30 Riyo oo Cusub Fasirkeda /Daawasho Wacan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Maxaad Kuriyooty?

ความคิดเห็น • 177

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +37

    mala idin sheegaayo waxa aad sameyneysaan like ayan ulajeedaaa

    • @mariankiin3983
      @mariankiin3983 3 ปีที่แล้ว

      Sheikh number kga inasii plz

    • @zamzamjama162
      @zamzamjama162 3 ปีที่แล้ว

      Asc shiikh isoo duce waa ku saree muraad kayga in alle ifududeeyo

    • @deeqoahmad163
      @deeqoahmad163 3 ปีที่แล้ว

      Asc sheikh waxaad ii fasirtaa anoo barashood saaran oo habada ku duulduulayo waliba faraxsan

    • @iskafahan8507
      @iskafahan8507 3 ปีที่แล้ว

      sheikh xge kla so xarira fadlan

    • @jasmiinsharaf2556
      @jasmiinsharaf2556 3 ปีที่แล้ว

      Asc shiqow qeyr alaha kusiyo wxn ku riyodey anigo masjid kaso baxayo oona nin bananka tagan iweydinayo mesha lagu weyseysto

  • @habiboahmed7079
    @habiboahmed7079 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh janatul fardowsa alle hakugeyo sheikh waxa gursaday nin yurub kukoray anigana familkeyga wa sheikh yal sababta u gursaday wuxu iyiri maalmaha sonka Aya waxan akhrijiray rakiqul maqtum haben habena kamid ah waxa kuriyoday faras cad wan koray Wu igeyay qof qurux badan o Mel fadhiya markas ak faristay markas ayu ishegay Inu nabiga yahy Wu isalamay Wu ilataliyay marka hurdada kasokacay wan daremayay salanta nabiga kabacdi waxa wudiyay sheikh wadanka lajooga wuxu yiri kheyr ilaahey kularaba marku ushegayo nabiga tilmami hisa

    • @habiboahmed7079
      @habiboahmed7079 2 ปีที่แล้ว

      Wan dhameystira wan isgursanay mana jecleyn nin yurub jooga lakin riyada nabiga ayan kuracay yurub ayu iso labtay kabacdi marku Solaban wayay ayan dhahay iwad wan imaday kabacdi waxan arkay asagoo udhaqmayo sida niman yurub joogo an tukaneyn sugar cabayo qalbigeyga Wu jabay wiilna wan uhaya maxa sameya sheikh ilatali ma iska fura mise wan sabraa

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheekh waxan kuu riyoday Ninki aanu kala tagnay,3sano kaa horey,asaga oo aan leyahay ii sixraya marna subxnAllah wajigisa isbadalay oo Nin Sudan ayu ugu noqdey Sheekh fadlan iso sheeg riyadan and jazaqAllah qhair aqhiro aduun Allah kuu xafido Amiin💯💯🤲🤲

  • @abdinasirhussein2433
    @abdinasirhussein2433 2 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar
    Masha Allah
    Jazaka Allah Sheikh Riimi

  • @deeqoahmad163
    @deeqoahmad163 3 ปีที่แล้ว +12

    Waxaa kaloo 2 mar ku riyooday anoo saliga nabiga scw ku salinaayo waliba hurdada ka kacay ano saliga aqrinayo

    • @suhayladheman5842
      @suhayladheman5842 3 ปีที่แล้ว

      Kula mida ahay abayo markasda saliga nabiga badi mcnto

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel2273 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh illaah waxan kaaga baryay farxad daa iman iyo barwaqo sida aad nooga far xisay illaah hakaa abaal mariyo🙏🏽sheekh🥰waxanku riyooday jikada anigo ku jiro ayaa godka yar oo dhulka ku yalo biyaha kabaxan oo bulaacad ka soo burqatay amaba biyaha nijaasta ah ee musqusha kadibna wanka soo baxay jikadi🙏🏽jezakalah qeer

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh wan ku riyooday Nin ii hanjabaya oo ilahe waxaa u qaadsiinayaa xanuun kabacdi Wan xanuuntay oo naas baa layga jaray laakiin hada wan fiicanahy manshallah ee sheekh fasir alle haku barkeye

  • @samarfarhan6307
    @samarfarhan6307 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh waa ku mahadsantahay sida riyooyinka ugu soo jawaabtid ilahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo janatul firdows Allaha kuugu bishaareeyo kuwii janada ku kulmana Allaha nagadhigo inshaa Allah

  • @mariankiin3983
    @mariankiin3983 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheikh Qery Alle haku siyo wxnku riyoday naag jin ah oo daqada iga soo galeydo garabka ka qawanaa intee usocotaa bn leyhy wey qeyli nee aneh wan sii deynaa.gurigey hore usii heglee.2 habklii labad waxanku riyoday iyado madax heyga dhadhiho.

  • @naemamohammed244
    @naemamohammed244 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah jazaaka Allaah qeyran sheikh

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb หลายเดือนก่อน

    لااله الاالله محمد رسول الله😢😢😢😢

  • @bashirosman4915
    @bashirosman4915 3 ปีที่แล้ว +2

    asc sheq ilaahey qeyr haku siiyo adun iyo aaqiro waxan ku riyoodey aniga iyo naag isla socono wado naso werarayan yaxaas iyo waraabe wan ka baqaqaya waxa iga celineyso naagta isla socono oo wadato ul

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk allaa mxaan uburiye waye ninkaas xayiga kk illaahow iisahal Bal kaaas anburiye mahadsanid shiikhow riyo kale isofasir anoo meeel buuur ah fuulaya gaber an aqano neh eee ilafuulyeso gabadhii hoos beey unoqotay ana buurtii baan fuulay oon hore ugusii daadagay amaa dhacda saan ulahaay madhicin wankudbay oo xaafad kale baantagay gabadhii na wey hartay ifasir plz shiikhow

  • @mariankiin3983
    @mariankiin3983 3 ปีที่แล้ว +3

    Qery Alle haku siyo.riyo mhn tan.malin ban dhageysanayay.suratul Baqah ama Albaqrah.aad ban u tusbiix nayay.indhaha wan isku hayay.waxan si kadis ah ku aray abo heyga oo sariir ku xirxiran.wuuna nol yhy abo

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb หลายเดือนก่อน

    لااله الاالله محمد رسول الله😢😢😢😢😢😢

  • @farxiyoabdulahi3561
    @farxiyoabdulahi3561 3 ปีที่แล้ว +3

    asc shiq alle ha ku bareyo walasheda iga yar aya waxey ku riyotay aniga oo aros ah oo xiran dharki aros lakin aniga waxn ahay marwo

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh illaahey ha kuu siyaadiyo cilmiga waxaan ku riyoo aniga iyo walaashey Oo gaari wadno jjika waa bohol madoo jida wartiis waa cagaar quruxbadan. Sheekh waa markii 4 ee aan lu soo waydiiyo bal iiga soo jawaab insha allaah

  • @ummumaria7949
    @ummumaria7949 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh ajar alle hakaa siiyo
    waxaan ku riyoodey aabe oo geriyoodey oo
    gurigeyga igu yimid anigana intaan habsiiyey laabtiisa ku ooynaayo weliba si xoog ah oo leh aabe iga raali noqo asagana wuxuu iyiri aabe meshaan makaa wadaa mayana ma dhihin waana ka kacay hurdada
    2bil kadib waxaan ku riyoodey aabe oo ileh cuntada isoo sii baahi ayaa iheeyso

  • @BashiirAbdi-ff6ij
    @BashiirAbdi-ff6ij 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh walashey ayaa ku riyotay anigoo oo sigaar cabaya ilahey Haku barakeyee ii fasir shekh jazaaka Allah khayr

  • @fardowsa9500
    @fardowsa9500 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh riimi barnaamijkaaga hadaan bartey waana ku salaamay waxaan ku riyooday habeen nabi muxamed ayaan arkay meel suuqa ayuu kusocday oo aad loo buuxo waa suuqa waxlagu kalagato waxaan ahayn aniga iyo maamo eedo iigu aadan baa isla joognay wuxuu iguyiri rasuulku aadiiga nin kaaga xalaal buu kuu shaqeeyaa suuquuna aad ugu fiir fiiri naayay isla waa barigii maamadii ayaan usheegay weey qosashay waxayna tiri maasha allaah waana maamo kheer badan aan ku tuhmaayo

  • @bashiirmohamedmaxamuud5806
    @bashiirmohamedmaxamuud5806 3 ปีที่แล้ว +2

    slc shkh waxax kasta oo ankuriyoodo markaan tooso ayaan iloobayaa sh ii fasir allaah haku macsuumo ?

  • @najmocabdi8787
    @najmocabdi8787 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc saqa waxa ku riyada anigo ibursnnayo babura ana sarnahy babur aniga cabsnaya baburkina lagadoma dulka nean udawhay bahy asahadu laaiaaha ialh

  • @sulekaablsiyeh1462
    @sulekaablsiyeh1462 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh riimi wa marki labad een ku weeydiey wahan ku riyoodey anigo kaboo laan ah o leey eryanayo please I fasiir riyadan

  • @AbadirIsmail-xx7wh
    @AbadirIsmail-xx7wh 9 หลายเดือนก่อน

    Asc.shekh.sul.waxkuriyod.anigo.abaadir.loo.iyo.gabadh

  • @sulekaablsiyeh1462
    @sulekaablsiyeh1462 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh riimi wa marki labad een kuso qoreey wahan ku riyoodey anigo jogaah meel banan ah o cabsonaya o dumaleey sanaya gabadheyda yar o qawan gabadheyda weynina wey na khawiseysa please I fasiir

  • @aaaminoosman939
    @aaaminoosman939 ปีที่แล้ว

    Asc shiq waxan kuriyode ayado qof qarabada ari nasise oahy arigi waxarobadan dhalayo ningegana hayo jawab wacan

  • @maryanruun6823
    @maryanruun6823 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq magacaygu waa deeqo muumin waxn raba ina iso jawbato aniga nin aya hory ukalatagny hadana nin kale aya iiqabo waxna kuriyoda nin ki ory ukatagny oo iqabo oo ciyal uhayo

  • @warerkaxaajiqiilmawaaye
    @warerkaxaajiqiilmawaaye 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh suaalaha aadan ka jawaabin oo dadkooda soo cadeeynin riyadooda xisaabta hanoogu darin waayo kuwo kale oo ka jawaabi leheed ney booskooda naga qaateen 30 baa meesha ku qoran 30 jawaabtooda wadataan sugeeyney waana labatan iyo dhoowr un jazaaka Laah

  • @xaliimoiimaan932
    @xaliimoiimaan932 3 ปีที่แล้ว

    Asc shikh wankusalamay suashidu wa hadankuyreyodo melbadeye ha anujogu xolo iyo badeyeha anojoga

  • @fouziamahamed486
    @fouziamahamed486 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiq riyadan i fasir ajir allaha ka siye wa sidan waxa riyo ku arkay anigo wiish saaran hada wan ilaway ina hoos iyo kor usocday waxa kalo ku riyoday isla habenkas fanaanada heesto qAali ladan aa abayad gadeso markas barya we I kentay cabaayad cad iyo mid qalin iyo cagaar waye lagu murmaayo aniga cadaanka wan nacay mida cagaarka iyo qalinka lagu murmaayay qaday lakin ani marka arkaayay qalin ila ahed wali dadka dhan oo helin sugayay ani helay aadna wan ugu farxay dooqega ahaa abaayadana qafiif ahed shawaq ka rali noqo qoralkega dheer

  • @wacyigaliye3466
    @wacyigaliye3466 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxaan isjecelnahay gabar waana leyga guursaday .waxaanku riyooday anoo ugalmoonaya .waliba biyo iga imaadeen marka sheikh Riyada ii fasir allaha kuxifdiyo

  • @ifrahmohamed1230
    @ifrahmohamed1230 3 ปีที่แล้ว

    Asc Shiikh alle haku barakeyo suaasha aan ku soo waydiyay igamad jawabin waxan filayaa inanad arag Shiikh waxan ku riyoday Anigoo casuumad Samaynaya casumada oo weli waan dadajinayay waxaa lahaa casuumada ayayday gurigeda ayaan ku samaynayay wanan dadajinayay iga soo jawaab

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh magacaygu waa raxma waxaan leeyahay laba hablood ilaahaybaa wax lehe waxaan ku riyoodaa aniga oo garaacaaya way igusoo noqnoqotay labadoodaba waliba tawayn habeen ba mid

  • @dahabomaxamed1672
    @dahabomaxamed1672 2 ปีที่แล้ว

    Asc shaq Allah hakaa raali noq de waxaan kuri yoday waxan kuri yoday cirka o ifaya iyo dayaxa kuqoran wax uwax o kala ah kusawiran ayaguna ad ay u ifaayan anigu na an leyahay Allah qurux bad naa dhola cadey nayo kali key ga na an ahay

  • @umaroky
    @umaroky 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh isla su aal kale sheekh waxaan ku riyoodey anigooo suuli dhaxdeed dahab lamaraya oo jid iiyahey oo hal kaaas ka iib geynayaa sheekh

  • @cayninur8487
    @cayninur8487 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh waxaan ku riyooday anootukanaaya oo salaada dhamastay iyo noo qofku dhahaaya quraanka ibar

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah

  • @xaawaxaawo945
    @xaawaxaawo945 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shekh jazaakallahu kheyr waxan ku riyoode mama aanu isladaganan jirnay lkn hada wadan kale u dhooftan markay baxaysane khilaf ayaa noo dhaxeeye
    Badi way isalamtay wexayne igu tiri maxaa isku dabaaleesaa waxan ku iri magaranayo wajiga ayaa ku xiran wey furtay jwb insha allah ilaahay hakaa abalmariyee

  • @fardowsabashir9771
    @fardowsabashir9771 3 ปีที่แล้ว

    Asc Shiiq waxaan ku riyooday anigoo qof dumara OO aan darisnahay madaxa wax igaga dhufatay dabaded aan meel bura katuuray kadibna maxkamad laysaarayo

  • @zuuzu1960
    @zuuzu1960 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheh mashaa allh allh kubarakeeyo sheqow waxaad ii fasirta wllkey ayaa wuxuu kuriyooday anigo dhimanayo wuxu yiri dadkanag wada ooynayaan

  • @hamdiabdirizaak3309
    @hamdiabdirizaak3309 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheikh Waxa ku Riyoode, Waxa iso Werarayo Wa rabe kadibna Wa rabeehi Iso Wereray Waxa dhamantoda dilaayo Warabasha Will an Wada socono Xarir naka dhaxeyo Anigana Wali ma guursanin Iso fasiir insha'allah

  • @fadumocali8350
    @fadumocali8350 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh jasakalah khayr
    Waxan ku riyodey dhowr jeer ayatal kursiida siyaabo badan anigo duulayo buro dushooda oo akhrinayo Aanigo jin ibacsanaya iskaga akhriinayaa iyo siyabo kale badan dhowr mar

  • @umahaatchannel2023
    @umahaatchannel2023 3 ปีที่แล้ว

    Asc sh waxa ku riyoode ani iyo zowjkayga oo qol cariish ah ku jirno waxaa maqlaayaa cod libaax cabsi badan aa dareemaaye

  • @sarakeen446
    @sarakeen446 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh waxan KU RIYOODAY SAC MADOW OO BIYO ku dhex dhintay wanan kasaray maydkiisi

  • @sucaadmukhtar2443
    @sucaadmukhtar2443 3 ปีที่แล้ว

    Jasakallahum qeyr Sheikh jantulfardosa Allah hakugeyo aamin yarabi

  • @HamseDeeq-i8q
    @HamseDeeq-i8q ปีที่แล้ว

    Asc sheikhow waxaan kuriyoidy anoo jiifo oo kor laiiqaady marka kor la iigeeyay ayaan arky shabeel markaas waxa laidhahay inaa acdhay naakal kowsar❤❤❤❤

  • @abuukaralihilowle3107
    @abuukaralihilowle3107 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sheikh Magaceyga wa Nimco Waxa igu so laalaabto Arin Ah anigon la ii Qabin ayaan ku riyoda Anigo Haysto ilmo yar

  • @deeqoahmad163
    @deeqoahmad163 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh waxaad ii fasirtaa anoo barashood saaran oo habada ku duulduulayo waliba faraxsan

  • @umaroky
    @umaroky 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh waxaan ku riyoodey ina abtidey oon wali guursan oo uur leh ila saacad ka bacdina dhashey ilmaha yarna gabdha ayuu ahaa labo jeer ayuu ooyey fooshana laguma dhibin jawaab wacan

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh waxaan ku riyoodoy gabadh yaraan dhalay oo gidaarka guriga qolka fadhiga ku xoqaysa gacanteeda

  • @sihaammahamed8651
    @sihaammahamed8651 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq waxan ku riyooday anoo doon racayo oo ilasocdo qof an ku faraxsanahay shiiq riyada Bada marwalba igu soo laalabato ifasir plz jazakalah

  • @SacdaSacda-t7t
    @SacdaSacda-t7t ปีที่แล้ว

    Asc sheekh Abtigay oo aan waligay arag Ayaan ku riyooday

  • @amaalqurux1774
    @amaalqurux1774 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheqow waxan kuriyoday masas basan oo qulkeyga kaboxaan masaskana waa cagaar ee fasir shikhow Alle haka abaal mariye 🥰🥰

  • @amranqaali4787
    @amranqaali4787 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC SHEEKH ILAHAY HAKUXIFDIYO WAXAN KURIYODAY ANIGA IYO LABA GABDHOD OON SAXIB NAHAY ANAGOO JOGNA MEEL CAGARAN BIYANA KUDABALANANA SOBAXAN KUDHAHAY MARKAAN DHIMANAN IMANANAYE IFASIR HADI ALE YIDHAA

  • @qamarxasansiciidqamar8345
    @qamarxasansiciidqamar8345 3 ปีที่แล้ว

    Asc ww shikh Riimi ilaah haku xafido mhadsind taloyinka kafa.idney
    Waxan kuriiyoodey ano shiekh cbdirashid cali suufi o ino maxadireynayo leyahay raga iska ilaliya dardaran kadib wu tgy ano rabey inan sharab uso smyo wan wayey ad bn u murugody

  • @huda9105
    @huda9105 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh jisakala

  • @shamsamohamed7000
    @shamsamohamed7000 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheeqoow waxaan kuriyooday labo wadan ayaan kala joognaa wuxuu iigu imaday riyo isagoo qabiis cat qabo gabar aana ila joogto aana kaseey nin waan farxay gacan tiisa aan qabtay anoo farahiisa taataba naayo oona qol lagalaayo isagana wuu ifiiri naa mana ilahatlaayo ana waan udhoola cadeey naa isagana mahat laayo waa ifiirinaa qilaafna waa naga dhexeeyay

  • @cumarxassangaceyte9375
    @cumarxassangaceyte9375 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq waxan kuriyooday anigoo ay isoo weerareen ilaa 5 nin oo bastoolado iyo qoryo ku hubeeysan aniga waan hubeesnaay waan iska celiyey 3 ayan kadilay waxna ima gaarin muuqoodana ma ahan dad aan aqaano waxa aniga icaawinaaye qof meel uu kayimid aan aqoonin oo garableyga kadagaalamaaye sheeq riyadaas fasirkeeda ubaahnahay

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 ปีที่แล้ว

    Wcs sheeq riimi masha allha allha haku fududeyo allhuma aamina Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @Hugoyyyyyyyy
    @Hugoyyyyyyyy 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh waxan kuriyoday gurigan andeganahay hada albabkiisa hortiisa anoo kuqubaysanaya oo qaawan wiil guriga daganina isofiirinayo anigana dhinacyada fiirfiirinayo ifasir please

  • @iqrahassan8309
    @iqrahassan8309 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh, Waxaan kuriyooday qolkeeyga hortiisa oo laiidhigay kal iyo mooyo kadibne waxaan arkay Hooyadeey oo qolka caruurta fadhiso waxeey itir anigaa kuudhigay kasha iyo mooyaha irida. Fadlan iifasir macneheeda riyadaan. Hooyo Xaas ah an ahay Jazakallah.

  • @MohamedMohamed-eb6nt
    @MohamedMohamed-eb6nt 3 ปีที่แล้ว

    Asc aqayarey inte sheikh riyoyada lagu dira waxaa i dhibayo riyo aad u xun aan ku riyoday marka marka qalbigeyga ey ka kago la dahay marka please so SHEIKH meel aan kale xiriro

  • @bashiirmohamedmaxamuud5806
    @bashiirmohamedmaxamuud5806 3 ปีที่แล้ว +1

    slc shkh allaah haku barakeeyo sh waxaan kuriyoodaa dada anoo ladagaalamaya oo aan baallal yeelanaaya oo duulaaya ?

  • @nurtoabdi7296
    @nurtoabdi7296 3 ปีที่แล้ว +1

    Maya sheek saad ufahanty ma ahan aniga aya la idhahayo maa ogtahay dhima shidada aya soo dhowaty mana garanayo qofka ii shegayo

  • @caashomaxamed9649
    @caashomaxamed9649 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiihk waxan kuriyodey anigao riti ibursanayo wana marar badan

  • @maxamedcabdifaradhere880
    @maxamedcabdifaradhere880 2 ปีที่แล้ว

    Asc waxan kuriyoday adoogey odhintay o hilib qaydinaya imana keenin guri idhew ayuku qabinayay Ana wan Ana wanjecla hilibkas

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxan ku riyoodey saako cad anoo irbad ku tolaaayo aad u qurux badneed wana ku faraxsanaa iso fasir la ima qabo

  • @ramalacookingchannel5749
    @ramalacookingchannel5749 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh anigo masjid ka xafadena tagay oo rabo in aan salaad dukto salada casir oo aan isleyahay yukatagin ee ku duko masjidka markaan galay masjidka Waxaan tagaya dhanka raga kadibna qof aan aaan baa igu dhahaa xaga dumarka ku duko intan u so socdo dhanka dumarka kadibna Waan toosay fasir keda Waa maxeey?

  • @shukriali3375
    @shukriali3375 3 ปีที่แล้ว

    Shiiq allaha ku bara keeyo waxaan ku ri yoo day carab kay ga ooca rab dheer ka soo du lba xay

  • @simancadey7220
    @simancadey7220 3 ปีที่แล้ว

    Asc shjjq magacayga waa nafiso axmad waxaan ku riyooday salaada subax kadib iyadoo weelgayka 5jir ah meelaykuciyaa raayaan waxaamiishaas imaanaayo dad wataan xabado waxaana dhahaahaan kabaxa meesha ciyoow hadiikale waan idin dilaa madhaafiino xitaa caroor wanna waayay weekayga markay carareen dadka oodhan waxan rabaa shjjq inaa iifasirtid ciyoow cunuga ilaa joogo aabihiis ayaheesta waacodsi walaalgay

  • @leylaali1982
    @leylaali1982 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh waxaan ku riyooday anoo ka dhumay gurigaygii

  • @amirajamac265
    @amirajamac265 3 ปีที่แล้ว

    Asc sh alahaku barakeeyo
    Riyadyda Waxan u badantahy rag an ladagalamo wane Ka adkaada Waxan kale oon ku riyoda ano duulaya balalna anlahayn 2 ii fasir

  • @Mohammedkral
    @Mohammedkral 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiq qeer allaha kusiiyo suaaalo heygii waa igasoojawaabtay qeer badan allaha kusiiyo

  • @relaxinggirl472
    @relaxinggirl472 3 ปีที่แล้ว

    ASC SHEQ ANIGA WAXAN KURIYAA HABEN WALBA ANiGA oo Leyceer sanayo Mar marn duulayo

  • @farhiaahmed7879
    @farhiaahmed7879 2 ปีที่แล้ว

    Aanigo gabdho xijaaban iwacdiinYaan weli sii aadag ilaa an cunto siyo ifaasir allaaah ku xafido

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waxan ku riyooday farmajo oo dig rinayo qasidada waxa ugu dan beeysa aabihiis waxa uu ku soo hoorinayo bishekh farmajo wali ya alaah

  • @FaycalAhmed
    @FaycalAhmed หลายเดือนก่อน

    Asc wall hebeen walba biyo ayaan dhaamiyaa riyada gabadhbaanan ahay ifasir wankusugaya wll

  • @moudaden6230
    @moudaden6230 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh riyo aan ku riyoday oo ah ano geed mudho xamara oon ka gosanayo

  • @ubaxdaahir3893
    @ubaxdaahir3893 3 ปีที่แล้ว +2

    SHEKH WXAN KU RIYODY Adeerky abahy ladhashey o igu qeylinayo o wiliba u si xoog o cadwtinimo ah I magayo o u wiliba wu I gacan qadey ama u idiley sheekh

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh xalay waxan ku riyooday marmajo oo qadaya qasiido taas oo ugu dan beeyso ama kusoo horinay magaca aabihiis kadibna waan toosay

  • @maryanruun6823
    @maryanruun6823 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq riya aya igu soolalabato ae waxn karaba ina ishekto aniga nin aya iqabo oo kala tagny oo nin kale oo horey ukalatagny iqabo oo ciyal uhayo oo isku faraxsan wan ku barya aee iso fududey

  • @ahmedeng9979
    @ahmedeng9979 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq waxan ku riiyodaay anigoo mel buuro ku xaaray waliba xaar badaan waxan ahay gabar xaas ah

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 3 ปีที่แล้ว

    sheekh riimi waxan ku riyoode anigoo wato cunug gabar ah ok biyo toga dhex marayo nadiif ah fiirsanayo waxaa I sooweeray mas kobra rabo inuu cuno gabartii yareed maskii waan dilay saliid camal ayaana wejiga marsaday ii fasir sheekh

  • @يوسفاحمديونس-ت1ث
    @يوسفاحمديونس-ت1ث 3 ปีที่แล้ว

    Asc wanr wolo. Waan kuriyoo anig yio ciyaalk oo halbo ayaan kuriyoo da wamax. Sheekh

  • @bashirosman4915
    @bashirosman4915 3 ปีที่แล้ว +1

    asc sheq waxan ku riyooday walaashey dhimatey oo ku qasbaayo cunto iney cunto

  • @nastehomohamed4323
    @nastehomohamed4323 3 ปีที่แล้ว

    asc shekhow wxn ku riyoday gacmaha qarka horE aya ixanunayay kapacdi maLin pan riyoday maas modow o yaryar aya kaLxanta iga qaninay kapacdi wa firiyaY gacantaydU iga dHax gaLay ana wan so jidO wn izkasO zaray kapdi wa la i imaday waynu ka tGny pay igu dhaHEn igasO jwo pLs???,,

  • @lulahmed7495
    @lulahmed7495 3 ปีที่แล้ว

    asc sheekh waxan ku riyoday walaashey oo gabar. Umulaysa aniga kadhalinayo bal sheekh iso fasar

  • @Yasmin12398
    @Yasmin12398 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh aniga waxan ku riyoday anigo qof dilayo o sef wato oo dilay qof an garanayo

  • @marwomarwo4403
    @marwomarwo4403 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh riyada maxad iga jawabi wayday waxan ku riyoday yadoo lay arosayo laymana qabo abahay oo dhintayna Dahab ayuu i keenay waxanu idhay Dubay ayan kaga keenay

  • @mohamedAbdulahi-s9x
    @mohamedAbdulahi-s9x หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxad ii fasirtaa riyo aad iiga naxisay oo aan Mar ku riyooday oo ah anigoo walaashay oo iga wayn anigoo galmo la samaynaya riyadaa ii fasir

  • @simancadey7220
    @simancadey7220 3 ปีที่แล้ว

    Ma aqaano isticmaalka shooshiyaalka midiyaha waamahadsantahay walaalkay

  • @umeahmed7659
    @umeahmed7659 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheq waxan ku riyoday wilkeyga o edediasa idideyso asigo gacanta nabro badan oga sobexen inan dhaqtargeyo oaan oynayo asigana oynayo wilwen waye qer alaha kusiyo ifasir

  • @farxiyocumar7293
    @farxiyocumar7293 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq wax ku riyoday gabar an ka adagto on isdagaleyno wax dagal ahna nama dhaxey

  • @alphasiraj3051
    @alphasiraj3051 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxan kuweydisanaya riyadeyda
    Xagen kusoqora fedlen isheg sheekh

  • @yusufabdiadenyaabe3507
    @yusufabdiadenyaabe3507 3 ปีที่แล้ว +1

    SHEEKH ALLAH KU BARAKEEYEE ILAAHAY DARTIINA WAAN KU JECLAHAY WAXAAD II FASIRTAA WAXAAN KU RIYOODEY SAC AMA LO CAYILAN OO QURUX BADAN

    • @rayaancabdi8059
      @rayaancabdi8059 3 ปีที่แล้ว

      Barwaqo iyo lacak ayaad heleysaa

  • @ayaanfaarax6421
    @ayaanfaarax6421 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh alleh haku barakeye waxd iso fasirta riyada anoo gacantayda bisidix ee babacada baranbarta waawayni ee musqusha gasha iga so baxaso

  • @zahrakamil2151
    @zahrakamil2151 2 ปีที่แล้ว

    ASC Sheekh

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh waxaan ku riyooday anigoo meel banaan cidlo ah oo aan geed iyo guriba aan laheyn oo uumito hawa qabow ah oo aad u macaan anoo taagan gabar dariskeyga ah oo i dhaheyso sacdiyo yowmal qimaahi waaye qiyaamo aa anoo dhahaayo aan soo kacay.

  • @umaroky
    @umaroky 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh isla su aal kale waxaan ku riyoodey anigoo wiil quruxsan dhaley oo gacanta ku haya meel buuro cagaarleh ah

  • @cabdidixiin9541
    @cabdidixiin9541 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh habeenkii waxan kuriyoodaa anigoo ari lajooga oodaalan