TOOS: Maxkamadda Sare iyo Kiiska eedeysane Siid Cali Macalin Daa'uud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @inanuurlugayare6343
    @inanuurlugayare6343 19 วันที่ผ่านมา +2

    وكتبنا فيها انا النفس بالنفس والعين بالعين والأنف بلانف

  • @SeynabAbdirahman-lr7xk
    @SeynabAbdirahman-lr7xk 18 วันที่ผ่านมา

    Walasheena xaqeeda halookeeno

  • @CubeedCali
    @CubeedCali 19 วันที่ผ่านมา +3

    اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين

    • @khadiijajaamac9319
      @khadiijajaamac9319 19 วันที่ผ่านมา +1

      امين امين يارب

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 17 วันที่ผ่านมา

      Iska jir wxd soo qortay
      اللهم اهلك wxd qortay hadan afsomli kugu turjumo ilaahoow ehelkaagaa waa daalimiin kuwa ddka dulmiya naga bixi dhexdooda nabad marka wll wxd soo qortay waa dambi ka fiirso carabiga yuu ku dambaajin maxaa yeelay ilaahey ehel maleh
      ‏لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
      ee soomaaliga aakaa badan qaladne ha ii fahmin

  • @jiiqaxade4644
    @jiiqaxade4644 19 วันที่ผ่านมา +1

    Hadalee maaa wadaynaa bay somalia noqotay

  • @xasanAliAhmed-ss6bb
    @xasanAliAhmed-ss6bb 18 วันที่ผ่านมา +1

    Abukatahan gacan ku dhiiglaha inuu bad baadiyo muu rabaa mise isagaa baxar sii galinaayo kkkkkkk

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 17 วันที่ผ่านมา

    Filmkaan aduunka laguma maqal noocaan qof la gubay shiidaalkii kasoo urri indhahuu iskusoo qabtay waar naga hor dhaqaaji waxaan

  • @bashirjama6659
    @bashirjama6659 19 วันที่ผ่านมา +1

    Maxkamadanbaysa aan waxlaqarin

  • @user-ey4mq4gi6w
    @user-ey4mq4gi6w 19 วันที่ผ่านมา

    Ale xaqa ha wafajiyo maxkamada ala inaga og wax walbe

  • @faysalmohammed8160
    @faysalmohammed8160 19 วันที่ผ่านมา +2

    waxan maxkamd ma ah wa musalsal

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 17 วันที่ผ่านมา

      Ma ila aragtay ddkaa larabaa in la maaweeliyo illh baa xaqsoore ah😢

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 19 วันที่ผ่านมา

    Illaaahoow Aaway awoodaada

    • @AhmedKer-ke9uk
      @AhmedKer-ke9uk 19 วันที่ผ่านมา

      Ilahey awodisa adiga ka mid ah

    • @user-fs7cr5yg1y
      @user-fs7cr5yg1y 19 วันที่ผ่านมา

      Subxanalaha

  • @jamaalmaxamed320
    @jamaalmaxamed320 19 วันที่ผ่านมา

    Malyuun u ekaa xariifkaan hhh😂😂😂😂

  • @khadiijajaamac9319
    @khadiijajaamac9319 19 วันที่ผ่านมา

    Laaxawla walaa quwata ilaa bilaah, nebi yuusuf iyo nabi shucayb maxaa isku keenay😮😮😮😮

  • @mawliidyuusuf-nd3dh
    @mawliidyuusuf-nd3dh 19 วันที่ผ่านมา

    Wan kaxumahay abukatanimadii ayay ceebaynayaan kuwan. Hoosna waa isudhigeen. Dodana kama aysansoo fiirsan. Waxaba kasii daran : iyagaaba dacwad ah oo dhakhaatiirtii iyo markhaatiyadii iyo labadii darajo ee maxkamaded ee lasoo dhaafay ayay eedaynayaan. Kuwani llama aha mana mudna in racfaankooda laga ogolaado.

  • @MuxumadJiile-x1j
    @MuxumadJiile-x1j 19 วันที่ผ่านมา

    Siid cali ninkii kabadbaadiyo dambigaan uugalay oo ah dilka luul c/casiis waa dambikagalay dhamaan qawaaniinta sharciga ah ee lugukala hago umad nool oo jirto ayuu dambi kagalay waxaana garsorka looga fadhiyaa in waxlagaqabto Abuukataha ubareeray in uuduudsiiyo xaquqda marxuumada uu ubareeray siid cali inuudhaafsiiyo nolasha waxaan kulatalinayaa garsoorka sharafta badan in uu dadajiyo qisaasta dilaaga arxankadaran si eey uhesho cadaalad luul c/razmaan (garsoorka wuumahadsanyahay)

  • @khadiijajaamac9319
    @khadiijajaamac9319 19 วันที่ผ่านมา

    Ninka gabadha gubay ahlu badar miyaa,

  • @AdamAhmed-sp2xl
    @AdamAhmed-sp2xl 19 วันที่ผ่านมา

    Ninkan wuu xanunsan

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x 19 วันที่ผ่านมา

    Hala toogto

  • @SahraAli-qf5te
    @SahraAli-qf5te 19 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhh weli ma kiiskii beenta miyaa socoto 🫣🫣🫣🫣😊

  • @AhmedKer-ke9uk
    @AhmedKer-ke9uk 19 วันที่ผ่านมา

    Caada qaate Somali ah xataa uma doodayo nikaas Ilaaa Qabiilkiisa

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 19 วันที่ผ่านมา

    Waar kan abukaataha sheeganaaya miyaanu hore u ahayn abukaate caqli ma laha kani ilaahay na kama cabsaayo waa biidhi qaate aan ilaahay rasuulkiisaba aqoon waa noocaa waxa dadka isku dilaa bal eeg siduu u dulmiyaayo Caruur yaa uu hooyadood gubay arxanlaawuhu ee uu beenta ugu difaacaayo dabka markii cusub yahay ee aad carcarta qabatid waad soconaysaa

  • @user-nr3qw2rw6c
    @user-nr3qw2rw6c 19 วันที่ผ่านมา +1

    Abuukaate Xalane Miyaadan Ogeen In aad Dhimaneyso Laguna Xisaabin doono
    Siid Cali Asiga Ayaaba Qiraal ah

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 19 วันที่ผ่านมา +1

      Adeer hore uma arkin miyaa maxkamad sida cadaalad loo raadiyo baro 😅 Lawyerka shaqadisa waa inoo difaaco qof kasto lacag bixiyo

  • @FarxiyoDahir-ph7pl
    @FarxiyoDahir-ph7pl 19 วันที่ผ่านมา

    Zg uvwelchkkb
    Djfigogigeswazggixufu❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉