AfSomali - Sida Loo Isticmaalo Zoom (Zoom Complete Course)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Zoom Complete Course
    Koorsadaan waxaad kubaranee sida loo isticmaalo Zoom.
    Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
    CONNECT WITH US ONLINE
    Facebook Link: / hurbad
    Twitter Link: / hurbadit
    Instagram Link: / hurbad
    LinkedIn: / abdirizak-hersi
    LinkedIn: / hurbad

ความคิดเห็น • 47

  • @GabrielMoha-r9y
    @GabrielMoha-r9y 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah
    Allah haku amaansado pro

  • @mohamuddiirie5441
    @mohamuddiirie5441 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank you macalim C.risaq Xersi for clarifying clearly how to use Zoom

  • @Adankulmiye1
    @Adankulmiye1 หลายเดือนก่อน

    Maaaha allaah ustad aad baad u mahasanthay

  • @mowledmohamed2717
    @mowledmohamed2717 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid saaxiib, wax badan waanu ka Faa'iday.💯🙏

  • @Mustafa_ayaanso
    @Mustafa_ayaanso 3 ปีที่แล้ว

    m.a ustaad aad baad u mahadsan tahay wax badan baan ka faaidey waliba anga ayaaba raba inan ardey wax ku baro jaskalah.
    u are best tech.💯👍

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 4 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa ALLAAH. Waa mawduuc anfacaya dhamaan ardada danaynaysa inay wax bartaan ayagoo jooga gurigooda ama goobohooda ganacsi. Waxaa meeshaa ka baxay mar,marsiiyadii ahayd Yurub, ama Amerika hadaan joogi lahaa wax baan baran.lahaa. Macalin C/Risaaq aadbaad ugu mahadsantahay sharaxaadaada wanaagsan aadna waan u fahanay. Guulayso Teacher!!!!!!!!!

    • @Hurbad
      @Hurbad  4 ปีที่แล้ว

      Adaa Mudan Abdul

  • @Samiir881
    @Samiir881 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaaa u mahadzantahy our Teacher abdi rizak 🙏

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว

    Masha alaah alaha ku barakeeyo walaalow

  • @zuhayb-khalid
    @zuhayb-khalid 2 ปีที่แล้ว

    ustaad aad ayaad u mahadsantahay

  • @abdirahmanyusuf3984
    @abdirahmanyusuf3984 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @hassanmo7849
    @hassanmo7849 4 ปีที่แล้ว

    Thanks our teacher

  • @maxfutadanofficial486
    @maxfutadanofficial486 2 ปีที่แล้ว

    Thanks brother 👍 add baad u mahad saan tahy

  • @abdallaomar6951
    @abdallaomar6951 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah waa cashar aad io aad noogu muhiimzanaa
    ustaad abdirizak Anigoo ku hadlayo afka Bulsha weynta ku xiran Hurbad Institude of teachnology
    runtii waan kaaga mahadcelineynaa habka wanaagzan aad inoogu soo duubtay casharka

    • @Hurbad
      @Hurbad  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid Walal

  • @sharmoboy6823
    @sharmoboy6823 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @GabrielMoha-r9y
    @GabrielMoha-r9y 9 หลายเดือนก่อน

    Waad faaidaysay

  • @AbdullahiHassan-i1n
    @AbdullahiHassan-i1n 27 วันที่ผ่านมา

    Maclin halkeen kalasoxariirikara information . kada si,an.kulasoxariiro

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 3 ปีที่แล้ว

    Ustdi waamaa adraaka hurbad la.dhalatay

  • @apish_kooli
    @apish_kooli 4 ปีที่แล้ว

    Thnk u mudane

  • @abuukarmaxamedkurbi5551
    @abuukarmaxamedkurbi5551 3 ปีที่แล้ว

    salaam ustud Abdi-rizak, xqq waxaa aad ii qabatay wax weyn, waayoo waqti kooban baad igu tustay shey ay macquul ahayd hadii aan meel kale ka barto in bil ay igu qaadan lahayd
    sxb nolosha kuma xumayso
    ALLAH ha kaa abaal mariyo

  • @muxiyadiinjiikeyjk6330
    @muxiyadiinjiikeyjk6330 3 ปีที่แล้ว +1

    Mamahad Sandi saaxiib wax badan waanu kaafahanay

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 ปีที่แล้ว

    midka free awey qacido nuraaniyo aan kabartaa wll isubi quraanka kabaraa🎉

  • @abdirizakhussein3835
    @abdirizakhussein3835 3 ปีที่แล้ว

    Thank you professor Hirsi

  • @abdidahir1155
    @abdidahir1155 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad abdirisack aad ayaad umahadsanyahy. Wax badan ayaan ka fahmey zoomka hadeey macquul tahay inaad aragto faaladeyda waxaan jeclaan lahaa inaad inaad iga jaahil bixiso 40 min'ka ee shirka haduu iga go'a isla markiba shir labaad ma qaban karaa si aan dadki shirku ugu sii wada. Mahadsanid

  • @Mustafa_ayaanso
    @Mustafa_ayaanso 3 ปีที่แล้ว

    channelkagana waan ku cirnan doona inshllh

  • @milaanoshariif2855
    @milaanoshariif2855 3 ปีที่แล้ว

    Ya dawanay 2021

  • @Ayubisha22
    @Ayubisha22 11 หลายเดือนก่อน

    Eetha ing mahadsyngty

  • @zakariyehussein6015
    @zakariyehussein6015 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo Dhawow

  • @nuuramaxamed1380
    @nuuramaxamed1380 3 ปีที่แล้ว

    Wixiisu waa adayg

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 11 หลายเดือนก่อน

    Lkn mobile ka feature kuwas ka duwan bu so saraya

  • @abshirfurcas9960
    @abshirfurcas9960 3 ปีที่แล้ว

    Sxb waxan macamishina wax ka barta hurbad marka waxan rabi laha email kina si aan waxa idinka waydiyo wixi an fahmi wayo fadlan

  • @mohamedhassan8224
    @mohamedhassan8224 4 ปีที่แล้ว

    Tnk u 👍

  • @mohamedmohidin3321
    @mohamedmohidin3321 2 ปีที่แล้ว

    Cashir dhaxal gal ah lakin su`aal ayaan qabay, qofka macalinka ah ee sharxaya cashirka suura gal matahay inuu arko screenka laptokeyga anigoo u ogolaan, waayo aniga sidaas ma doonaayo? mahadsanid

    • @Hurbad
      @Hurbad  2 ปีที่แล้ว

      Asc walal, hadii aadan adigu la wadaagin Unana ogolaan ma uu arkin Karo qorka Macalin Ka ahi.

  • @mohamedcade1197
    @mohamedcade1197 2 ปีที่แล้ว

    Wlo wax ayan rabay ina iga cawisan side idin hela

  • @amaalnimcaan7260
    @amaalnimcaan7260 3 ปีที่แล้ว

    Amal Ina nimcaan

  • @mascuudmaxamuud9450
    @mascuudmaxamuud9450 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @ducaysane2433
    @ducaysane2433 3 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍

  • @xarbiabdishireofficially4386
    @xarbiabdishireofficially4386 2 ปีที่แล้ว

    War macalinka basdiirka aaway

  • @dhacdooyinkaqaartube9567
    @dhacdooyinkaqaartube9567 2 ปีที่แล้ว

    Mclin upwork

  • @حسنع-ش7ذ
    @حسنع-ش7ذ 3 ปีที่แล้ว

    Kadaa English

  • @updallamohamedmohamuod7818
    @updallamohamedmohamuod7818 3 ปีที่แล้ว

    Waqtiga malaga bdan kraa 40 dqo ustad

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Asc walal, videos ka kujira channel Ka isku waqti maahan, fadlan sifiican usoo eeg.
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @muhsincayn3995
    @muhsincayn3995 2 ปีที่แล้ว

    m.a