WAXAAN RAALI GALIN KA BIXINAYA VIDEOGII SIDA QALDAN AAN USO GALIYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 682

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid 3 ปีที่แล้ว +745

    WAR WAXAAAS KHALAD MA DHIHI KARNO WAX KALU AHA E MARKA EDIT GARENESAY INTE FIIIRINESAY HHHHHHH WAX FALANA TAHE NAGA BANDHEE HADA KADIB

    • @sadaamsadkaofficial2015
      @sadaamsadkaofficial2015 3 ปีที่แล้ว +6

      😂😂😂

    • @abdimahamud4548
      @abdimahamud4548 3 ปีที่แล้ว +8

      asad sxb aad baan kuu taageeraa nin iska funy ah baatahay runtii

    • @Beergooye
      @Beergooye 3 ปีที่แล้ว +4

      Aduu ku fiirinayay🤣

    • @ibrahimyaree3262
      @ibrahimyaree3262 3 ปีที่แล้ว +1

      Nolow pro

    • @hafsohirsi464
      @hafsohirsi464 3 ปีที่แล้ว +5

      Asadow var cadi maha walhy maxa bilaa bome ka dhigay dadki u horeyo arkan ku jire lkin iska cadi waye wax dib laa mahyn qofnaa khalad wa ka dacaa mho

  • @khadercadosh8005
    @khadercadosh8005 3 ปีที่แล้ว +187

    InTa zideyda commentiGa ka dhex raadineyza wxii dhcey 👍

    • @moustapheliban3276
      @moustapheliban3276 3 ปีที่แล้ว

      Kula mid ah bro😂😂

    • @nicimamattan7768
      @nicimamattan7768 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllo wqxa dhacy waxa weeye dirisle abdi aya dabadiisa aragnay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @khadercadosh8005
      @khadercadosh8005 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nicimamattan7768 🤣🤣🤣 🤣

    • @cxakiinjoker7487
      @cxakiinjoker7487 3 ปีที่แล้ว

      @@nicimamattan7768 😂😂

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 3 ปีที่แล้ว +2

      @@nicimamattan7768 dadka Xumaantoda ha Faafinin quruxeey 😂
      I love you 😘

  • @anshaxtv
    @anshaxtv 3 ปีที่แล้ว +450

    Ismuujiya inta ay dhaaftay ax🤣😂😂

    • @Sara-hx8wu
      @Sara-hx8wu 3 ปีที่แล้ว +6

      Tiktok lala WareeGaya😂😂

    • @mahirabdirahmandirie9490
      @mahirabdirahmandirie9490 3 ปีที่แล้ว +2

      Kkk war jeclidaa yaahuu😂

    • @halmamo1253
      @halmamo1253 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Sara-hx8wu usernamekaa isheeg asofirsade😅

    • @istarabdi4399
      @istarabdi4399 3 ปีที่แล้ว

      tictok kahelee eebaw

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour 3 ปีที่แล้ว

      @@halmamo1253 sooka isagu so dhigayba vedio ma dawatan miyaa

  • @mubarikosman1807
    @mubarikosman1807 3 ปีที่แล้ว +78

    video Anigu Tiktok Ayaan ku soo Arky intee lamida 😁🤙🖐😁

    • @abdirahmanabdullahi539
      @abdirahmanabdullahi539 3 ปีที่แล้ว +2

      War Tiktoga laga sodhigay isheg nio😂

    • @mubarikosman1807
      @mubarikosman1807 3 ปีที่แล้ว +1

      @Dhuusaaye Dhuusaaye waa video si qaldan ku baxy Asgoo saurwalku ka dhacyo camerada Ayaa qabty

    • @mubarikosman1807
      @mubarikosman1807 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanabdullahi539 war nio wax ku qornaa garn mayo 😆

    • @nalkanurka4528
      @nalkanurka4528 3 ปีที่แล้ว +1

      Ani

    • @nasraa.mohamed8689
      @nasraa.mohamed8689 3 ปีที่แล้ว

      Maxawaye

  • @fy.sports
    @fy.sports 3 ปีที่แล้ว +110

    Frist one like sar dirislow💯🔥

  • @ibrahimsuleiman807
    @ibrahimsuleiman807 3 ปีที่แล้ว +124

    Wr vediogii hore wxii Ka qaldanaa hdaad rabtaan inan idiin Sheego liketa boobsii✊🌟

    • @kiizapella5403
      @kiizapella5403 3 ปีที่แล้ว +4

      Isheg yaqe🤣

    • @pilanpoqoro697
      @pilanpoqoro697 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll waa kee😂😂😂

    • @sadadboy2739
      @sadadboy2739 3 ปีที่แล้ว +8

      Ninka naag miyaad moda ceeb qof sa uwareeji adne waqtiga way kusugaysaa😠😠

    • @apdimalikabdi5434
      @apdimalikabdi5434 3 ปีที่แล้ว +2

      Apti nin ayaad leedahy haan idinka daba geeyo videogii hore. Raginimadii meel haka dhicin pro wxi dhacy wey dhaceen 🙂

    • @amaaldayip1638
      @amaaldayip1638 3 ปีที่แล้ว +3

      Maka rabno😡😡😡

  • @queenqadiijo9110
    @queenqadiijo9110 3 ปีที่แล้ว +6

    Dirislow waa nuugaa iyo waa dhuuqaa waa ceeb videoga dil ama dooro gabdhaha kala dooraneeseen adiga iyo asad dhagta wax isku sheegeeseen aniga hadaa dumar ahay waan ka shakiyay waana ka yara xumaaday yaa ila mid ah oo dhibsaday Santa is taxadar inta sano aa youtubka ku jirtid waan kula joogaa wax qalad kuguma arkin keep going my bro

    • @buddy.36
      @buddy.36 3 ปีที่แล้ว

      Waa sax

  • @abdiqeyzstarka9849
    @abdiqeyzstarka9849 3 ปีที่แล้ว +40

    anaa ugu horeeya manta like hala dhaafin hada iga danbayzo🥰🥰🥰

  • @luqmaanhassan1860
    @luqmaanhassan1860 3 ปีที่แล้ว +176

    Inta vido hore aan la socon anj cml like isaar hhh wax ishego

    • @nihaalmohammed5442
      @nihaalmohammed5442 3 ปีที่แล้ว +5

      Wu foorarsaday surwaalkaa hos uga dabcay futadiisa laga arkay🥱🥱🥱😁😁😁

    • @musictubemt1772
      @musictubemt1772 3 ปีที่แล้ว +2

      Anigaba lama socon tiktok ayaan ka soo arkay vaartaa 😂😂vutada cad 😂😂

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nihaalmohammed5442 😂😂😂😂 ma runbaa

    • @luqmaanhassan1860
      @luqmaanhassan1860 3 ปีที่แล้ว

      @@nihaalmohammed5442 walhi wa qosly kkkk

  • @xamaraawiboy3144
    @xamaraawiboy3144 3 ปีที่แล้ว +42

    Bin Adam wo qaldanaa Legend Always waa legend 🤣🤣🤣✅🙏

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 ปีที่แล้ว +126

    Wxaan ArkeY Wxii ka Qaldana Hadana ma rabo inaan Sheego WllkaY mcn 🥰🙏
    ✌🤴🤎

    • @MohamedHussein-ry3qq
      @MohamedHussein-ry3qq 3 ปีที่แล้ว

      Walashey isheg nh

    • @ayaanlemahdi5477
      @ayaanlemahdi5477 3 ปีที่แล้ว +3

      @@MohamedHussein-ry3qq anaa ku zheegi futadiisan aragnay kkkkkk

    • @wizlovelyyare4136
      @wizlovelyyare4136 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh

    • @Minecraftclips7
      @Minecraftclips7 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ayaanlemahdi5477 xishoo wxn ka delete garee anaguba waan amusne

    • @abdia9799
      @abdia9799 3 ปีที่แล้ว +1

      ​@@MohamedHussein-ry3qq tiktok baa ka helaysaa kala jeexa futadiisa weeeye lol

  • @drislefans9111
    @drislefans9111 3 ปีที่แล้ว +39

    Ku sali nabiga scw

  • @ogaaltv6998
    @ogaaltv6998 3 ปีที่แล้ว +14

    First Comment____
    #Darisle_Abdi Love saara__❤❤❤👀✌✌

  • @Buurdibi
    @Buurdibi 3 ปีที่แล้ว +45

    Ma Gaari Karnaa Like 100 Hadan Nahay Team Dirisle🇸🇴✌ Faladkan Waaaku Heesanaa😄😄😄😄😄🙋‍♂️

  • @cabdinaasiribraahim9648
    @cabdinaasiribraahim9648 3 ปีที่แล้ว

    Inta ila midkaa ee aan waxba arkin dirisle Lane og in uuu legend yahay like iisaar hadana rabin inay wx xun arkaaan

  • @baxzan687
    @baxzan687 3 ปีที่แล้ว +3

    Dirisle abdi proud of you huuno macaane waxaas wax waynba maheee🥰❣🥰❣

  • @guureeye8459
    @guureeye8459 3 ปีที่แล้ว +111

    Inta aan arki qaladkaas lkn jecel ineey aragto ismuujiya

    • @sophaasthtsh8130
      @sophaasthtsh8130 3 ปีที่แล้ว

      Tiktokyaala🤣

    • @halmamo1253
      @halmamo1253 3 ปีที่แล้ว

      @@sophaasthtsh8130 usernameka isheeg aso arkee

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 3 ปีที่แล้ว

      @@sophaasthtsh8130 aamus buu dhahay ha sheegina😪

    • @hibahassan6045
      @hibahassan6045 3 ปีที่แล้ว +1

      @@halmamo1253 khadarkeey. TikTok ku qor

    • @disfrmeast
      @disfrmeast 3 ปีที่แล้ว

      @@hibahassan6045 thnks😂😂😂😂

  • @K_7m
    @K_7m 3 ปีที่แล้ว +8

    Team dirisle idinku faanaa one love❤🥰✌

  • @aweysbaafowofficial6667
    @aweysbaafowofficial6667 3 ปีที่แล้ว +89

    Tiktok inta kasoo aragtay farta taaga😂😂

  • @Amiinzimba
    @Amiinzimba 3 ปีที่แล้ว +75

    Pls 7k wax yara iigadhimane igarsiiya asxaapta 🙏🏻🥰

    • @cabdikariin9490
      @cabdikariin9490 3 ปีที่แล้ว +1

      M.a abaayo anaga ku garab tagan🥰🥰

  • @fathamahamuud7421
    @fathamahamuud7421 3 ปีที่แล้ว +1

    First one zxp Asc

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 ปีที่แล้ว +8

    Walahi wixii qaldan waan arke lkn mashegaayo waan qarinaa
    Keep going legend dirisle ❤

  • @fardawsamahamed5238
    @fardawsamahamed5238 3 ปีที่แล้ว

    First person like sar

  • @ahmedfarah962
    @ahmedfarah962 3 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle❤💫👑

  • @haniabdullahi4782
    @haniabdullahi4782 3 ปีที่แล้ว +1

    Gar io gar daro dirisle waanku wadanaa team dirisle hello 👋 ♥ 🙌 👌 ❤

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +52

    Ani comment ahan kugu sheegay markiba lkn comment ma akhrisid in ta badan😖
    Ha talo an ku siiyo Video aad so dhigto Comment tigisa ina akhriso wa muhim plz akhri🙏

  • @abdimusa7068
    @abdimusa7068 3 ปีที่แล้ว

    inta ila aragtay waxa dhacay inay tahay hhhh dirisle oo labo haad na hormariyay like hhhh

  • @mustafehassan9911
    @mustafehassan9911 3 ปีที่แล้ว +12

    Markasta RaaLi pan ka NaHayy ♥️♥️💯

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +10

    Wll ku sali nabiga scw

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 3 ปีที่แล้ว +35

    Inta xabad aan ogayb ee rabta in laga dabageeeyo waxa dhacay like iisara🤔

  • @adnan-hl2hq
    @adnan-hl2hq 3 ปีที่แล้ว +7

    Binu aadam wuu qaldamaaa qoftaan qamdamin ma jiri keep going 😊👍👍

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 3 ปีที่แล้ว +11

    Soomaliyey walaalkin youtubers aan ahay subscrib sher like igu camaamada please

  • @abdullahihussein2527
    @abdullahihussein2527 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaley intii Dirisle Futadiisa aragty like dhac igu siiya🤣🤣

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle waa soo wada baxay xirxirnaati waa ka gudbay👍👍👍💯💯💯💯💯💯

  • @maryanissackali8679
    @maryanissackali8679 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta ku aragte videoga la qariye tiktok like😂😂😂😂

  • @arabcelebrity9291
    @arabcelebrity9291 3 ปีที่แล้ว

    First person

  • @api-azizahmet2918
    @api-azizahmet2918 3 ปีที่แล้ว

    First one 🙋‍♂️

  • @mohanmk250
    @mohanmk250 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad wax kale legend 🤙❤️

  • @hoothomalapo3712
    @hoothomalapo3712 3 ปีที่แล้ว

    Intaan ogeyn waxa ka qaldan like🥰

  • @hipohupthi1232
    @hipohupthi1232 3 ปีที่แล้ว +1

    Tiktok ayaan kazoo carary iga walle😂😂🙋🏻‍♀️🏃‍♀️😣😣

  • @ayuubzaid3790
    @ayuubzaid3790 3 ปีที่แล้ว +3

    Fist comment idirsle bowe nolow intay nolol jirto

  • @amiinmahad7528
    @amiinmahad7528 3 ปีที่แล้ว +26

    Zxp nin raga thy waxaas inaAd ku mashquush0 maha codow gaagA bdn we love yuo waxasnA wax weyn mAha 🥰

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 3 ปีที่แล้ว

      Ninka raggi ba wa ibnu Adam oo ceeb wuu leeyhy ogow hno

    • @nastexoibrahim1557
      @nastexoibrahim1557 3 ปีที่แล้ว

      Ceebtas isheega nh

    • @amiinmahad7528
      @amiinmahad7528 3 ปีที่แล้ว

      @@nastexoibrahim1557 hhhhhhh😂😅🤣

    • @amiinmahad7528
      @amiinmahad7528 3 ปีที่แล้ว

      War jcyl leeee miyaaa waxz00 dhAn

  • @aadanookiyaale
    @aadanookiyaale 3 ปีที่แล้ว +13

    Qalad wuu dhacaa sxb bani-aadam ayaa loo yahay keep forward ➡️

  • @assalqueen3387
    @assalqueen3387 3 ปีที่แล้ว +1

    Darisle cabdi ceeb looma helo cadawgiisaa bdan markaasaaa wax aan waxbo aheen labuunbuuninaa war nimanka qaar aaba saas steyl ahaan ugu laafyooda wiilka kaleexda waxas wax weyn maaheen haniyad jabin abwe anagaaa kujcl ceeb laguuma helo cabdirisaaq from muqdisho

  • @faraxcali9761
    @faraxcali9761 3 ปีที่แล้ว +15

    Wllhi saan uqoslayay beerkaa icasaaday asad wlhi waa fany 5 iskadaaye 20kabadan xataa wuu uqolmaa macal comody weeye😀

  • @abdijabarmaxamed6204
    @abdijabarmaxamed6204 3 ปีที่แล้ว

    Ar waxaad ilawdeen pro like . 😍

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin Rag Wa Kii Qaladkiisa Qirtay 💯💯💯 Legend Dirisle❣️❣️💎2:03 Adi Mxaa Sodonti 😂😂😂😂

  • @sabirinmoha4456
    @sabirinmoha4456 3 ปีที่แล้ว

    Ifahansiiya wxs waa maqnaaye teamdrisle❤

  • @somalifilmsmedia8430
    @somalifilmsmedia8430 3 ปีที่แล้ว +4

    Qofkii labaad Ee Daawada Love gala dhaafin

  • @Qaysqaysarshorts7709
    @Qaysqaysarshorts7709 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle qAaastisa inta aragtay like 😆

  • @nimaoyusuf3379
    @nimaoyusuf3379 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaad ugu hambalyee waytay somaliland taageero badan aye ku yihiine

  • @wizapdalla638
    @wizapdalla638 3 ปีที่แล้ว +6

    Dhip maleh wll qal𝐈 ♥️ dirisle😄😄😄😄😋

  • @umunihaal9837
    @umunihaal9837 3 ปีที่แล้ว +30

    Tiktok Bey Geeyeen😏 Waa sheydaamo Somalida Xumanta Jecel Wlhi😔

    • @zhadiyaupdi5082
      @zhadiyaupdi5082 3 ปีที่แล้ว

      @@c.caziizbidixo8946 Yhuu Wr Jeclidaa

    • @ayaanedabsan5328
      @ayaanedabsan5328 3 ปีที่แล้ว

      @@c.caziizbidixo8946 faar dirisle Ku qor😂🤣😂🤣🤣

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanedabsan5328 wan daawaday😫😫waan naxay markan arkay wllhi🤤🤤🤤

    • @cawodagan7196
      @cawodagan7196 3 ปีที่แล้ว

      @@c.caziizbidixo8946 khadarkeey kuqor

    • @umunihaal9837
      @umunihaal9837 3 ปีที่แล้ว

      @@c.caziizbidixo8946 😁😁😁

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalllh Zxb

  • @KhaalitGaaz
    @KhaalitGaaz 3 ปีที่แล้ว

    Waxa qaldan anaa shegayo waxaa soo galay clip yar dirisle oo Wizki gacanta ku haysta🙄🙄🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @farre636
    @farre636 3 ปีที่แล้ว

    in ta ila ogaatay in ay prankiyadiisana sidan oo kale yihiin like

  • @ahmedader4283
    @ahmedader4283 3 ปีที่แล้ว

    Inta fahansan inay Umuuruhu ck yeehin like saara dirislooow balaayaa tahay 😂

  • @maajitahmet5336
    @maajitahmet5336 3 ปีที่แล้ว +2

    THANK YOU BRO FAN KU AHY❤

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 ปีที่แล้ว +2

    Alx ma arag dirisle xumaantisa xataa ma jecli🤐 nolow wall🥰

  • @fatushqurux4279
    @fatushqurux4279 3 ปีที่แล้ว

    Am fast

  • @anisodegan35
    @anisodegan35 3 ปีที่แล้ว

    Tiim asad faqdiiy ismujiya hee 🇦🇪

  • @zakishdoon9956
    @zakishdoon9956 3 ปีที่แล้ว

    First

  • @rowdacali1767
    @rowdacali1767 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle waan ku salaamay

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A 3 ปีที่แล้ว +3

    Shalay Ma Arkin Lkn Maanta Aniga Cid Igama Horeeso Wewe Weka Like
    Labadan Wiil Xalay Waan Ku Riyooday Anigo Asad Prank Ku Sameenayo Dirisle Qurux Ku Dhiigle Jamal Dayax Kuwa Kale Isla Ognahay Yaab Badana Bal Ana TH-camr Ah Riya Shaydaan Waaye

    • @munasarfarxanchannel4865
      @munasarfarxanchannel4865 3 ปีที่แล้ว

      😃😃dadkas mxaa isku keenay

    • @Hooyomacaan_A
      @Hooyomacaan_A 3 ปีที่แล้ว

      @@munasarfarxanchannel4865 Anaba Yaabay Koley Dirisla Imaana Kenya

  • @nurdinmere7231
    @nurdinmere7231 3 ปีที่แล้ว +2

    Mx sxb xaliswala maswata❤

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +2

    Rör Abdirsaq fadlan walalaheyga somaliyeed ruqiyo office SUBSKREB 👈💝💝💝💝🎉

  • @fatush7849
    @fatush7849 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah marhada kasartay huno wabanyabana

  • @Hasla.wabi.tore.0
    @Hasla.wabi.tore.0 3 ปีที่แล้ว +9

    Gof ki ugu horeyay ee arka videogan🤞🤞🔥

  • @nafisa_jii3120
    @nafisa_jii3120 3 ปีที่แล้ว +3

    Tiktokga baan kaso arkay ceebtana allah asturo

  • @wariscabdi2356
    @wariscabdi2356 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax waye idhaaftaye hooyooye 😭😭😭

  • @munamawe3l016
    @munamawe3l016 3 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣 wXz waa caaDi dirisle HaW U BixIn 👑❤

  • @duruusmedia9407
    @duruusmedia9407 3 ปีที่แล้ว

    Fadlan like

  • @abdikadirahmed4247
    @abdikadirahmed4247 3 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle iyo asad marko hore salan sare qaladka wudaca lkn waxan wax weyn maaha rali wanahay wll

  • @Qasaaye-uo1mz
    @Qasaaye-uo1mz 3 ปีที่แล้ว +1

    Ismuu jiye inta drisle jecl

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 ปีที่แล้ว

    Keep going dirisle

  • @nimcomustafe4083
    @nimcomustafe4083 3 ปีที่แล้ว +1

    Ku checlahay azaf quruxaw mocha allaH guulayzo lapada daarba abtiyo mcn from burco❤️♥️

  • @abokorhawd614
    @abokorhawd614 3 ปีที่แล้ว

    Wll drisle sxp dadka siffran salaam sxp iska dhax halada qar

  • @zamiir143
    @zamiir143 3 ปีที่แล้ว +1

    Hor mar wacan labadiinaba⚡😇

  • @wllalpa3286
    @wllalpa3286 3 ปีที่แล้ว

    Inti Arag taY Dirisle Dawadiisa like sar
    ZxP Dirisle lakin Dawadada Maxa ka Qaldan Duleel dheer an uga Jede

  • @zlmonuura6854
    @zlmonuura6854 3 ปีที่แล้ว +2

    iNta Aan arkin Khaladkaz Lkn jeceL inay Arkaan izmuujiya

  • @mkhaaji1410
    @mkhaaji1410 3 ปีที่แล้ว

    Tiktok inta ku so aragty like 🤣

  • @mirewaberi1012
    @mirewaberi1012 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle jisaar baa thy isoo qabo zxb ana ugu horeeya maanta

  • @NOLOSHEENA
    @NOLOSHEENA 3 ปีที่แล้ว +2

    Khadarkeey TIK TOK 😂😂
    Kasoo Daawo Thanks idheh Noh 🤣😂🤣😂😅

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว

    Qaadanwaa bay igu noqotay in waxa Dirisle ka suurtoobaan balse bro bani'aadan baad tahay oo khaladku waa dhacaa. We still love you bro.

  • @sahaamcusman2523
    @sahaamcusman2523 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma qaldama waa ilaahay Wll marka hore usoc hno

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiya

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadku dhibbadanaa mx dhacay kulahaa idin sheegi meyno hadan nahay tageraha dirisle hormar wacan

  • @ahmedranker5733
    @ahmedranker5733 3 ปีที่แล้ว +4

    Ani ma arkin inta ilamid ah farta taaga

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 3 ปีที่แล้ว +3

    Tiktok wixi rufiyaan joogay way arkeen 😫

  • @mustafaofficial9154
    @mustafaofficial9154 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 ปีที่แล้ว +2

    TIKTOK BAAN KU ARKE SAAKI NIN RAG BAATEHE AABO WAXAS NE WAX WEYN MA AHA QOF WALBO WUXUU QABO AMA UULEYAHAY WAAYE

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +1

    Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine

  • @abdikhaalaqyare2464
    @abdikhaalaqyare2464 3 ปีที่แล้ว

    Marku Dirisle Abdi Ka kacayo kursiga ayey dabadiisu muuqanaysaa Markaa wax wayn maaha Surwaalka ayaa Ka gaaban Marka like 👍👍

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Igu Raacsan BinuAadamku Waa Khaldame

  • @faizali5182
    @faizali5182 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle please soolabo kursigii ban uxiisney

  • @xamsemataan2376
    @xamsemataan2376 3 ปีที่แล้ว +1

    Wacaadi zxp Khalad malhid sababto ah wadmashquul saneed wanakuwadana 💯💥👋🙌😇

  • @miina7904
    @miina7904 3 ปีที่แล้ว

    Wr dirislow is ilaali wll waxasi waxba ma hayne dad badanbaa intaa xumahaaga raadinayeee 😳👋

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 ปีที่แล้ว

    #TIKTOK HADAD KUSO ARAGTAY QEYBTAS QALADKA AH ISMUUJI

  • @F.faBio44
    @F.faBio44 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan laa socona hhhhhhhhhhhh walhi qosl ayaan uu dhacay 🤣🤣🤣🤣u are so funny walhi

  • @anisodegan35
    @anisodegan35 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle abow isdaji waxaa wax kadar ayaa la arkaa tasina mahan wax ceba waa wax iska cadiya kutala galna umadan samenen ee wafal kaa dhacay 🤗🇦🇪