Qaddar yar oo iidheh ah - Cabdalla Nuuradiin iyo Waaberi 1974

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahyarxamu intooda ugu badan fanaaniintena qaaliga ee Somaliyed. AlUstaadAbdalla Nuradiin.

  • @bmahadiye5664
    @bmahadiye5664 3 ปีที่แล้ว +4

    Intoodii dhimatay Alle ha u naxariisto - Waayo waayo

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 2 ปีที่แล้ว +3

    Walee waqti ayey soomartay faniintuna waqtigeeda soo qaate ana soo daawaday

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi หลายเดือนก่อน

    XASUUSTII DALKAYGII Hooyo Waa Soomaaliya

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 27 วันที่ผ่านมา

    Waaya waayo

  • @hangoolchannel6346
    @hangoolchannel6346 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam. Goormaa inoogu dambeysay

  • @AxmedCabdi-f2z
    @AxmedCabdi-f2z 11 วันที่ผ่านมา

    Cabdale nuradin

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 28 วันที่ผ่านมา

    Allaha ha u naxariisto Ninkaasi wuxuu Carab Yemani ah oo hooyadii Reer Boorama tahay

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry xamar 1974 waan xasustah siday Ahayd sorry xamar 1991 waxaa so galay moryan ilahaw u naxariso dhaman fananitah

    • @mohamedcirro912
      @mohamedcirro912 หลายเดือนก่อน +2

      Dadka aad sheegtay waxaa ka xumaa kuwii sababteeda lahaa ee dadnta gaarka ah io qabyaaldu ay kala weyneyd tan guud.

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 หลายเดือนก่อน

      Waa runta wall
      Belaayo ayaa soo gashay lagu yidhi kaalaya dawlada rida reerba hayste oo ay run mooden maanata waxa lagu sugan yahy waa la arka siyaad barena inu wanaagsana waxa cadeyay wixi ka danbeyay ee dhacay

    • @CasiisAli
      @CasiisAli หลายเดือนก่อน

      Mooryanta dadkii uyeedhaa kasii xumaa ee moodayay in qaranka reerkoodu leeyahay

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 28 วันที่ผ่านมา

      @@mohamedcirro912ok Haddii aad kuwii iska saartey ma Rwanda ayaa ka caqli liidatey maxaad adigu isku maareyn weyday oo aad dalka u dhisi weydey ?

  • @abdikarimhassan3436
    @abdikarimhassan3436 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc iga soo caawiya riwaayadii ay ku jirtay.

  • @abdikarimhassan3436
    @abdikarimhassan3436 ปีที่แล้ว

    Asc saaxiibayaal riwaayadan magaceeda ma ii sheegi kartaan waan illoobay aad iyo aad baad u mahadsan tihiin.

    • @abdirashiid3571
      @abdirashiid3571 26 วันที่ผ่านมา

      Haa riwaayadda magaceedu waa dumintii aqalkeyga iyo arooskii inankeyga

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 หลายเดือนก่อน

    Alle hanoo soo celiyo dalkeenii

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj หลายเดือนก่อน

      Dee hagaajisyad uun snagu intaad dhulka nala sinteen baanu dhisanay

    • @waaanigii8971
      @waaanigii8971 หลายเดือนก่อน

      @@HindaAbdulle-fl2jjMaxaa ka hadleysaa?

  • @abdikarimhassan3436
    @abdikarimhassan3436 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaayaal ii sheega riwaayadii ay ku jirtay waad mahadsan tihiin.

    • @AbdirahmanAbtidonAMA
      @AbdirahmanAbtidonAMA  2 ปีที่แล้ว +1

      Riwaayad ma ahayn walaal ee goosgoos ayey ahayd. Goosgoosku waa heeso kala duwan oo majaajillo qosol u badan lagu ladhay.

    • @abdikarimhassan3436
      @abdikarimhassan3436 2 ปีที่แล้ว

      Asc walaalo aad iyo aad baad u mahadsan tahay.

  • @abdirashiid3571
    @abdirashiid3571 2 หลายเดือนก่อน

    Riwaayada waxaan u maleyaa iney tahay dumintii aqalkeyga iyo arooskii inankeyga

    • @abdirashiid3571
      @abdirashiid3571 26 วันที่ผ่านมา

      Waa sax waa dumintii aqalkega iyo arooska inankeyga

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 หลายเดือนก่อน

    SABXAANAK SABXAANAK SABXAANAK