceyriyay waxaa la sii yay lacag iyo wakhti waxna waa ku qaban waayay marka ha eedeeyn macalin ka
Haye Zakaria waa Abdi Qani Yooke sxb kugu xiran
Almiron ma xuma ee Manchester ciyartoy ficn ma jogaan
Mclmka mahan cillida waa team ka ebar waye ciyaartoydaan wax ku dhax jira malahan man u kala dira
😢😂
- United fans : “ Anaga inaa Serie B ulaabano ma rabno lkn waxaa rabnaa inan kulan walba guul dareysano “
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Calashaan reefas reefas miyaa
Trn hag ada burisay ustad
Cunha city anfaca wlh
Ustad waxba maclinka ha eedeeyn marka lacag loo dhiibo oo suuqa laga so iibsho playero Tayo leh markaas eedee lkn hda eed malahan macalin kii hore waxaa loo ceyriyay waxaa la sii yay lacag iyo wakhti waxna waa ku qaban waayay marka ha eedeeyn macalin ka
Guul darada io guushaba isku kee mid ii noqotay
Bruno ebar waye asagaa naga raayay kayd ka hala tuso
Lee new castel😢😢😢
Naga tag dheh ten hag maclin ma aha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ustad zaki towbaraha ma ahn ee waa ciyar yahanada waa qashin
Amiron ma.ahan ee waa tanhag pro max
M3shqn kooxd mqjogto
Eed malahn macalinka wyo mesha waxa joga ciyrtoy an u qalmin in ay gishtan fanada koxda sida bruno wa kabatanki ugu xuma ee an ku arko man u wye
United dhibta heesata wa ciyaartooyda maahine macaln ka ma ahn
totenham
city
chelsea
man u
way wqda kufeeeen city aba roned oo 1 point heshey😂😂😂😂 liverpoolna goal loa naxsadey lkn way baxsadeeeeeen VIVA liverpool
Hhhh man u cid kasta ku soo caanbaxdo
Kooxdan ciyaartoy majoogan waa nacalad kuligod