Maashaa allaah aabayo su'aalo badan oo aan ku weydiinay waad ha hadayashay waanad ku mahadsan tahay waxa iidhiman su aal aan ku weydiiyey lacagta News landa iyo Austareeye doolar haan 100 kooda imisa ayuu u dhigmaa doilarka maraykanka ayaan ka wadaa bal Video ga soo socda bal kusoo dar mahadsanid ❤❤❤❤❤❤ ama qoraal ahaanba kaga soo jawaab mahadsanid mar kale
Abayo ani karqaxoti ayan hestaa qoof hada kaxor ay no kaar ku wadajirnaye ayaa jogo australia ma iisodac wonkara ase xita waa joogo an qarabo naxnaye ma ii wade karaa ii sojawab abayo❤
Abayo Australia maha markasta kuleyll Australia winterka aad iyo aad bey u qaboobda Hay xitaa baraf maa ka da"a. Abayo waxa cusuriyad shaqada lagaga sarayo qof cad kama jirto 20 sano ayaa jooga waligey qof Australia ah oo icunsurideyey ma arag. Passaport ka soomaaliga lagama soo galikaro.
@@yasminhassanmohamed5824 hadii wadanka aad viso ku timaadid.... Adoon is dhiibin. Wadooyin kale heli karta. Tusaale hadii wax barasho ku tagtid waxa jirta si sharci ku qadan kartid after graduate..
Maashaa allaah aabayo su'aalo badan oo aan ku weydiinay waad ha hadayashay waanad ku mahadsan tahay waxa iidhiman su aal aan ku weydiiyey lacagta News landa iyo Austareeye doolar haan 100 kooda imisa ayuu u dhigmaa doilarka maraykanka ayaan ka wadaa bal Video ga soo socda bal kusoo dar mahadsanid ❤❤❤❤❤❤ ama qoraal ahaanba kaga soo jawaab mahadsanid mar kale
شكرا علي المعلومات 🎉
Wllo tahriib maku imaan karaaa meesha viso dalxiis oo Malaysia ah kadib dalxiis u aado jasiirada timor leste mesha ka so galo malay ma is dhiibi karaa
Kaso hadal abayo visaha a dhahesay hal sano a shaqo ku raadsane side lagu helaa shurudihisa
Abayo ani karqaxoti ayan hestaa qoof hada kaxor ay no kaar ku wadajirnaye ayaa jogo australia ma iisodac wonkara ase xita waa joogo an qarabo naxnaye ma ii wade karaa ii sojawab abayo❤
Haa wuu ku dacawo Kara hadu yahey qof xaaska ama walasha
Shukran abayo
hada shaqa kahela permanent residence mala isii australia walashey
Abaayo kaar qaxoonti hadaan haysto qof familkeyga ma ii soodacwoonkaraan
Asc Abaayo hoyadeey ayaa New Zealand joogto wana qaan gaaray 24 aan jiraa ma ii dacwoon kartaa meeqo ayee qadanee dacwada
Pls ilasoo xiriir wll ❤
@@juweriaahmed7271wll maso bxysaa ana tegey hada eeee
Abayo Australia maha markasta kuleyll Australia winterka aad iyo aad bey u qaboobda Hay xitaa baraf maa ka da"a. Abayo waxa cusuriyad shaqada lagaga sarayo qof cad kama jirto 20 sano ayaa jooga waligey qof Australia ah oo icunsurideyey ma arag. Passaport ka soomaaliga lagama soo galikaro.
Passport somali laguma so gali karo aaa 🤧🥲💔💔
Talo ayaan kaa rabay ee adiga oo mahadsan halkee kaala soo xiriiraa??
Abaayo xaaska lainka imisa lasiiya
Viso dalxiis hadaan ku imaado shaqo ma ka shaqaysan karaa isoo jawaab wllo
Visa dalxiis hadii aan kuimaado abyo maubadalan karaa resident visa
Hadu jiro qof dumar ah o line dacwo iga iibsan karta haylaso xirirto fadlan.
Xagee kaala soo xiriiraa
Haay@@Abdihakimarji1
@@Abdihakimarji1 aniga ila soo xiriir walal
Xagee Kal so xidhidha
Maka ibisey mise wali wu banan yahay@@FilzsnHashi
Asc
Visa hadaan kusoo galo ma is dhiibi karaa
Mye
Si ka fiican heli lahayd
Kooki , roob da aya mesha magaceed isoo sheeg
@@Abdalla3920oo see ya wllo
@@yasminhassanmohamed5824 hadii wadanka aad viso ku timaadid....
Adoon is dhiibin. Wadooyin kale heli karta.
Tusaale hadii wax barasho ku tagtid waxa jirta si sharci ku qadan kartid after graduate..