AXMED ILKACASE - ISKA DAANSHO (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มิ.ย. 2022
  • {Copy Right Protected By Salat Studio 2022}
    Recorded & Edited By: Salat Studio (Salat Omar)
    Kabankii By: Dauud Cali Masxaaf
    Ereyadii: Cumar Dhuule
    Laxankii: Cumar Dhuule
    Codkii: Axmed Ilkacase
    _______GET SOCIALISTIC & FOLLOW ME _______
    Facebook - Salat Omar
    Snapchat - Salatomar614
    TikTok - Salat_Studio
    Salat Studio 2022
  • เพลง

ความคิดเห็น • 39

  • @sabiriinqurux7804
    @sabiriinqurux7804 7 วันที่ผ่านมา

    Keep going bro

  • @mustafamuse1906
    @mustafamuse1906 ปีที่แล้ว +3

    fanaan cod macan ba tahay horay u soco walaalkay

  • @khadradhool4459
    @khadradhool4459 ปีที่แล้ว +3

    Alphanan ahmed keep going 💪 bro

  • @sabiriinqurux7804
    @sabiriinqurux7804 7 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohayareofficial2058
    @mohayareofficial2058 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend keep going bro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Missfarxsan477
    @Missfarxsan477 10 หลายเดือนก่อน +2

    Xataa waxan idin dhihi karaa yarkaan kuwii hore asgaa kaga haboon codka iyo daganan shaha the Best off the singer 🎉

    • @DhulCun-oz5tl
      @DhulCun-oz5tl 8 หลายเดือนก่อน +1

      Rag kaa Hooseeya maxad kala Tartami kii qaaday kii tumay Kii sameeyey kii laxameeyey intii ba wey ka Hooseeya AUN dhamantod😢

    • @alisaladahmedomar4459
      @alisaladahmedomar4459 7 หลายเดือนก่อน

      @@DhulCun-oz5tl . Kabanka quruxda badan oo uu iska taataabanayo baaba ciil igu dilay, sidii ragii rag ahaa haduusan kaga hadlinayn,
      Daa'uud cali masxaf 😥😥😥😥😥

  • @cabdullaahicalixasan9205
    @cabdullaahicalixasan9205 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sow lama dhihi wiilkaan waa fannaan buuxa marka aad u fiirsato sida uu u keenay heestaan siiddii cali wiinkeyba waa uga fiican yahay ra'yigeyga

  • @XaliimoxasanAadan
    @XaliimoxasanAadan 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @abdisheeru7297
    @abdisheeru7297 2 ปีที่แล้ว +1

    One of top songs

  • @cabdullaahicalixasan9205
    @cabdullaahicalixasan9205 4 หลายเดือนก่อน +1

    Erayada waxaa sammeeyay cumar dhuulle Allaya raxma laxankana waa siiddii

    • @ADOONKIIRAXMAN
      @ADOONKIIRAXMAN 3 หลายเดือนก่อน +1

      erayada iyo laxankaba cumar dhule aya laha wll. iska hubso halkaa

  • @chezabaana
    @chezabaana ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @sadiasulieman7596
    @sadiasulieman7596 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daudhassan9547
    @daudhassan9547 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alimhd253
    @alimhd253 ปีที่แล้ว +2

    Asc haddi leydhihilahaa fanaan soo saar waxaan soaari laha adiga walaal ee horrible usoco

  • @user-yc8it2ul6c
    @user-yc8it2ul6c 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤ok

  • @yassirmohamed3660
    @yassirmohamed3660 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilkacase waa gabane

  • @amiinsilfaproduction5800
    @amiinsilfaproduction5800 9 หลายเดือนก่อน

    Woow caadi ma ahan best song and special classic keep going bro 🎸🥁🎹💯💯💯

  • @daudhassan9547
    @daudhassan9547 ปีที่แล้ว +1

    Qaniyow

  • @ayaanabdullahi5830
    @ayaanabdullahi5830 ปีที่แล้ว +2

    Jeiei392

  • @Jaylaani-Jama-Suleiman
    @Jaylaani-Jama-Suleiman ปีที่แล้ว +1

    Inanka Heesta Qaadaya Wuu Cod Macan Yahay Lakin Heesta Eryada Iyo Laxanka Cidii Lahayd Ma Hayo

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed ปีที่แล้ว

      Heeskaan erayada iyo laxankaba waxaa lahaa AHUN Cumar Dhuulle waana heeskii ugu dambeeyey wuxuu qaaod, dhimashadiisa ka dibna waxaa caan ku noqday Siidi Cali Winkey.

    • @Jaylaani-Jama-Suleiman
      @Jaylaani-Jama-Suleiman ปีที่แล้ว

      @@AbdiazizSaidAhmed Heeskan Cid Leh Iyo Qisadeeda Midna Ma Haysid Anigu Waxaan Haya Cumar DhuuLe oo Kaban Ku Qaadaya
      Heesta:- iska Daansho-daansho
      Erayada Iyo Laxanka Waxa Iska Leh:- Jaamac Saleebaan Tubeec

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed ปีที่แล้ว

      Ok mahadsanid ma nala wadaagi kartaa ayadoo Cumar qaadayo oo kaban ah meel aan ka dhegaysan karo.

    • @Jaylaani-Jama-Suleiman
      @Jaylaani-Jama-Suleiman ปีที่แล้ว

      @@AbdiazizSaidAhmed Heesta Waxa Lagu Duubay Cajalad Wll Waxana Haya Abwaankii Sameyay oo Ah Aniga Abahay Jaamac Saleebaan Tubeec

    • @Jaylaani-Jama-Suleiman
      @Jaylaani-Jama-Suleiman ปีที่แล้ว

      @@AbdiazizSaidAhmed Lkin Aan Mid Ku Sheego Qisada Heesta Ay Dadku Dhahaan Cumar Ayay Ku Dhacday Maaha Wax Jira Waana Been Qisadaasi

  • @abuubakarhirei1601
    @abuubakarhirei1601 ปีที่แล้ว +1

    Kabanka adiga inaadan tumeen we cadahay waayo fudeedka laga dareema

  • @abdullahiali1949
    @abdullahiali1949 8 หลายเดือนก่อน

    Waa been kaban ma tumayn ee wax been ah ayuu taataabanayaa

    • @xaawoaxmed442
      @xaawoaxmed442 6 หลายเดือนก่อน

      Shaqo ma lihid miyaa oo aan mashquul ahayn

    • @ADOONKIIRAXMAN
      @ADOONKIIRAXMAN 3 หลายเดือนก่อน

      indhahagu way shaqaynayan sxb. somalidu gacnta riishada haysa ama ta midig in wax laga tumo ayay modayan xaqiidi ta bidix aya shaqada dhan qabata. dadka kabanka yaqan way fahmayn. inankan wu iska tatabanya bahalka. laga yaba hore inta loo tumay inu ku dulqaadayo muqalka hesta awgeed. lkin wiilka si ficn ayu u qaadaya. heestana wan jeclahy. cumar dhule alle haw raxmado iska hestan laha