Hadaba ku bilow abyo gacanta u saar jab tufax o xoga weyn u laqi karin waxkasto sas u same si u isku mamulo ama saxan Una jabin karin u sar lkn u yara waweyne cuntada xafadana tartib u bar
@@NimoMuse-q3v Cunuda jilcan sii sida canjeerda ama rootiga mooska ukunta waxkato cuna jilcan ah uu awoodi karo inuu sahal u liqo Wax adag ha siin why wuu yarhay sifan uma calalinkaro wuuna ku fakan karaan wuu iska baran insha allah😊
Walahi waan ka fahmay in aad tahay réer Djibouti abayo ,ana waxna ka dawada Djibouti ❤❤❤❤❤
Masha alh karti badan ❤❤
Anaa u horeeya maanta qaali dumarey isoo duceeya anigana walacbaan khaati la ahay iso duceya ❤
😢ala macanto ilahey haa ku fudeydiyo
Macha Allah ❤❤
Masha Allah abyo muna wlhi waa jeclahay waxa routine-kada hooyo karti leh allahuma barik abyo cimri dheer iyo cfmad taamha iyo familie dhamaan.❤🫶🏽
Masha Allah muna cadey xabiibti horay. usoco ❤❤
Naag nool 🤩🤩🤩 mashallah
Mashalah tabarakallah qali mahadsanid sidaad u aqbashay codsigaygii
M.a guulayso abyo❤
Gaari dumar isha baxarka
❤❤❤
Masha Allah ❤❤
Mazha allaah gacan dahab horu mar wacan hno aad ayan u jeclhy kaftankaga 🎉🎉
Ty qaali ❤️🥰
Masha Allah noso badiy
M.a❤qali
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah shukrn
Masha allaah munaay qaali siyana qurux la aanted nuur malhn video ga
My maa dhadhamin ee Laakin jabuti maa yaaLoo dee abayo
Wllo mcn ciwaanka kaa qad 5 carura wayo kuma fucna Alle ha ku barakeyo awlad ❤
Masha allah tabaaraka allah routine umusha kasii baraney😅
Qurbaha naag shaqaala lagama helo aanba maqlo muno naag baa iitimada aan kamaqloya
Maschl ❤
❤
Salaam sœur j'espère que tu vas bien ainsi que la famille l love you ❤❤😍😍
"Hadal iyo huug ma kaaro" and muna 🤝🏼
Naag nool huno
Masha Allah Muna caday miss cunto ❤😂
Asc
5:27 Manchallah allahuma barek muna karti badan azxaptadi snapchat wnku la socona hore u soco qli❤ 5:18
Xabibti ❤️🥰🥰
Masha allah hooyo karti leh muna🎉❤ alle haydin xafido adiyo ubad kaga ba xbbt
Wll any supermarket oo somalia ama somaliland ku yaala wuu yaalaa ee haka xumaan
Wllo goorma ilmha 9months ka daaaaya cuntada shiidka oo aaan u bilaaaba cunto adag
Hadaba ku bilow abyo gacanta u saar jab tufax o xoga weyn u laqi karin waxkasto sas u same si u isku mamulo ama saxan Una jabin karin u sar lkn u yara waweyne cuntada xafadana tartib u bar
@ Mahadsnid abaaayo
@@NimoMuse-q3v adiga mudan abyo 🥰🥰
Ha hada ku bilow macanto wax waliba cuneysid sii
@@NimoMuse-q3v Cunuda jilcan sii sida canjeerda ama rootiga mooska ukunta waxkato cuna jilcan ah uu awoodi karo inuu sahal u liqo
Wax adag ha siin why wuu yarhay sifan uma calalinkaro wuuna ku fakan karaan wuu iska baran insha allah😊
ggf
Masha allaha ❤
Masha Allah ❤❤
Masha Allah❤