Gabadhu xili anay furmin maba jirto dalqadu way dhacda kaftan iyo dhaba urka markay leedahay un baa cideedu urka ku xidhan thy halka marka labad lo tirinayo sadex dhiig
Haday maxkamada dalka Sweden aaday maxaa maxkamadaan keenay hada ninku laba maxkamad uma dhacay karo ee naagtaan ha iska tagto oo ha sugto tan Sweden 🇸🇪 thanks ❤
Maxamed hadduu rabo inuu sheekadan meel saaro, codkan ha qaado oo dowladda ha u geeyo. Waayo waxay sheegtay in ay macluumaad gudbissay iyo waxan ay waddo oo dhan
acudubillah mina shaytani rajiim wa nag walaan
Nin la’aan ma noolaan karto, maxey kii hore ugu noqon
Naa xishoo
Way furanta gabadhu markay uurka Ledahay
Lakin xiliga cadad ma furanto
War dinta halabarto
😅😅😅😅😅
Daahiro waa xanuusan tahay
Good question adigu Nin aan kuqabin maxaad iskugu qaawisey??
Xataa hadduu ku qabo sax ma ah inay sawir qaawan u dirto
@@samowsamale3490 weyku khaldantey wuu waalankariyaaa kabta xaaji baadhehdey
Wey jeceshahay Ninka
FADLAN nala joog oo subscribe no sar
FADLAN nala joog oo subscribe no sar wall
Naagtan waxa laga haya video, Dahir baa ka haya. Isaga isku diraya. Oo waliba kuu qarabanaya.
Dahab iyo lacag maxaad u qaldan wey say maalintii aad wiilka qaadaneysay. Oo police ka aad wadatay
Anigoo qaawan aa ? Oo maxaad bidaartiisa u faafineysay hadaaba odoo qaawan lagaa hayo.
😂😂😂 Maxkamada yaan la waaalin .
FADLAN nala joog oo subscribe no sar
Gabadha Ninka Aysu rabta ma ahane Dhaar ma rabto
Ninka ayey rabta .
oo farahuna maxay ahayen abti daahir@@MaxkamadaDahir55
Gaaja leygu dilay soowtan leheed waxaay lacagta iyo dahabka marka waley tan ineysan miirqabin ninki beey ku qafiiftay
Gawadha oorka leh wey furmeyssa
Waxay noo sheegayso arka waa qof weyn waa lagu lalaboonaya
Si wanaagsan ayuu ku yeelay
naag dhaheyso cunuga aabihiisaa magaciisaa kabedelaa daahiroow ha u hiilin ilaahey kacabso
FADLAN nala joog oo subscribe no sar . Ilmaha afaarihiisa ma Gali karti
Diintu rayi maaha cidadeeduna waa intay ka dhalayso
Kkkkkk
shiikhuna siduu wax yeelay ma umul kadib bay cido kale tirsanaysa habeenkay sidaa udhashaba cidadii way kadhamayah
Gabadha uurka leh waa furantaa cidadeeduna waa inta ay ka daleyso
Haa
😂😂😂😂😂😂😂
Gabadhu xili anay furmin maba jirto dalqadu way dhacda kaftan iyo dhaba urka markay leedahay un baa cideedu urka ku xidhan thy halka marka labad lo tirinayo sadex dhiig
Hhhhhhh daahir calasow caawa ayaa naagta ka cabaadsiisay😂😂
FADLAN nala joog oo subscribe no sar .
Maxkamada wareerinaysa Gabadha ninkii way rabta
Ma ficna nagtaan
Kkkkkkkkkkk
Ceeb badanaa naag qaawan oo video iska duubeysa bal maxay qurux leedahay midda kale naagta marka hore ba gaal la nooleyd muxuu ku falaayey
Nala joog mar walba wall . Gabadha Ninka way rabta
This woman is sick
Naagaha shaanshida waa duli beenaalayaal ah bal tan eega, islaantii xaajiyo khadiija iyo aabo Daahir eega,Abti xabiibi iyo qaar kaloo badan dad la aamino maaha haysku daalinina waa wada lacag doon ah ka dhamaada kab iyo xaarkeed waa laysla tuuraa.
FADLAN nala joog oo subscribe no sar .
Shaanshi ma aha ha çayın dadka . Naagta waa Yemani reer jibuuti ah
Haday maxkamada dalka Sweden aaday maxaa maxkamadaan keenay hada ninku laba maxkamad uma dhacay karo ee naagtaan ha iska tagto oo ha sugto tan Sweden 🇸🇪 thanks ❤
Sax lakiin tan ma maxkamad baa kkkk waa iska shekadi ninkane kkkk
She loves BUSKUT
FADLAN nala joog oo subscribe no sar
Naagtu waa Midgaan aad bay ucabatay☢️🤠💔🫢😳‼️⁉️⚠️
Way furantaa lakin xiliga caadada bay furmayn
Way furantaa cidadeeduna❤waxay ku eg tahay umusheeda
Gabar uurleh way furanta Lkn nin magursan karto
xagaad kabaratay inayna farmin
diinta wax kabarta way furamtaa
Gabadhani weey xanuunsantahay ayaan filaaya wayo gabadhan weeyna qaldan tahay
Mayada ayada cunuka kalilii dhashay. Buskud maxkamad naagdaan ha la koro. Cunuga magaca badalaa ku lahaa
Way furuanta gabadha uurkaleh ee diinta barta
Wiilkaga horaso
Soysoy waa saxan tahay cidada waxeey ku eg tahay xiliga aay gabadha umusho waxaa mooda yarka sheikha in aay isaga qasan tahay
Naagta ninkeyrabtaaye haloo maslaxo oo islax ku dhameeya idinkoo meelna xigsan dahir sualahuu weydiinayo waa sual taagan police ayey wadatay maxay alaabta hada ku hadaqayso usoo qaadan weysay hadaysan ninka ugolahayn alaab waa la iibsankaraa naagta ninka haloo maslaxo meelxunbay kagashay maalin walbaa cashir cusub ayey soo dajisaa ceeb ma aha jacaylka lkn waxaa ceeb ah inay caayso iyadana isku tilmaanto uurbaal lahaa oo uqariyey naag uurleh ma mehersantaa waa maya maxaysa nafteeda kusheegtay wax xun oo laga argagaxo sharciga lid ku ah biniadamnimada lidku ah naagtaan mafiyoobo ee udhimri dahirow adiga iyo intii caqliga usaxibka ah
Haa 100% waa isku celinayna
Maxamed hadduu rabo inuu sheekadan meel saaro, codkan ha qaado oo dowladda ha u geeyo. Waayo waxay sheegtay in ay macluumaad gudbissay iyo waxan ay waddo oo dhan
Cunigii yarka ban ilaalinayna .
FADLAN nala joog oo subscribe no sar
Way furanta maxa
Diiniyan wey furmaysaa markii aydhasho kadib ayey ninkii ayrabto guursan kartaa waayo 3dalaq ayaa udhamaatay ninkii furay waa siduu ufuray waa in ninkale guursataa dacadnimo kula dhaqanta ninkasi haday kalataan kadib way isku noqonkaraan lkn maxlalku waa xaraan qadcan ah
FADLAN nala joog oo subscribe no sar
Masha alllh wall
Way furantaa
Ninki hore ayaan kuniqon umm 🤔
Daahir naagtan ninka u maslax ninkey rabtaaye filinka kaloo dhan iska xir waa fake ee
Waa ku dhex jirna
Nala joog oo subscribe noo Saar
Why is there no one who tells this woman the truth, are you guys scared of her.
Maxishoneyso ee tuur
Waa edeb daran tahay naagtaan ninkaan waxay leeyahay wiilkiisa ayaan nin kale ku qorayaa mana arkaayo waa naag xun
We furmesa ninka hore kuma noqon karto hde dalqadodo dhamaatey cudad tirsanesa
Been badanaa markay cunuga qaadanaysay ayey dku dhahayaan maxaa kaa yaala guriga oo u baahan tahay inaad qaadato
FADLAN nala joog wall. 😷Ninka Aysu jeceshahay
Nàagtu way xanuusantahay
FADLAN nala joog oo subscribe no sar .
Ninka a yey rabta
Adi adoo qawan in lagu dubo maxa rali oga noqoto
Oo lagu qabin .😏😏FADLAN nala joog wall
Nin anankuqabin maxa iskuqawisay acudubilah
Wey jeceshahay
Gabadhan waa xanuusan tahay
Haaa . Ninka sooaliga wey rabta
FADLAN nala joog oo subscribe no sar .