DABCASAR OO AFKA FURTAY ??

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 856

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 ปีที่แล้ว +73

    Dabcasar wa geesi wlhy gbdhan wa u hagar baxay raga somLiyed wagi hore wa u dhiman jiren gbdha somaliyed hada lkn wa dhif

  • @bktv2512
    @bktv2512 3 ปีที่แล้ว +37

    "Rag waa barasho geel waa rarasho" " Barasho horteed ha i nicin" Cabdiraxmaan Dabcasar Alloow ku dhawr!

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +192

    Dabcasar geesi somaliyeed nolooow waligaa

  • @djkarro
    @djkarro 3 ปีที่แล้ว +74

    Dabcaser zxp hore Waxaan u aminsanaa inad tahay yacni qof iska walan lkn mya walhi taa wan ku qaldanaa waxaaad tahay qof wanagsan dadbadana ka fican. Guuleyso waliga MAsha allah 🙏❤️

    • @lacag-lacag
      @lacag-lacag 3 ปีที่แล้ว +4

      xooga fudayd yar baa ku jiraa lkn waa nasab aan dayac u ogalayn qof somali ah

    • @abdirahmanhussein421
      @abdirahmanhussein421 3 ปีที่แล้ว +2

      @@lacag-lacag somaali an fudayd kujirin ba wa yaryahy

    • @libaaxcaano4894
      @libaaxcaano4894 3 ปีที่แล้ว

      isagaba sheegay qof fayow ma jiro somali kuli way wada waalan tahay

    • @abdirahmanhussein421
      @abdirahmanhussein421 3 ปีที่แล้ว

      @@libaaxcaano4894 😄😄😄

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว

      Karro Allah qofki u jecel yahay bu imtixana dabcan sixir wa ka muqda lakin cilmi madi iyo din iyo karti Allah wa siyay

  • @zamkajr1184
    @zamkajr1184 3 ปีที่แล้ว +56

    Ninkaaaan ma walna mana xuma waa nin somali jecel wa nin qalpi nadiifa leh alllah ku xafido ader😪😪😪😪

    • @sanashan9093
      @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว

      Ninka waalanba Markuu runsheega 😂 waxa waayey waa Somali
      Somalida kooda xun inay qatiyaan maaha Dadka saas gabdha ugaley in banaan ka lasoo dhigo si Dadka kale EE u hagrin

  • @faadumocali7123
    @faadumocali7123 3 ปีที่แล้ว +126

    DABCASAR KELIYAA SOOMAALIDA KA FAYOW. WUXUU LEEYAHAY AQOON, KARTI,SOOMAALI NIMO, IYO QALBI WANAAGSAN.

    • @hibomahamed5147
      @hibomahamed5147 3 ปีที่แล้ว +7

      somalida qofkoda fiican iyaga xumeya dabcasar waa nin fiican geesi ah

    • @dayuus1dayuus733
      @dayuus1dayuus733 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa sax walaal.....

    • @luulwarsame87
      @luulwarsame87 3 ปีที่แล้ว +4

      @@dayuus1dayuus733walal magaca iska badal magac fican samayso walahi majecli inan kugu qoro iga rali noqo walal

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว

      @@luulwarsame87 horaa loogu Kari waayay,,

    • @luulwarsame87
      @luulwarsame87 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Mahadsanid walal aniga Nastexo unbay iga ahayd

  • @adanmahamed2327
    @adanmahamed2327 3 ปีที่แล้ว +62

    Dabcasar waa geesi Somaliyeed💖
    Hadii ilahay ku idmayo🙂

  • @samaanbadan1163
    @samaanbadan1163 3 ปีที่แล้ว +35

    Dabacasar iyo abdihafid Jazakallah sidaaaa hooyoying somaliyeed garab u siiineesaaan Allah ajir ha inga siiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭waaa ilmeeeyaa hooyo iyo dhalinyaro dhibateeesan markaaa argo

  • @bezani
    @bezani 3 ปีที่แล้ว +18

    Timely show bro A/hafid, thnx. Dabcasar waa geesi garab waayey, gabadha suu ugu gurmaday ajar iyo xasanaat Allaha ka siiyo🙏

  • @lulinahassan6302
    @lulinahassan6302 3 ปีที่แล้ว +38

    Waxaan qirooday marki u yiri naf iyo maalba waa in aan hordhiga we love u dabacasar

  • @RONALDO-7-l6l
    @RONALDO-7-l6l 3 ปีที่แล้ว +255

    Dabcasar is brilliant man and he has strong tongue

    • @iwarsame946
      @iwarsame946 3 ปีที่แล้ว +12

      Don't forget masha Allah .

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 3 ปีที่แล้ว +6

      Maashaa'alaah Tabaarakalaah Walaa xoowla Walaa quwata ilaa bilaah guuuuul Dabcasar Minshari xaasidin idaa XASAD.

    • @vjvvcbv6278
      @vjvvcbv6278 3 ปีที่แล้ว

      @@iwarsame946 aqaqqq
      We

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

      masha allah

    • @haniaden7901
      @haniaden7901 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 ปีที่แล้ว +205

    Dabcaras halyey waye 🔥🔥
    haduu gabadhi ilmihi uso bad badiye♥️

    • @galbahaarmedia9555
      @galbahaarmedia9555 3 ปีที่แล้ว +4

      hadaan kuuguurino kawaran

    • @khalidabdiqadir3737
      @khalidabdiqadir3737 3 ปีที่แล้ว +7

      Qalojoy yaan urka lagu buxin ee gurso nin fican gurso waa hadaladi ka yeerayey haji dabacasar 😂

    • @Xamar44
      @Xamar44 3 ปีที่แล้ว

      @@galbahaarmedia9555 o

    • @sabirosman1915
      @sabirosman1915 3 ปีที่แล้ว +2

      @@galbahaarmedia9555 war soomaaliteey dab casar hala caleemo saar hooyaan ahoo waan duceynayaa qofka hooyo ka farxiya alow aaqiro ito aduun ka farxi

    • @ibrahimweheliyemohamed6113
      @ibrahimweheliyemohamed6113 3 ปีที่แล้ว

      Wiil halyey ayu ka dhali lahaa🥰

  • @shukriaden1360
    @shukriaden1360 3 ปีที่แล้ว +78

    Cabdiraxman waa qof qalbi wanagsan guleyso

    • @maalmochannel4835
      @maalmochannel4835 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/EFpo1Lg51cQ/w-d-xo.html

  • @nimcoxuseen1743
    @nimcoxuseen1743 3 ปีที่แล้ว +52

    Dabcasar waa niin somalimo kaa buuxdo walahi ilaahay akuu caafido we Love u walahi from Djibouti 🇩🇯

    • @ifiyahadiintaofficial7686
      @ifiyahadiintaofficial7686 3 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka walaalayaal

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahow aamiin

  • @ayeeyojecel3811
    @ayeeyojecel3811 3 ปีที่แล้ว +29

    Madaxwanaha mustaqbalka mudane dabcasar. Ilaahay ha ku xafido. Adeer.

  • @kingakofficial5k
    @kingakofficial5k 3 ปีที่แล้ว +38

    Dabcasar haleyey somaliyEd🇸🇴❤

  • @haninuur9583
    @haninuur9583 3 ปีที่แล้ว +161

    Dabcasar geesi soomaaliyeed GUULEYSO

    • @ifiyahadiintaofficial7686
      @ifiyahadiintaofficial7686 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka walaalayaal

    • @faadumocali7123
      @faadumocali7123 3 ปีที่แล้ว +4

      @@ifiyahadiintaofficial7686, iska daa baryada qabkaagay baabi,inaysaaye. gaajo kasta qab kor isu qaad shaqana doono. inkastoon lagu arkayn markaad beni aadam barido ma noolid. ilaahay ha kuu gargaaro

    • @khalidabdiqadir3737
      @khalidabdiqadir3737 3 ปีที่แล้ว

      @@ifiyahadiintaofficial7686😂😂😂😂ku saarey

    • @aminabon4306
      @aminabon4306 3 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk duugsi sareey ayaa dhoiggayeey fanku waa xoolo aanlaguula laheeyn

    • @sjhsuh
      @sjhsuh 3 ปีที่แล้ว

      Wallahi waa geesi caqli badan wax fahmoo wayay.❤❤❤

  • @aminaabdulleali364
    @aminaabdulleali364 3 ปีที่แล้ว +15

    Alla dabcasar ku ficna lahaya meel walbo oo hooyo somaliyeed jooga wlhi waa nin dhiig leeh oo codkar ah masha allah

  • @hanifeynuus4525
    @hanifeynuus4525 3 ปีที่แล้ว +78

    Dabacasar waa geeysi wlh ha iska afxumaadee

  • @yarr64
    @yarr64 3 ปีที่แล้ว +18

    Dabcasar geesi somaliyeed. ALLAH haku barakeeyo. Maasha nin somaliyeed waa kaa. Mahad saniid
    Allah haku xifdiyo.
    Ameen

  • @mrniceguy8604
    @mrniceguy8604 3 ปีที่แล้ว +48

    Legend waa ninkan Walahi,,,Keep Going Hajji Dabcasar❤Am ur Fan From Kenya

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 3 ปีที่แล้ว +20

    Madax Muuqda iyo Mindi Saawir ah Midna Lagama Quusto. Allaha ku barakeeyo Sheekh Dabcasar.

  • @farhiahassan5477
    @farhiahassan5477 3 ปีที่แล้ว +24

    Masha allah dabcasir waa wataa gar iyo gardaro waa ika farxiyay wlh hooyanimo 😘😘😘

  • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
    @voiceofcommunityvoccodkabu5408 3 ปีที่แล้ว +9

    Soomaaliyey Hambalyo kenya dacwadii Badda wee Ka cabaaday . Somalia hanoolato guul iyo gobanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 3 ปีที่แล้ว

      Waxaa nagala tag dadka ayaa lagu jahawareeriyaa

    • @2i731
      @2i731 3 ปีที่แล้ว +1

      THANKS LEGEND 🤴🇸🇴

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 3 ปีที่แล้ว +5

    Dabcasar waa nin wanaagsan, bes magacyada qabiilka hadduu iska dayn lahaa👍🇸🇴Soomaalinimadaa nagu filan oo naga badan🇸🇴👌

  • @muxuyadiinqamdaan3198
    @muxuyadiinqamdaan3198 3 ปีที่แล้ว +15

    Dabcasar allah hakuu gargaaro sidaad gabadhaa dhibaataysan uugu gargaarteen, very stronger man thanks

  • @sahrahassan2755
    @sahrahassan2755 3 ปีที่แล้ว +8

    30 sano way ka horaysay dhibka Somali haysta
    Dabcasar cimridheer ale ha siiyo waalahi nin raga mashallah

  • @harsamegroup1413
    @harsamegroup1413 3 ปีที่แล้ว +15

    Somalida Geesigooda waxey ugu wacan nin waalan
    Doqonkooda waxey ugu wacaan halyey, laandheere

  • @Dunida191
    @Dunida191 3 ปีที่แล้ว +118

    Dabcasar waa geesi garab wayey wlhi 😢 well done oday somaliyed 👍💯

    • @Faces189
      @Faces189 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭💜wallahi waa runtaa.

  • @raxmokaafijayte2638
    @raxmokaafijayte2638 3 ปีที่แล้ว +41

    Adeero Geesi baa taheee guuleyso 🥰❤

    • @fabdule4845
      @fabdule4845 3 ปีที่แล้ว +1

      Maanshaa allaah dabcasar cimrigaagu dheeraa insha allaah

  • @maddlamar8784
    @maddlamar8784 3 ปีที่แล้ว +5

    DABCASAR is such an amazing guy, he showed truly that he is a decent human being. Respect . may Allah bless you for helping our Somali sister Sir DABCASAR. Not so sure about the presenter as he is still avoiding certain realities about Somalis, for example the impact of war on the mental state of Somalis, which is something DABCASAR has alluded to and tried to explain.

  • @origraforigraf1303
    @origraforigraf1303 3 ปีที่แล้ว +12

    Dabcasar waa geesi, gobonimo iyo somalinimo u saaxiiba 🙏🙏

  • @abdullahimohamed9706
    @abdullahimohamed9706 3 ปีที่แล้ว +12

    Ascww. Sh. Cabdulxaafid iyo Sh. Cabdulraxmaan(dabcasar), kheyr badan EEBE ha idin siiyo. Gabadhaas iyo kuwa tirada badan ee dayacan RABI ha dhoowro. Aamiin.

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 ปีที่แล้ว +62

    Dabacaser yurub ayaa lagaga bahanyahay adiiga iyo kamiradada noo imoow plz

    • @ayanabdirizak6759
      @ayanabdirizak6759 3 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 3 ปีที่แล้ว +2

      Wallahi anaa ku fakaray hhh

    • @hussiendhaakul3840
      @hussiendhaakul3840 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumodahir8667
      Anigaa idiin doodayee i wada 😁

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว +1

      J husen muxu yurub yimada somali mar ay cayan iyo mar bastolad ku qabtan iyo mar dil ugu hanjaban

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 3 ปีที่แล้ว

      @@hussiendhaakul3840 xagee joogtaa hhhhh

  • @yasminadam3922
    @yasminadam3922 3 ปีที่แล้ว +16

    Xaaji dabcasar waad is muujisay.aduunka qof wada xun ma jiro.

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 3 ปีที่แล้ว +33

    Waxn aamisanahay wlhi blhi tolhi kuwo shalay nebcaa dabcasar.
    Inay waji kale tuseen yacni yacni waa nin geesiya waa nin gob ah iyo wax la mida ah.
    Hadal iyo dhamaati ina hal waji yeelato way fiican thay qaxiiqda.
    Ha iska af xumaado mar mar odaygu lkn wanaagisa wa 95%

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +2

      ana kamid ah maanta qof qabiliste igula ekaa🥺 hada arko cafis aan iska weydisan lahaa wlhi😫

    • @nimcoismaacil7033
      @nimcoismaacil7033 3 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️ Sax abaayo🇸🇴

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi Waligay Waan oGaa in ninkani fariid nimo Shidayso

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว

      Nicmo khaladkisu wa cudur xaga maskaxda khasab ma ha qofku in u dharka dhigto

  • @nimcaanlores5762
    @nimcaanlores5762 3 ปีที่แล้ว +35

    Sheikh dabcasar oday Somaliyed 🇸🇴❤️🙏✌️

  • @fathiyaabdullahi1246
    @fathiyaabdullahi1246 3 ปีที่แล้ว +5

    Geesi fariid ah waaye dabacasar guul

  • @umams2905
    @umams2905 3 ปีที่แล้ว +10

    Haji cabdirahman dabcasar waa ninwanaagsan guuleeyso

  • @hafsaabdixarago7796
    @hafsaabdixarago7796 3 ปีที่แล้ว +34

    Dabcasar geesi baan u aqaan aniga ader hore usoco waxad tagerte hoyo somaliyed

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +14

    sheekh dabacasar waa nin wanagagsan ilahay ha barakeeyo🥰💚

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +9

    Dabcasar 🥺🥺🥺 qof aad iyo Aad ufiican waaye ax❤️❤️❤️

  • @abdallacade5840
    @abdallacade5840 3 ปีที่แล้ว

    Dabacasar nin dhiigleh oo somalinimo kabuuxdo guleyso wllkeen abid i.a wll qaali 🙏🙏❤️❤️❤️💯💯💯❤️❤️❤️

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 3 ปีที่แล้ว +9

    👏👏👏💝💝 dabcasar for you only. Other men in the mall at that time👎👎👎👎

  • @rahmomohamud4812
    @rahmomohamud4812 3 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allaah dabacasar waa nin nool illaahy haxafido

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 3 ปีที่แล้ว +15

    Abdirahman Haji Dabcasar
    Guuleyso Adeer.

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor9054 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi waa ooyey ilaa supervisor kii ila yaabay markaan qisada daawaday Adeer dabcasar thanks a lot

  • @onlysports0377
    @onlysports0377 3 ปีที่แล้ว +8

    Man of the week he’s really hero 👍🏽

  • @sahranor118
    @sahranor118 3 ปีที่แล้ว +37

    wlahi wa nin ficn o legend ah ha firinin mesha u ku xunyahay. ilove him walahi

  • @BG-gc9is
    @BG-gc9is 3 ปีที่แล้ว +11

    Horaa looyiri (dheriga karkarka waxaa kakeena waa kulaylka ).
    Dabacasarna hadalada aan munaasibka ahaynna wxaa kakeena waa wadaniyada🇸🇴🇸🇴

    • @lacag-lacag
      @lacag-lacag 3 ปีที่แล้ว +2

      ninkan nin fcn weye lkn fudeydka ayaa u gaynaya inu mowduca ka baxo

  • @ciiseaxmedmaxamuud8751
    @ciiseaxmedmaxamuud8751 3 ปีที่แล้ว +18

    Walaahi wa geesi masha alaah farxad ku noloow

  • @fathiahmed3575
    @fathiahmed3575 3 ปีที่แล้ว +23

    wallahi every person marexan ah madaxuu isaaran yahy dad dalkooda jecel daacada marwalba illahay ayaa la jiro 🇸🇴✊❤

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 3 ปีที่แล้ว +5

      Qabiil waa qurun ee iska tuur

    • @abdifatahaden6414
      @abdifatahaden6414 3 ปีที่แล้ว +2

      We love all somalis bro i am mareexan and some how that massage make me happy ani xataa qabiil aa futada iiga jiro caku qabiil

  • @fardusaali6618
    @fardusaali6618 3 ปีที่แล้ว +12

    Dabcasaroow ilaahay. Naartiisa kuma taabsiiyo
    Oo hakaa xarimo dabka jahanama
    Run ahaantii wadanimo ayaa kaa muuqata
    Iyo dhiig somaleyeey sidookale qiiradii laga rabay raga

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah. Guulayso haji Abdirahaman Dabacaser

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 3 ปีที่แล้ว +23

    Geesi Soomaliyed Allaha Dhowro 😍

  • @محبالدينالحق
    @محبالدينالحق 3 ปีที่แล้ว +4

    Dabcasar halyey somaliyeed hore u soco from muqdisho

  • @abdiaposto1413
    @abdiaposto1413 3 ปีที่แล้ว +7

    Abdi xafid waa wariyo qabiir ah dabcasar
    Markuu mowduca kabaxo! Si dagan qibrad leh ugu socelinaya! hadaba wax haka bartaan wariyasha kucusub. Saxafada!

  • @faadumocali7123
    @faadumocali7123 3 ปีที่แล้ว +16

    Dabcasar aad buu booliiska uga celiyey gabadha way jir dili lahaayeen haduusan kaamaro la daba gelin.

  • @anisaabdullahi5045
    @anisaabdullahi5045 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah halyey somaliyed howlkar ayaa wlhi dabcasar alle xafido

  • @tulip9764
    @tulip9764 3 ปีที่แล้ว +13

    postnatal depression, may Allah make it easy for her Amin.

    • @jaskaahmed2055
      @jaskaahmed2055 3 ปีที่แล้ว +3

      You right when Umul u go throu alot while u don’t have someone there for you

  • @fartuunjamalmohamed9287
    @fartuunjamalmohamed9287 3 ปีที่แล้ว +7

    Wallah waliga aah iska kaa jeclaa keep going dabacasaar

  • @shavieqajifyare6409
    @shavieqajifyare6409 3 ปีที่แล้ว +3

    Geysiga walooo qiraaa dhabtii waan kuu qiray You are hero man

  • @kinglojirow9399
    @kinglojirow9399 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Abdirahnan Abdulahi Haji dabcasar keep going ✌️

  • @ninwaxbadanog3176
    @ninwaxbadanog3176 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha idin sharfo waa oday sharaf mudan abdihafid alle haku xafido dadnimda kugu jeclahay iyo sida ugu casuumeeso dadka somaliyed channel kaaga adoo waliba juhdi gelinaya shukran wllky🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @Faces189
    @Faces189 3 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭💜💯 Thank You, brother Abdixafid. Dabcasar is a good man.

  • @AAdam-rc3nu
    @AAdam-rc3nu 3 ปีที่แล้ว +23

    Pospartum psychosis ayaa la dhahaa,umuloowgaa uu jiraa,qofkuna manic buu noqdaa,waana temperaroy maaha wax qofka noloshiiisa dhan haynaaya mudo kooban ayuu ku bogsadaa qofku.

    • @mama-g6y
      @mama-g6y 3 ปีที่แล้ว +3

      It’s true😭😭😭 qofkii somaray aya fahmii karaa

    • @highflyer215
      @highflyer215 3 ปีที่แล้ว

      Yaa ushegaya hade

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +22

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hayaadali1246
    @hayaadali1246 3 ปีที่แล้ว +4

    Dabacasar guulayso aabo somaliyeed oo geesiya

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 3 ปีที่แล้ว +9

    Dabcasar is always hones man masha Allah.

  • @mahadyre
    @mahadyre 3 ปีที่แล้ว +23

    M.a dabacaseer waa nin halyeey ah lkn torobo hadal waaye odayga m.a hal su'aal lawaydiina book dhan looga jawaabayaa🤣

    • @june6206
      @june6206 3 ปีที่แล้ว +3

      Lama warey san karo inuu waramo mooyee

  • @haninuur9583
    @haninuur9583 3 ปีที่แล้ว +39

    Dabcasar soo daa dee waa nagu dheereysay

  • @gabargalmudug4869
    @gabargalmudug4869 3 ปีที่แล้ว +2

    Haji dabcasiir waa gob wlhi geesi ku dayasho mudan 👍👍👍👍👍👍🙏🙏

  • @cabdiraxmaanxasan8801
    @cabdiraxmaanxasan8801 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc
    Cabdi xafiid waad ku mahadsantahay shaqada aad hayso أثابك الله منها
    Hawshu waa biloow
    Horay usoco guulayso

  • @MudahirDahir
    @MudahirDahir 3 ปีที่แล้ว +12

    wax badan ayaan ka faa idnay waayo dhaman dadka caan ka ayaad hal meel iskugu kenty guul wacan

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh9510 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc Waan idin salaamay labadiina iyo umada soomaaliyaad cabdi raxmaan waxwanaagsan ayaad qabatay ilaahay haku xafido

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi dabacasar waa nin aad u garaad badan oo hadana daacada wuuna ku yar yahay soomaalida asagoo kale ee ilaahay inta ka dhiman ha u dhameystiro dhameystiro

  • @ilhaanlakimediainc5806
    @ilhaanlakimediainc5806 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii Somalia qabyaalad kama jirto Qabyaalad qurbe ayay taalaa 💯

  • @kingraul4094
    @kingraul4094 3 ปีที่แล้ว +4

    Dabacasar waa nin dacad ah Oo raba inoo somali cawayo.

  • @umuamal8988
    @umuamal8988 3 ปีที่แล้ว +2

    Dabcaser is Amazing he is done great job may Allah reward him!

  • @sjhsuh
    @sjhsuh 3 ปีที่แล้ว +11

    Walee waa runtiis Allow garadsii wax magartada intaas.🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว +1

    Dabcasar Magaca hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 3 ปีที่แล้ว +2

    Dabacasar wa qof wnagsan wlhi somalidu ayaga qofka bila sabab ucaya lkn wlhi waa nin rageed geesi runta rabi ba kujecel nolow intay nolol jirto🙏

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi dabacasar hadii uu madaxweyne noo noqon lahaa waan liibaani laheen allow barakee cilmi iyo hadal karnimo ilaah wuu ugu deeqay masha allah tabarakallah

  • @mysterygirlmyself4818
    @mysterygirlmyself4818 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Adeer dabcasar waligeey waan ku jeclaa geesi daacad ah oo qalbad wanaagsan 😍😍😍😍😍💪 jir oo joog

  • @ruboxasancilmi6931
    @ruboxasancilmi6931 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh illeyhi haku Fudadeyo howshada Adeer Abdirahman

  • @xiirey7066
    @xiirey7066 3 ปีที่แล้ว +8

    Haji dabacasar geesiga somaliyed

  • @mohammedliban2922
    @mohammedliban2922 3 ปีที่แล้ว

    Weriye cabdi ladhiif fadlan qofka marka aad wareysaneysid hadii aadan haysan waqti kugu filan haqaban barnaamij aan dhamaad lahayn tanks

  • @abdinurahmed8406
    @abdinurahmed8406 3 ปีที่แล้ว +36

    HADAD RASUULKENA SCW JECESHAHY PLS SUBCIBE IGU CAWI 🙏🙏🙏❣

    • @qadanabu6893
      @qadanabu6893 3 ปีที่แล้ว +1

      scw

    • @Qisooyin12797
      @Qisooyin12797 3 ปีที่แล้ว +3

      Wan kusaray walal adna isaar

    • @djkarro
      @djkarro 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @djkarro
      @djkarro 3 ปีที่แล้ว +1

      Ii saar wn ku saraye wll

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 3 ปีที่แล้ว +2

      War RASUULKA TUUGSIGA KA DAA EE XOOGSO

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 3 ปีที่แล้ว +2

    Dabcasar sidu ugu hiliyay hooyada iyo ilaehada ilahay hugu hiiliyo🤲🤲🤲

  • @maxamedfaarax2954
    @maxamedfaarax2954 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi xaafid zxb qali zalaan sharaf
    Nin soomaali jecel baad tahay alle haku sharfo from burco

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshlah brother inolwo dabcasar

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว

    Abdixafiid guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan guul waan garab taaganahay guud ahaan dawladayada iyo wasiirada wadaniyiinta ah waan gasoo hor jeedna kuwa dabadhilifka ah ee ushaqeeya Kenya iyo Imaaraadka

  • @somaliyahanoolaato2021
    @somaliyahanoolaato2021 3 ปีที่แล้ว

    DABCASAR dont lose this window.run for presidency.you got my vote

  • @sucaadsheekh3913
    @sucaadsheekh3913 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah Ale ha siiyo inshaa alaah janada fardawsa xaaji dabcasar

  • @baazimufti5807
    @baazimufti5807 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah dabcasar ilahey haku xifdiyo ma hero

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว

    Dabcasir did a good job👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾this time he helped hooyo u baahneed in la caawiyo and he was there the time she needs help that mother and her baby. I am really proud of him, waxaa u duceeyey inka somali oo dhan siiba hooyoyinka. Hooyo kasto waxeey jeceshahay cunugeeda iney gacanteda ku kursato good and bad time because waa cunugeeda ee allah kaga soo hooyoyinkeena jirkeda. Alahayow hooyoyinkeena inoo caafi aamiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @faadumocali7123
    @faadumocali7123 3 ปีที่แล้ว +12

    WAXAAD KA HADASHAAN MARKASTA SIDAAN QURBADA UGU NOOLAANLAHAYN LAAKIIN KAMA HADASHAAN XALKA DHEER OO DHIBKAAN LAGAGA BIXI KARO.

  • @muna3081
    @muna3081 3 ปีที่แล้ว +23

    Waa sax in la caawi xamda lkn lacagta sadaxda boqol ah oo guri loogu gadi waxaa ka mudan kuwa gaajada u dhimanaya e joogo gado iyo melaha kale ayaa ka mudan in oonka iyo baahida laga caawiyo

    • @hiishhavacogemailhavaco564
      @hiishhavacogemailhavaco564 3 ปีที่แล้ว +4

      Mareer geda thy adi ma gedo bes aya dad bahan ama oman joogaan

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 3 ปีที่แล้ว +1

      Marka iyada mala dayici

    • @mushtaaqmacalin2084
      @mushtaaqmacalin2084 3 ปีที่แล้ว +2

      Saxwaye in guri loogado intii dad ey korsaar laan laheed maxayeley wey xanun santahey Mel ey iskaga nafisto ayaa wanaagsan dabcasr adeer allaha kubarakeeyo

  • @apu-pakarhange7902
    @apu-pakarhange7902 3 ปีที่แล้ว +29

    Dabcasaroow salid saytuunka mooye sida kle wllhi xabiib baa tahaY😂

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkk

    • @filsouna.5970
      @filsouna.5970 3 ปีที่แล้ว

      Hahah qofba inbaa lagu darsaday inta ha lagu qaato dabcsar 🤣

  • @nimaobashir8745
    @nimaobashir8745 3 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏 dabcasar waa siqi ilahay haku jeclaaado ader/abti 👏👏👏👏👏👏👏👏👏