JACEYLKEEYGA OO HADIYAD QAALI AH IGU RAALI GALIYAY😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 190

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +80

    Qofkii ugu fiicna ,ugu kherka badna ,ugu naxriista badna,ugu sharafta badna,ugu karamada badna ,uguna aqoonta fiicna intu rabbi abuuray waa nabi maxamed s.c.w ❤💯🤲

  • @xamdaladan5233
    @xamdaladan5233 2 ปีที่แล้ว +7

    Ifraax qof qalbi furan iyo my brother noloshu idima xumayso IL xun idima aragyo Soo dhaway tiina sugaynaa form duriyada 💚🤍♥️💚🤍♥️

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 2 ปีที่แล้ว +7

    OMG wallahi waan farxey markaan arkey ifraax iyo sxp keeda m.a dumashi digir macunoow waanaso rali galisey thank you dumashi

  • @barlinmohammed3129
    @barlinmohammed3129 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah waxas akaragah jacalelkiina haguuleysto wa wiilgarasho leh mashaalah

  • @faizaomeer156
    @faizaomeer156 2 ปีที่แล้ว +4

    wax walbo farxadaada ayaa ka qaalisan wlshey ee dumashigeena aad u ilaali qlbigiisa sida isagaba kaaga u ilaalinaayo .
    wlshey aan jeclhy iyo duma farxad kuwada nolaada 🙏🙏🙏🙏❤️

  • @dreamgirl.................1422
    @dreamgirl.................1422 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah isku waara❤
    Ifraax wiilka qalbigiisa ilaali😥

  • @najuuppe5372
    @najuuppe5372 2 ปีที่แล้ว +1

    Fastuhor waan edihn salami walahi waxa then lamana qurux badhn alllha edihn xefdeyo ifarax waxethy gabar qalabi wangshn iyo my boratahr qalbu foran nOlosha edihn maxumeyso inolada inte nolol jerto waan edihn salamaya my sestar aan my boratahr

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 ปีที่แล้ว +10

    Maaaaaashaa alllah wiilka rer waqooyi waa nin gob ah oo aad ugarasho dheer ifraax wiilkaas hakuciyaarin fadlan waa iga talo from Nairobi ayaan idin kataageeraa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Yartaaaaan yey raaliyeeysaaa mise waaa mashaaaaaaaalah kunsano iyo kabadan horuusoscoo nolo laygu yiraaah miyaaa.

  • @asmadaahiramare2639
    @asmadaahiramare2639 ปีที่แล้ว

    M.a allh waa ku frxsnhy wllky io dumashiday qof igu qaliya ifraax horay u soco walshay macanto alle haysu kiin daayo adi io wllky muuse alle calaf khaye qaba haysugu kiin daro

  • @cashamaxamud8625
    @cashamaxamud8625 2 ปีที่แล้ว +8

    Walaal qaali allaah ha idinxifdiyo ifraaxay Walaal mcn intaadleedahay sakuuritigaa ina arka allaah baakuujeedee kabaq ninkuna waa ajaanib ee ha itaabanina isxalaashadoo iskudhegdhega

  • @sulekhacadeywarsame9711
    @sulekhacadeywarsame9711 2 ปีที่แล้ว +8

    Ifraxey jacaylkaagu waxan filaya inuu yahay duriyadii reer shiikh isixaaq 💚💭❤😂💋💋❤❤💍

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 2 ปีที่แล้ว +7

    Ifraxey qali adna kalsonida badi wayo saydo kale tahye dhanka maseerka 🎤ululul🥰💋 hawaro jacylku from duriyada💉🩸💋

  • @kaltuunahmed1126
    @kaltuunahmed1126 2 ปีที่แล้ว +3

    Dumashi ifraax kusoo dhowow bah ku jecel❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuuncadey2237
    @fartuuncadey2237 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah guleysta 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💯♥️♥️

  • @lailaqadarlailaqadar1665
    @lailaqadarlailaqadar1665 2 ปีที่แล้ว +12

    Manshalh allaha idin dhoowro lamano qurux badan🥰❤

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilahow mid sidan ii jecel surprise na igu sameeyo ii sahal yaa rabbi

  • @suraleda5810
    @suraleda5810 2 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwwwi masha Allah hambalyo 🥺🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤

  • @zeynabibrahim4042
    @zeynabibrahim4042 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallaallh aaallh kuxfao aamiin hambalyo guuul wcn ifrax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 2 ปีที่แล้ว

    Manshllah thanks duma ifarx iga garxi everdays

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 ปีที่แล้ว +2

    Inaa uso labisto ehed fardowso sorry 🤣🤣🤣🤣 barakooba oo isku cimri qaata masha allh

  • @asmacabdullahi4771
    @asmacabdullahi4771 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah ilah ha idin barakeyo 👩‍❤️‍💋‍👨❤️

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Saaaan miyey ahayd.kabacdihanbalyoiyo bogaadin iyo weldown lay dhahaaayaaa miyaaa waleee.5👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋

  • @luleeyinayussufluleeyinayu5138
    @luleeyinayussufluleeyinayu5138 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala mx ka quruxusan mar kada heysatida qofa ku jicela wwww m.a allha isa kukenadayo ifraxa qalanjo dumashi qali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤💟💟❣❣💘💘💝💝💖💖💗💗💓💋💋💕💕💓💓💞

  • @xabiibaxirsi4
    @xabiibaxirsi4 2 ปีที่แล้ว

    الحمد الله 😍😍😍😍😍😍😍😍🎁🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤴👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👸🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 2 ปีที่แล้ว +1

    Aan ku salino rasuulkeena UDGOONA scw

  • @نفيسةأحمد-ش8م
    @نفيسةأحمد-ش8م 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a duma waat mahadsan thy maadamo walaasheyna ifraax aatso raali gelisay waxaan rajeynaa noloshiina inta kadhiman inaat iifarax sanaataan cimri dheeri iyo caafimaad ilaahey haidin siiyo ilove you wallahi aad baan idin jeclahy🥺😍

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah lkn halaka rumeeyo jacelyka waan kala tagnay marabno 💔💔💔💔💔💔💘

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 2 ปีที่แล้ว +8

    Mnshalah tabarakalah ifraax hadii hadyad lgu Keeno macala wa qosle 🤣🤣🤣🤣

  • @FaadimoAbdulahi-wj6ve
    @FaadimoAbdulahi-wj6ve ปีที่แล้ว

    Keep going abaay thank ❤

  • @munadegan1625
    @munadegan1625 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah farxad kunoolaada

  • @najuuapdi8801
    @najuuapdi8801 2 ปีที่แล้ว +1

    Ifrahey abayo qaali intaad security ino jeedo ledahay alle ka baqa bini,adan ha ka baqin byo qali

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 2 ปีที่แล้ว

    Oh Ifraha you are kind. Your lover is very nice guy.

  • @nasriapdirahman1888
    @nasriapdirahman1888 2 ปีที่แล้ว

    Omg allaha idin xafido 🥰🥰

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestaa iga gadan wlhi ilaahay ha idin xafido meelkasta oo aad joogtan

  • @sumayodaahir1689
    @sumayodaahir1689 2 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo mcn illahey ha ino kaa xafido dadalakaga inta kasi wad

  • @amirabeauty345
    @amirabeauty345 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah ifraax wiilwanagsan kujecel wad heysataaa xafido abayo mcni.a

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar wll please

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 ปีที่แล้ว +5

    Manshallaha she is amazing sister fardowso waa qof Nolasha Iyo jacel ka wax ka yaqano….cadi mahan wey yartay gabar gabdhaha walasheed wanag iyo qurux la rabto Manshallaha alalha u siiyadiyo iayada reerkeeda iyo gabdheeda allaha xifdiyo ( Hadey na dhalina kuwa kheyr barakeysan allaha siiyo 🤲) aad baan u jeclahay gabdhah wanaga iyo Nolasha quruxsan isla jecel alalha ogu xifdiyo ( Ifrah baan ka maqleyey markay laheyd Ada ba xamilo ah)
    Ifrahey ……..ragii jacel ka Iyo romantic nimada laga haray ee u Bodhari ka soo jeday ayaad heshay allaha isku kiin calafo 🤲 kolay will si dacadnimo jirto ku jecel oo ikhyar ah buu u muqdaa adna isku day in markii khilaf yimado aad si wada hadal leh aad ku dhameystan oo baritan xeel dheer aad sameysid hadii kale manshallaha you deserve it more than that , lakiin wey yartahay wiil garta in hadyadu tahay muhim si ba gabdha u qabo ama la socdo inuu ku rali galiyo Marka waxan idiin leeyahay kuwii isfahma oo is xalashada ( I mean guur Iyo guri Wanagsan) ku dambeya allaha idin ka dhigo Hada allaha idin ka dhigo keep going idiin leeyahay 💕🌹♥️👌
    Hal Yar waan idin ku daraya idinkoo iga rali::::madama diinteenu tahay nasteexo.. ogada diinteenu mahan sida idin ka aad jeceshihin ee Waa sida rabigeen noo jideeyey Iyo Nabigeena SCW……Marka ogaada xitaa hadad labada indhood iska jeceshiihin ma banaa midkiin inu midka kale tabto iska ba daaa wax kale wana hadith Kii Nabigeena….SCW Hadey nin Iyo dumar gacanta isku salamaan ( waxaaa la mid tahay iyagoo dhimbil daab ah ( Ama dhimbil naar ah) gacanta saaratay ama ku ahay…..Muhimada mahan sidey Nafta jeceshahay ee Waa sida diinteena na fareyso hadad isfahanteen ood isku qanacsan tihin waad na isla jogtan maal badan Iyo adunyo wax ba mahan illahay baa idin barakeynaya laabo dhalinyaro oo qurux badan baa tihin Muhimada waa in ay labada qof si Qalbi ahan isugu qanacsan yihin inshallah is guursada si nolashiina sidan Iyo ka badan ugu sii macanaato aniga waxan idin leeyhaay ducada iyo Amiin waan idiin daba dhigay hadan fans nahay inshallah 🙏🙏👌👌👍👍🙏

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 2 ปีที่แล้ว

      scw scw scw masha allah ♥ qof wngsn

  • @maxamedsalaadaxmedsalaad4263
    @maxamedsalaadaxmedsalaad4263 2 ปีที่แล้ว

    M.a ifraax raaliyo ilaahey ha kudeesto

  • @suraleda5810
    @suraleda5810 2 ปีที่แล้ว +2

    Indha hata an arke kulaha allaha tan 😂🤣🤣🤣🤴👸❤💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aminadahir8649
    @aminadahir8649 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a allaha idin rumeyo riyadiina

  • @laylaciise4010
    @laylaciise4010 2 ปีที่แล้ว +5

    ما شاء الله تبارك الله الف مبروك

  • @hamdacabdilahi7660
    @hamdacabdilahi7660 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله تبارک❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😎😎😥

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 2 ปีที่แล้ว +5

    Walaahay qosolka ayaaba iga dhamaadey kuwaan waa romantic socda wlhay 😅 are

  • @nuurow9543
    @nuurow9543 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaha my family guuleysta ❤❤💯

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +16

    Just say alhamdullilah and remember that your life is better than millions!🤲💯❤

  • @nuurtohappyfamily2611
    @nuurtohappyfamily2611 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah allaha isku kin calfo abayo
    waan idin wata

  • @faadumoabdiqaadir6696
    @faadumoabdiqaadir6696 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaahay haysku kiin barakeeyo isha Allah

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah ❤

  • @zahrafaisal9544
    @zahrafaisal9544 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallahwll guuleso wll Paliy

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakalah Allaha iskukiin calfo amiiiiiin

  • @sulekhacadeywarsame9711
    @sulekhacadeywarsame9711 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan idinka soo salamaya from burco ✋

  • @xudeyfi____cade2973
    @xudeyfi____cade2973 2 ปีที่แล้ว +8

    Abayo IfraH wallahi aad iyo aad ayaan kuu Taageera Prankiyadaada aad ayaan ujeclahay marka waxan jeclaan laha next video ina cumeer prank kusoo samesid prankiga biyaha cusbada layskugu daraayo cmL 🥺❤️🙏 plz plz plz 🥰🙏🙏 wlshei

    • @nazra101-o
      @nazra101-o 2 ปีที่แล้ว +3

      Kanba prank buu ahaa🙈

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh allllh 🎤 wlhi wankufarxay inaad dibiskugu solabatan mnsh allllh waxaso kalena yay sonoqon hawaro jacaylku kalsonidu wa qali ma aqan waxan ku hadlo farxda iga badatay 💋

  • @saalimcallahi9816
    @saalimcallahi9816 2 ปีที่แล้ว +5

    1min iyo 1k views waaaw on ther level 👌

  • @jsjsknzjajak4468
    @jsjsknzjajak4468 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wll horta lkn alle baa sow kuma arko

  • @ismaaciilciiseabdirahman1217
    @ismaaciilciiseabdirahman1217 2 ปีที่แล้ว +3

    ALLAH HA UFUDUDEEYO SXB

  • @fahmobashiirxuseen7825
    @fahmobashiirxuseen7825 2 ปีที่แล้ว +2

    Laamanaheyga Guulesta❤🥀♥️🖐

  • @lailaqadarlailaqadar1665
    @lailaqadarlailaqadar1665 2 ปีที่แล้ว +2

    Ifrax umadeyna mahan qeeylo kee kfatnak ka badaty🥰

  • @saahilyare9186
    @saahilyare9186 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaah kuma qarineee maxa isku qarinee wll mcn

  • @sumayoahmed4933
    @sumayoahmed4933 ปีที่แล้ว

    izkuuradka kulahaa funny ifrah😂😂😂😂

  • @ugbaaddagan5664
    @ugbaaddagan5664 2 ปีที่แล้ว +15

    Wiilsha isaaq wlhi waa romantic 😍

  • @rahmomohamed3155
    @rahmomohamed3155 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah dumashi wuuquruxbadanyahay givtiga

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuleysto waaaan idin jaceynahay

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 2 ปีที่แล้ว +4

    Surprise xigo wajigisa hanaloga dhigo

  • @IsmailIsmail-sk4ox
    @IsmailIsmail-sk4ox 2 ปีที่แล้ว +1

    awalba xogga ayaa rabtay waxaa u xanaaqeysay

  • @suraleda5810
    @suraleda5810 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo macanto aboowe waa bas Kin wllhi 🥺

  • @saynabcali5825
    @saynabcali5825 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah wllo⚘❤❤❤💪🏽👍❤🇮🇹💖

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 ปีที่แล้ว +5

    MashaaAllah that is great 👍 good job 👏 👍

  • @csalaammaxamedweheliye1503
    @csalaammaxamedweheliye1503 2 ปีที่แล้ว

    Dayerka ugu Waynaa abid

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a mashallah

  • @deqoadan3933
    @deqoadan3933 2 ปีที่แล้ว +1

    Sakuradka na arkoya ka dacdey 😂😂 mash Allah isku wara abid 💎🥰❤️

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha ma beautiful couples love you 🥰❤❤❤🤲💯👌

  • @hamdihirsi8918
    @hamdihirsi8918 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah farxada allaha idin siyadiyo

  • @maandeeqmaxamedxasan7462
    @maandeeqmaxamedxasan7462 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🥰🥰🥰

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 ปีที่แล้ว +2

    Ifrax umadeena ma.ahaN bulakaati ma ii keentay 😂😂😂😂😂

  • @sucaadmaxamed3981
    @sucaadmaxamed3981 2 ปีที่แล้ว +2

    Ifraax kulaha sagooradka ifirinooya😂😂😂 xitaa iyado xanaqsan wakaa qoslinee😂😂 ya ila arkay

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 ปีที่แล้ว

    Walahi,wan idink farxay

  • @queenayaaniita6102
    @queenayaaniita6102 2 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan wuu is dhibay wllhi suuqaa yaacoosaahee wajiga fur neeftaa yuu igu dhagin xariif 😄😄😄😄

  • @kafiitaaofficial6413
    @kafiitaaofficial6413 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep goin sia iyo azxptda🥰🥰🥰

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว +1

    Ifraax wll cumeer prank kusoo sameey

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 ปีที่แล้ว +1

    Dumash i mash Allah

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 2 ปีที่แล้ว

    M.a🥰Farxad waarTo idin rajena🥰

  • @nawaallajecley9728
    @nawaallajecley9728 2 ปีที่แล้ว +1

    Maskan dumashii wato waa kaa cabsanoyaa iskaa bixi duma plz🥺mid kale xiro

  • @imanabdrxman967
    @imanabdrxman967 2 ปีที่แล้ว +2

    Ifraax funeyyy😂😂

  • @zihaamahmed3653
    @zihaamahmed3653 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah wllo

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha 😍 ♥

  • @yasidhassen2091
    @yasidhassen2091 2 ปีที่แล้ว

    Wllshayi ifaraxeyi wiilakan ayaa kugu so baxaya

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 ปีที่แล้ว

    Mnshallah

  • @ifraahabukarifrahcadey959
    @ifraahabukarifrahcadey959 2 ปีที่แล้ว +1

    Ifraah quruxey wn ku salaamey pin igu qabo

  • @misswajimaihi7853
    @misswajimaihi7853 2 ปีที่แล้ว

    Yaqay sorry jabir ex maksin KK 😂🙈🤣 inte ka dhacy kas

  • @hafsadagan4620
    @hafsadagan4620 2 ปีที่แล้ว +1

    Ooh my god

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Fariidadatan yar dowoney iitaaal xay sheegtaaa aaoon iyo caqlibaa laysku dhaaafay.sacabbadan.iyaaaaaaaa

  • @engrahmarani8684
    @engrahmarani8684 2 ปีที่แล้ว

    Wax unbaa igule waa jabir wilku 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️

  • @sulekhacadeywarsame9711
    @sulekhacadeywarsame9711 2 ปีที่แล้ว +2

    Ifraax qayla badan dhagaha i xanuu jisaa sisy 😂😂😂😂

  • @hibakmustafe9743
    @hibakmustafe9743 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome dumo ifrax from.duriyada😅💚🤍❤🥰

  • @ifrahabdi1993
    @ifrahabdi1993 ปีที่แล้ว

    Aniga nagtan ilma iskayeelka ayan kunacay

  • @drnehabashir8579
    @drnehabashir8579 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin maxa laga qariya fahmi weye

  • @shahad2629
    @shahad2629 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha alaah

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว

    Fardowsa gabar fiican waa wlh

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar wll please