History of Gaameedle tribe. Wax ka baro taariikhda qabiilka Gaameedle. Gamedle tribe. Part 1.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 52

  • @osmanabraham5730
    @osmanabraham5730 ปีที่แล้ว +4

    Guuleysta Dhaman inta Sheekhal Gendarshe Ah...From Reer Mehri 🇧🇾❤🇾🇪

    • @Zuhaira-yq5me
      @Zuhaira-yq5me 7 หลายเดือนก่อน

      Abaayo xagee ayay dagaan? Waa carab soo ma ahan faracooda sheikh abuubakar ayaa ah ayaan maqlay marunbaa ???

  • @fowziamulaha9638
    @fowziamulaha9638 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah walalayaal barasho wanaagsan 🌹🌹🌹🕋💯

  • @kornayu360
    @kornayu360 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqortoyo gaameedle ciyaalkeyga ah allaha xafido meelkasto ay joogan

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah . Alle ha inoo dhaafo caruurta . Waxan idin rajaynaynaa farxad iyo barwaaqo . Insha Allah . Good luck

  • @shopdifferentcollectionshorts
    @shopdifferentcollectionshorts 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah I'm proud to be Gaameedle Community

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah . I am proud to be brothers indeed

  • @shopdifferentcollectionshorts
    @shopdifferentcollectionshorts 2 ปีที่แล้ว

    Thanking for Allah

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 ปีที่แล้ว

    MashAllah horey uu socda my family somali ilaheey haa mideyo dad Muslim nahay aduun iyo xalkisa malina waa nooc ilaheey xaqa hangu suga❤❤

  • @MuniirMoho-xg2wx
    @MuniirMoho-xg2wx ปีที่แล้ว +1

    M.a Alloow gaameedlenimo nagu dil

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  ปีที่แล้ว +1

      Dhal boqortooyo intaad nooshahay dunida sharaf ugu nooloow inna adeer.
      Aakhirana halkii roon insha Allah.

    • @MuniirMoho-xg2wx
      @MuniirMoho-xg2wx ปีที่แล้ว

      Aamiin inadeer

    • @MuniirMoho-xg2wx
      @MuniirMoho-xg2wx ปีที่แล้ว

      Teeda kaleetana ina adeer gaameedle waa imisa laf ayuu ukala baxaa

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  ปีที่แล้ว

      Gaameedle shan laf waye walal.
      Rer xaaji Cabaas .
      Reer xaaji Amiin.
      Reer xaaji waroow.
      Reer Cismaankey.
      Reer khadhiib.
      Waa intas walal

    • @MuniirMoho-xg2wx
      @MuniirMoho-xg2wx ปีที่แล้ว

      @@burhanjacfar219 haa m.a wllo Alle ayaa ina badiyey xoogaa waqooyi baan joogaayo wAn yara kala aqoon

  • @awuukarhamdaani6879
    @awuukarhamdaani6879 2 ปีที่แล้ว +3

    Muhiimada waa in laisku keeno wax lasheyko faaido malaha ficil iyo natiijo wanaagsan ( aniga waxaan ahay Gaamedle

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa walaalkey . Aad ban ugu faraxsanahay inaan walaalo nahay Boqortooyada Gaameedle wadaagno

    • @Fartuniza
      @Fartuniza 2 ปีที่แล้ว

      Hahey

    • @Fartuniza
      @Fartuniza 2 ปีที่แล้ว

      Lkn walal Calan malhan Mya ayaga oo lagu aqonsado

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  2 ปีที่แล้ว

      @@Fartuniza mahadsanid walaashy . Arin muhiim ah ayad ka dhawaajisay dhanka Calan ka . Haa calan way leyhn. Adiga imika miyaa kugu horeso Boqortooyada gaameedle mise hore wad u maqashay . Mise adigaba ka dhashay abauo

    • @ananjohar8248
      @ananjohar8248 ปีที่แล้ว

      ​@@burhanjacfar219anaa ah wll calanka aawey

  • @abdullahiabdinur7175
    @abdullahiabdinur7175 2 ปีที่แล้ว +3

    Somali intaan is heesanay qabiilo aan la aqoon oo noo ek aya dhulki kuso batay wllhi hadi ay somalida dib isugu laban ay heshiinin dhulkan waa laga cirib tiri dona

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  2 ปีที่แล้ว

      Kolay siday daarood iyo isaaq u dhaheen asalkeena carab buu galaa si la mid ah ban u dhahnay GAAMEEDLE hadan nahay asalkeena carab bay galaan . Wixii kale aad dhahday adigay gooni kuu tahay .

    • @koshinabdulle
      @koshinabdulle ปีที่แล้ว

      ​@Mo Kadir usheeg gamadle ama Al Hamdaani sida qof walba uyaqaan dadkaas ninaan aqoonin baa afka lasoo gala bal yemen aada waxay yihiin baad baranayzan rerka kaliya 26 million ah Bakiil iyo xaashid wixii ahow salaama ina aderken nin meheri ah inakso isla dagno Xadramuth iyo Al mahra ❤❤

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  ปีที่แล้ว +1

      @@koshinabdulle waan kuu taaganahay walal. Waxad ka dhalatay dad Illaahay karaameeyay.

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  ปีที่แล้ว

      @Mo Kadir afkaaga caano iyo malab lagu qabay my bro. Nolow legend

    • @koshinabdulle
      @koshinabdulle ปีที่แล้ว

      @@burhanjacfar219 noolada walalayaal carab somali ilaahey ha sharfo oo isjeclaada dad aan qaas ujeclahay baa tihiin gesiyaal ah Diintana usoo halgamay ❤❤❤❤

  • @burhanjacfar219
    @burhanjacfar219  2 ปีที่แล้ว +1

    BOQORTOOYADA GAAMEEDLE

  • @mussali3427
    @mussali3427 ปีที่แล้ว

    waar hamdaan maaha ee waa xamdaan

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +1

    somali matihiin ee carabaa tihiin, maxaa dhacay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +1

    gaameedle carab waaba u egtihiin xoogaa somali ayaa ku dhex milanteen

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  2 ปีที่แล้ว +1

      Haa asalkeenaa carab ah

    • @Zuhaira-yq5me
      @Zuhaira-yq5me 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@burhanjacfar219abowe xagee bay dagaan ?? Yacni waa somali carab ah miyaa waan fahmi waayey??

  • @tahirjeylani8218
    @tahirjeylani8218 ปีที่แล้ว

    Tariq saxan meesha la imow

  • @tripleabdinho2710
    @tripleabdinho2710 ปีที่แล้ว

    Shekhaal laf ka baxda somatihin walal

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  ปีที่แล้ว +2

      Maya walal. Somalinimo un baa ka dhaxaysa mooyee waxay kala yihiin laba qabiil. Gaameedle wa beel ka mida beelaha Banaadiri. Shiikhaasha waa hawiye walal siday qaarkood sheegaan.

  • @akhalif579
    @akhalif579 11 หลายเดือนก่อน

    Minu minu hakaa saarto wa is ognahay, nixna kamasle hawiye not minu minuu

  • @husseinabdullahimoalim5891
    @husseinabdullahimoalim5891 2 ปีที่แล้ว +1

    in la is barto way fiican tahay,

  • @guleedhaji9679
    @guleedhaji9679 2 ปีที่แล้ว

    Marka ajuuraan iyo gaameedle maxa isku yahin

    • @burhanjacfar219
      @burhanjacfar219  2 ปีที่แล้ว

      Waxay kala yhn laba qabiil oo aan shuqul iyo shaqal toona isku lahayn oo aan ka ahyn Soomaalinimo.

  • @rowdhamohamed1753
    @rowdhamohamed1753 ปีที่แล้ว

    DNA umba lugu ogaan kara ina carab kasojeedan iyo inkale

  • @امعبدالسلام-ذ8ز
    @امعبدالسلام-ذ8ز ปีที่แล้ว

    🤣🤣😂🤣😂🤣😂😁😁🤣😂🤣

  • @akhalif579
    @akhalif579 11 หลายเดือนก่อน

    Ma nimankaas cimaamadaha xun baa jooga halakan lol