ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Good point waaye wlh allah qabyaalada hanaga madoobeeyo hadaa soomali nahay dhibta ina heysata waa qabyaalada
Alle ha ku barakeeyo 🇸🇴🤝
Jazaka allah qeyr❤🎉🎉🎉🎉
Good point ❤❤ jazaka Allah qeyr
Ciwaanka inaba caadi mahan
😢😢😢😢😢😢 sax sax 😮😮😮😮
Ciwaanka Isoo jiitay❤
Dir aweyy
M.a allha kubarakeeyo ustaad🙏
Alha ku barakeeyo wlo❤
Fariintii wll Tiktok ayaan kaaga soo diray isoo jawaab adaan ku sugayaa wll
Madhici kartaa madhibaan inay ahaayeen qabiil xoog badan ama boqortooyo xoogbadan oolaysugu tagay markaa kadibna cadaadis lasaaray ???
ustaad waa lutaageeraa saan lee wax usoo.dhig plz
Dadkaas halka lagu heybsooco waa dalka oo kaliya hadii dunida loobaxo waa soonaali soomaalida kale lasiman, sow ma’aha?
Ani qabiilkayga ayan kuwareeray wxaana mafahmin
Wax badan ayaa i baxay shugran
Sxb Adigaa wax kaa qaldanyihiin qof qabiil uun ka hadlaya isagaa meel saarneen ee umada haku mashquulin aduunkale yeelo nacasnimo loo ma baahna that is warning only ❌
zxb wanaga mash qushay zxb
Daarood meel walbo ayuu dagaa maxaa puntland ugusoo koobtay. Daarood ayaa ugu dhul weyn soomaali. Kàla hortak meesha sheekada jiljilcan
Horta maxee soomaali tahay ma iyagaa gabooye yasi karo nacalada duleeysan. Dunida soomaali waa laga yasaa