PRANK XIRIRKEENA HALKANU KU EG YAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 441

  • @bahjajiile9454
    @bahjajiile9454  2 ปีที่แล้ว +77

    Dhamaan asxaabta inagu xiran waa kan channelka kaarshe. th-cam.com/users/Akstudioproduction. 7000 baa kaga dhiman 100 aan garsiiyo halmalin gudahood 🙏🏽

    • @queenlast9867
      @queenlast9867 2 ปีที่แล้ว

      Abyo plz raali galin ka bixi barnkigan qalpiga ka dhawacdey wn gaarsinena insha allah🥺❤️

    • @khadarabdi3672
      @khadarabdi3672 2 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkk hurda qabaty ayan ku qoslay funy walhi🤣🤣🤣🤣😍

    • @Me-yh3bk
      @Me-yh3bk 2 ปีที่แล้ว

      Masha’allah

    • @zamzamwarfa9090
      @zamzamwarfa9090 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry wll raali gali dumashi runtii qof si dhab ku jaceyl weye prankii sidan ha ku sameeynin mardanbe xanunweye

    • @cadceedtubecadceedtube5428
      @cadceedtubecadceedtube5428 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @nafiisaqali2336
    @nafiisaqali2336 2 ปีที่แล้ว +14

    Mnsha allah waa wiil ixtiraam ilaasho plz😢😢💔💔qof ku jecel inaad hesha way adagtahay 😢

  • @nadifamaxamad725
    @nadifamaxamad725 2 ปีที่แล้ว +16

    Mr baba run mode wadnaha naxanujise wlhi wan qirode plz xirirkina marnba ciyar hagalina one love 😘😘💕

  • @iqrayahye-jy5vk
    @iqrayahye-jy5vk ปีที่แล้ว +3

    Wlh intan TH-cam firsan jire lamanahan maarkin m.a caw niarke❤🎉welcme

  • @ugasoabdiwali6251
    @ugasoabdiwali6251 2 ปีที่แล้ว +19

    Naaya bahja wiilka laba labadan kala tag qalbiga dadka haku ciyaarin 😢

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 2 ปีที่แล้ว +9

    Dumashi wlkeen soo raali gali🥺 wallhi aad buu kuu jecelyahay wilkan

  • @asiyasahal2487
    @asiyasahal2487 ปีที่แล้ว +4

    Naxriis badanaaa ilahow isku barake🥺❤️🤴🏿

  • @huddacali4123
    @huddacali4123 2 ปีที่แล้ว +40

    Pls mardanbe prank xidhiidhkina Hasoo dhex gaLinina waidin jecLahay m donayo inaa cilad idinku timado😭❤Qalpi jab anaa soomaray

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว

      Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️😻😻

  • @aaminoismaaciill
    @aaminoismaaciill ปีที่แล้ว

    M.a wani wata lkin mar hore maxa uso. Gali weeysen TH-cam kaaa❤❤❤

  • @rahmamoha638
    @rahmamoha638 2 ปีที่แล้ว +16

    Hada kadib saan hasamayn najma wllhy wan kanaxay wiilka 😭

  • @DeeqacabdiAdan
    @DeeqacabdiAdan 7 วันที่ผ่านมา

    Walahi zxp nin ka wanag san majire ilaasho ❤

  • @MaryamabrahimCaraye
    @MaryamabrahimCaraye ปีที่แล้ว +2

    Alla abyo karshe maskin wye wlhi wku ku jeclhy prank jooji abyo😢

  • @kooscabdi126
    @kooscabdi126 2 ปีที่แล้ว +57

    Prank ha ahaaddo ama run ha ahaaddo caafimadkiinna adinkaa naga og wlhi walaalyaaloow 😂😂

    • @qiimobadan
      @qiimobadan 2 ปีที่แล้ว

      😄😄😄😄😄😄😄

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @cafiifa241
      @cafiifa241 2 ปีที่แล้ว

      😃😃😃😃😃😃

    • @anisoahmed-hv9sn
      @anisoahmed-hv9sn 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @israxaashi2156
    @israxaashi2156 2 ปีที่แล้ว +5

    Omg huuno still wuxuu aiijeclaysanayaa siijoogaaga adoo leh bax beutiful couple 💑 😍 huuno mcnbdn alle haysku kiin daayo wlhi waan idinku farxaaa markastoon idin arko

  • @hauine6988
    @hauine6988 2 ปีที่แล้ว

    Daanyeernimo waxa ugu wayn..waa adoo naag aadan qabin macaato iyo macaaney kuwaalato🎉goormee uu dhadhamiyay😮yaab😮warhooy kasoo midnoqo ardayda Xaliye. hadii kale aduun iyo aakhiro cadaab ayaa kujiree wlhi. (Cadaabta aduunka waa adigoo qanciyo qof dumar ah adigo umaleeynayo inee qanceeyso😮) ( Cadaabta aakhiro neh waa adigoo allah ku caasiyo♨️)

  • @samsamsuuraleyda8223
    @samsamsuuraleyda8223 2 ปีที่แล้ว +2

    Axmed kaarshe iyo bahja saan taageero mar dhow leena barty alx waa dad aan kahely mansha Allah ilaahy haidin xafido😘💌🥰

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 ปีที่แล้ว +2

    Bahjo wuu kuu jilcay kaarshe ha ku ciyrin yuusan gacantda ka bixine 🤔🤔🤔🤔😭😭😭

  • @heblaayohebel4542
    @heblaayohebel4542 2 ปีที่แล้ว +11

    Waraa bahjo waa ka xanaqnay rali galin ka rabna🥺😥

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 ปีที่แล้ว +1

    Asc wlh wuu hadli waayay iskadaa waa maskiin wlh waa nin fiican wlh dulqad leh waa hadii ee run tahay brankigan ❤

  • @muna7034
    @muna7034 2 ปีที่แล้ว +11

    Sis bahja waa iga codsi waxan ookle mrkle hasamenina xiriirkiina wax yaalahaan ookale hasoo dhex galin sis waa oga talo wxn ookle prank magalo 🙏🙏🙏💞 sis waa iga talo

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว

      Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️😻⚡️⚡️⚡️

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +6

    ALLAH raali geliya wuxuu raali ka ahayn yaan la sameynin diinta ha lagu dhaqmo waxay na fartay Asc

  • @hamdiibrahim3905
    @hamdiibrahim3905 2 ปีที่แล้ว +7

    Abayo xirir halkasu ku egyahay oo kaftana aqirka run bu noqda anigey ıgu dhacday

  • @khadijamuse2842
    @khadijamuse2842 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a walashey bahjo xariirkina bilaw ila dhamaad aya dawanaye wlh wa iku so baxesaan abayo plz ahmed karshe okale wlh raga somaliyed lagama helo dulqad alle aya siiye plz ilaasho abayo wa ogtahay raga manta jire allah isku kiin xafido wa iga codsi wax xariirkina dhib ukenaya markale ha samen abayo wlh dar alle idin jeclahay allah idin jeclaado

  • @ShuceybXirsi-ux9ue
    @ShuceybXirsi-ux9ue ปีที่แล้ว +1

    Sorry 😢 kaarshe bahjaay saan maqurux badna kadaaaa qalpi xanuunka

  • @juweyriyaaar4340
    @juweyriyaaar4340 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlh qalbiga ixanunay waxas cml haku kaftamin bahjo😔😔

  • @queenikraan4692
    @queenikraan4692 2 ปีที่แล้ว +6

    Alla bahjooy rufiyaan iga dhigty😹😹😹😹

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 2 ปีที่แล้ว +4

    Oh his amazing wlh waa maskiin lkn waxan o kle iska day because 😢

  • @sadiiqyare1861
    @sadiiqyare1861 2 ปีที่แล้ว +12

    Please prank iska dhaafa waa iyad jab iyo dhaawacyo dhanka qalbika

  • @YaxyeAxmad-i9k
    @YaxyeAxmad-i9k ปีที่แล้ว

    Bahjo qof waxjecel luguma ciyaro wilka ciyarta kadhaf❤

  • @Miimi143
    @Miimi143 2 ปีที่แล้ว +1

    Karshe maskiin waye walhi haduu ba kan run aha bahja abyo wiilka dhib ka ka daa mida kle ikraan umadeena ma ahn indho adkaa 😆😆😆

  • @SiciidBaale
    @SiciidBaale 5 หลายเดือนก่อน

    Aar faarax qalpi jilicsanaa maskiin waaye faaraxaan war isma hubti miyaa 😂😂

  • @luuldiiriye5085
    @luuldiiriye5085 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi bahjo waxan yarayn ayad ku samaysay axmed anaaba wadnii idhici gadhay yaa rabiii😪😪😪😪😪

  • @wadnakaabba5738
    @wadnakaabba5738 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla maxn been saas usheegy anon xta qof uwacin🤣🤣ilhow tooba

  • @fahmobashiirxuseen7825
    @fahmobashiirxuseen7825 2 ปีที่แล้ว +3

    Team bahja hada nahy naga raali noqo dumashi Xushmad naga mudan tahy Ma aheyn Sidas Lkn wey dhacde😥🙏🙏🙏🙏😥😥😥

  • @shacnimohamed680
    @shacnimohamed680 2 ปีที่แล้ว +44

    Banjo abayo mcny wilka ka dhaf prankiga uu ku jecelyehe ilasho

  • @asmamohamud6117
    @asmamohamud6117 2 ปีที่แล้ว +3

    Qali inagada pranka habla baden ayey urumodey waxey matali jiren qali inaga dhafa adoo raliya waa iga talow

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 ปีที่แล้ว +1

    Na dumashi ciiyarta kada bahjoy😢yaaba kaso hdhay maskiinka😢

  • @ayanitaayb1673
    @ayanitaayb1673 ปีที่แล้ว

    Malin kasat wa dawad wayo jacylka axmed kugula hadlyo iyo inuu ku dhawrto wlhi niyda ku dhista
    Allh is isiyo qof I lashad❤

  • @sacdiaabdirisaaq6266
    @sacdiaabdirisaaq6266 ปีที่แล้ว +2

    Naa dumashi wiilka sida noga daa😢😂😂❤

  • @FahiimoGeelle
    @FahiimoGeelle ปีที่แล้ว

    Kalzooni buuxdu isku qaba wiilka nin Khan,iin ah hadu yahay mrki la wacaba gabadha wuu qeyli lahaa😢😂

  • @asmaaxmed3729
    @asmaaxmed3729 2 ปีที่แล้ว

    Wixinu ma xidhiidhba mise waad isqabtiid hadii uu xidhiidh yahay isaqabid waxba lamayd hadhin 😂😂😂😂😂

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 2 ปีที่แล้ว +2

    Karshow weyku heysataa ,alle hakuu gargaaro

  • @fatmasaciidxuseen6821
    @fatmasaciidxuseen6821 2 ปีที่แล้ว +2

    Ikraan ruufiyaanadaa weynaa waayaa balayo

  • @suurobadan2826
    @suurobadan2826 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waad ka naxsatay bahjo lkn sidaan markale haku sameen wllshey mcn waxad hesataa qof ku jecel illah haidin xafido ilxun niima aragto weligiin sidaan uwada jooga

  • @nasriincaafinasriincaafi6948
    @nasriincaafinasriincaafi6948 2 ปีที่แล้ว +11

    Ala Wlhi prank kaso tag waa Nin xushmad badaan sidu hadalka ugu Lahdaly eg ilasho😥

  • @ladancadey1976
    @ladancadey1976 2 ปีที่แล้ว +19

    😢bahjo dumashi raaali gali ❤

  • @happymohamed2925
    @happymohamed2925 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow labadaan isku daa wlhi aad bn idin jeclahy❤❤

  • @falastiinfarax2829
    @falastiinfarax2829 2 ปีที่แล้ว

    Bahjo xabbti mardanbe haku sameeynin dumashi wallhi qalbigaa ixanuunay

  • @amranali7400
    @amranali7400 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wilkan wa dulqad badanye masha alha alahayow sidiso kale isahl maskin 🤲🤲🤲❤🥰🥰🥰🥰

  • @nimconashaad6499
    @nimconashaad6499 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wlaahi abyo wiilka aad buu kuu jecelyahay ilaasho ❤

  • @SiyadowMohamed
    @SiyadowMohamed 10 หลายเดือนก่อน

    Big fan brother and sister ❤❤

  • @qamarcantoob2965
    @qamarcantoob2965 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh allh dulqaad bdnaaa allha ku barakeeyo walal kaarshe

  • @xamda6529
    @xamda6529 2 ปีที่แล้ว

    Ax bahja mardanpe hazamayn prka nocana xidhidhkina qof pini adana hazo dheex galinin nagtan ad imiga paranka kula zamynayza pari ruun ayaay kadhigi nag zxpdaya zikzte hakugu dhawato

  • @NafisoAxmed-q8x
    @NafisoAxmed-q8x ปีที่แล้ว

    Wllhi prankigaan anigaaba kuxanuun saday kaarshe wllhi wuu ooyi rabay sidaas aythy wuu is celinaayay aniga xitaa waa naxay prank waaye marki lee dhahay neefta iga soo foqday 😅

  • @nasriangaa9470
    @nasriangaa9470 2 ปีที่แล้ว +22

    Amazing prank soo aarso team kaarshe

  • @maxamedbakabaka7122
    @maxamedbakabaka7122 ปีที่แล้ว

    Asc aad iyo aad baan idiin salaamey qoyskiina quruxda badan hada ayaan daawaday prank waa wiil wanaagsan oo dulqaad leh ilaahay haisku kiin daayo aamiin

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa hurudaan ka toosa dadaalka soo badiya(arkaa milkiile)

  • @hanidahir1969
    @hanidahir1969 ปีที่แล้ว

    Wale wiil degan o naxriis leh wye abayo iladho banjo si sahlan kagama xanaqin

  • @iqrojamac6714
    @iqrojamac6714 2 ปีที่แล้ว +1

    xaqiiq waa ilmeeyey fadlan waxaan oo kle really ha noqdee ama been nagadaa bahja waayo indhaha iyo qalbiga waxay u yihiin cudur allha iskii daayo isu kiin calfana my lamaanahygii

  • @HawaMohamed-yv8iy
    @HawaMohamed-yv8iy 2 ปีที่แล้ว +8

    Atariisho ween waaye qaftan caadi mahan mashaa Allah maskiinka waka naxsate qalbiga xanunjise isla jooga waligiin somali ina badisiina lidinka rabaa inshaa Allah

  • @FardowsoIsmacil-fx8fe
    @FardowsoIsmacil-fx8fe ปีที่แล้ว +1

    Nin mj iyo suur lasku da ayyy wilasheydi

  • @alikerow8264
    @alikerow8264 2 ปีที่แล้ว +1

    Please sister, don't dare do this again.... My looks innocent, caring, loving and responsible person
    "What goes round comes round with full measure "" so stop sister
    Karshe WA legend wlhi

  • @Hamdi632
    @Hamdi632 2 ปีที่แล้ว +4

    Bahjo dumaashi ciyaarta kadaaaa😭😂😂

  • @bahjomohamud2866
    @bahjomohamud2866 2 ปีที่แล้ว +11

    Ax sorry maskiin wllhi daacad u oyaay samidee saan maxeetahy hee 💔💔😭😭

    • @hananhassan7371
      @hananhassan7371 2 ปีที่แล้ว +2

      ABAAYO MCNTO HAL MIDA KA CODSANAAY JIRKAGA ASTUR OO MALINTA QIYAAMO CADAABTA UGU CABSO WAAN KU JECLAHAY ABAAYO ILAAHAY MARKASTA KA CABSO

  • @foosiyoabdi4418
    @foosiyoabdi4418 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal qaliya my ina ader ahmed krshe 🇸🇱🇸🇱🇸🇱 iyo dumashidey dumashi bilaney

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +4

    Bahja iyo kaarshe ha sameenina prank ku saabsan xariirkiina pls wan idin jecel nahay marka prank cadiya noso sameya lkn kuma jiro xariirkiina

  • @haifaabdi5686
    @haifaabdi5686 2 ปีที่แล้ว +3

    Please karshow bahjo ilaaali waa gabar af gaaaban oo naxariis kamuuqato wlhi lamaane nolosha uhor leh baa tihiiin farxad kuwaara waligiiina snapka anytime idinkala socdaa wlhi alllaha idin dhowro
    Prank sidan ah kadaayo noloshiiina ❤️🫶🙏

  • @nafisoabdinafisonalka5472
    @nafisoabdinafisonalka5472 2 ปีที่แล้ว +2

    sory pro 😪🇸🇱😍waa maskiin wllhi lkn waan larabay mhsnd duma😍

  • @nuuroxasan5865
    @nuuroxasan5865 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi anaba is moodey karshe sorry 😞 qalbiga ixanuuny ala jecele ilhy idin kalama geeyo runtii wadnahaba igaracmey jeclka qofkii yaqaano lee kasoyo

  • @muhdiinpoi297
    @muhdiinpoi297 ปีที่แล้ว

    Keeb going bro dumash❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah nin wanagsan oo ixtiraam leh allaha iskukeendayo ❤❤❤❤❤ manta nigu so biirey

  • @ramloahmed7814
    @ramloahmed7814 2 ปีที่แล้ว

    Abayo wiilka saan hakusameyn waayo saan mafiicno niinkana waa laga dafaa markii la arko in aaw saan uqalbi wanagsanyahay abyo ahmad ilaaasho abyo

  • @RamadanKareem-yu6kq
    @RamadanKareem-yu6kq ปีที่แล้ว +1

    Nin Ad-adayg wuxu ku dhaamo garan waayay

  • @غفعغ-ر4ت
    @غفعغ-ر4ت 11 หลายเดือนก่อน

    Çidan waba ISKA jeclhy❤😊😊

  • @shakiilamoha3565
    @shakiilamoha3565 2 ปีที่แล้ว +6

    xiriirkiina pls ka daya prank😢

  • @kaafiyahmaxamed7498
    @kaafiyahmaxamed7498 2 ปีที่แล้ว

    Akhas caleek inuu qabaan u haystee xidhiidhku waxay iyo sidan

  • @sabirinabdisalan6516
    @sabirinabdisalan6516 2 ปีที่แล้ว +7

    Karsho miskiin Hada nhy Tem bahjo naga rali noqo ku lenhy 😢

  • @xamdacllaahi210
    @xamdacllaahi210 2 ปีที่แล้ว +5

    Sorry qalbi xanuun walhi wan kadamqaday wlloyalow iska dhafa waxan

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 2 ปีที่แล้ว +2

    Bahja cdyy Wku salame😊🧕🌷

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว

      Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️😻😻😻

  • @saidabdirahmanali2024
    @saidabdirahmanali2024 2 ปีที่แล้ว +4

    Qof yahay la moodo Caruurta Ninka Prankiga Ka Dhaaaf

  • @rahmaruun6867
    @rahmaruun6867 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlshei bahja wllhi wilkan wuu ku jeclahay lkn kada prank wayo qofku wuu qalbi jabaa Kalsoonida uu kugu qabo ha burburin WAXANA IDIN RAJENA NOLOL QURUX BADAN IO FAMILY INAAD NOQOTAAN ❤️‍🩹👸👑

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว

      Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️⚡️

  • @hamduu11
    @hamduu11 2 ปีที่แล้ว +3

    bahjaay abaayo saan mar kle ha sameen kaarshe waa maskiin wlhi 😭😭😭

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️😻😻😻😻⚡️

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 2 ปีที่แล้ว

    Òo ma xariir baa leedihiin mise waa is qabtan maxa waye xariirka subxanalah

  • @fatmasaciidxuseen6821
    @fatmasaciidxuseen6821 2 ปีที่แล้ว +1

    Ikraan markastaa waan maqlaaanaa lkn ugu danbeeenaa codkeedaa ayaan maqaalnayaa

  • @marwahabdalla4710
    @marwahabdalla4710 2 ปีที่แล้ว +3

    Bahja Toobkad Sidato Kuma Asturayo Abayo Khafiif Weye mardnbe kanokle Haugshan Sheelada Uxiro Xijaab Dhamn kuasturya

  • @ayaanmohamed1932
    @ayaanmohamed1932 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha keep going quruxey ❤

  • @asmamohamed8946
    @asmamohamed8946 2 ปีที่แล้ว +3

    Bahjo raali galin bixi😪😪😪
    Waliba qaaliya😍

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 2 ปีที่แล้ว +9

    🤣🤣karshe uu isku kalsonyhy wlhi

  • @faadumocali2430
    @faadumocali2430 2 ปีที่แล้ว

    M.a waa wiil wanaagsan ee ilaasho🥺🥰🥰🥰

  • @farahahmed8440
    @farahahmed8440 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayooy halka waxa ka caad inu ku jecelyaay lakin jacaylkaga dhaba ahayn qalbi ina lagu dheel dheelo ciyaar maha waliba marka qofka sii dhaba uu jeceshahay qalbi jaba waxa ciyaaramaha pls dhowra qofma jeceshaya qalbigiis

  • @susanxared5864
    @susanxared5864 2 ปีที่แล้ว +16

    alla kada wilka bahjooy team bahjo hada nahay raali ahow ku lenahay dumashi🙏🏻🥺

  • @nimcobuule736
    @nimcobuule736 ปีที่แล้ว

    Wlhi hada si fcn u firsaday waan la ilmeyey wlhi bahjo qof ku jcl ayaad haysta abaayo dadka dhan ma wada haystan mcn bdney mar danbe ha sameyn sidan oo kale 🙏sorry axmed ka rali noqo prankiga wlllky mcn 😪

  • @omarali2282
    @omarali2282 2 ปีที่แล้ว

    Karshe way kugu dhacday sxb bahja qoslay way kaa badisay ku qaado lkn so Aarso

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ful Park soarso karshe

  • @saynabfaysal3161
    @saynabfaysal3161 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin dagan walhy oo naxriis badan

  • @ubahfahmo8636
    @ubahfahmo8636 2 ปีที่แล้ว +3

    Naa ninku waaba midwacan Mancha Allh

  • @nadiraqueen9355
    @nadiraqueen9355 2 ปีที่แล้ว +13

    Bahja jacalku prank maaha run iyo been. Kaarje uma qalmo in aad prank ku samayo waxaan sidaa kuu leeyahy waxa ka muuqda jacal uu kuu qabo ama dareen qalbiguusu u soo gudbinayo indha wl haku ciyaari weligaa jacalkaagana prank haku metelin please Wl waxaan dereemayaa xanuunka jacala marka aad ku tiraado qof ku jecel hadalo u qaadin waa ah sida aad prank ku metelayso wl waa talo ilaajo jacalka haku ciyaari maasha alaah wl ilaahay hadin barakeeyo isku waara arooskana de dejiya by waxa idinla hadlaya qalbi idin jecel

  • @kaafiyoqueen9534
    @kaafiyoqueen9534 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo wiilkan wuu ku jecelyahy ilaasho ❤

  • @fartunbaremustaf6881
    @fartunbaremustaf6881 2 ปีที่แล้ว +1

    Bahjo waa edeb daran thy karshe mardanbo waxaan cml maku sameynkartid

  • @dowsaaxaliike2606
    @dowsaaxaliike2606 2 ปีที่แล้ว +5

    DUMA WIIILKA NOOILAALI 🥰🥰🇺🇿