Culimada waxan leeyahay idinka ayaa hortagan in umadan kitaabka lagu xukumo sobobahan awgood ma jirto culimo dhinac u wada jeeda oo isku go,aan qaadan kara ma jirto culimo intey dawlada la kulmeen ku yidhi umadan muslimka ah shareecada halagu kala saaro midkasta masajidkiisa ayuu ka qeyliyaa oo uu odhanayaa dadweynaha dulmi ayaa lagu hayaa intey isku tagaan dawlada u sheegi maayaan in maxkamadaha kitaabka allah lagu saaro in badan ayeynu daawanaa dad danyar ah oo cabanaya oo leh dhulbaa leygu awood sheegtey culimoy allah ka cabsada dawlada ugu nastexaynayaa idinkoo isku dhan in umadan kitaabka lagu xukumo waayo maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa xujada iska dul qaada waa igatalo
WAAR INTII XUKUMADDII MUJAAHIDIINTU XUKUNKA WAREEJISAY NINKAA DIRIR LA YIDHAA WARBAAHINTA WAA KU BADANYAHAY SHACABKU HA IS WAYDIIYO MAXAA LAGA HORJOOGAY EE SOO KORDHAY? WALLEE ICTISAAM NIN IS QARINAAYEY IYO NIN MUUQDAYBA FAGAARAHA LAWADA YIMID
Sheekh ilahay cimrig haku dheereyo
Sheekha alle ha barakeeyo
Masha allllah sheekh maxamed cumar diriiir nolow❤
Masha Allah sh maxamed dirir iyo culimada dhamaan illaahay ha xifdiyo aduun iyo aakhiraba allahuma aamiin
Mansh alllah ilahy haku barakeyo
M.a❤❤
Masha Allah tabaraka raxman Allahu ma baarik jasakalaahu khyr sheekh dirir
Maansha allaah
Sh maxamed Sh Cumar Dirir
Dadkaaga iyo dalkaaga Somaliland Waad udadaashay
Ilaahayna Subxaanahu Watacaalaa hakaa abaalmariyo
Aamiin
Sheekh dirir Dambigaaga allah kuu dhaaf wale waajibkaagii waad gudatay iyo cilmiga sidaad noo soo gaadhsiisay wax badan ayaan runtii kaa fa’iday
Guulayso sheekh cumar maxamed dir
Mansha allah muftiga soomaliyeed
Good talk Shekh mohamed cumar dirir❤🎉
Alle Ha kaa Abaaliyo Sh.MuxamedShCumarDirir
Ilaahay ha ku barakeeyo sheikhanaa
Mashallah
Sheekhuna Al Faadil Allaah Ya Baarik Fiik ❤
Masha Allah anigu TH-cam ayaan kala socday laakiin weli ma dhamayn khayr Allah ha kaa siiyo aamiin aamiin
Xalkee ka helaya barnamika iyo lanbaradii aad ugu bahanahay
Cilmiga diinta miigeenana ha la gaadhsiiyo shiikh
Sheekh maxamed cumar diri
dhalinyaradu waxay u baahanyihiin dhanka luqadda wax ka dhisa kulaha qayb ayuu ka haa hurmuud ama laf dhabar ama sheekh ayuu ka ahaa
Sheikh inan imado ayan rabaa malisodaweynkaara
Culimada waxan leeyahay idinka ayaa hortagan in umadan kitaabka lagu xukumo sobobahan awgood ma jirto culimo dhinac u wada jeeda oo isku go,aan qaadan kara ma jirto culimo intey dawlada la kulmeen ku yidhi umadan muslimka ah shareecada halagu kala saaro midkasta masajidkiisa ayuu ka qeyliyaa oo uu odhanayaa dadweynaha dulmi ayaa lagu hayaa intey isku tagaan dawlada u sheegi maayaan in maxkamadaha kitaabka allah lagu saaro in badan ayeynu daawanaa dad danyar ah oo cabanaya oo leh dhulbaa leygu awood sheegtey culimoy allah ka cabsada dawlada ugu nastexaynayaa idinkoo isku dhan in umadan kitaabka lagu xukumo waayo maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa xujada iska dul qaada waa igatalo
Qofka diinka bartay ilahay dartii ha u barto iyo in uu sii gudbiyo ee yuuna u baran in uu caan noqdo iyo qof dadka dhan wada yaqaanaan
NABI MAXAMED CSS WUXU YIDHI AAKHIR SABANKA CILMIGU WUU BADANAYAA JAHLIGUNU WUU DHIDBANAYAA.
كثر العلم وثبت الجهل
JAHLIGU WUXU NOQON DOONAA MID JOOGAA AH OO AAN HALKIISA KA DHAQAAQIN.
HADA WAXA JIRA OO LA HAYAA CILMIGII CIDAA KA BATAY IYO JAHLIGII OO AAN WELI LA BIXIN OO JOOGAA AH.
Xagee ka heelaya
Wasarada diinta iyi awqaafta aya ka gabsisay inay madrsado ka dhisto miyiga wana xaq dowlada laguleyhg
Shiikha fara taag taaga kadaa niow😢 fadhiga ku waraysoo 😮mxaa kaa qaldan
WAAR INTII XUKUMADDII MUJAAHIDIINTU XUKUNKA WAREEJISAY
NINKAA DIRIR LA YIDHAA
WARBAAHINTA WAA KU BADANYAHAY
SHACABKU HA IS WAYDIIYO
MAXAA LAGA HORJOOGAY
EE SOO KORDHAY?
WALLEE ICTISAAM NIN IS QARINAAYEY
IYO NIN MUUQDAYBA
FAGAARAHA LAWADA YIMID
SubxanaAllah diinta fafinteeda iyo culumada hadii ad dhaliisho yaa kabaxsanaya war orad intada baro ixsaam layne