Gold simulatio (qaabka ugu fudud oo gold looga trade gareeyo with 5min and 1min)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Habkaan waa habka ugu fudud uguna faaidada badan marka la joogo gold,
    way adkaanasaa in wax entry ah ku dhaafo sidoo kale entry wax badan kuma jiraysid oo waqti volume leh ayaa trade garaynasaa
    Kusoo biir teamkeena si aad wax badan oga fahantid gold
    Teelegram link: t.me/Cameytrading
    Instagram:www.instagram....

ความคิดเห็น • 8

  • @IbtisamAhmed-ud3vt
    @IbtisamAhmed-ud3vt 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax badan baan kaa faaiday wll guulayso

  • @amiirtimo2511
    @amiirtimo2511 3 หลายเดือนก่อน

    Nice 😊

  • @AhmedMohamed-pc8mx
    @AhmedMohamed-pc8mx 3 หลายเดือนก่อน

    Guulayso wll

  • @abdilahizidan
    @abdilahizidan 4 หลายเดือนก่อน +1

    Telegram wll ma leeday inaa kula soo xidhiidho ayaa rabay err

    • @CameyTrading
      @CameyTrading  4 หลายเดือนก่อน

      Haa wll xagaasaa iagala so hadli kartaa t.me/Cameytrading

  • @amiirtimo8500
    @amiirtimo8500 4 หลายเดือนก่อน

    Inoosoo badi casharadaan oo kale ustaad

  • @amiirtimo8500
    @amiirtimo8500 4 หลายเดือนก่อน

    Runtii waa video aad uqiimo badan wax badanna waan ka faaiday

  • @zubayrabdulahi6512
    @zubayrabdulahi6512 4 หลายเดือนก่อน

    Haaaa