Runtii wareysi ka qiimo badan oo cilmi iyo caqliyad ku dhisan oo kan u dhigma runtii ma arag , taariikhda baal dahab leh baad ku leedahay , runtii na dadka aan ku deydo ama hiigsiga ii ah baad tahay rabi cimriga caqliga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo Abti ❤
@@alihujaleh8627 🤣🤣🤣 nin muwaadin ah baadtahay oo dadka iyo dalkaba jecel ,🤣 mar hadii lexejecelada intaa leg dalka u hayso , lkn niayada khayr u sheeg wadanku wakhtiyo intan ka adag bu soo maray ee , 💯✅🙏
Gudoomiyaha waan u mahad naynaa sida wanaagsan ee nadiifta ee uu u hadlay waa nin weyn oo illaahay yaqaan sidoo kale waa rag yaqaan welibana waa nin xil neceb runtii
alla swt cilmiga ha u barakeeyo cabdiqaadir jirde waxaan waraysigan ka faaiiday waa in aanad siyaasada u shaqo tagin ee aad leedahay shaqo ama ilo dhaqaale oo ka baxsan siyaasada si aad goaankaaga iyo masiirkaagaba loo iibsan
Somaliland real politician... Alle cimriga iyo garashadaba hakuu barakeeyo.. Wallaahi waa nin goba .. CabdiQaadir Jirde.. Anyaayuf ayaanu ahayn darxumo ku soo koray oo xilka ku xoogsada oo xaraan cun ah.....
Abdulkadir Jirdeh, waa aqoontii, waayo aragnimadii iyo hormoodkii somaliland/soomaali ba. Ilaahay cimriga iyo caqliga ba ha u barakeeyo. Shan sidaa ah ayay somaliland u baahan tahay si ay aduunka wax ula qaybsato, lamase hayo. Horta qabo Abdulkadiroow bal qof kale ku soo dira weeye xaalku.
Waar Xisbibaad ku dawkhsantahe Dhegayso Wuxuu Ka Hadlaayo A/qaadir. Wuxu Kaala Hadlayaa, Dhismaha Dadka SL Iyo Taariikhdii Ay Soo Martay SL iyo Wixii Lala Soo Maray Baristeeda Dadka Aan Aqoon ta u Lahaain. Adiguna Xisb Xisbi Duunbad Haysaa!
Abdiqadir Jirde waa nin Rageed Runta ku rafta...Wax badan oo muhdi ku Jira ayuu iftiimiyey. Maansha'Allah. Arabow Wadani ha ka hadhina iyo H/yomis. Waa walaaladeen waxna inooma diidaneyn... Ina jirda warka shaaca ka qaadey..
Walaahi c/qaadir waa ehlu sharaf run badan laakiin garab hantiYeed aYuu eersadaY hantiilaYaasha Arab na waa liitaYaal danYarta arab aYaa ka tolnimo jecel
Arab ka tashay wadani Cabdiqadir waxaan u sii xaadhaynaa xaqsoor oo soo noqonaya kanaxow nafta waa siyaasadu saxiib ma laha siyaasi sirtiisa lama gaadhayee hadana ciro kharashkii ka baxay 8milyan ayuu xirsi siistay
Horaa loo yidhi Arab iyo naftuba meel xun bay ku dhigaan Arab ninkoodii geesiga ahaa ayey xoog iyo xoolaba ku garab istaagi waayeen waa waxay horumar ugaadhi waayeen Geesi tol waayey
Cabdilqaadir waa laga seexday Arab sheekh isaxaaqna wuu fududaaday waayo waxa aan arkayay markii ragii Arab soo bixiwaayeen in ay markiiba Wadani wax ka sheegeen iyaga oo og in uu Cabdilqaadir Wadani ka ahaa gudoomiyaa xisbiga Wadani. Araboow nin Ciidagale ah ayaa idin salaamaya.😂😂😂
2024 ayan waraysigan kuso laabtay marwalba wan dhagaysta Abdiqadir jirde isma lihi nin ka aqoonyahan san oo ka siyaasi san aya jira Illahay cimriga iyo cafimaad kaba ha u siyaadiyo meel walbu igagaso hor baxo salaan sharaf ayan salaama wlhi
Kkkkkkk ina jirdow Halkaas way ku hoos martay muuse biixi waa ninkii ugu horeeyay ee soo somaliland ee Aan Waxba cid iyo tolkii Aanay Waxba u ogolayn ee madaxwayne xoog xeeladaysan ku noqdey sidii ADOLF HITLER sidaa ula socda taariikh da
Waa Waraysigii Ugu Qiimaha Badnaa Aan Daawaddo Muddo ILaahay Cimriga Iyo Caafimaadkaba Ha U Siyaadsho Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde
One of the intelectual politicians on somali people ,elite and achrismatic leader
Geesi tolwaayay c/qaadir jirde
Masha Allah, illaahay cimriga iyo caqligaba ha u barakeeyo Cabduqadir Aamiin. Xassan galaydh wariye dhameystiran masha Allah.
Runtii wareysi ka qiimo badan oo cilmi iyo caqliyad ku dhisan oo kan u dhigma runtii ma arag , taariikhda baal dahab leh baad ku leedahay , runtii na dadka aan ku deydo ama hiigsiga ii ah baad tahay rabi cimriga caqliga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo Abti ❤
Axyaa lufti 🥰cabdiqadir jirde , ragganimda iyo gabanimada lagu sheegaya 💯🙏
ILAAHAW SIIRAANYO NAARTA JAHANABA GEE WAAYO DADAKIIIYO DALKIIBA UU CAAYAY MARKUU UMADII UU UGA TAGAY MUUSE BIIXI MAANTANA CIRO AYAA UMADII MAR LABAAD CAAYAY MARKUU XIRSI MEESHA UU KEENAY
@@alihujaleh8627 🤣🤣🤣 nin muwaadin ah baadtahay oo dadka iyo dalkaba jecel ,🤣 mar hadii lexejecelada intaa leg dalka u hayso , lkn niayada khayr u sheeg wadanku wakhtiyo intan ka adag bu soo maray ee , 💯✅🙏
Asw...mashallah wale adeero sifiican oo xalal ayu u hadlay mashallah
NOLOL IYO DAWLADNIMO GOD BAYNU KURIDNAY WAAYO DADKII QIIMAHA LAHAA OO DEBADA LADHIGAY
Waxaan ka fahmay, Xirsi ayaa ka lacag badiyay. Lacagtii tuugada ahayd 40 JIR 40 MILLION HAYSTA. Tuugadii Xirsi ayaa ka dheeraysay. Waa xalaal cun Abdiqadir Jirde, wuu liibaani. Insha Allah.
Waa runtaa waxa laga doortay tuug ninka weyne ee aqoonyahanka ah ciro se wuu eedi doonaa
Taasa la le Yahay ha is raacdo wanaga sida qalocda u akhriyeysa
Truthful & Honest Man. He is & was the MAN. Honorable Abdikadir Jirdeh. WaaYeel.
This is the most valuable interview I have watched in along time my allah increase the life and health isay go forward
Mshaallh alle haku dhawro gudomiye jirde cimriga iyo caqligaba alle hakuu barakeeyo
Ale cimriga iyo caafimaadka hakuu dheereeyo aaaaamiin
Very important interview? My allah swt protect him always true man!
Gobanimada siyaasada ayuu ninkani wax maha barayaa ee sifiican casharkaa ha u dhagaystaan, siyaasiyiinta , sariigashada aqoon 💯🥇cabdiqaadir jirde ❤️🙏
mansha Allah c/qaadir waa shaqsi muxtarima waana nin waa qici ah oo isku kalsoon
Mansha allaah
Waa Dheman dad sidiisa ah maanta dunida wey ku yar yihiin.
Somaliland haddii ay wax garaneyso Bilaa shuruuc Madaxweyne ha uga dhigeen.
Arab arsaaq waayay,talaxumada ayay number one galeen,
Gudoomiye cidla yaala ayay hadyad u bixiyeen, hadhawna calaal bal halka laso joogsan
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
Wadani guul baan u rajeenayaa
Waraysi aad cajiib u ah weeyi; siyaasi Cabdulqadir-na waxa ka muuqata tudhaale badan iyo wadan jacayl...Danbi dhaaf Allaha siiyo, aakhirana halkii roon, dhamaanteenba.
C.qaadir jirde waa dheeman 💎
Masha allah Ex Xildhibaan Abdiqaadir Jirde si fiican ayaad u hadashay rabi cafimaadka iyo cimrigaba ha ku dheereyo waxad tahay Geesi la garan waayey 🦁
Geesiyada isaaq waa Arab marka qiimeeyo raganimada iyo runta aanu kaleexan
Cabdiqadir wa jirde legend
Wow 💓💓💓💓💓💓 wlhi waligay ma arag siyaasinta barnamijkan lagu waraysto cid sidaa u hadasha waa si saraaxo ah oo aftahanimo weheliso
Cabdiqadir Jirde Waa Nin Mudakar ah, masha alla
Ilaahay madaxiisa beryo ha raajiyo Cabdiqaadir jirde runtii waa hage iyo tusaale hufan oo dhallinta maanta ku dayasho uugu filan
Aaaaaa ala arabooy cabdi qaadir jirde waa geesi garab waayay
sifiican ayuu dhigay runtii
no indho adeeg,, no ambad
Mansha allah waxa ka muqata wayo aragnimo aqoon iyo Hibo allah ku manaystay, Run bu ka shegay wale dhamaan sababahaas
CABDIQAADIR WAA DHAB HADALKAASI
caqli somali ku dhif ah " anigoo 80 jir ah wey ila noqon weydey inaan dadka sii hore taagnaado" geesi . alla ha ku barakeeyo .
Shaqo wanaagsan adeer 👍🏿
Aqoonyahan cabdiqadir jirde nin adag oon waligay aan tageero uhaa jiroo joog caafimaad iyo cimri dheer kuwaar
C,laahi jowaan oo xalay lawaraysatay c,qaadir jirde iyo c,jawaan oo xalay lawaraystay waa laba nin oo kudayasho mudan xaga siyaasadda laakiin tolbanay hayn
Abdi qaadir jirde nin adag wye runtii 👍🏻👍🏻
Janada ayaan adeer kuugu ducuyeey❤️
Maansha Allaah, Alle cimrigiyo caafimaad kaba hakuu siyaadiyo waayo arag waa kaa !!
Gudoomiyaha waan u mahad naynaa sida wanaagsan ee nadiifta ee uu u hadlay waa nin weyn oo illaahay yaqaan sidoo kale waa rag yaqaan welibana waa nin xil neceb runtii
Gobonimadii oo qof ah siyaasi aan aad utaahero 😍
2:42🤣🤣🤣🤣 waa runtii 💯lkn habarjeclo ayaa meel isu raacda 💯
walee ciro waa nin wanagsan balse ninkan waxa gabay tolki waa nin ay somaliland iyo reerkisa garan waayen balse ciro gartay
XIRSI MUXUU KALAGARANAYAA WAA BAADIYE SHAQAALE DAHABSHIIL MADAXTOOYO MEEL KALE OO UU WAX KA NOQDAY
JIRDE WAA NIN QIIMO BADAN
odaygu caawa sir wayn buu qarxiyay
alla swt cilmiga ha u barakeeyo cabdiqaadir jirde
waxaan waraysigan ka faaiiday waa in aanad siyaasada u shaqo tagin ee aad leedahay shaqo ama ilo dhaqaale oo ka baxsan siyaasada si aad goaankaaga iyo masiirkaagaba loo iibsan
CQaadir Jirde nin waxgarada oo ilbaxnimo leh Qoys caan ah kasoo jeeda asal Reer Hargeisa ah
Wllo waa asal reer baligubadle
@@naasirfaarax903 baligubadle ma reerkooda dega ayuunbaad ujeeda balse iyagu ilma jirde waa reer hargeisa centre suuqa taas ogow
@@naasirfaarax903 hargisana way daagan baligubadle way daagan Bro
wlh waa geesi geesi dhalay!
Mnsha allah waa raga daacada ah,ilaahay ha xifdiyo
Mondela ha somaliland dadkaga ku reebay runta waa wad shagtay long live cabdiqadir jirde
Walhi waa siyaasi wayeen maansha allah
Waa dad qaylo badan ,hadaba waa inay ogadaan
Somaliland real politician...
Alle cimriga iyo garashadaba hakuu barakeeyo..
Wallaahi waa nin goba ..
CabdiQaadir Jirde..
Anyaayuf ayaanu ahayn darxumo ku soo koray oo xilka ku xoogsada oo xaraan cun ah.....
Abdulkadir Jirdeh, waa aqoontii, waayo aragnimadii iyo hormoodkii somaliland/soomaali ba. Ilaahay cimriga iyo caqliga ba ha u barakeeyo. Shan sidaa ah ayay somaliland u baahan tahay si ay aduunka wax ula qaybsato, lamase hayo. Horta qabo Abdulkadiroow bal qof kale ku soo dira weeye xaalku.
Waar Xisbibaad ku dawkhsantahe
Dhegayso Wuxuu Ka Hadlaayo
A/qaadir.
Wuxu Kaala Hadlayaa, Dhismaha
Dadka SL Iyo Taariikhdii Ay Soo Martay SL iyo Wixii Lala Soo Maray
Baristeeda Dadka Aan Aqoon ta u Lahaain.
Adiguna Xisb Xisbi Duunbad Haysaa!
I really feel bad for this good man, you can feel the pain in his voice wallahi. Arab oo wallahi niinka qalad wayne baad kagasheen.
Wlhi geesi cid waayey
Allah haku sharfo masuul
Alla Ninku Macquulsana Oo Hadal Cadaa Allow Nooka Daa
Great minds think alike
I am agree with you that
cabdiqaadir jirde geesi tolwaayey halyeey qaran
Legend of legend.
Wlhy tarikh ayuu dhigay caqadir jirde ale himrgaga ha barkayo
Hogaamiyaha dhabtaa waxa lagu gartaa Odoroska iyo Indheer-garadnimada uu kusii arko waxaan dhicin
SIDII ARABKI MA U JABEY 🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕
Walee waa dheeman iyo dahab Abdilqaadir
Abdiqadir Jirde Alla yacisak alfamara. Guul Somaliland
Cabdiqadir Jirde Hadalkaaga waxakamuuqata
Aqoon iyo Waayo Aragnimo
Cabdiqadir jirde ha laayaabina arab iyo waraabe talo xumaa lagu ogyahay
Adeer hooyo igu salaan maxamed dheere isku class ayaan ahaan jirney
Libaax ⭐️
Abdiqadir Jirde waa nin Rageed Runta ku rafta...Wax badan oo muhdi ku Jira ayuu iftiimiyey. Maansha'Allah. Arabow Wadani ha ka hadhina iyo H/yomis. Waa walaaladeen waxna inooma diidaneyn... Ina jirda warka shaaca ka qaadey..
Xaqiq weye midhkasi zxb
Walaahi c/qaadir waa ehlu sharaf run badan laakiin garab hantiYeed aYuu eersadaY hantiilaYaasha Arab na waa liitaYaal danYarta arab aYaa ka tolnimo jecel
Geesi garab waayay
Arab raganimadaa ku jecelay walaahi mur haday ka qadhaadhay runtay Sheegaan isaaq iyagaa ugu fiican
Isaaq iyo arab xagaad ukala wadaa waa rag walaalo ah wax kastoy yihiin wlladod bay uyihiin haku dhexwalan😂😂😂😂
Arab ka tashay wadani Cabdiqadir waxaan u sii xaadhaynaa xaqsoor oo soo noqonaya kanaxow nafta waa siyaasadu saxiib ma laha siyaasi sirtiisa lama gaadhayee hadana ciro kharashkii ka baxay 8milyan ayuu xirsi siistay
Ano re awdal ah wxan qiraya: Jirde wa siyaasi xalaal ah. Ninka runta idin shega idinma cuntamo asalkaba. Ninka beenta idinku wada ayad u sacabisaan
Reerkiisii oo hanlahayn oo iska hurda ayuu ayuu arkay ,😀😀
Reerka afka ka dhiig Waa dhaqaan xuuntehe 😏
clqaadir siyaasi khabiira ku taageeraa adeer
Shakhsi iiman leh,daacada,soo shaqeyay xili adag, hawl adagna soo qabtay jirde taariikhda ku xusi doonta geesi alaha Ku xafido
❤ 7:05
Anigu Cabdullahi jawaan ayaan waraysigiisa iyo daacadnimadiisa jeclahay. Ina jirdeC Jawaan ma gaadhi karo
Horaa loo yidhi Arab iyo naftuba meel xun bay ku dhigaan Arab ninkoodii geesiga ahaa ayey xoog iyo xoolaba ku garab istaagi waayeen waa waxay horumar ugaadhi waayeen
Geesi tol waayey
No dhig magaca laxyy hooyda arab wasye ninkan awr kirala ah sida shadhka la iskaga badaly hano shegine
Cabdilqaadir waa laga seexday Arab sheekh isaxaaqna wuu fududaaday waayo waxa aan arkayay markii ragii Arab soo bixiwaayeen in ay markiiba Wadani wax ka sheegeen iyaga oo og in uu Cabdilqaadir Wadani ka ahaa gudoomiyaa xisbiga Wadani. Araboow nin Ciidagale ah ayaa idin salaamaya.😂😂😂
Adeer reerkisii ayuunbuu ceebeeyey
Masha allah
arab iyo albaada adag
hhh
Abdiqadir Jirde Suuqii Xisbiga Wadani cirku ku Shareerey waa Xaami. Sidan bayba ugu Badineysa Wadani..Alla igu Og.
Allaah haxafido
Be musdanbeed
Ilaahay cimri dheer iyo caafimad ha siiyo maanta waa nool yahay oo ninka noocasa uma hiilino lkn maalintu tago ayeynu wax wanaagsan ka sheegna
2024 ayan waraysigan kuso laabtay marwalba wan dhagaysta Abdiqadir jirde isma lihi nin ka aqoonyahan san oo ka siyaasi san aya jira Illahay cimriga iyo cafimaad kaba ha u siyaadiyo meel walbu igagaso hor baxo salaan sharaf ayan salaama wlhi
Kkkkkkk ina jirdow Halkaas way ku hoos martay muuse biixi waa ninkii ugu horeeyay ee soo somaliland ee Aan Waxba cid iyo tolkii Aanay Waxba u ogolayn ee madaxwayne xoog xeeladaysan ku noqdey sidii ADOLF HITLER sidaa ula socda taariikh da
Waar nio kharash la,aan madax wayne laguma noqdo
@@apdiazizdemba2953 Kkkkkkk halkee ayay iska galan MUUSE SHAANI iyo tolkii Ayaa wax u soo ururiyay Waxan adeer Anigu jabhadii Ayan ahaaye Adigu Imisa jirbad tahay
@@hashigariye6568 reerkooda iyo xataa suldaankooda guud Muuse may rabin. Markiise doorashadu timid way codeeyeen dhammaan, ficil ay taageerayaasheena waddani geliyeen awgee. Rag ficil lama tuso.
@@Aw88-c1r daa Haaye ina jirde u sheeg Aniga reply igadayo
Waa geesi dhaqaale waaye,lkn waraysigiisaan dhegaystayee waa ninkii hogaanka qaban lahaa
c/qaadir jirde geesi tool wayey
asc
aad buu mhdsan thy gudoomiye ckadir jirde runta ilaahay baa jecel faanka iyo jur jiroolahana ilaahay neceb laakiin odaygu cidna kumuu xadgudbin siday wax noqdeen iyo cimrigiisii buu xisaabiyey waana goaanka ugu wanaagsan ee qof iimaan leh qaado runtiina tolkii iyo somali landba wuu hiilyey kolay waa oday weyn oo waayo soo jiray oo caqligiisa iyo dadiisa ilaahay u barakeeyey
sababtoo ah nin siyaasiya oo hadalkiisa sidaas u xanaf tiri karaa waa yar yhy
walow aanan aqoon dheeraada u lahayn ckadir jirde
laakiin hadalkiisa dadka caafimaad gelinaya .
odayaal ina jirde oo kale ah ayaan u baahanay oo inta yar er u hadhay taariikh laga barto.
isguulada iyo jaamacadaha inuu lecture ka jeediyo ayaan ku talin lahaa
hadaan qabyaalad ku hadlo arab dad xigmad badan oo rag iyo dumarba leh baa ku jira laakiin taladii faaarax nuur baa ka maqan.
anigu waxaan ahay nin reerbarri ah hadaan kaftan ku daro xirsi haaji xasan waxaan odhan lahaa wixii la sheegayey anigu ma hubee haday wax ka iraan ogayga wax u tuur walow siduu sheegay aad la tashatay oo uu kuu tanaasulay haddii arintaa la sheegaa ee 40,000000 aanay jirina raali ahow kolay maba jirtee .
Sidii naftayda an ugu damqanlahaa ayaan wllahil cadiim ninkasi ina jirde uga damqaday waraysigiiysaa Ax gesi garab wayay gobee liico hajbin
Arab ugu kaaalay Tayo iyo geesinimo
C/qaadir jirde waa hormoodka soomaaliland isku haya waabay kala yaaci lahayd soomaaliland la,aant c/qaadir jirde nooloow jirdow ilaahay cimriga iyo caafimaadka ale ha kuu raajo noolow
Arab duli wey ceebeyeen ninkoodi
Waxaad ku hadlayso u firso
Adaa duuli ah nijaasyow
10:45
Abdi qaadir jiirde gesi gesi dhalay
Alle cimriga iyo cafimadka haku dheereyo wallhy waligay ma arag siyasi la mida ninkan
Cabdiqaadir x.ismaacil jirde
Runtii wuxu u hadlay si qiimo badan wax badana daahuubla feyday.
Rabbi kor hakaa yeelo