Geela ka dhexeeya niman walaalo ah ma wada dhaqaan nin uun baa ku dhabar jaba oo dhaqa ,kuwa kale waar bahalka aan xarsshno,iyo maalinta la yidhaa kaalay geela hay oo uu dayacmo ama lumo,kuwana waxaaba u warama kuwa ka xun in geelaa walaluhu yahay geela ugu badan uguna quruxda badan mandaqada oo u sheega in aan talo laga waydiinee nin iska haysto geelooda,oo waxaabay rabaan in walaalka geela dhaqaya ay cadow u arkaan ,oo hadalada kuwa guushooda neceb ay rumaystaan , waxaana la gartaa maalinta uu xanuunsado ama dhinto , somaliland waxaa wada le rag walaalo ah iyo tolkood kale ,waa loo soo wada halgamay oo dagaalkii laysku canaan maayo ,laakiin dhismihii looma sinayn ,reerka H/jeclo sidaa uu sheegay buur adow iyagoo laba jeer dhacay hadana marna xadka ma dhaafin ,lakiin walaalaha Garxajis qayb ka mid ahi waxay dhaafeen xadka , Waxaana lays dheeryahay siyaasiga hogaan ka ah hadba sida uu u jaheeyo dadkiisa , intaa la dhisayay dawladaa quruxda badanna iyaga kuwa neceb guushaa ayaa lahaa waxba laguuma ogola waxa se guula in maanta iyadoo candhada giijisay loo dhiibay , waxaa looga fadhiyaa in ay Aaminaan in ay walaaladood waxii ay ku soo tabcayeen in aan laga lahayn ee loo ilaalinayay walaalo ka fiicanina la dhasheen ,
Boqorka Africa ❤❤❤
Buurmadaw tuugtug dhalay oooo imanlawe ah
Masha Allah maraa waxid aleylehee afkaaga caano lagu qabay ♥️♥️♥️
Inguushu ciro super awal ka danbeyay awalba wa la ogaa adeer
Nin qurux badan ayaan rabnaa kulahaa, salaamaad min kuli aafaad.
Afgobaadsi aad ayuu u yaqaanaa
adeer waxa hore lo yidhi hugaaga iyo foolkaguba wey ku sharfaan ee marka fiqi calamka hor tago maxay inaga malaysankaran somali wa dad noceeya kkkkkk
Kan yaa dhagaysta aan ahayn hj
Somaliand waad kala dirtay
Hadhow yey kula xuman
Good luck
M Ciro horta ninkasta wax ma siin Karo,Bal an yar dhowro,kheyr Isha Allaah.
Tuug buurmadow adigu dilaalkaagii ma heshay
🎉
Fiqi warlodrds sfcn ayuu ukarbashay boqorku midhaasi waa saxy Somaliland aduunkii odhan ayey doorshadi dhacday 13 November magac fcn aad iyo aad usoo jiiday qaranka Somaliland doorasho isaaran oo aduunka sidani UGA dhacdaa majirtaba mshaa Allah
Waa odey saqajaan caade waste ah weeyaan
2:08 2:09
4:01
Xukuumadii hore waxad u qirtay in aanay munaafaqiin ahayn.tan aad dubla maasiga ku sheegaysana waa munaafaqadii oo go' sidata.
maxaaa ka galy jubalanddddd
Boqor noolow geesi ba tahay
Buurmadaw waa cadawga dawladnimada iyo nabada waa waraabe aad adhi raac tidhi
Beelaha Harti waxgaradkooda talo faraha uguma jirto geeljire ;sakhraji ayaa afduubay
Ma moodaa in ii isaga ka qurux badan yahay Fiqi. Been & foolxuma ayuu isku darsadey Futomadoobe.
Odaygu amaan hungurida wukudheereeyaa kkkkkk
😂😂😂😂😂
Qabiilladan 200 gaadhayaa ma somland Bay ku noolyihiin...?
Odaygaan lagaroonahaa, isagoo 100 jir ah ayuu sidii dhoocishii u caytamayaa, cakuye ka wRama dadka uu duubka u yahay.
Hadalkiisu waa googo'an yahay. Mase cada mowqiskiisa Somaliland, far baa ku godan ninkan!!.
Buurmadow waa munaafaq
Nin qurxoon ayaa rabnaa mu dhahay? 😂😂😂😂
Kolay qurbo joog ayaad tahay oo wax kaste khalad u turjubaya.
😂😂😂
Nin ninkale wuruxdiisa sheegaya kani waa na ceebeeyay yibirkani
Laydh qabw in ay marto iyo in lagukala guuro waad arki wali iyagu mabay Iman xataa haday hadavlaydh qaboiw marayso waxa laydhaad keenay ta hadavtagaysq waxa kuu fiicnayd in aad sukto inta ay shaqada galayaan adoo qaylinayana waala arki uu umana sheeganaya anaa saaray kursiga doorashada ragii qabtay ee hambalyeeybaa ragii iyagaa uquudhiwaqysy hambalyeeyo ee kuma amaana kuwa hada badiyay waxase uyaqla mawjado mucaarida oo shacaba
Dilo kasta watA sundalahi umada Ku Kala Gabtey wici urayieye
@@mohamedalimohamed5828hooyadaa baa aabbahaa ku hor kala qabatay habeenkaad calool gelaysay CALI MAXAMED WAYDII WIXII HABEENKAA DHACAY
Nin ay u taliyaan oo jilicsan bay rabaan cumaamadaha jahligu ! Kana waa daalin ! Shedaanku hadduu qof noqon lahaa waa kan mufsid reerkoodii sii daayey mutacalimiinta dhegeysanaysa ayaa ceebaysan wallaahi waa yaab !
MUNAAFIQANI MEEL XUNBUU KU DHIMAN DOONAA BAR MADOOW WAA WASLAD XAARAAN AH
Hahahahah
Heego ŵeli ma ooyaysaa
Ninkani ma qoslo ee haku daalin
😂meel Buu saaray
Buurmadaw Gacan baan u taagay anigu ninkaa . Congratulations.
Geela ka dhexeeya niman walaalo ah ma wada dhaqaan nin uun baa ku dhabar jaba oo dhaqa ,kuwa kale waar bahalka aan xarsshno,iyo maalinta la yidhaa kaalay geela hay oo uu dayacmo ama lumo,kuwana waxaaba u warama kuwa ka xun in geelaa walaluhu yahay geela ugu badan uguna quruxda badan mandaqada oo u sheega in aan talo laga waydiinee nin iska haysto geelooda,oo waxaabay rabaan in walaalka geela dhaqaya ay cadow u arkaan ,oo hadalada kuwa guushooda neceb ay rumaystaan ,
waxaana la gartaa maalinta uu xanuunsado ama dhinto ,
somaliland waxaa wada le rag walaalo ah iyo tolkood kale ,waa loo soo wada halgamay oo dagaalkii laysku canaan maayo ,laakiin dhismihii looma sinayn ,reerka H/jeclo sidaa uu sheegay buur adow iyagoo laba jeer dhacay hadana marna xadka ma dhaafin ,lakiin walaalaha Garxajis qayb ka mid ahi waxay dhaafeen xadka ,
Waxaana lays dheeryahay siyaasiga hogaan ka ah hadba sida uu u jaheeyo dadkiisa ,
intaa la dhisayay dawladaa quruxda badanna iyaga kuwa neceb guushaa ayaa lahaa waxba laguuma ogola waxa se guula in maanta iyadoo candhada giijisay loo dhiibay ,
waxaa looga fadhiyaa in ay Aaminaan in ay walaaladood waxii ay ku soo tabcayeen in aan laga lahayn ee loo ilaalinayay walaalo ka fiicanina la dhasheen ,
Kkkkkkkkk weli xisbigii ma mucaardbaa miyaan kanbaynkii dhamaanin kkkkkk waa maxay Calanka wadani ee sudhan shirka. shirka waar reer wadani baa leh horta .
Buurmadow waa munaafiq aan meel loogu soo hagaago ma laha.
Kan horta wa ay anago habarjeclo oo weliga farax bicide ayan waxba ka dhegeysan wa tuug kondhob uu ah garxasis nacaladba kugu tale adiga iyo wadani
Beenale