u codee labadan fanaan yaa kula cod macaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @jaaburadan-cv1zk
    @jaaburadan-cv1zk ปีที่แล้ว +8

    Ku saliya nabiga scw❤

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 ปีที่แล้ว +3

    Eashqiyaasak qaraamida iyo dadkii hore
    Aad baan idiin salaamay texting from Birmingham 🇬🇧

  • @HamthaMohamed
    @HamthaMohamed ปีที่แล้ว +2

    Anuu dheereeye u codeeyy asagaan labadaba ka cod macaan mansha allh

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +5

    Hadanan dhereye dawan ima aha nolow indr❤

  • @amiinsuxufi6074
    @amiinsuxufi6074 ปีที่แล้ว +1

    Walahi dhereye manta hees wen ayuu noo qadey oo weli barteda uu dhige,

  • @Zuuzii228
    @Zuuzii228 ปีที่แล้ว +1

    Waa ahmed gaacuuro wnku salaamay wll

  • @Careefe-10
    @Careefe-10 ปีที่แล้ว +1

    Yasalam makala dhacan hore usoco dheereeye zxb

  • @abdiasismohamed3135
    @abdiasismohamed3135 ปีที่แล้ว

    Calayk calayk
    Sxbkay Ahmed haadi soo qabo nio

  • @ismaaciiljilcane4603
    @ismaaciiljilcane4603 ปีที่แล้ว

    Nio dheereeye haduu codsi jiro nio Ragaan markale iyo mar sadaxaatba noo soo cele🙏
    Labadoodaba kala ma dhacan100%

  • @teamasadhagiofans
    @teamasadhagiofans ปีที่แล้ว +1

    Axmed ayeeyo ❤😮

  • @siciidmaxamedaxmedbiixi6452
    @siciidmaxamedaxmedbiixi6452 ปีที่แล้ว +2

    Indheer garad

  • @saedalpha1421
    @saedalpha1421 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed Qaacuro Waa Saxiipkay Caruurnimo Hore U Soco Shp Qali

  • @daallokaarto1197
    @daallokaarto1197 ปีที่แล้ว +2

    legend gacuro ayn wataa anigu

  • @Amiirkaofficial
    @Amiirkaofficial ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco zxp

  • @SuhuurAdenahmed
    @SuhuurAdenahmed 6 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah axmed ❤

  • @wardamohamed
    @wardamohamed ปีที่แล้ว +2

    Indheer garad wataa😊

  • @jinow435
    @jinow435 9 หลายเดือนก่อน

    Waa nin ayeeyo korisa yaa xigmad ku gaara waxaa kuwata gacuur

  • @nuurahassan1093
    @nuurahassan1093 ปีที่แล้ว +1

    Gaacure wataa anigu ✅

  • @cashacali517
    @cashacali517 ปีที่แล้ว +1

    labadab ❤❤❤

  • @somalisocialmedia2256
    @somalisocialmedia2256 ปีที่แล้ว +2

    Mansuur gaadhane no one 🙌🦁

  • @zamzamabdi1118
    @zamzamabdi1118 ปีที่แล้ว

    Gaacuuro Ahmed wllky wan salaamaya❤️

  • @khadxusen5918
    @khadxusen5918 ปีที่แล้ว +2

    Axmed indheer garad baan u codeeyey

  • @ednasulaiman3515
    @ednasulaiman3515 ปีที่แล้ว +1

    Axmed indheer garad baa kuhysta❤❤❤❤

  • @kingdalxa710
    @kingdalxa710 ปีที่แล้ว +2

    War gaacuuro caadi ma ahan😱
    Dheereyow cadceed iyo gaacuuro isu balami biliis.

  • @AbdifataaxMohamoud-qt5ti
    @AbdifataaxMohamoud-qt5ti ปีที่แล้ว

    Ayyyyyyy legend always wllkey dhereya

  • @zakicarbeedmohamud2058
    @zakicarbeedmohamud2058 ปีที่แล้ว +1

    indheer garad

  • @aziizkhadar
    @aziizkhadar ปีที่แล้ว +1

    Gaacuuro 🎵

  • @munaabdi2163
    @munaabdi2163 ปีที่แล้ว +1

    Dheereye legen of the legen❤

  • @xoogyareofficial4248
    @xoogyareofficial4248 ปีที่แล้ว +1

    Wow nice voice

  • @munamoh6332
    @munamoh6332 ปีที่แล้ว

    Dheereyeh doortay anigu❤

  • @khadarcali3663
    @khadarcali3663 ปีที่แล้ว +1

    Waar niyow axmed gadhane sxb wlhi isagaa inanka kale ka cod macaan.

  • @muqtaarluunge9676
    @muqtaarluunge9676 ปีที่แล้ว

    From mgdisho 😊

  • @NajmaDhamacRooble-rd3tx
    @NajmaDhamacRooble-rd3tx ปีที่แล้ว +3

    Inanka qaadday heesta awood baan jirrin dhankaygoo afkiiba juuqda gabay kaasan anigu u codeeyey wxaanan u hayaa Haa,haaa. Kkkk

  • @abdihakimalimouse
    @abdihakimalimouse ปีที่แล้ว

    kan dip meesha haw keenin 2aad cod izlama hayee

  • @ahmedzaki6164
    @ahmedzaki6164 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed gacuuro ayaan ucodeeyay Hada ma fahantay

  • @TaqwaTalks29
    @TaqwaTalks29 ปีที่แล้ว +1

    nice voice

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed4947 ปีที่แล้ว

    Gaacuuro legend

  • @HodoupDiyuzuF-ho1ig
    @HodoupDiyuzuF-ho1ig ปีที่แล้ว

    Gaacuuro

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว +2

    Gaacuro deee sawta cad😂😂😂

  • @Suhaip.
    @Suhaip. ปีที่แล้ว +1

    Gᴀᴀᴄᴜᴜʀᴏ🎙️

  • @ApdiwaliIpraahim
    @ApdiwaliIpraahim ปีที่แล้ว

    Ahmed GaacuuRoH wx kaleH

  • @abdullahijeyjey91
    @abdullahijeyjey91 ปีที่แล้ว

    Cod ayad haysin m a h

  • @AbdifataaxMohamoud-qt5ti
    @AbdifataaxMohamoud-qt5ti ปีที่แล้ว

    Coming soon 30K

  • @ahmedzaki6164
    @ahmedzaki6164 ปีที่แล้ว +3

    Dheereyow dee heestaa dhiig ayaad kaga geentay 🤣🤣🤣

  • @apdirezaqkorane
    @apdirezaqkorane ปีที่แล้ว

    Adigibaa dhax urdayee mad u daysid😂

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 ปีที่แล้ว +1

    Ma daawan doontid Prank Ka cabsi badan | Part 2😯😂😯😂: th-cam.com/video/jEtvArffVDk/w-d-xo.html

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 ปีที่แล้ว +1

    Ma daawan doontid Prank Ka cabsi badan | Part 3😯😂😯😂: th-cam.com/video/YDU4cQYDFDQ/w-d-xo.html

  • @burcaawilyrics
    @burcaawilyrics ปีที่แล้ว

    DIHASHADA CADCEEDIYO
    XIDIGTII DAGARAAY
    DOOGIYO CALEENTIYO
    DHIRTA UBAX DILAACAY
    JEEGAN IS DADABTAY
    HILAACI DARUURTAY
    CIRKA ROOB DA’AAYAY
    DAYAXOO HABEENKII
    ISKA ROGAY DABOOLKAY
    BIYO DAHAB LA MOODYEY
    DIRKII XURAL CAYNTAY
    DADA WAXAD U SIDATAA
    DHAQANKIYO DADNIMADO
    WAXAD DUMARKA DHEERTAHY
    DUN WANGAZANAN TIYO
    DABCIGIYO XISHODKEE

  • @hoodomaan746
    @hoodomaan746 ปีที่แล้ว +2

    Indheer garad