CabdulQaadir Sanka - Dunida adaan kaa rabaa (lyrics)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 427

  • @ogaan3648
    @ogaan3648 8 ปีที่แล้ว +161

    Illaahay ha u naxariisto Abdiqadir sanka illaahay haka waraabiyo janatul firdawsil aclaa illaahay haka waraabiyo janatul firdawsil aclaa inshaa allaah لوكانت الدنيا تدوم لإهلها لكان رسول الله حيا و باقي.

  • @ahmedkaafi8504
    @ahmedkaafi8504 5 ปีที่แล้ว +74

    Jeceelka ihaayo dartii usoo galay halkaan walalka iga dambeeyow like ta hadii jecelko kugu weynyahay

    • @amyfaycal5170
      @amyfaycal5170 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaa xadh ayou igu weenyahey jaceelku 💔🤝

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 2 ปีที่แล้ว +2

      ma is calfaten saxiib

    • @ahmedkaafi8504
      @ahmedkaafi8504 2 ปีที่แล้ว +2

      @@guledhamud1567 wili waan dhur sugayaa bro🤗

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedkaafi8504 legend ku soco saxib nasiib wacan

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedkaafi8504 Guul wacan kuu rajeynaa iyo inaa is calafsadaan❤

  • @xanfar11
    @xanfar11 ปีที่แล้ว +5

    Heestan si gaar ah ayay ii tabatay wlhi jacal ima hayo xasuusna maha sababta lkn erayada iyo codka ayan la yabay allah u naxaristo abdiqadir sanka xasuus ayad nagaga tagtay💔💔😭

  • @شبكةالرياض
    @شبكةالرياض 6 ปีที่แล้ว +11

    Allow u naxariiso Cabduqaadir sanka , xamar iyo xusuusteedii weli ma iloobo, Cod danan ah iyo Miisaan erayo lagu miisaamay mansha allah , janadii rabi ku gee.

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +16

    Dunida adaan kaa rabaa daa'in intuu abuuray😔Allah kunaxariisto Sanka

  • @malyunmuxudincawale8504
    @malyunmuxudincawale8504 6 ปีที่แล้ว +58

    ax xasusu anigo yar 8 jir aha. ayan waxa kaso tagay muqdisho. ani iyo hoyadey. waxan u soconay ceelbuur 2006 ayey aheyd gariga ansarneyn. ayu ka shidnaa kin khalid ayaa qadayy ilaa an katano eyno shidneyd mantana waxan dhageysanayaa 2019 bisha kobad 7

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed1913 8 ปีที่แล้ว +45

    Allah uu naxaristoo wagii aan ahay carurnadii ayan jiran ahay sankaa xafadaa karan
    Xassus
    Allah uu naxaristoo

  • @somlawoodcity3643
    @somlawoodcity3643 5 ปีที่แล้ว +6

    😢😢😢 Alla noloshu xanuun badan Siduu ahaay xiligaan Dalkeyga iyo maanta siduu yahay😢😢😢

  • @azkararizak6214
    @azkararizak6214 5 ปีที่แล้ว +31

    Yaa dhagaysanya 2k19
    Hees aduuN❤

  • @zahraabdirahman767
    @zahraabdirahman767 5 ปีที่แล้ว +101

    2019 ya ila dhagesnoya hesatn 😍😍😍😍

  • @qaasimi21
    @qaasimi21 6 ปีที่แล้ว +8

    Aakhirkii 2005 tii iayadoo maxakamadaha iyo isbaheysiga isku hayaan xmar aya heestaan uu qaadayo king khaalid lagu kacsanaa walle.

  • @salmaansolo5595
    @salmaansolo5595 6 ปีที่แล้ว +29

    waligey fanan Showgiisa manangalin mana hor istaagin lakin cabduqadr sanka wan hor iStaagay wLiba xiliyadi uu kacsana 2003/04 live na udawday hesahisi kuna dheelay. ilaah ha unaxaristo.ilaa hada wafanan aan ilobeen

    • @luuluzadi1598
      @luuluzadi1598 5 ปีที่แล้ว +1

      Salmaan Solo oday baathy ileen 🤣🤣🤣

    • @zakariaali7664
      @zakariaali7664 4 ปีที่แล้ว

      Salmaan Solo jabuti miyay ahayd markaa zxb

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 4 ปีที่แล้ว

      ninkaan 2003 ma nooleeyn 2002dii buu dhintey

    • @abdallaramzi7499
      @abdallaramzi7499 3 ปีที่แล้ว

      @@ghboy2914 2004 ayu dhintay

  • @aftahhagio6061
    @aftahhagio6061 5 ปีที่แล้ว +7

    Baidoa 16/9/2019😍😍
    Heeata keliye dhageysta. Sankinho jr

  • @kayo5011
    @kayo5011 2 ปีที่แล้ว +9

    My biggest regret is not being able to understand the words of all of these old beautiful songs

  • @ibrahimmohammedahmed7876
    @ibrahimmohammedahmed7876 2 ปีที่แล้ว +9

    I rem when I was young 2002 when my uncle used to listen it in Hargeysa ...now am in Muqdisho an 23 yrs Alxamdulillah

    • @kayo5011
      @kayo5011 2 ปีที่แล้ว +2

      I wasn’t even born in 2002 yet here I am listening

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 5 ปีที่แล้ว +1

    Walahi marka aan arko somaliya sida ay aheed iyo sida hada ay tahay waan iska qirodaa ilahayow somali midee op qalbiyoda isku far qabyalad iyo qolo qolo ayaa nalagu qufulay ilove you greatland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maandaweeye230
    @maandaweeye230 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan ma Abdiqadir zanka ayaa lahaa
    Ileen waa waxy la macntahy Ale ha ku naxriisto legend

  • @amerpoh9694
    @amerpoh9694 3 ปีที่แล้ว +18

    2021 i still love this song very emotional❤

  • @MarwaMaxamed-z4n
    @MarwaMaxamed-z4n ปีที่แล้ว +1

    21/Dec/2023 ayaan dhageysanaya qof kasta oo qoraalkan arka waxan urajeynayaa caafimaad faraxd iyo culays kasta oo nolosha ka haystaa in ilaahay fudady ugu badalo iyo in qof kasta nasiibku ku beego qofka qalbigiisa ku weyn 🥺❤

  • @najiib4556
    @najiib4556 2 ปีที่แล้ว +1

    hees xasus mudan 19 12 2022 xilga duhur sacada 12 41
    goobta masalah geed hadh macan Allow unaxariso c qaadi sanka Adaa dagaye qalbiga wadan ah dacalkise hees dhamayestiran waye masha allah

  • @elhaamiomer5425
    @elhaamiomer5425 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxan dhegeysanaya 2020 /june/2
    Waxa iso direy qof qali igu ah lkn wakhti xadirkan an kala fogaaney 😥😭😓

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto cabdi Qaadir sanka iyo dhamaan intii muslima iee dhimatay🤲

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 ปีที่แล้ว +3

    Muqdishoo dunida adaan kaa rabaa. Sanka rabi how naxariisto

  • @MrXXKINGXX7
    @MrXXKINGXX7 13 ปีที่แล้ว +7

    Ilhaahoow ku naxariiso Cabdiqaadir Sanka....Qatra mahadsanid walaashiis heesta lyriska u sameesay waxee ka mid tahay heesaha aan aadka u jeclahay

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestani iya kuba kalo bdn wllshey iga weyn baan ku xususta deeqa shire 😍😍

  • @ahmedfiidow9991
    @ahmedfiidow9991 9 ปีที่แล้ว +6

    Cabduqaadir sanka allow kunaxariiso oo qabriga kuu waasici aadbaan ujeclahay runtii heestaan qadro thanks abaayo

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 7 ปีที่แล้ว +3

    Ax ax ax ax heestan markaan dhagaysto xasuus bay igelisaa😍....waa hees dareen taabad ah runtii 💘💖Dunida adaan kaa rabaa Daa,in intu abuuray😍👫💏

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Cabdiqaadir Sheekh Cali Sanka waxuu ahaa fanaan aan si aad ah aan u sheclaa heesihiisa jaceylka ahaa iyo amaantii dumarka iyo calaacalkaba Qurux iyo codba Alle waa u dhameeyay Aduunyaan lagu waarin wallee Alle khabrigiisii ha u nuuriyo

  • @sagalinaabdi4696
    @sagalinaabdi4696 9 ปีที่แล้ว +15

    Adiga dagey qalbiga wadnaha dacalkisee absolutely amazing ❤️❤️❤️😘😘 ilaahow ku naxariiso

    • @shuabawil6122
      @shuabawil6122 7 ปีที่แล้ว +1

      Sagalina Abdi jacaylki igu horeyay ayan hesta u qoray wl waayo wayo xasuus qimo badan I can't miss I was intermediate school 🏫
      Jacayl waayo badan!!!

  • @mukhtaarmahamed3039
    @mukhtaarmahamed3039 6 ปีที่แล้ว +1

    ilhahow unaxariso cabdi qadir sanka aamiin aamiin ilahay janatu fardosa haka warabiyo amun amin

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 9 ปีที่แล้ว +2

    yaa salaam c/qaadi sh.cali ilaahay ha u naxriistee fanaan dhamays ah ayuu ahaa

  • @ubaxeeytooxow5047
    @ubaxeeytooxow5047 7 ปีที่แล้ว +81

    yaa dhageysanaya 2017 ❤ this hees is unique don't know why !

  • @aliyare944
    @aliyare944 9 ปีที่แล้ว +1

    ilaahow u naxariso marxunka janatul fardowsa allah ku abaal mariyo Insha alahu

  • @bashiirmursalmohamuud4422
    @bashiirmursalmohamuud4422 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasuus wlh heestaan waxaan xasuuntaa anigoo dhigto iskuul bilaal xamar jadiid 2003 2004 2005 heestaan ayaa ardadu dhagaysan jireen caadi ma ahayn waan ka xumahay sxbaday xiligaas waan kala lunay dagaalkii ethiopia owgeed xasuus aana marnaba ilaawi doonin

    • @abdinasirabdlla9669
      @abdinasirabdlla9669 2 ปีที่แล้ว

      sxb anigaa rer xamar jadiid ahaa reer goofka waliba aveco agteyta

  • @abdirasakessa6239
    @abdirasakessa6239 7 ปีที่แล้ว +14

    i am watching in January/2018. yaa ila daawanahay horraanta sannadka cusub.

  • @papaqanjeeychannel3062
    @papaqanjeeychannel3062 6 ปีที่แล้ว +7

    Allaaah unaxriisto sanka murti iyo micnaba markaad naga tagteen bey naga dhamaatay wlhi iminka ciyaal falaq falaq baa naga haleeyeen murtidii oodhan Yaa ila daawanayo heestan 13/10/2018 saacaduna tahay 9:25 xili haween ah waliba ku raaxeysanaaayo farta taaag

  • @birculus5538
    @birculus5538 ปีที่แล้ว +1

    This is classic 2023 malaga daalo heestan AUN EEBOW

  • @najiib4556
    @najiib4556 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow unaxariso c qaadir sanka janad dadan ugu deeq

  • @ciyaalwaaberitv7888
    @ciyaalwaaberitv7888 7 ปีที่แล้ว +5

    abdukhadir sheikh cali sanka waa Fanaaniinta soomaaliyeed ku wooda ugu hees fiicnaay ilaahay hau naxariisto heestaan asiga ayaa iska leh

  • @Elperyonasa
    @Elperyonasa 7 ปีที่แล้ว +33

    waxan dhageysanaya 7-jan-2018 wali kama caajisin dhageysigeeda🤗🔥🤩👍🏽✌🏽

  • @amalhussein1662
    @amalhussein1662 5 ปีที่แล้ว +7

    Hestan kolkey so baxeysay man garanen blse hada jcl ugub ah ba i haaya balakoon cidlo ah ayan fadhiya goobta:Nairobi
    Date:26/4/2019
    Time:20:22 pm
    Rabi ha igu ka simo dooqeyga ku raacee😍😍

    • @prncesaid5508
      @prncesaid5508 5 ปีที่แล้ว

      Allah kugu simo doqaga

    • @xamzejaamacbiciidfuul7895
      @xamzejaamacbiciidfuul7895 5 ปีที่แล้ว

      Hadii aad wweli balkoonki fadhida halkan igasoqabo +27763535352.

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 ปีที่แล้ว

      Kalu mid barn ahayee waana Ku doonayee kaamana dheeriyee sida baan kugula hayaa sharafeey aan is qaraabeyno ina Adeer 🤣

  • @mahdiyoussouf2260
    @mahdiyoussouf2260 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku naxariisto Cabdi Qaadir 🤲

  • @rayanabdirizak6680
    @rayanabdirizak6680 4 ปีที่แล้ว +6

    2020 11 April baan dhage sanaya heestan🤔☝️ Alla ya raxma Sanka🤲

  • @rashidsheikhhussein8088
    @rashidsheikhhussein8088 6 ปีที่แล้ว +3

    Its so heart touching, that u left us so
    May Allah admit you to the garden Firdows

  • @helloone-lx2dt
    @helloone-lx2dt 6 หลายเดือนก่อน

    Magacaygu waa Moh'ed Bilal oo jooga Hargaysa. Heeskan Waxaan dhagaysan jiray 2004 markaas oo aan joogay magaalada Burco, xasuus waayo waayo ayay i gelisay iyo noloshii beri-samaad. alla haw naxariisto Cabdiqaadir Sanka

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Aww, waaaaaamayaa tanaaaa yartaanaa.leeeeee matan ttttttt exusemeeeeeeee nolol naeverever makhatradaanqarantaancaday farxuteeto waaaamaya. Kunnaaagood dumarood karoontaaan lqadaritadaan waxbadan lajecltaaan darajo tiii hablaha ugu wadataaay.waaamaya

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +3

    Allow kunaxariiso.
    Xaqiiqdii hestan waxay leedahay dareen gooniya oo qofkasta qalbigiisa raad ku reebin😊

  • @sapnaapeipeh6264
    @sapnaapeipeh6264 8 ปีที่แล้ว +6

    Allow kuu naxriisto Janadii fardowza alle haka waraabiyo😢

  • @jariban
    @jariban 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa Legendkii AUN Cabdulqaadir Sanka

  • @Sayidka_Exchange
    @Sayidka_Exchange 7 ปีที่แล้ว +32

    maxaan Heestaan dhageystay Iyadoo Dagaalo Ka Dhacayaan Xaafadeyda Madiina waxaan Moodi Jiray King Khalid Inuu Qaaday Maan Moodeyn C/Qadir Sheekh Cali Sanka Inuu ahaa qofkaa Dhageysanaaye Yaab!!

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +5

      ismael Ali omar حسن شيقو way dhacdaa aboowe aniga xitaa wlhi asiga inuu lahaay ayaa moodi jiray king khaalid
      Waxy ka daarnaan jirtay buluxubey meel ladhaho oo degmada wadajir ka tirsaneyd
      Xasuus time wlhi rabbe ha unaxariisto my fanaan sanaa amiin yaa rbbe

    • @sharafxaaji1047
      @sharafxaaji1047 6 ปีที่แล้ว +4

      ismael Ali omer alh u naxariisto aniga deris baan ahaan jirney reer kaas baan rabay ma igu xiriirin kartaa walhi aad baan ugu xiisey reer sheekh ali

    • @Sayidka_Exchange
      @Sayidka_Exchange 6 ปีที่แล้ว +1

      sahra gacal walashey abuukar ayaan ka aqaanaa Facebook-gisa ayaan hayaa Abuukar Sh Ali Sanka sidaan aan u qoray ayuu facebook kusoo galaa

    • @sharafxaaji1047
      @sharafxaaji1047 6 ปีที่แล้ว +5

      wll aad baad u mahad san tahay waan helay abuukaroo duqoobay sawirkisa arkay waanba naxay thankz wll qaali ah

    • @iaw2401
      @iaw2401 6 ปีที่แล้ว +3

      ismael Ali Omer
      Heesta. 2000 aroos uu qaada jooge intaa shaneemo kaso baxe ayaan ade hotel arooska lagu dhigaaye xasuus xamar asiga iyo cabdalla nuuradiin

  • @wakandabrrr2737
    @wakandabrrr2737 4 ปีที่แล้ว +7

    Finally I found it been looking for this tune for a while

  • @nuhacarab8211
    @nuhacarab8211 12 ปีที่แล้ว +1

    mansha alla alow ku naxariiso waxa uu ahaa fanaan weeyn oo jacel midnimada

  • @ayuubbashiirmaxamedayuubba8889
    @ayuubbashiirmaxamedayuubba8889 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan 2021 yaa ila dhageesanaayo anoo 10 jir ah aan dhageesan jiray

  • @ilyascabdi2957
    @ilyascabdi2957 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto abdi qaadir sanka alle jano fardawsa haka waraabiyo

  • @mohaisse4624
    @mohaisse4624 5 ปีที่แล้ว +3

    The best fanaan of our entire history

  • @abdiazizabdulkadir9141
    @abdiazizabdulkadir9141 7 ปีที่แล้ว +23

    alla somalia qurux badneydaa calool xumo waaye hadaa isku fiiriso sida ey eheyd iyo sida eey maanta tahay

    • @Mohamedbaana272
      @Mohamedbaana272 3 ปีที่แล้ว

      Zxp wad iga oohisay wlhi qalbiga I istaagay

  • @abdiazizahmedhashi2800
    @abdiazizahmedhashi2800 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla xasusutani qaalisanaa
    Aniguun yar ayaan ka dhagaysan jiray 2002,imika wali maan helin taan doon doonayay ilahayow soo dhawee
    Habeeenka:jimce
    taariikhda:19/6/2020
    saacada:12:30am
    magaalada:Hargaysa
    xaafada:150 street
    allah yarxam Abdiqadir

    • @maxmedqader3457
      @maxmedqader3457 2 ปีที่แล้ว

      Legnd wa ku salamay hbn axad so galeydo 0ctobar 29/ sacada tahay sadaxdii io qadar lix io tobban daqiqo /2:16pm wali ma heshay taad doneyday 2002 ilaa xiliga aad so dhigtay qoraalka 2020 / Ilaa hda aan ani ku so qoray 2022 la joga hda ma i s heshen mise wa wali hdaa dunida jogta cmri dheer hda dhimatyna allh haku naxarista adiga fanaan sanka amiin

    • @abdiazizahmedhashi2800
      @abdiazizahmedhashi2800 2 ปีที่แล้ว +2

      @@maxmedqader3457waan kaa qaaday madaxeey, mahadsanid zxb haa waan helay alxd alle ha isku kaayo daayo eh.

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 ปีที่แล้ว +6

    2019 yareey ma lagu hayaa.
    Boqortooyo

  • @feysalibrahim2879
    @feysalibrahim2879 4 ปีที่แล้ว +5

    Still 2020 yaa dhageysana ♥️✋🙏🇸🇴🙏

  • @mohamedfarah1240
    @mohamedfarah1240 8 ปีที่แล้ว

    alle ha u naxariisto cabdiqadir sanka waa fanaan qaali eh ducada allow dambigiisa dhaaf aameen yaa rabbi

  • @shaakirabdi7802
    @shaakirabdi7802 6 ปีที่แล้ว +6

    Legend Allah yarxamak still listening 2018 April

  • @ikranahmed1856
    @ikranahmed1856 7 ปีที่แล้ว +51

    Who is listening it 2018

    • @sayidahmedyaregureey203
      @sayidahmedyaregureey203 6 ปีที่แล้ว +1

      Ikran Ahmed by me

    • @xaawogabanoow151
      @xaawogabanoow151 6 ปีที่แล้ว

      Ikran Ahmed I do July 2018

    • @qalbidejiya5479
      @qalbidejiya5479 6 ปีที่แล้ว

      Me

    • @uteadawee51
      @uteadawee51 6 ปีที่แล้ว

      Ikran I am actually 36 years old I remember this song when it came out in 2000 , it reminds me my teenage years things have never been the same or maybe I am being nostalgic anyway peace out guys and may Allah bless you all .Allah yarhama the legend Sanka

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว

      Ani

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa maqli jirey Anoo yar 9jir ah wan xasuustaa wllh xfda madina ayaa Qax ku eheen 2007 2008 eheed Dagaaalo culus mugdisho ka socodeen xasuus time runtii manta waa 13 /2/2021

  • @ibrahimbaros463
    @ibrahimbaros463 8 ปีที่แล้ว +27

    hestan waye waxa idide inan waxbarashadayda dameso. ..Xasuus waye xaqiiqada hdan ka had lo

    • @khatraomar
      @khatraomar 8 ปีที่แล้ว +3

      waar isku cudur aya na hele... Allah ya rahma rahiimin

    • @khatraomar
      @khatraomar 8 ปีที่แล้ว

      waar isku cudur aya na hele... Allah ya rahma rahiimin

    • @khatraomar
      @khatraomar 8 ปีที่แล้ว +3

      waar isku cudur aya na hele... Allah ya rahma rahiimin

    • @somalihankool5807
      @somalihankool5807 8 ปีที่แล้ว

      hhhhh

    • @ibrahimbaros463
      @ibrahimbaros463 7 ปีที่แล้ว

      haa runti adigana ila hada makuhayaa .misé kabogsate kolhore.....inanta

  • @maryanruun8901
    @maryanruun8901 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 alle haku naxriisto waxa thy ruux qalbiyada ka go.in heestaan anigo yar ayaa maqli jirey haddan 3 October 2019
    Thursday 12:58pm ayaa soo xasuustey

  • @aadanciise4649
    @aadanciise4649 ปีที่แล้ว

    Rabi ha unaxariisto cabduqaadir sh calai sanka

  • @CSheeko
    @CSheeko 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto hees qiiradeeda leh

  • @fahimaabdi2870
    @fahimaabdi2870 4 ปีที่แล้ว +1

    Alloow kuu naxariiso Cabdiqadir sanka qabrigana kuu nuuri
    Legend is always legend you lived our heart

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 ปีที่แล้ว

    Runtii waa hees aan jeclahay xusuusna igu leh❤ cabdiqaadir sh.cali sanka Alle naxariistii jano haka waraabiyo 2021.

  • @hassanabtidoonmohamedali6941
    @hassanabtidoonmohamedali6941 6 ปีที่แล้ว

    Wlle aduunyo waa maadeys dadkana wey matalayan
    Aniga wali wan yarahay balse anigo waxba kala garan Ayan bas aan sarna Ee ka daarneed waliba darawalka wu badalay aniga wan xanaqay wan so celiyay balse waagaas ma aqoon cida qaaday
    The old is greater than gold
    Allah ha unaxaristo

  • @habib_breezy
    @habib_breezy 5 ปีที่แล้ว +3

    Yaa ila dhageysanaya heestan 2019 dhamaadkeda❤️❤️❤️❤️❤️

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 6 ปีที่แล้ว +2

    Wow 😍😍😍 old times ilahay haku Naxaristo

  • @hafsahariish8189
    @hafsahariish8189 6 ปีที่แล้ว +4

    April 2018! Still listening to this song....I’m in love with it

  • @mohaa10
    @mohaa10 5 ปีที่แล้ว

    golden voice sanka ilaahay hakuu naxariisto

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 3 ปีที่แล้ว +4

    Old is a gold who listening 2021

    • @xiddig4698
      @xiddig4698 3 ปีที่แล้ว

      , ❤️👍👍

  • @mesutahmett3900
    @mesutahmett3900 8 ปีที่แล้ว

    king Khalid baa kusoo baxay allaha unaxariisto sanks

  • @abdirisaqking8489
    @abdirisaqking8489 6 ปีที่แล้ว

    allow u naxariizo waa fanaan somaliyed

  • @hoodomarwo6558
    @hoodomarwo6558 8 ปีที่แล้ว +9

    waaaw eesh calaa hees ilahay

  • @jaamacabdimoalin
    @jaamacabdimoalin 4 ปีที่แล้ว +1

    dareen gaaray ledahay heestani hadanad garanayn cid ad marka rasmi u jeceshahay xitaa gudahaad ka dareemaysa jacayl mug leh 16/10/2020

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dhageesanaya 2K22🥺

  • @fardosaabdiali8654
    @fardosaabdiali8654 4 ปีที่แล้ว

    Dadki wadankeena qaribay Ilahay idhin ma naxariisto😭😭😭😭

  • @mohamedabdisalanisak1682
    @mohamedabdisalanisak1682 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaway gabdhihi wanagsana ee sidaasi loogu heesi jiray

  • @qasimabdi7128
    @qasimabdi7128 9 ปีที่แล้ว

    Iloohow ku naxariiso Cabduqaadir sh cali sanka

  • @nuradinz
    @nuradinz 6 ปีที่แล้ว +1

    Heeskan wa hees dareen gooni ah leh wlhi waayo waayo 2006 ayn dhagesan jiray iyado o u qaadayo king khalid old is gold ku darso xilligas anigo dugsi diid eh wn xusuustaa lool😂😎

  • @hanadbarresaneey3170
    @hanadbarresaneey3170 6 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan weeyn Sanka alla maxaa heeso laga bililqeestay lkn waxaa fiican in la dhaho xasuustii hebel sida aan ku arkay alfanaan iidle yarre xaqiiqatan 2007 ayaan maqlay heestaan waxaan u heesan jiray king qalid ano filto joogo

  • @saacidcade4017
    @saacidcade4017 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto wa qof qalinagu aha

  • @haniabdirahman612
    @haniabdirahman612 8 ปีที่แล้ว

    Alle Unaxariiiso Abdiqadir

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 ปีที่แล้ว +1

    Aun Sanka waa heesihii laga biliqeystey oo cid ka ceshaneysa aysan jirin
    King khalid midka labaxay halgu karbasho marka uu qaado

  • @mubarakibrahim1468
    @mubarakibrahim1468 8 ปีที่แล้ว +1

    Hees qali ah weeye alle ha unariisto fanan qali ah (ABDIQADIR SANKA)

  • @mahiirapabeh9319
    @mahiirapabeh9319 8 ปีที่แล้ว +19

    😢😢😢😢 dunida adaaN kaarawa daain intuu apuraY Qofaa Oghy

  • @husenomar4460
    @husenomar4460 ปีที่แล้ว +1

    2023 ya dawanayo

  • @mounaismailali1334
    @mounaismailali1334 8 ปีที่แล้ว +1

    Allah weyn haku naxaristo amiiin.

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 6 ปีที่แล้ว

    26/07/2018 Habeen khamiisa ah 12:34Am. Ku dalbaday deeqday maankayga😍😍. Yaa Allaah unaxariisto abdulqaadir sanka😭

    • @abdikarimmohamedmohamoud9246
      @abdikarimmohamedmohamoud9246 4 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadey aa ku magac tahay🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @Culimocumar101
      @Culimocumar101 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdikarimmohamedmohamoud9246 🥰🥰 waan ku farxsanahay

  • @fayali7218
    @fayali7218 6 ปีที่แล้ว +2

    my boo heestan ku xasuus taa wlhi 😭😭

  • @elahmedyyasini4541
    @elahmedyyasini4541 7 ปีที่แล้ว +10

    Yaa dhagaysanaya
    28/09/2017,
    💜💜💜💜💜💜

  • @boolismaxamed7950
    @boolismaxamed7950 5 ปีที่แล้ว +1

    Angoo 7 jir ayn mqly heestn 2006 mar an degneen juungal xasuus manta o ah isniin tarkhda ay ku beegnthy 22/4/2019 ayn so boqdy

  • @mohamedabdirahman7887
    @mohamedabdirahman7887 7 ปีที่แล้ว

    allaha u naxariisto hees mcn oo dagan anoo yar aa maqli jiray

  • @BilaalYare-nr2gl
    @BilaalYare-nr2gl 3 หลายเดือนก่อน

    Khadra dunida adaan ka rabaa daayin intuu abuuray isoo noqo qalpi fariinta iga gaar siiya khadra😪😪

  • @abdikadarali2612
    @abdikadarali2612 4 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo c.qadir sanka 2003/2004 xasuus waye

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 2 ปีที่แล้ว

    Heestan wan jeclahay walhi fanankana wa midka an u jeclahay fananada somali o dhan allaha janadi ha geye