Xaqiiqda Aqonyahan Faysal Roble Xasan & Abiy Digo & Dambas bay kala Gaten

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 32

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah Mudane Feysal Rooble Waa Aqoonyahan Wadaniya Xafiduhullah

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa wadaniyada dhaba AQOONYAHANKA aay ku jirta manshallaah tabarakallaah

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshallaah tabarakallaah illahayaaw xifdi aduunka iyo aakhiraba Dr faisal roble AQOONYAHANKA CAANKA SOMALIYEED allaahu maa aamiina yaarabal calamiina

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buugii Prof omar cisman raabe Allah u naxariistee 30 ka hor aw qoray wuxu sheegay hamiga ethiopia in sida sand with ka somalia kolba qidcad ay liqi ethiopia

  • @farahcilmi4752
    @farahcilmi4752 33 นาทีที่ผ่านมา

    Thansk fesal Rooble somali shakigii waa kasaaray

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allah Ahmed Yaasin iyo Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble 2 Halgama ilaahay haydin xafido dhamaantiin shaqo wanaagsan baad haysan guul ciidanka iyo dawladda deegaanka Soomaalida from Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aqoonta aan waxa la caddayn waa liidasho Rooble marabo in uu xaasnnsheekh farta ku fiiqobwaana
    Liidnimo . Mana wacna.
    Waa nasiibdarro.

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaliland uma baahna Itoobiya laakiin Itoobiya iyada ayaa u baahan Bad in ay hesho hadii ay Somaliland aqoonsan waydona ma heli doonto Bada Cas in ay boos ku yeelato.
    Dayuus Police waxaan u naqaan Ogaadeen ku soo duulay dhulka Reer Shiekh Isixaaq waana iska celin doonaa qof danbe oo Isaaq ah oo shacab ahna ciyaar kuma dili karaan.

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalidu mau bay baratay cawaan

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mid meel aya lagu xidhay si loo qabsado somalia

  • @daherliban2672
    @daherliban2672 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cagdher is warraysanaysa😂

  • @mrjacjac
    @mrjacjac 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan waxaa moodaa in u la hadlayo caruur waxa jiro la socon

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Cuuc caac iidoor

  • @MohamedIbraahim-l5q
    @MohamedIbraahim-l5q 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    We need activity

  • @YahyaaEydarous
    @YahyaaEydarous 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia hanoolaato iyada obarwaaqaa ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qotti qaxooti nimo af Sonali ku bartey ba tahey rerihina aad

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hhhh
    Laangaab kii Cuqdadaysnaa ayaad waraysanaysaa miyaa
    Kani wuxuu xanuun Aan Dawo lahayn ka qaaday Dawladnimadda iyo Hurumarka Jamhuuriyadda Somaliland Oo ah Jamhuuriyad Islaam ah kuna hadasha Afka Soomaaliga sidoo kale Nibigeena iyo Diinteena Suubanina ba waxay inoo sheegeen in Qof ka Islamka ahi Uu Walaalkiisa Islamka ah la jeclaado wuxuu isagu jecel yahay hadii hadaba Adigu wanaaga Aad Jeceshahay Aanad la Jeclaan walaalkaa Islamnima daada ayaan Saxnayn

  • @mohamedbarre-l3e
    @mohamedbarre-l3e 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia ma ogola inay Sudan iyo Egypt kala hadasho Nile.

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin ku dilayo kuma xigo

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaxooti Baad ku tahay Marekanka.

  • @omarosmanmohamed8793
    @omarosmanmohamed8793 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan somali nimadiisa ayaa shaki ku jira hadii sidaan guultahay waxay la midtahay ninkii ka tali la dhahay ri' dheri madaxa lagashay markaasuu yiri rida maxa halaga jaro markii rida madaxii laga jaray dherigii madaxa waa lagasaari waayey wuxuu yiri dherigana hala jebiyo markaasuu intuu ooyey ayuu dhahay hadii aan dhinto yaa tadaan fiican idinsiinaaya, hada muxuu badbaadiyey?

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal Rooble intii aanu HS u noqonin la taliyaha, ee aanu ku biirin payroll ka Hassan Gurguurte, wuxuu ahaa nimaan si weyn ugu xidhnaa, oo xaqa ku addima, balse hadda xaalkiisu DAAHIR MAAHAN

  • @GreatestBut
    @GreatestBut 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed Yasin waxaad ku waalatay Soomaliland. View is ka shaqaysa.Rer ka aad ku taagan tahay, waxna aanadna ka geesan karin. Waxna iskula har Reer Ayeeydaaa. Iska shida Makhayadaad!!!!!!!!!!

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    siyasiga darodku marka Lagareebo xogga jiwajiisa somali Ciil iyo Cuqdad maqaban Rad arooryana dibumqadan

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daaroodka markaastoo la wareeysto si waxay u hadlaan sauuliyad ku dhehan tahay iyo hanaan hogaanimo

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I don’t trust this guy

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adigeey kuu taalaa qushigaaga

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal Rooble intii aanu HS u noqonin la taliyaha, ee aanu ku biirin payroll ka Hassan Gurguurte, wuxuu ahaa nimaan si weyn ugu xidhnaa, oo xaqa ku addima, balse hadda xaalkiisu DAAHIR MAAHAN