SIDA LOO BADSADO VIEWS KA TIKTOK?.[ Step by Step ]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ธ.ค. 2020
  • fadlan haday tahay booqashadaadi ugu horeysay fadlan subscribe saar oo naga mid noqo,muuqalkana like saar,siina share gareey
    mahadsanid
    waa kan Website ka👉: ketuy.com/
    Muuqalada Kale Ee Ku Saabsan TikTok👇
    ☆Sida Loo Badsado Followerska TikTok👇
    👉 • SIDA LOO BADSADO FOLLO...
    ☆Sida Loo Badsado Love ka TikTok👇
    👉 • SIDA LOO BADSADO LIKES...
    ☆ Sida Loo Badsado Viewska TikTok👇
    👉 • SIDA LOO BADSADO VIEWS...
    WAXAAD IGALA SOO XARIIRI KARTAA👇
    ☆Instagram:👇
    / kingbirqaaye
    ☆Facebook Page:👇
    / www.king.birqaaye
    ☆Facebook Profile:👇
    / prence.birqaayealosgrend
    ☆ TIKTOK👇
    vm.tiktok.com/ZMe7PYC1c/
    How to make money online,make money online,how to make money
    #Tiktok #somalitiktok tiktok challenges
    somali tiktok challenges tiktok girls
    somali tiktok girls
  • ตลก

ความคิดเห็น • 464

  • @kingbirqaaye
    @kingbirqaaye  3 ปีที่แล้ว +249

    LOVE KA TIKTIK Sida loo badsado ka daawo halkan 👇
    th-cam.com/video/JGNpzwI1_Tg/w-d-xo.html
    Maheli karaa 100 qofod oo walaalahey ah oo ii like gareysa muuqalkan?
    Film mantan dawo hadad qosol rabtid😂😅👇👇😅🙏
    Short Film Qiyanole Qeybta 1aad👇
    th-cam.com/video/cr5dOJRRDig/w-d-xo.html
    Short Film Qiyanole Qeybta 2aad👇
    th-cam.com/video/jNLZNRMVF_c/w-d-xo.html

  • @facebookfun4101
    @facebookfun4101 10 หลายเดือนก่อน +14

    -Nice job!- Everyone agrees the only way to grow your fans is @ 00:19

  • @elfriedmafia8241
    @elfriedmafia8241 10 หลายเดือนก่อน +8

    -Outstanding!- Everyone agrees the only way to grow your fans is @ 00:14

  • @zuhayb114
    @zuhayb114 3 ปีที่แล้ว +8

    Shaqo wcn ayaad haysaa hore u socoo wllkY 💯💯

  • @royalnovuruzlu7865
    @royalnovuruzlu7865 ปีที่แล้ว +21

    Best method to get followers is time hope time vast heat

  • @kingeyman2312
    @kingeyman2312 3 ปีที่แล้ว +73

    Wad mahadsan tahay saxib waan tijaabiyay waana xaqiq Keep going ❣️

  • @kingmaxko3050
    @kingmaxko3050 2 ปีที่แล้ว +9

    alla aad iyo aad baad umahadsantahay 😁Zhp Mcn Keep Goin Lpx 😋😋😋😋😋😋😋

  • @abdirizaqmohamed8190
    @abdirizaqmohamed8190 2 ปีที่แล้ว +4

    Thank you saxiiba qaali waa mahadsan tahay

  • @yuusufcabdiqaadir1825
    @yuusufcabdiqaadir1825 3 ปีที่แล้ว +9

    Lph Keep going aad aad ayaa u mahadsanthy 😹🙏🙏🙏

  • @kingtete2871
    @kingtete2871 2 ปีที่แล้ว +2

    Zxp mcn Wlahi keep going wllka 🦁😍

  • @unkown3283
    @unkown3283 2 ปีที่แล้ว +2

    thnk u wl wanka faaaiiday❤️jazzakallaahu kheir

  • @akrammohamed5608
    @akrammohamed5608 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend wad mudan tahy like 👍🏻 iyo wax ka badan

  • @aadanfarahomar9137
    @aadanfarahomar9137 ปีที่แล้ว

    Sxp mcn thanks wanku guleystey this video 🙏

  • @dacdooyinmedia4685
    @dacdooyinmedia4685 ปีที่แล้ว +1

    Waa run asxapta anaa tijabiyey wlahi zxp keepgoing boqorow

  • @sweaker3435
    @sweaker3435 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah brother hore usoco

  • @Maankoris110
    @Maankoris110 ปีที่แล้ว +1

    Wall mahadsanid waan tijabiyay waana really mahadsanid kunjeer❤❤❤❤

  • @abdikaafi8768
    @abdikaafi8768 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashall sxb wlhi waa run allah ha ku sharfo bro

  • @khaiuu___official9784
    @khaiuu___official9784 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend Always Legend zhp WlHi ben modoyay Anoo ka xun firiyay wayna ishaqaysay

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 3 ปีที่แล้ว

    Waa Fahmay bro waana shere gareeya like na waan saara

  • @yumnahhssn5513
    @yumnahhssn5513 3 ปีที่แล้ว +2

    Omg zhp waku guleste sharxdi adna wku guleste runta waan tijaabiye waana sameye Alla yaxifdak 🥺🥰❤🙏

  • @user-jw2dv6nt7l
    @user-jw2dv6nt7l 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going bro 💖

  • @birkaanmohamed2014
    @birkaanmohamed2014 3 ปีที่แล้ว +7

    Wll like sida lo badiyo nagu caawi cml

  • @crisaaqfarah1964
    @crisaaqfarah1964 ปีที่แล้ว

    Thnks wllkay keep going ku leyahay

  • @mohamednurhaarunabdi7600
    @mohamednurhaarunabdi7600 2 ปีที่แล้ว +6

    Thank you very much for your help

  • @tahliil-yarechannel4802
    @tahliil-yarechannel4802 3 ปีที่แล้ว

    Thnks wllo qlli shatari korkaaga 😍

  • @henry_the_scratcher6984
    @henry_the_scratcher6984 ปีที่แล้ว +23

    Easiest way to get fans is toss heat hope twig toss

  • @Zakacho10
    @Zakacho10 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going pro

  • @mustafecabdiqaadirmaxamud4201
    @mustafecabdiqaadirmaxamud4201 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro thanks wax aan aad ugu bahan

  • @zakajapoi5432
    @zakajapoi5432 3 ปีที่แล้ว +8

    Keep going my poi

  • @maxamedliipan7046
    @maxamedliipan7046 2 ปีที่แล้ว

    Wallaha qoral see weye vip leen fahmay isoo qora

  • @Pro-Noobwww
    @Pro-Noobwww ปีที่แล้ว +22

    Hmm, I guess this works.. Best way to get followers is jump cake frog twit frog

  • @mohanaz_5590
    @mohanaz_5590 3 ปีที่แล้ว +3

    Bor inta ugu badan Waxa ee dadka U shegan Waa feg balse Kan Wan is ku dayayaa❤️🙏

  • @suldaanalih7652
    @suldaanalih7652 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh zxb nasab baathay Guul

  • @f.t.xofficial8218
    @f.t.xofficial8218 3 ปีที่แล้ว +6

    Keep going

  • @Husnishaur7
    @Husnishaur7 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @jamiilaomar2660
    @jamiilaomar2660 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad bad u mhdsanathy wall hdan arky muuqalkan waana ii batay kun jeer thanks🙏🙏

  • @amiirkaqaaarada6448
    @amiirkaqaaarada6448 ปีที่แล้ว +1

    Lagend waan kaaa faaaidaY w.lhi keeep going

  • @hhhchanel3624
    @hhhchanel3624 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid zp Qlia

  • @COPRA0
    @COPRA0 ปีที่แล้ว +3

    THANKS MY DEAR FRIEND

  • @huskaboy
    @huskaboy 3 ปีที่แล้ว

    tnx noo soo badi cashiradaan🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedcomedian9361
    @ahmedcomedian9361 3 ปีที่แล้ว +8

    Thanks vies bdan helay lkn like mxaa kasia sari la yihiin🙏💯

  • @cqaadirmaxamuud4142
    @cqaadirmaxamuud4142 2 ปีที่แล้ว

    Walahi legen tahay cumaada kugu tuuray lkn wa bilaa like

  • @ibraahimcolowcolow2964
    @ibraahimcolowcolow2964 ปีที่แล้ว

    Soobadi zxp video

  • @ilyaascalixaashi9625
    @ilyaascalixaashi9625 3 ปีที่แล้ว +1

    Like baarawaa sxb vide yowda soo socdo like kahadal

  • @Shamuure.officially979
    @Shamuure.officially979 3 ปีที่แล้ว +4

    keep going pro I am also a youtuber

  • @Niin__waalaan
    @Niin__waalaan ปีที่แล้ว

    Haa wll qali

  • @yaasiinhenrizulfa7465
    @yaasiinhenrizulfa7465 2 ปีที่แล้ว

    🙊🙊🙊Wax jiro waaye pro😀😀😀

  • @xalanecabdi1098
    @xalanecabdi1098 2 ปีที่แล้ว

    Legend aya tahay zxp

  • @abokorwaliid3231
    @abokorwaliid3231 3 ปีที่แล้ว

    Zhp wad mahadsantey aad iyo aad

  • @maariyochannel9798
    @maariyochannel9798 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaah.walal.

  • @Bulshawi46
    @Bulshawi46 2 หลายเดือนก่อน

    Guulayso wll

  • @maxamedmaxamud1540
    @maxamedmaxamud1540 11 หลายเดือนก่อน

    haye zxp waan soo tijaabin

  • @cadceedabdullahi248
    @cadceedabdullahi248 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp

  • @Zakijokar
    @Zakijokar ปีที่แล้ว

    Pro saxwaaye walahi jijii pakuleyahay

  • @amanikhalith4340
    @amanikhalith4340 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahad san tahay lph👍

  • @nasromahdi2198
    @nasromahdi2198 2 ปีที่แล้ว

    Tank you walhi abowe ❤️💋❤️❤️❤️

  • @UpdiaziizAhmett
    @UpdiaziizAhmett 2 หลายเดือนก่อน

    thnks sxp waan helay

  • @ummumaahir2999
    @ummumaahir2999 2 ปีที่แล้ว

    Thanks wlhi walal wa runtaa

  • @cabdiraxmaancabdirshiid661
    @cabdiraxmaancabdirshiid661 3 ปีที่แล้ว

    Keep going wll noo soobadi

  • @homedicor4719
    @homedicor4719 2 ปีที่แล้ว

    Shukran walalky

  • @kawsarmoha2456
    @kawsarmoha2456 ปีที่แล้ว +1

    Mahadzanid walaal qaliya 100/100

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว

    KUSALIYA NEBI MAXAMED SCW SALLALLAAHU CALAYHI WASALLAM SUUBANAHA NABAD GELIYO IYO NAXARIIS KORKIISA HA AHAATO SCW scw

  • @abdaleshacraawi350
    @abdaleshacraawi350 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah waxaa tahy nin dhalin yaraa oo wakhtigiisa ka faaiidaystay

  • @kofimask9420
    @kofimask9420 3 ปีที่แล้ว +1

    Tnx sxb wan ka faa iday

  • @akkiyare9036
    @akkiyare9036 2 ปีที่แล้ว

    Hellow sxb i soo jwb love igu buxisid aan rabaa bro

  • @nanineima4794
    @nanineima4794 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allh wll

  • @kingckfans6835
    @kingckfans6835 3 ปีที่แล้ว +3

    FIRST MAN

  • @isteelkaflimsvlogs2070
    @isteelkaflimsvlogs2070 2 ปีที่แล้ว

    Thnks bro runtada waaye

  • @abdifitahalikyhe3108
    @abdifitahalikyhe3108 3 ปีที่แล้ว

    Horey usoco brother

  • @Wiz.yaya0
    @Wiz.yaya0 2 ปีที่แล้ว

    M.a zxp daacad waaye

  • @nasroaxmed9650
    @nasroaxmed9650 ปีที่แล้ว

    saxiib waad iga qos lisay mahad sanin

  • @AxlaamAdam
    @AxlaamAdam 20 วันที่ผ่านมา

    Zxp mahad sanid ❤❤❤
    1click ayan ku helay 1.1k wllhy
    My pro thanks🙏🙏🙏🙏

  • @SiyidcaliMahamuud
    @SiyidcaliMahamuud 11 หลายเดือนก่อน

    Mhd snd keep going brother👍

  • @Real_jozehp
    @Real_jozehp 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep goin

  • @maymuuncabdiqaadircali1170
    @maymuuncabdiqaadircali1170 2 ปีที่แล้ว

    Thnks wllky

  • @hodanabdiasis2279
    @hodanabdiasis2279 ปีที่แล้ว

    Wll mcn waa mhad san tha

  • @yaskapoi7523
    @yaskapoi7523 2 ปีที่แล้ว

    Pro mahadsanid

  • @sharma_nuur4354
    @sharma_nuur4354 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend please sidee like loo badsadaa ku soo xiji🥰🥰

  • @jimcaaletayga3866
    @jimcaaletayga3866 2 ปีที่แล้ว

    LEGEND AYA TAHYA LPH

  • @souheibabdi4533
    @souheibabdi4533 2 ปีที่แล้ว

    Sxb wan kuwata bro inolow 😍😍

  • @abwaansafechanell450
    @abwaansafechanell450 ปีที่แล้ว

    thnkz mcnlinkeyy👋

  • @user-dl2hu3kh7c
    @user-dl2hu3kh7c 2 ปีที่แล้ว

    wll wa mahdsanthy 🥰

  • @AbdilahiYare-jk7xp
    @AbdilahiYare-jk7xp 8 หลายเดือนก่อน

    Waan qoslay😊😊

  • @CqafaarCrihman-jz4fn
    @CqafaarCrihman-jz4fn 7 หลายเดือนก่อน

    Vidoe aad dhigtay waa nin caan ah

  • @wll__liikey__7719
    @wll__liikey__7719 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad snid pro

  • @shukriaadan5950
    @shukriaadan5950 2 ปีที่แล้ว

    Birqaale qoraalka ma fahmin 🙏

  • @maxamedmaxamud1540
    @maxamedmaxamud1540 11 หลายเดือนก่อน

    zxp meeshaa aad heeata saartay waan fahmi waayay ee follow iyo lake meeshaa ay ku qorantay dhinacaa loo dhaafayaa

  • @cabdixasan3296
    @cabdixasan3296 ปีที่แล้ว

    Ma fuyuus Xaqiiqa mise wa mid fayg ah

  • @AbdiaziizabdiAbdi-pg1tt
    @AbdiaziizabdiAbdi-pg1tt ปีที่แล้ว

    Thanks my brother

  • @muxtarimmohazalaad705
    @muxtarimmohazalaad705 3 ปีที่แล้ว +1

    Zhp ani waan idin wataa had io jeerpa 🙏

  • @abwaan__jookar1309
    @abwaan__jookar1309 3 ปีที่แล้ว

    Thankz zhp qli

  • @MaxamedChenal
    @MaxamedChenal ปีที่แล้ว +1

    Sxp ilaa Soo xariir😊

  • @bahjabahja8257
    @bahjabahja8257 3 ปีที่แล้ว +7

    Thanks🙏 wllkey🤴I.a wxaan kasu geynaa sida comments lo badsado🙏🌺🥰

  • @maxamedibrahim4257
    @maxamedibrahim4257 2 ปีที่แล้ว

    Thanks brother

  • @xasancr1375
    @xasancr1375 3 ปีที่แล้ว +1

    Keeep ging

  • @Abdalla1
    @Abdalla1 3 ปีที่แล้ว +19

    Sxp wiil talents ayad tahay marwalba waxa fican waxad leedahay video aad leedahay waa inad noo so sameysa adoo mahadsan plz xoga channel ka daa hesaha islamed copyright strikes ayey ku keeni karan bro challenge iyo reaction iyo prank noo soo samee keep going sxp sare

    • @kingbirqaaye
      @kingbirqaaye  3 ปีที่แล้ว +3

      Thankz zxp sare insha allah waan joojinaya waana so samen dona insha allah muqalo kuweyga wadna ku mahadsan tahay taladaada wlal qali❤🙏

  • @ugur6237
    @ugur6237 ปีที่แล้ว +22

    I am now subbed. Best way to get fans is neck twit jump toss hope

  • @cabdulaahiibraahim9728
    @cabdulaahiibraahim9728 2 ปีที่แล้ว

    Walaal website kaan amaalee dhiwaato iga soo gaartaa wll haddii uu ku soo gaaro fariintaa ii soo jawaab

  • @apdirahmaneman6123
    @apdirahmaneman6123 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid shbb❤️❤️

  • @saalimaarka4251
    @saalimaarka4251 3 ปีที่แล้ว +1

    Love ayaan ubaahanahay