'' Maxamed Abiib Waad U Fasaxan Tihiin Inaad Gacan Bira Ku Qabataan'' Gudoomiye Cabdiqani Shiine

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • '' Maxamed Abiib Waad U Fasaxan Tihiin Inaad Gacan Bira Ku Qabataan'' Gudoomiye Cabdiqani Shiine

ความคิดเห็น • 324

  • @user-kd5of4lv7d
    @user-kd5of4lv7d หลายเดือนก่อน +23

    masha Allah aqoonta fiican wa lo dhasha

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน +32

    Well done Caqliga fayow waa kaa
    Aqoontii oo socota maan shaa Allah
    Dad will yar oo Buuryo qab ahi wax uu kiciyo Reer Awdal ka Wayne 👍🏻

    • @warss11
      @warss11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 หลายเดือนก่อน

      Adeerkaa muuse juudaan ayaa dadka kadoon doonaya wax qalada ina abiib male qabyaaladi inay ku qaadine adeerkaa runta u sheeg bahasha inuu rogo haduu ugu tala galay halagu kala dareeroba

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww หลายเดือนก่อน +12

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo nin culos ilahay haku sharfo keep going

  • @yasinelmi6283
    @yasinelmi6283 หลายเดือนก่อน +9

    caqliga iyo caafimadka cimriga cibaadada alaha kuu barakeeyo khayr alaha kusiiyo if iyo akhiro ( fidno ayuu wadaa

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 หลายเดือนก่อน +9

    Abti abti a s c abti geesi bad tahay guuuuuuuulayso,if $ aakhiro inshaallaahu ,somaalilaan dalkeena ilaahow xafid abtiyashay llove you borama magalaydii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hu4ts1dw3c
    @user-hu4ts1dw3c หลายเดือนก่อน +21

    Nin culus guurti guurti dhashay si wacanbuu u hadlay viva awdal iyo dadkeedaba ❤❤❤❤❤

  • @TheKowsar12339
    @TheKowsar12339 หลายเดือนก่อน +4

    Laakuushqaataa tahay xildhibaan maxamed abiib noolow halyeey somaaliyeed

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 หลายเดือนก่อน +23

    Waa sax adeer Xidhan Maxamed Abiib ilahay ha soo hadeyo shukran jazakalahu khayr xaji ❤❤🎉🎉

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud หลายเดือนก่อน +9

    Geesi geesi ❤❤❤alle ha ku sharfo wax garad waa kaas

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 หลายเดือนก่อน +12

    ❤good waxgarad❤

  • @KhadarMaxamuud-hf6zy
    @KhadarMaxamuud-hf6zy หลายเดือนก่อน +4

    Xildhibanka waan soo dhawaynaynaa waa laga gudbay xiligii xiroolayaasha

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน +2

    Alayle isma lahayn 2024 ayaa reer reer kale Gumeestaa, aad baan uga xumahay in Samaroon Bahdilkaas aay marayaan

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 หลายเดือนก่อน +5

    Guulayso mudane waxa uu wado Maxamed Abiib waa fidno iyo buuq iyo qas

  • @caynanos
    @caynanos หลายเดือนก่อน +3

    Mansha alla ilahey cimrigs iyo Cafimad ha ku dayo

  • @faraxclahi-qt1mn
    @faraxclahi-qt1mn หลายเดือนก่อน +3

    Geesi geesi dhalay abahaa baa dalin jiray🙏🙏🙏🙏

  • @NurGacan
    @NurGacan หลายเดือนก่อน +9

    Umada ayuu danteeda ka haladayaa xumaan ayuu u tagya ina abiib

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 หลายเดือนก่อน +4

      Ka wrn hadii sidii hadraawi la toogto ama calanka somaliya lagu soo dhaweeyo oo ciidanka amniga iyo shacbiga la Isku dhufto meel cheer kka fikir sxb.

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 หลายเดือนก่อน

      ​@@engbashirali9592ka danbiyada aan jirin dusha ka saaraya ee xasaanada ka waadaya si ay waxay doonaan ugu sameeyaan muxuu uga fikiri waayay meel dheer

  • @magankahin447
    @magankahin447 หลายเดือนก่อน

    Illaahay hakaa jisaai siiyo, waanada, iyo hal adayga nabadgelyada ee ummadeenaba, alle hayna garansiiyo, waana ummadda oo dhan wada khuseeya qof waliba inuu tanaasul, dulqaad iyo ildheeri lahaado, oo laysu caqli celiyo, wixii wax sii hurinayana laga waaniyo wax xumaana mooyee, faa'iido kuma jirto.
    Adigana illaahay khayr ha ku siiyo, sida aad u waanisay xil. Maxamed.

  • @kaledomar7041
    @kaledomar7041 หลายเดือนก่อน +10

    DADKAAS OO KALE AYAY SOMALILAND WAKHTIGAN U BAAHANTAHAY KU DHAWAAQAAYA HADALKA SAXDA AH EEN HIIL QABIIL AHAYN.
    JAZAAKA ALLAH

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน +2

      Dee Maxa muuse idin daba dhigay hadad dad wanagsan u bahan tihiin

  • @NurGacan
    @NurGacan หลายเดือนก่อน +16

    Shhine aqqon yahay jamacdii maclin ka ahaa ialahay ha ku barakeeyo

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah shine waa geesi dhibta ka dhici karta ayuu ka werwerayaa, waana runtii dowlad smaaliland indho badan ha yeelato ciidamada amnigu ha foojignaadaan

  • @NasriinCabdi-p6t
    @NasriinCabdi-p6t หลายเดือนก่อน +5

    Well done

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah, waxa wax leysugu yahay waa in waxii fiican laysfaraa, waxii xuna in layska qabto, diintuna sidaa ayay ina faraysaa, waa waajib. Waad mahadsan tahay sheikh.

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 หลายเดือนก่อน +7

    Alla yacizak

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +5

    Kan waa horgaleh xogah bah lah siyay ilahay ku dulay Adon idor

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 หลายเดือนก่อน

      Adoon idoor inad tahy wad cadaysaye dhuusada yareyso

    • @abdifarah4301
      @abdifarah4301 หลายเดือนก่อน

      Waa horgaal sakhran ah

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน

      @@karimhasan8967 Tii Lascaano mifd ka daran ayaa kaa raaci doonta Borama... waad Dhamatay

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much masha Allah guul guul guul ❤❤🦁🦁🦁🦁🤴🤴🤴♥️♥️♥️♥️👑👑👑🤴🤴🤴🤴🤴👑👑🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹😭

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh Allah well done guul Somaliland ❤

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allaah
    Dalka waan ka quustee
    Show dunida ragbaa nool kkkkkkk
    Abwaan dheeg ayaa hore u yidhi waydinkaa arkaaya weli sama taliskii dalka iyo dadka waa dhex joogaa

  • @Gobsame
    @Gobsame หลายเดือนก่อน

    Waa sax qof wanaag san ku soo bedesha laakiin yaanu sidii laascanod idiin gelin guul Somaliland guul boorame

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp หลายเดือนก่อน +1

    I believe this gentleman is correct for not siding with Mohamed Abiib because he Abiib has lost the support of his constituents because he Abiib has not fulfilled his promises to improve and implement all the projects that was assigned to his constituents and neglected his duties and he was engaged in subversive activities and criminal acts against his constituents and his country of Somaliland and Abiib has to face the court and defend himself against the charges laid by the attorney general and for Abiib to attempt to create chaos in Borama will not succeed because the most of the people from Awadle do not support him Abiib anymore.

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 หลายเดือนก่อน

    Allah kushuraf. Babadba rag gogoshiye❤

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani waa nin ka baawarwayn Mr muuse ee xaggee buu ku qarsaanaa. Mise waa sheekadii ninkii gabyaaga ahaa ee aabihii xirey oo kale oo maalintii ka danbaysay ay hadashay xaaskiisii aakhirkiina auadu adkaatay.

  • @hindayusuf833
    @hindayusuf833 หลายเดือนก่อน

    Hinda masha allah kasina ma ku jira somali land sama talis cidhibtada ilahay ha wanajiyo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi somaliland guuuuuuul somaliland

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 หลายเดือนก่อน +3

    Waa Xor Xildhibaanka ma hargaysa ayuu lahayste ku yahay

  • @Siciidhaybe-m2c
    @Siciidhaybe-m2c หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah.aqoonta fiican.waa loo.dhashaa

  • @abdikaringulled
    @abdikaringulled หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ samatalis si fiican oo gobanimo leh buu u hadlay - waa reer Borama dii saxda ahaa ee Somaliland dhidibada u taagay 🎉🎉👏👏👏👏

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน +3

    Adeera mahamed abiiba masiibuu doonayaa illaahaya haka.cabasado oo kibirka waa lagu kufaa dulmigana waa xaaraana illaahaya kaagama tago

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 หลายเดือนก่อน

    Maxamed abiib waa qof xor ah geesi ah adigana kuuma baahna

  • @foziagelton3884
    @foziagelton3884 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dalaay guul adeer

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaani waa nin wayaala ou sidi oudayashi hoora aa caqliga banda ou hadlaya ilahay haa kou xafido Barbadian ummada Narada kou cawsanaya

  • @SuhaybQureish
    @SuhaybQureish หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤somaliland vs samaroon =waa adeerkay iyo aptigay waan ducaynayaa uun😢

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan หลายเดือนก่อน +7

    Geesi

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer Mohammed abiib oo kaliya ma ah dhibaatadu ee waa dad badan oo isqaa uu kamid yahay Ciro, hersi, jaama shabeel iyo qaarbadan oo kale Waa inla xidhaa.

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 หลายเดือนก่อน

      Naa naga aabahaa dhaliga dirxiga ah ka wase munaafaqad yahay uraysaa

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou หลายเดือนก่อน +1

    Sax sax fariid sama katalis weyn waa dadkii layaqqanay sida sheek
    Cali jawhar oo kale

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib หลายเดือนก่อน +1

    Jasaakalaakhayt

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 หลายเดือนก่อน +1

    Waa cajiib!!!

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib หลายเดือนก่อน

    Masha allaaah tabaarakalaah somaliland guuuul Somaliland hanoolaato 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KalldiMhmed
    @KalldiMhmed หลายเดือนก่อน

    Mansha allaaah geessi garaaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuuuuul somaliland guuuuuuul somaliland geeeeesi

  • @روضهبنمحمدبنتاني
    @روضهبنمحمدبنتاني หลายเดือนก่อน +1

    Waad dadaashay,

  • @Mohamedfarahayir
    @Mohamedfarahayir หลายเดือนก่อน

    Waad ku joogtaa xildhibaan anigoo ah nin habarcafaana xeebjire

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 หลายเดือนก่อน

    Libaax Somaliland guul

  • @bustaalefarah4778
    @bustaalefarah4778 หลายเดือนก่อน

    Fuley raghorteed ha cabanin was muuse bixi oo samaroona Viva mo abiib

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Samaroontii xariirta ahayd Mashallaah guuul Somaliland

    • @DeeqSuldanApshir
      @DeeqSuldanApshir หลายเดือนก่อน

      Jiljileec Abtiyashay waan ilaawney maxamed abiib waa madaxweyna hayaga

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 หลายเดือนก่อน +4

    Maxamed abiib hub gayn maayo boorama jab hadna kaga dhawaaqi maayo dadka xadaarada lehna qori dab ah la dhex tagi maayo ee ismaandhaafka siyaasiyiinta un bay kordhin ee yaanay xaaladu faraha ka bixin ha la iska daayo

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 หลายเดือนก่อน +1

      Ka wrn hadii sidii hadraawi la toogto ama calanka somaliya lagu soo dhaweeyo oo ciidanka amniga iyo shacbiga la Isku dhufto meel cheer kka fikir sxb.

    • @kaamilcali9731
      @kaamilcali9731 หลายเดือนก่อน

      @@engbashirali9592 sawka yidhi calan kale lama qaadan karo an ahayn ka jamhuurida

    • @ahmedjama8879
      @ahmedjama8879 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@engbashirali9592oo hadday reer Awdal calanka Soomaaliya kusoo dhaweeyaan ma dhibbaa soo hope gooda maaha?
      Tan kale meel dheer ka fakarka aad sheegayso ma caburinta samaroon baa?

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r หลายเดือนก่อน

      ​@@engbashirali9592Nimaan tolkii maqlayn, sharcigii dalka aan ixtiraamayn. Nin caqli daciifa oo quruumo neceb nabadda Somaliland shilimaad yar ku soo shubteen, xalka ugu fiican waa in loo diro xaggii loo badnaa

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
    @mohamedAbdillahiElmi-ni7md หลายเดือนก่อน

    Mansha allah adeer sharaf iyo karaaamo korkaaaga ha aahaato masuul aqoon caqli allah ha ku daayo

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 หลายเดือนก่อน

    SAMARON FATAAL BADANA FROM JABUUTI

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s หลายเดือนก่อน +3

    Caqliga wanaag sani waa ka

  • @user-kx4us5cb4k
    @user-kx4us5cb4k หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah haku barakeeyo
    Nabad galyada ayaa dawlad ah

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan ina abiib maskaxdiisa hala soo baadho waayo qof xanuunsanaya ayuu u eegyahay
    Soomaalidu ma baadho dadkeeda waa in umad badan ayaa dhakhtar u baahan

  • @Subxaaaaanalaaah
    @Subxaaaaanalaaah หลายเดือนก่อน

    Maraaaan cirokhasaartay Horgan gorgal dhalay cirokhasaartay
    M Abiib kafuq

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 หลายเดือนก่อน +1

    M abiib rabi haxitiyo

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou หลายเดือนก่อน +1

    Sax sax fariid

  • @Faysal-me3xl
    @Faysal-me3xl หลายเดือนก่อน +1

    Guul nabadeed

  • @hanadarts1359
    @hanadarts1359 หลายเดือนก่อน

    Well done aqoonyahan. Waan kugu raacsanahay arinkaas nabigu scw waxa uu yidhi marwalba walaalkaa u hiili hadii uu gar leeyahay iyo hadii laga gardaranyahay

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka หลายเดือนก่อน +1

    odaygani waa horgal ee iskaqabta gadabuursiyaw

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 หลายเดือนก่อน +1

    Oday asal,oo wax garad ah,illahay cafimaadka iyo caqaligaba ha kuu barakeeyo.
    Guul iyo gobonimo Somaluland.

  • @muhyadinmohamoud3947
    @muhyadinmohamoud3947 หลายเดือนก่อน

    Masha allah alla ha barakeyo. Xildhiban kana alla ha soo hanuuniyo

    • @DeeqSuldanApshir
      @DeeqSuldanApshir หลายเดือนก่อน

      Markala caayayo gobolkiisa iyo dadkiisa xageed jootaa

  • @maareeye1344
    @maareeye1344 หลายเดือนก่อน

    Guul wade

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj หลายเดือนก่อน

    😂😂😂👍🏿👍🏿🦾👍🏾👍🏾🦾🦾🦾🦾👌👌🥰🌷🌷🌺👍🏾❤️❤️👍🏿Mansha Allah Guul

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Somaliland guul guul insha Allah iilashaada nabadiina waaqaliye wadragtan Laasscanood

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj หลายเดือนก่อน

    Adeer Mr Abiib waa shaydaan 😢

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj หลายเดือนก่อน

    Dhibaato ma rabno Huuno Nabad baanu biyo iyo caanoba ku maalnay

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 หลายเดือนก่อน +1

    Reer hadal iyo faan badan Somali xata Ka baxdeen hadal badnaan

  • @AishaFatima-di2qi
    @AishaFatima-di2qi หลายเดือนก่อน +1

    13 xil waay socoda ee kab baa afka laga gaa dhacaya

  • @kamildore7932
    @kamildore7932 หลายเดือนก่อน

    Aqoonyahan Horgan ah ayaa tahay gudoomiye.

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน

    Shalay markii la dhibaaye abiib adiga xagee jirtay markii loo hanjabaaye ladili raby xagee jirtay odaygaan muuse baa soo diray odaygaan

  • @HamseRashid-v2j
    @HamseRashid-v2j หลายเดือนก่อน

    Mxamad abiib anagaagaysanay gaysanay golaha cidii faragalisa walaahi walagu kaladareeri xamar banugaysay calankiina wanutaagi

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 หลายเดือนก่อน

      Akhas isaaq ba ku karameeyey isaaqa ad arkayso aya kaga landheersan xamar yaa ku yaqaana midgan bad xamar ka tahay faqash bad tahy an la aqoon

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 หลายเดือนก่อน

      Dadka an la tirsan bad kow katahay waaki cali samter ka yimi isago kabna lulaya midna laadladinaya

  • @MrWadhaf
    @MrWadhaf หลายเดือนก่อน

    Dameer

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 หลายเดือนก่อน +2

    Sifiican oo wadaniyad leh ayaad u hadashay waad mahadsantahay.

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow หลายเดือนก่อน +1

    Wakaa ragga waxgaradkaa abiib dantiisa waa shaqsi.
    Shaqsiyadii kale mustaqbalkooda ina abiib kuma xidhna

    • @ApdiraxmaanJeesto
      @ApdiraxmaanJeesto หลายเดือนก่อน +2

      Dadka caadiga ah ee waxfahansan weeye from awdal insha allaah cadowga Somaliland wuu jabayaa insha allaah ❤❤❤❤🎉🎉❤❤🎉

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah you 're Geesi

  • @user-ex7ze5wz3y
    @user-ex7ze5wz3y หลายเดือนก่อน

    Kan muusaa dhabarka soo taabtay oo agaasime yar ugu balan qaaday ayaa laga yaabaa

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 หลายเดือนก่อน

    ADIGA WAABA GARIIREYSAAYE XABAD MIYAA DHABARKA LAGAAGA HAYAAA
    SEE WAX KAA YIHIIN

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 หลายเดือนก่อน

    alx alle aya mhdle
    ader wa imisa dollar wxaso hdal xuma ah ed ku hadashy gadabursi aya dortey ninkn habar cafan io jibracin kaligod may doran midkle arintu jibracin majogto xaqiqatan
    illhey hanaga qabto adiga io inta kula fikirka ahba aamiin

  • @bustaalefarah4778
    @bustaalefarah4778 หลายเดือนก่อน

    Asc nacasgarweyn

  • @AbdirazakAhmednour
    @AbdirazakAhmednour หลายเดือนก่อน +3

    Doqon caade qaate ah oo laga soo dhex hadlo waligeedba waa la arki jiray, layaabna ma laha kani kudaafka ah.

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 หลายเดือนก่อน +4

    Macaaaaaaaaac

  • @warss11
    @warss11 หลายเดือนก่อน

    Yes Good well done🎉

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t หลายเดือนก่อน

    Sidasba lokala duwanyahay, bari iyo galbeed...........!

  • @abdirahmanesse5246
    @abdirahmanesse5246 หลายเดือนก่อน

    War heedhe. Inakoore.ina cambaashe iyo faratoonba wax inoo qaban wayee kan hadhegeysanina.sikale aan wax u basrino hadii aad kan rumaysataan walee waynu eedi.waa kuwa dhulbahantee ee inala joogoo kale

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan waxbaa ka hadlinaya uu ogyahay ama loo sheegay !, cid ayaa wax u sheegtay oo bajisay ama u hanjabtay ama lacag siiyay miyaa la odhan karaa ? Allaah ayaa runta og.

    • @hodanahmed5937
      @hodanahmed5937 หลายเดือนก่อน +1

      Ma sidaad rabtayba lagaa jiidhay cadowgii somalilandnow cidhibtiin ha go,do wixii balaayo doonow

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 หลายเดือนก่อน

    War kani in uu iska aamusaa u fiican wax Alla wuxuu ku hadlayaa ma jirto wadhac wadhac iyo fuleynimo.war duliyohow ninkan baadil baa lagu maagayasye wax ka celi ama iska aamus

  • @MuxyadinJibril
    @MuxyadinJibril หลายเดือนก่อน

    Nacasnimada iyo doqoniimada wd kudhalatay
    Bal dib isku qiimee adigu

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 หลายเดือนก่อน

    Yes libaax libaax dhalay, sasban kaarabaa

  • @user-gp2df1ep7l
    @user-gp2df1ep7l 24 วันที่ผ่านมา

    Ayaayuf

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน +5

    XILDHIBAANKA WAXAA LAGA HAGAYAA LAAS CAANOOD QABTA WAAD QABAN KARTAANE❤

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 หลายเดือนก่อน

      Waligiiba waalaga hagijiray ee wax iskaqabtuu waayay muuse ad adaygii lagu sheegijiray majiro