Sxb hadii la dayn lahaa-waxay noqon lahaydba--JAR dheer iyo ragbaa ka tuuray haadaan,,dibna loo heli maayee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,, wbtawfiiq
Jabuuti intaad ku fikirayso, soomaalida kale iska dhaafe bal soomalida koonfur midee horta oo qabyaaladda ka tir horta Djibouti aad ku waalateen waar Djibouti soomaali ma laha ee waxaa daggan oo leh somali canfar iyo carab waa dad diin ku midooway luqada ay isku fahmaana faransiis tahay. Dadka reer jabuuti waa dad talaabsaday oo islaam ku midoobay idinkuna somali dhexdeed baad heshiin laadihiin
Sxbyaal soomaalinimo Aabeheed waa hore goblamay iyo walaalnimo dhagaraysan oo khuraafaad iyo ku salaysan khayaali iyo islaamnimo laysku dagoo - laysku gawracoo-nolosha laysku quudhi waayo naf iyo maalba kuwii tacabka ugu badan galiyay ee xataa jiritaankii qaddiyaddooda u sadqeeyay ee reer somalilandba maanta way ka dhaarteen dibna loo heli maayee waxba yaan lagu daalin please,, isku soo wada duuboo kuwii kala geeyay soomaali iyo kuwii waaxba meel dhigay- wallee hadh kuuma jiidaane-- naf ninkii ka dayayoow-ku liq adigu duuduub oo dusha sare iyo adigu ku sido madaxa sxb,,,, wbtawfiiq
Sheekadii anigaa waa la I laayay oo waa ka iskugu Kay tagay baad waadaa? Waa been waxaasi lagugu dhurayey cid ku laysay majirto. Dagaal sookeeye oo dhacay bay ahayd weyna dhamaatay
I like this song I’m proud to be Somali ❤❤
Màchallaah Jabuti Iyo somàliya waa walaalo ❤ àmiin àmiin ❤Marci ❤abyo macaaney
Mamo GEELO ALLAHA ku xafidho, runta waaye somali baan tihiin JABUTAY🫡🇩🇯🇸🇴
soo dhawada dhamantiin.
I m proud to be Somali ❤🇸🇴
Be proud who you are because i am somali🇩🇯
Thanks walaal geelo soomaali dhab iyo ehelo ayaad tahay ilaahey ha ku xifdiyo.
SOMALI WAA SAX!!!!
Issirkan ka so jeedo somali weyaan dhee🇸🇴🇸🇴🇩🇯😢😢😭
That’s true viva jabuuti people
Waa rhuntaa gabdhyahey geesiyada ah Soomaali oo dhan alow midnimo sii amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Somalia alle dhibta haka dulqaado somalina alle quluubtooda haysku keeno from somaliland 🇮🇷
Masha alah. Edo geelo alaha ku daayo
Je suis Djiboutien race somali victoire pour s' unir shaanta SOMALI insha allah
Nice song geelo fanaanad qaran
💪💪🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💘💘💘💘✍️✍️✍️✍️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰masha allaha guul guul guul guul guul guul somali 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaali magaceed ha jiro , ha joogto ,ha is raacdo , ha Noolaato cadawgana ha jabo 🇸🇴❤❤❤❤
Sxb hadii la dayn lahaa-waxay noqon lahaydba--JAR dheer iyo ragbaa ka tuuray haadaan,,dibna loo heli maayee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,, wbtawfiiq
I am proud to be Somaliander 💚 ❤❤
Wa sidas mama dahabo. Vive à tout les somalies
Eedo Geelo Nolow Queen of Somaliya❤
Soomaali waa soomaali uun
Cuqdadu kuwey heyso
Sabab la'aan, ha u dhinteen ama itoobiyada ay sheegtaan ha u galeen
Waa gumoowdeen
Somali haa nolato malkasto ayee jokto
Masha Allaha well done ❤❤❤
I am proud so happy to be somali❤🇸🇴
Geelo waa Garrii,;
🎉🎉🎉 all one somali weeyn ❤🎉
❤❤❤ Masha'Allah hooyo geelo
Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤ somali haanolato🎉
🇩🇯🇸🇴 vive 5ta somali
The best songs all Somali machallah geelo 👸
❤❤❤❤grand somali hanolato❤❤❤
Hey simaan I know you are isir but I now jabuuri waa ku sallaamey
❤❤❤🎉🎉🎉 mansha alah hamblayo
Mashalah guuul soomaliyeed
Somali solidarity within the horn of 🌍 have been sustained over 10000 year's.
❤❤❤❤❤❤
Be proud of who you are
Somali waxa'an ka nahay Cisse OK .❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉 .
Wow. Galo. Edo. Macan. ❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪♥️😍🥰🥰😍❤♥️♥️♥️♥️
🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪♥️❤🥰😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰
😂
❤❤❤❤❤❤❤
Hanblyo gesiyad
🇸🇴🫡🦁💎☝🏽💪❤️🇩🇯🫡
REER JABUUTI HADAY RUN SHEEGAYAAN HA LA MIDOOBAAN SOMALIYA
TAKALE REER JABUUTI KUMA HADLAAN AFSOMALI AFKA FARANSIISKA AYEY KA DOORBIDAAN
Jabuuti intaad ku fikirayso, soomaalida kale iska dhaafe bal soomalida koonfur midee horta oo qabyaaladda ka tir horta Djibouti aad ku waalateen waar Djibouti soomaali ma laha ee waxaa daggan oo leh somali canfar iyo carab waa dad diin ku midooway luqada ay isku fahmaana faransiis tahay. Dadka reer jabuuti waa dad talaabsaday oo islaam ku midoobay idinkuna somali dhexdeed baad heshiin laadihiin
Somali wayn ha noolaato
❤🎉19/04🔥🙏😇
❤SL❤ wax kale i Mari mayso heestani waxay shaqaynaysaa markaan ictiraaf helo
🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
❤🎉
Horta marka somali la sheego dad aan ogahay maxay isu moodan in ay dadka ka xigan somalinimada 😂😂😂😂
ce vrais
Sxbyaal soomaalinimo Aabeheed waa hore goblamay iyo walaalnimo dhagaraysan oo khuraafaad iyo ku salaysan khayaali iyo islaamnimo laysku dagoo - laysku gawracoo-nolosha laysku quudhi waayo naf iyo maalba kuwii tacabka ugu badan galiyay ee xataa jiritaankii qaddiyaddooda u sadqeeyay ee reer somalilandba maanta way ka dhaarteen dibna loo heli maayee waxba yaan lagu daalin please,, isku soo wada duuboo kuwii kala geeyay soomaali iyo kuwii waaxba meel dhigay- wallee hadh kuuma jiidaane-- naf ninkii ka dayayoow-ku liq adigu duuduub oo dusha sare iyo adigu ku sido madaxa sxb,,,, wbtawfiiq
Sheekadii anigaa waa la I laayay oo waa ka iskugu Kay tagay baad waadaa? Waa been waxaasi lagugu dhurayey cid ku laysay majirto. Dagaal sookeeye oo dhacay bay ahayd weyna dhamaatay
Somaliland afka ka dhig wllo Somaliland ta aad sheegayso waxaa dagan 4 qabiil oo kala duwan hadda saddex ayaa ku hadhay ee hadaad soomaali rabin waxba ha ku dhuuman magaca jamhuuriyadda barakeysan ee isaaq dheh waayo waxa soomali neceb waa isaaq oo weliba isku wada dari meynee qayb ka mid ah
RUUN HADEED SHEGAYSO CALANKA TUUR BLUE QAADO. HAA II. WAALIN. EEE WAAXAN HEES MIIYA KKK
Blue maxa la dhaha nin walba calan buu leyhey calan aana laheyn miyad sanka naga saari😂