ความคิดเห็น •

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 2 ปีที่แล้ว

    AHUN abwaan siciid biid waa macalinkaygii dugsiga sare from somaliland berbera

  • @enghersi5983
    @enghersi5983 5 ปีที่แล้ว +3

    Macalinkaygiii abwaan siciid awoowo allahku dhawro

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +1

    636 page
    Oo dusha laga Aqriyey
    Iilaahow u naxariiso
    Dad waa dadkii hore murtina waa inteey dheheen quruxda iyo sow noogu soo gudbiyey Abwaanku.lagu caajisimaayo.10 saac oo xariir Ah.
    Masha Allaah
    Markaan oo kale waxan dhahaa dhega wax qaata ma lihin miyaaa gaw

  • @alitoshiba4599
    @alitoshiba4599 3 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto abwaan siciid biid dhawaan ayuu geeriyooday

  • @DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg
    @DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg 5 หลายเดือนก่อน

    Maan sha allaaha❤

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 5 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulillah Soomaali weli way nooshahay wayna soo noqon insha Allah

  • @mascuudducowaalidmaraagto2135
    @mascuudducowaalidmaraagto2135 5 ปีที่แล้ว

    Cajiiib qofkiii iiman lihi waaa wax uu lamuraaqoodo lana qiiroodo xigmad ayuuuu xambaarsan yahay masha allh

  • @yaasiinxirsi6178
    @yaasiinxirsi6178 3 ปีที่แล้ว

    Alla Ha U naxariisTo Abwaan Biid

  • @dalkiisomaliya5066
    @dalkiisomaliya5066 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah allaha ciimri haku siiyo waa lagu bahanyahay ee dhalinta kaciya oo runta aansomarnay iyo waxa aan ubahanahay

  • @hassanabdishakourjama3453
    @hassanabdishakourjama3453 5 ปีที่แล้ว +3

    Macalin qaaliya abwaan siciid biid oo loga yaqano magalada berbera awoow waa xikmadii ka luntay saaxil

  • @xasanmahdiaraye1027
    @xasanmahdiaraye1027 4 ปีที่แล้ว +1

    Wuu Khaldy Abwaankuye Aan Maalno Hasheena Maandeeq
    Wxa Sameeyay Abwaan Saxardiid Jabiye

  • @aliyas_channel1296
    @aliyas_channel1296 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @mohamedmoha8468
    @mohamedmoha8468 5 ปีที่แล้ว +5

    Mnshaa alh xigmadii soomalidii hore ❤️❤️❤️

  • @apdikhalaqmidho
    @apdikhalaqmidho 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto awoowe😭😭

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abwan biid

  • @eidhaariye3098
    @eidhaariye3098 5 ปีที่แล้ว

    Abwaaan Siciid biid abwaan wxan kugu xasuustaa awoowe abwaan cimri dheer caafimaad AYaan ale kaga baryey abwaaan nolow waayo badan Somali ayaad cidhib u tahayeee

  • @kabacade252
    @kabacade252 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan siciid biid macalinkaygii dugsigii sare camuud ee burco alle xigmada hakuu siyadiyo

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto adeerkay oo Siciid Biit oo 29/11/2020 ku geeryooday magaalada Jigjiga

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin aaaamiin aamiin saaxib miyuu xijaabtay abwaanku

  • @amiiramaxamed2429
    @amiiramaxamed2429 5 ปีที่แล้ว

    Awood siciiid Biid Ilaahaybcimriga ha ku dheereeyo

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 5 ปีที่แล้ว

    Maanshaalah war ninkan xagguu ku dhuumanayey waaba abwaan dhab ah runtii waa maanso cajiib ah siciid ayo ayaa layidhaahdaa

  • @hussainkayad1327
    @hussainkayad1327 4 ปีที่แล้ว

    Somali dhaba Allaha KU dhawro.thank you brother

  • @mohamudwehliye8064
    @mohamudwehliye8064 4 ปีที่แล้ว

    Abwan xikmad badan illahey cimri dheer hako siyo waxa tahay wadani dhaba oo nugo qali eh

  • @indhataag4446
    @indhataag4446 4 ปีที่แล้ว

    Allow cimrigiisa noo raaaji
    Waa dadkii wanagsanaa
    Inta kanool

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 4 ปีที่แล้ว

    Khsaare weeye murti
    Meal you muruq soomaliyeed
    Waa khasaaray waayo maba garanayaan janereeshinkan khasaaraha ku hanaqaaday

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 5 ปีที่แล้ว

    Somalida allow dhawr adigaa aduunkiyo ifka waxa kunool iyo akhiro wixii jira gidi wada ogsone somalida allaw dhowr adigaa awood iyo karti aduunyaba midna aan ubahane noolaha dhaman tood kuligood irsaaqee somalida allaw dhowr cadaw geeda wada jebi cudud xoogleh ugu deeq caqli baa araadkaba cirka loogu dhoofaye alahayaw naciil bixi amiin dhaha yaa somaliyiin

  • @mohamedallasow2323
    @mohamedallasow2323 5 ปีที่แล้ว +5

    Somliwen hanolato ha is racdo hana guleysato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯☝️👍

  • @hassanahmedabdilahi9468
    @hassanahmedabdilahi9468 4 ปีที่แล้ว

    Mclinkaygi siciid biid Awoowo
    Alh ha dhawro

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 5 ปีที่แล้ว

    Salan sare abwaan siciid biid wax badan ayaad usoo joogtay waa maanso culus ninkii ragi garay waxad ujeedo nacasna loosheegi maayo ilaahay cimri dheer caafimaad hakugu deeqo

  • @naeemaomer3756
    @naeemaomer3756 4 ปีที่แล้ว +1

    Awoowo mclinkaygi miss you🥰

    • @Never_give_up484
      @Never_give_up484 3 ปีที่แล้ว

      Adeerkay Alle ha u naxariisto Siciid Biit oo ku geerday magaalada Jigjiga 29/11/2020

  • @mujahidsomalilander5979
    @mujahidsomalilander5979 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan awoowo long life

  • @AhmedHassan-oz2dc
    @AhmedHassan-oz2dc 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @simeh9612
    @simeh9612 5 ปีที่แล้ว

    Somali oo dhan ha noolato

  • @gaaxnuugmedia4727
    @gaaxnuugmedia4727 5 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah gubtahanyo

  • @abdulrazackbouh9231
    @abdulrazackbouh9231 4 ปีที่แล้ว

    Heesta waxaa sameeyey saxardid jabiye

  • @mohamedallasow2323
    @mohamedallasow2323 5 ปีที่แล้ว +1

    Sbbb od calanka uga qaday 🤔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤔🤔🤔🤔🤔😊

  • @gaaxnuugmedia4727
    @gaaxnuugmedia4727 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan ku dadkuu lahadlayaaba iyagaa isku maqan

    • @Geedi143
      @Geedi143 4 ปีที่แล้ว

      Kk ma ila aragtay

  • @maksoudali4453
    @maksoudali4453 5 ปีที่แล้ว

    😭😭

  • @MohamedHassan-ci9hz
    @MohamedHassan-ci9hz 5 ปีที่แล้ว

    bal caawana ku daashe daawo abwaan baa dhurmaaya moble iyo sheeko kabixi maayane

  • @engosama7208
    @engosama7208 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan la yaabanahay erayada macan ee afka abwaanka kasoo baxaayo oo haden laba labo isugu mashqulsan war miyeyna somaliga uu ku hadlayo eeysan fahmin???

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 ปีที่แล้ว

    Ninkani 1000 riwaayadood buu samayn karaa
    Somali ka midha culus lama sheegin
    Laakiin cid badani ma taqaan

  • @safiyomohamed8273
    @safiyomohamed8273 5 ปีที่แล้ว

    Wan la qiroday wilib wan la ilameyay

  • @ismailomarfarah9585
    @ismailomarfarah9585 5 ปีที่แล้ว +2

    Aan maalno hasheena maandeeq muu samayn Cali sugule waxa sameeyay Saxardiid Maxamed Jabiye maantana waxa uu ku nool yahay Hargaysa

  • @cabdishakurhuseen9003
    @cabdishakurhuseen9003 5 ปีที่แล้ว

    18 ruwaayadood ma yara haduuse yahay maxa magaca abwan ka qariyey ileyn ilaah ba ma qarin 18 ruwaayadood nin sameyey

    • @xarbixarbi7574
      @xarbixarbi7574 3 ปีที่แล้ว

      Ilahy maqarin lkn riwayadisi kobad wuxu sameeyy 1990 inti wadanku burbursana