GABAYGII MAGALOOTI JAWAABTII KHALIIF EE CILMI CALI AFYARE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Waa GABAYGII MAGALOOTI ee KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD AUN JAWAABTII CILMI CALI afyare gabaygiisii mashiiqsi

ความคิดเห็น • 24

  • @Raz_47
    @Raz_47 2 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid Kh.Sh.Maxamud AUN🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @abdirisaaqhalaqsey1004
    @abdirisaaqhalaqsey1004 ปีที่แล้ว +4

    Khaliif Shiikh Maxamuud alle ha unaxariisto

    • @Abdulkadir-vi6ue
      @Abdulkadir-vi6ue 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin illaahay ha unaxariisto Abwaankii da’da yaraa ee khaliif sh.Maxamuud Faay

  • @hamsafarah8205
    @hamsafarah8205 ปีที่แล้ว +5

    Great job abwaan xaange ina adeeer

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto khaliif shiikh maxamuud gabaygii waynaa .

  • @abdiwalidalmar1911
    @abdiwalidalmar1911 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allaah. Jaalle aad baan kuugu bogaadinaynaa shaqashada suubban ee aad dadkaaga iyo dalkaaga u haysid.

  • @ayaanlesaid6461
    @ayaanlesaid6461 ปีที่แล้ว +3

    Ilaah how naxariisto khaliif sheikh Mohamuud iyo cali Cilmi yare

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool ปีที่แล้ว +2

    Cali Cilmi Afyare Ayaa Saxnaa Oo Wuxuu Ahaa Waddani Soomaaliyeed Oo Qabyaaladda Iskala Waynaa.

    • @abaaraxmed
      @abaaraxmed ปีที่แล้ว +1

      Cali wuxu ahaa , O'Day cuno yar tolkiis siistay,
      Khaliifna wuxu ahaa mujaahid rajiim mulxida oo Allah diid ah la johaadayay, oo naftiisa iyo maalkisa iyo diintiisa difaacayay

    • @xarfo
      @xarfo ปีที่แล้ว

      Waddani soomaliyeed kkkkkkkkk adeer dadku waa reero, dowladnimada reerka ka weyn oo wax la iskugu tara khaliif filasoof buu ahaa 20 sano buu dadka ka horeyey waa tii 1991 yaa daaroodey ah iyo yaa hwiye aheey ka dhacday

    • @alinuur6586
      @alinuur6586 11 หลายเดือนก่อน

      Cali cilmi afyare wadaniyad Buu kagabyijirey Lakiin Markii dambe Kacaanka baa ku khasbey Inuu Ujawaabo Khaliif Sheekh Markaasu Cali Cilmi afyare Caytamayaa Kacaanka Dartii In dowlada Kacaanka ladifaaco Kacaanka arinkaas waa Rabrey Oo Abwaano kle Buu Abaabuley Khaliif Sheekh Maxamuud Kacaanka kabaqayey Inuu Qabaa'ilada Soomaaliyeed Ku Kiciyo Waan Kuguuleustey

  • @koosmohamud6554
    @koosmohamud6554 ปีที่แล้ว +3

    Godka lagu janeeyow yaaku tusa saanu nahay halgankaagi kadin qabriga allaha ku nuuriyo adiyo intii udhimatay

  • @cabdulkhaaliqbashiir7989
    @cabdulkhaaliqbashiir7989 4 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad baan uga xumahay sida aadka u khaldan oo aad ugu luuqaaynaayso iyo gabayga aad bi'inaayso!

  • @joeabdul7670
    @joeabdul7670 ปีที่แล้ว +1

    Allaha yascisak sxb

  • @ahmedabshir154
    @ahmedabshir154 6 หลายเดือนก่อน

    Rabi naxriistii jano ha ka warapiyo

  • @mahmedali1610
    @mahmedali1610 11 หลายเดือนก่อน

    Jihaad qarmuunbaanu islasoomarnay ilaahow unaxarist0

  • @DuniaAli-b1u
    @DuniaAli-b1u 3 หลายเดือนก่อน

    Magacu waa cali cilmi afyare

  • @DuniaAli-b1u
    @DuniaAli-b1u 3 หลายเดือนก่อน

    Ee ma aha cilmi cali

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 5 หลายเดือนก่อน

    Janadii alle hageeyo

  • @AyaanleAbdi-o2m
    @AyaanleAbdi-o2m 2 หลายเดือนก่อน

    Caadi maa uakhrosi ninwalbaa codkisuleyahaye

  • @abdirishiidhassanegag3239
    @abdirishiidhassanegag3239 5 หลายเดือนก่อน

    Codkii khaliif maaha

  • @Abdulkadir-vi6ue
    @Abdulkadir-vi6ue 4 หลายเดือนก่อน

    Gabayga waad khaldaysey, inaad iskadaysid ayaa fiicnayd, macnihiisi oodhan ayaad bedeshey,miyaad wedey isagoo qoraal ah? Amase codkii khaliif sheekh maxa/ud oo Duuban? Wuuyaalaa merlkaste e Dufkubax haka kharibin Gabayga Abwaanka.

  • @abdiwalixoog8326
    @abdiwalixoog8326 4 หลายเดือนก่อน

    Cod xumo erayadiii ood khaldayso si khaldan ood ugu dhawaaqayso micnihii oo badalmay aderow miyaadan ninka aad gabaygiisa ku ciyaarso inuu khaliffyahy wax islaama oo ku qabtana Kuma agjoogaan miyaa