Habeenka Fanka | Heesta Geed Harweyn | Xaawo Degan | Astaan 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @Abdiwalifilms
    @Abdiwalifilms 4 ปีที่แล้ว +6

    Waad Mahadsantihiin dhamaan walalahey Allaha idin sharfo 😍

  • @hamdimohamud5461
    @hamdimohamud5461 4 ปีที่แล้ว +1

    Fananada kaliyah e aan ka tageero inta af somalia ku heysto my queen xawo dagan jir o joog abayo ❤🥰❤❤👌👌👌

  • @asadahmedali6533
    @asadahmedali6533 4 ปีที่แล้ว +1

    Astan tv we love you. Noolaada soo nooleeya fanka. Shaqo wanaagsan

  • @muuseaskarimuuse7056
    @muuseaskarimuuse7056 4 ปีที่แล้ว +12

    Maan moodayaa mise fankii waa soo Noola Nayaa

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 4 ปีที่แล้ว +1

      Muuse askari Muuse shaki aa iga galee tolow ma somali maxamedii hore ayaa soo noqday.

    • @muuseaskarimuuse7056
      @muuseaskarimuuse7056 4 ปีที่แล้ว

      Waan is idhi Umu nashaad

    • @adammursal4106
      @adammursal4106 4 ปีที่แล้ว

      Waa soo noolaanayaa.

    • @asadahmedali6533
      @asadahmedali6533 4 ปีที่แล้ว

      Aadbaa ugu farxay walaahi

  • @malakoslo
    @malakoslo 4 ปีที่แล้ว +5

    Xaawo dagan codkede fanka ku joogta❤❤❤👏

  • @salmaanserabta9661
    @salmaanserabta9661 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxba laganaqaban Karo astaan tv iney usareyso tviyada🔥👍👍👍

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanaanadan oo timaha qaawisay wali maan arag. Waa faanaanad qiimo badan, markaad aragto waxaad xasuusanaysaa fankii hore. Hablaha yaryar ee isqaawiya waxaa fiican inay tusaale ka dhigtaan Xaawa.

  • @roosbashiir8626
    @roosbashiir8626 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaylehee agasime hilaac fankii waka shaqeyey guul wcan

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 ปีที่แล้ว +1

    Caku music away fankuwaa wax dhinacyo badan hadii midlawaayo eber buusoobaxayaa

  • @aweismahamed6194
    @aweismahamed6194 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaawo dagan we love u wlsheyda qaaliga

  • @themagicalcloudofgalaxy8806
    @themagicalcloudofgalaxy8806 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanaanad cod macaan xaawa daggan

  • @raqiyanuur4424
    @raqiyanuur4424 4 ปีที่แล้ว +3

    Xawo dagan waa fananda Coda macan waliba Ada u dagan waliba Qurxu badan Jira oo joga Xawo dagan

  • @armaan9990
    @armaan9990 2 ปีที่แล้ว

    Sidaan baa live loogu heesa ama waala iska dhaafa fanka

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 4 ปีที่แล้ว +10

    Wijiga fiska ayey lee dahay ama anaa moday

  • @jabarticaydiid4000
    @jabarticaydiid4000 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan maxaa xikmad kabuuxda.

  • @salmaanserabta9661
    @salmaanserabta9661 4 ปีที่แล้ว +1

    Xawodagan❤️🙏🔥

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan waa jecelahay walaahi. Hadii aanay nin lahayn hala iiisoo sheego.

    • @jaamacgarbiye9881
      @jaamacgarbiye9881 4 ปีที่แล้ว +1

      Way leedahay waa la qabaa bro.

    • @adammursal4106
      @adammursal4106 4 ปีที่แล้ว

      @@jaamacgarbiye9881 Mahadsanid bro. Waa gabadh aad u qiimo badan.

    • @themagicalcloudofgalaxy8806
      @themagicalcloudofgalaxy8806 4 ปีที่แล้ว

      @@adammursal4106 MaashaAllah waa quruxleey daggan cod macaan

  • @kunciilcade1250
    @kunciilcade1250 4 ปีที่แล้ว +1

    Hargesa vs muqdisho live heeso miyaa

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 ปีที่แล้ว

    Xaawo Degan Waa Gabdhihii 100ka Geel Laga Bixin Jiray ( Dowlo )

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 4 ปีที่แล้ว +1

    Asluub badan❤😘💖

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 4 ปีที่แล้ว +1

    Xawa dagan❤❤

  • @asadahmedali6533
    @asadahmedali6533 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waa asal

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 4 ปีที่แล้ว

    Geed hadh wayn (har wayn) waa qalad. fadlan kalmadaha iska saxa, haddii kale luuqadda way qaldamaysaa, dadka sugaanta ku dhex jira waxaa looga baahanyahay in ay isku taxalluujiyaan saxidda kalmadaha soomaalida.

    • @theflagbearer9196
      @theflagbearer9196 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal labada eray wa sax, hadh gobolada waqooyi ayaa laga isticmaala har na gobolada koonfureed. Wa sidii Gabar iyo gabdh ama ari iyo adhi. Ee sidaas wax uu fahan.

  • @bishaarbishaar7256
    @bishaarbishaar7256 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaw axsan cod halaasiya xaawa dagantena Mogdisho kuso baxday magalo faned qaraami fan nuxur leh dib baa loo noqonayaa

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 4 ปีที่แล้ว +1

    Music saan goormaa laga tagay waa kusoo qaldamay meesha

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

      Wax laga tagay maleh ciyaal play back meesha loogama baahna bax

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 ปีที่แล้ว +2

    LAAKAHA MEDIA PRO soo kala carara ma live ayey u heseysaa mise waa indhaheyga si kastaba codkeedu waa midaan la heli karin.

    • @caishacuud1140
      @caishacuud1140 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahaan baarlii ee wa gabdh rer miqdiaha oo la yiraaa xawo degan wana fanaad

    • @guduudocarwo2717
      @guduudocarwo2717 4 ปีที่แล้ว

      Gabadhani waa runoo baarliin iyo fiskaba way isu eegyihiin🤣

  • @caishaahmed6499
    @caishaahmed6499 4 ปีที่แล้ว +2

    Nice voice

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 4 ปีที่แล้ว +1

    .

  • @faadumoqalanjo1511
    @faadumoqalanjo1511 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxpada maad subscribeta igu dhiirigalisaan bilaacalaykum

    • @gomeyre6320
      @gomeyre6320 4 ปีที่แล้ว

      Waa kuu saaray adna ii saar walaal plz