SWEDEN WAXYAABAHA AAN KALA KULMAY IYO DADKA REER SEWDEN SIDAY YIHIIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 257

  • @25msubscribers83
    @25msubscribers83 3 ปีที่แล้ว +123

    Like haiisaaro qofkii Nabiga Jecel muxamed scw 🙋

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว +49

    ISHAA AZIIZ waa inaad la kulantaaa Dirislow soo booqo waa codsi walaal insha Allah

  • @barkesmomed5889
    @barkesmomed5889 3 ปีที่แล้ว +41

    Inta ila Aragtay inn darisle abdi kahelaay swedan like Isarah please
    Team darisle abdi Keep going ✅

  • @khadarkhalif6700
    @khadarkhalif6700 3 ปีที่แล้ว +73

    Wellcome Sweden 🇸🇪 idirsle ✌️

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +22

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @K_7m
    @K_7m 3 ปีที่แล้ว +68

    Inta dirisle kufaraxde manta vlog inoo soo sameeye like ta❤😍✌

  • @fatxiyachanel8946
    @fatxiyachanel8946 3 ปีที่แล้ว +6

    Asxabta sharafta badn ee ku xidhn walalken #subscribe# ha la igu soo dhoweeyo mahdsanidn

  • @bintunour4733
    @bintunour4733 3 ปีที่แล้ว +34

    Ninkaan yaa ila arkay sanakadba kan ka dambeeya TH-cam ka wuu usii shidmooyaa keep going huuno

  • @mohamedosmaan1726
    @mohamedosmaan1726 3 ปีที่แล้ว +11

    Jimco wanaagsan Dhalin yaro wa maalmaha Samadu ay furan tahay U duceeya walaalahena falastiin kuna saliya
    Nabigeena mohamed《SCW》 ♥️🤝

  • @yuusufhaashi9970
    @yuusufhaashi9970 3 ปีที่แล้ว +33

    M.a legend wakuwata first person like ta igu booba

  • @plmari3236
    @plmari3236 3 ปีที่แล้ว +5

    Jumca kariim team dirisle anaa ugu soo horeeyey maanta like ii reeba

  • @hawalulmohamed2560
    @hawalulmohamed2560 3 ปีที่แล้ว +24

    Muqdisho ayan kugu sugeyna waqti laso qado plz asxabta muqdisho welcom

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +14

    YAA ILA RABA IN UU DIRISLE SII JOOGO SWEDEN 😅😅😅

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc walalahey soomaaliyeed Alle dartiis
    Igu soo booqda qeer Allaha Idinsiiyo
    Insha Allah😍 Eid Mubarak💕💕💕💕💜

  • @ahmedidan2040
    @ahmedidan2040 3 ปีที่แล้ว +9

    Ar manta anaa ugu horeyey zhp manta love ii saar only youtuber 🥰👍

  • @fathikhadar7802
    @fathikhadar7802 3 ปีที่แล้ว +9

    Drisle izha aziiz la kulan noh
    Gabadh somali youtuberad ah weyi

  • @nasrachannel3431
    @nasrachannel3431 3 ปีที่แล้ว +3

    France ana kugu so dhawenayo dirisle sodiyaar Faroe🤝

  • @zuldaanchannel9744
    @zuldaanchannel9744 3 ปีที่แล้ว +5

    Mzha AllH pro zoo badiya Jaw Jaw

  • @ayubmohamudali4248
    @ayubmohamudali4248 3 ปีที่แล้ว

    Daris sidaa hada isku furfurtay hadaad 2019-2020 u fur fur naan laheyd wlh 1m Subscribe heli laheyd howsha sii badi oo TH-cam dhan wll iyo sxb ka dhigo 🙏

  • @sadamdekk1218
    @sadamdekk1218 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha Allah
    First comment
    💯💯💯💯

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +1

    LEGEND APDIRIZAAQ Apdi😘😘👈

  • @mohamedamiinofficial5262
    @mohamedamiinofficial5262 3 ปีที่แล้ว +5

    First comment 😘🤩🙏 first views 😜

  • @queenzunduz6647
    @queenzunduz6647 3 ปีที่แล้ว +5

    Marwlba waan jeclhy Inaan kula socdo apti

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 3 ปีที่แล้ว +4

    Welcome to ceelasha biyaha Dirisle Sweden 🇸🇴🇸🇴🇸🇪🇸🇪 dee Malmö na soo gaar Stockholm kaliya
    ha is ku xirin taagerayasha waqti la qado

  • @anshaxkhalid6881
    @anshaxkhalid6881 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi hada tik-tok kaaga daawanayay, Legend keep going💯🤞🤞

  • @sadamdekk1218
    @sadamdekk1218 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going shp
    Dirisle abdi

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc zxp Idiriselow velogs Nosoadi Iinsha Allah From Burco Soomaliland

  • @updirizakyasin9586
    @updirizakyasin9586 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta ila aragtay inuu dirisle sweden kufaraxsan yahay like saara🤔

  • @hersiosman6503
    @hersiosman6503 3 ปีที่แล้ว +3

    Idirsle cabdi waan ku wataa pro

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +86

    Yaa qaba cudurka loo yaqaan comment aqris sidayda oo kale 😂😂

    • @hodoahmed2328
      @hodoahmed2328 3 ปีที่แล้ว +3

      Horta adi aqalka kama baxdid miya🤣

    • @Bryan97134
      @Bryan97134 3 ปีที่แล้ว

      Shuubadii ku dhashay w...e meel walba ma iiga horaysaa

    • @maryancali593
      @maryancali593 3 ปีที่แล้ว

      Nio waan ku mahad celiyay

    • @wizlovelyyare4136
      @wizlovelyyare4136 3 ปีที่แล้ว

      Meelkasta joogtah adi somalian boy dhilaa idin xaartaye

    • @khadarmacaane3922
      @khadarmacaane3922 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Bryan97134 doqon ku dhashey wecel yahow ka dhamow ninka fack you🤐🤐

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +2

    Adoo Aamusan hadaa comment Akhrineyzid jawabtu haa hadey thy ha is waalin subscriber igu sharaf uun😂😂👇❤

  • @deeqo8232
    @deeqo8232 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta Sweden ku nool like saara

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 3 ปีที่แล้ว +3

    NO VIEWS NO COMMUNITY LIKTA DHAC DHAC HADII KLE AANKALA AANKAA 👍🤙

  • @mohamedharoun2685
    @mohamedharoun2685 3 ปีที่แล้ว +5

    Plz ishaa aziiz la kulan video noga soo samee ❤🖤

  • @rashiidmo1927
    @rashiidmo1927 3 ปีที่แล้ว +5

    Sweden woow qurux

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 3 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle ❤❤❤❤

  • @abdimuse5433
    @abdimuse5433 3 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle nimco dheeman fankeeda wuu jecel yahay 💓😆

  • @wllanshax4275
    @wllanshax4275 3 ปีที่แล้ว +6

    Nyw Tahlil yare Ayan wara inad nokentid wan kusuga legend

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 3 ปีที่แล้ว +20

    Sxp vlogyada noosobadi please social media aakucajisnee sxp

    • @hoodoapdilaahi1374
      @hoodoapdilaahi1374 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax baro

    • @ahmedcirale2015
      @ahmedcirale2015 3 ปีที่แล้ว

      @@hoodoapdilaahi1374 waxbarashadu waa fasax

    • @hoodoapdilaahi1374
      @hoodoapdilaahi1374 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedcirale2015 maya yacnii internetka wax ka baro sida Englishka

    • @ahmedcirale2015
      @ahmedcirale2015 3 ปีที่แล้ว

      @@hoodoapdilaahi1374 internatka man adi kabarto hortoole

  • @Ukhti_miim2
    @Ukhti_miim2 3 ปีที่แล้ว +3

    Team Drisle Abdi like 👍🏼 iskumujiya obviously waxba lagama helo lkn waan iskarabi laha 🤣💕

  • @mohamedbashir9082
    @mohamedbashir9082 3 ปีที่แล้ว +1

    Team_dirisle_abdi💫💯

  • @wllxidigah8644
    @wllxidigah8644 3 ปีที่แล้ว +3

    team dirisle ismuujiya📸🥰

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan idin salaamayaaa Adiga iyo Asxaabtaadaba

  • @mohamedgacal9652
    @mohamedgacal9652 3 ปีที่แล้ว +4

    Sxb safar khayr Allah kaaga dhigo.

  • @sajarstudio5082
    @sajarstudio5082 3 ปีที่แล้ว +7

    Inta aan kasoo horeeyay love

  • @sunduscabdi5639
    @sunduscabdi5639 3 ปีที่แล้ว +4

    Dirile zxb izha aziiz lakulan✌️❣️

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +1

    ONLY love TEAM dirisle

  • @duggaasho1576
    @duggaasho1576 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll waali🥰 ilaahey dartiisa subscribe iigu saar

  • @enzogamer2883
    @enzogamer2883 3 ปีที่แล้ว +6

    Manta anaa ugu horreyo 1k like ma heli karaaa ❤️

  • @maxamedcabdulllahi6000
    @maxamedcabdulllahi6000 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa maxay qurux

  • @aqiiofficial2217
    @aqiiofficial2217 3 ปีที่แล้ว +9

    Reaction mahine vedio yada daqiqadahoda intan kasii badi

  • @Minecraftclips7
    @Minecraftclips7 3 ปีที่แล้ว +7

    Reer Sweden lacagley weeyanba Masha Allah

  • @mudanmohamed
    @mudanmohamed 3 ปีที่แล้ว +5

    Kusoo dhawoow Sweden 🇸🇪

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 3 ปีที่แล้ว

    DIRISLE ABDI HORAY USOCO WLL NIN HORMAR FIICAN KA SAMEEYAY DHAN KA BARAHA BULSHADA AYAA TAHAY RUNTII WELL DONE

  • @kifahpretty3451
    @kifahpretty3451 3 ปีที่แล้ว +2

    Dirisloow wll waaaba siii qurxananesaaayeeee

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +3

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah wa wlashiine

  • @abdyfitahjanaaleabdyfitaah2536
    @abdyfitahjanaaleabdyfitaah2536 3 ปีที่แล้ว +3

    Lipaax Zafar wacan yaaqe so pashaal adigo napad so laapo all time 🥰🥰🧠💪

  • @Fafo0
    @Fafo0 3 ปีที่แล้ว +6

    After 43 minutes zo imadeY🥰

  • @ilyasmax
    @ilyasmax 3 ปีที่แล้ว

    Welcome to sweden derisle aada ugu faraxsan nahay inaad na soo booqoto Sweden

  • @aqiladow8626
    @aqiladow8626 3 ปีที่แล้ว +1

    Wey legend dirisle keep going bro

  • @saharaahmedjillow2164
    @saharaahmedjillow2164 3 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Qisas154
    @Qisas154 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend Dirisle abdi the Goat of TH-camrs 😅

  • @omaryasin6173
    @omaryasin6173 3 ปีที่แล้ว +1

    Hej Dirisle du är Kommer från Borlänge 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @gacalkaDoyiyoDiinsoor
    @gacalkaDoyiyoDiinsoor 3 ปีที่แล้ว +1

    𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋 𝐈𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐑𝐗𝐈
    👉𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄🔔👈
    𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇 𝐇𝐀 𝐊𝐀𝐀 𝐅𝐀𝐑𝐗𝐈𝐘𝐄𝐄
    𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐒𝐀𝐍𝐈𝐃🥰💯🥰

  • @zakinaldoproduction9428
    @zakinaldoproduction9428 3 ปีที่แล้ว +1

    Isha asis la kulan zxp dirislow

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw kusodhawow GETEBOORE ISWEDAN NEXT DAY

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +4

    Dirisle😍 labada heezood, ee kiin jaamac iyo xalimo gobaad reaction kazoo bixi brother

  • @rayaancabdi4275
    @rayaancabdi4275 3 ปีที่แล้ว +1

    Isha aziza adigoon arag ha soobixin in shaalah

  • @sumayamako1793
    @sumayamako1793 3 ปีที่แล้ว

    Det är välkommen Sverige. 💐💐😍❤

  • @muniiryare193
    @muniiryare193 3 ปีที่แล้ว

    Walal waa gabar walashen ah plz cawimad ayey kaga bahanthy plz wad adiga qofka kaliye mel karsinkaro adiga iyo faniskaga

  • @ayaanlehassan58
    @ayaanlehassan58 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll ishaaziiz laku lan wll voidga noga soo samee

  • @hanadma2340
    @hanadma2340 3 ปีที่แล้ว +6

    Gar iyo gar daro waa ku wadana Apaa dirsle Apdi😂😅

  • @najiibmaxamed2034
    @najiibmaxamed2034 3 ปีที่แล้ว +3

    Zxp dirisle saana ku fcnthy waligah kalinimada la dagaalan ado bulsho ka so dhex kici kara dhalanyar wakhti wada qaadatan hali kara bulsha la dhaqan kaagana hagaaji teda kle wllh kalinimadu wa cudur ha ku laaban buuq miiran iyo stress iyo wax yaalo kle badan baa laga Qaadah👈

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah Dirisle cabdi❤❤💋🤣💯🖐✌

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle oo wadama badan tagay waaa sugeenaa i.allah

  • @hamzaofficielle7388
    @hamzaofficielle7388 3 ปีที่แล้ว

    Team dirisle like dheh👍😉

  • @messi-fi4ot
    @messi-fi4ot 3 ปีที่แล้ว +4

    Qofkii ugu horeeyay commentiga like

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Dirisle cabdi

  • @mahir_gagapi5005
    @mahir_gagapi5005 3 ปีที่แล้ว +1

    TeaM drisle waxan bidix leen u aragna waax ka badan ayaan ka filanaa inta qon la aan waynatay ismujiya

  • @zamzamjaamac730
    @zamzamjaamac730 3 ปีที่แล้ว

    Kuso dhawoow Sweden wllo🇸🇪😘

  • @aminamusa3580
    @aminamusa3580 3 ปีที่แล้ว

    Team huda tajir iyo safiya hormar

  • @muniir_official
    @muniir_official 3 ปีที่แล้ว

    Sxp kaligii shaqeyste hanoqone asad fawdid wilka kula socda videyal lasoo samee usoo uploaded garee isla xamasha✌️intasan ku oran lahaa dirsle

  • @noreldinsharif2528
    @noreldinsharif2528 3 ปีที่แล้ว

    Lkkklkk bror wali halkii ugu qurux badanayed Stockholm laguma gayen lkn wax aan rajeenaya inaad cid magalad kala garanaya aad kaxaysto wll done

  • @fuadyusuf571
    @fuadyusuf571 3 ปีที่แล้ว +4

    Anaa uhoreeya loveta igu dhooba

  • @fadraadan2531
    @fadraadan2531 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @majidcade1410
    @majidcade1410 3 ปีที่แล้ว +5

    Waan kuwataa

  • @btsfansofficial7042
    @btsfansofficial7042 3 ปีที่แล้ว +3

    Another level pro

    • @hmaxamedchannel5396
      @hmaxamedchannel5396 3 ปีที่แล้ว

      Saaaxib heestan maad garanaysaa ee kubilaabmatay

  • @caaliyocaaliyo4953
    @caaliyocaaliyo4953 3 ปีที่แล้ว

    Nin weyn masuul fanaannimo kulama talinayyo ee heesta soo socoto iskadaa

  • @YahyowTube
    @YahyowTube 3 ปีที่แล้ว

    Abdirisaq abdi in the building wan kuwata abow

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

    runtii oohin baa ka imana gaadhey maansha allaaah qof dadku jaclayahiin waa qof dadaka ka nabad galeen sbabata waa taa saxiib

  • @hothanhussein2733
    @hothanhussein2733 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah brothers ♥️♥️👍

  • @hishaameid3540
    @hishaameid3540 3 ปีที่แล้ว +2

    Dirislow izha aziiz vlog nooga soo duup

  • @zakiarab6776
    @zakiarab6776 3 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle inta ilataagersan☝️😎💯

  • @imaamumuslim4710
    @imaamumuslim4710 3 ปีที่แล้ว

    walal inagu soo biir waa kanaal kheyr idin wada

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah illaah ha noodaayo dadkeena

  • @abwaanTixmagabe
    @abwaanTixmagabe 3 ปีที่แล้ว

    Cabdirisaaq Cabdi sida Vlog-yada loo duubo waa ku liidataa iska soo hagaaji sxb. Sidaad u duubayso qaladaad badan baa ka muuqda.

  • @hoodoapdilaahi1374
    @hoodoapdilaahi1374 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaa weynaatey wllh

  • @meymalyrics5936
    @meymalyrics5936 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭.

  • @biladshdahir6421
    @biladshdahir6421 3 ปีที่แล้ว

    I lyke u the most wlhi go on Broh

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend alweys legends ❤🙏