Cajiib: Shacabka Somaaliyeed Oo Ciidsiiyay Caruurta Ku Nool Camp-ka Somalia Ee Gaza..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Cajiib: Shacabka Somaaliyeed Oo Ciidsiiyay Caruurta Ku Nool Camp Somalia Ee Gaza..
    sominfo18@gmail.com
    Info@somaliinfo.so
    somaliinfomedia
    link twitter:@somaliinfo11
    link Website: somaliinfo.so/

ความคิดเห็น • 32

  • @SomaliinfoVideos
    @SomaliinfoVideos  3 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh cabdixayi number-kiisa waa Kan.
    WhatsApp No: +252 615331330
    Mahadsanidiin.

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤ ilaahow u gargaar walaalahen rer falastiine Ameen yarabi 🤲😭😭

  • @huskambd1331
    @huskambd1331 3 หลายเดือนก่อน +1

    Saxiix wlhi 😢

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaaliyeed bilkasta waxaa awoodaan u dira Gaza waa jihaad Allaha u gargaara shacabka falastiin iyo Gaza Allaha guusha siiya dagaalyahanada Falastiin Allaha ku quweeya cidankiisa qarsoon Allaha jabiya cadowga isku soo baheystay Gaza iyo munaafaqiinta Allaha ku xasuuqa Allahuma aamiin ❤❤❤

  • @MAHIRBARE
    @MAHIRBARE 3 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Palestine 🇵🇸 wxaay hayaan shaaqadaa xaqaa ah ♥️ eee jihaaad kaaa aah
    nin walbo sent💰 xitaa Haa aahaadee waax kudarzadaa barakalaah🎉

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 หลายเดือนก่อน +4

    Alxamdulillah Gaza waan ku darsaday sadaqada bilkasta waxaa awooda u diraa insha Allah

    • @Suhaymamaxamadabuubakar
      @Suhaymamaxamadabuubakar 3 หลายเดือนก่อน

      Abyo hantee lagu diraa isoo sheeeg waan raabaa

    • @NimcoFarah-c8j
      @NimcoFarah-c8j 2 หลายเดือนก่อน

      Maalkaga ayaad ku jihaaday
      Alle. Janadii fardowsa ha kugu badalo

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin

  • @MaxamedShire-f6d
    @MaxamedShire-f6d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kaambaas waa xaqiiqo walalyaal aan dirno walalaheen wixi aan u awoodno ayaga ayaa go.doonsan caawi walalaheen reer gaza

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekaw baadiyaha xataa xoolo halooga soo aruuriyo oo hadii asoonool aan ladiri karin haloo shiilo hooyooyinka geela iyo lodana haloo oodkaco arigana halashiilo

  • @jijomh3428
    @jijomh3428 3 หลายเดือนก่อน +1

    الله يجزيك يا شيخي

  • @malikhaali
    @malikhaali 3 หลายเดือนก่อน +1

    War ilaa hada ma socotaa

  • @warda_54
    @warda_54 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ku farxay sidaad uu jeceshahay ilaahay Haa idin jeclado ruunti waa wax lagu farxo in wax loo qabto walalaheen falastiin anigana Waan ka qeyb qadan inshaa Allah qayr ayaan idin rajeyna dhamaanteen ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @majid2968
    @majid2968 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alah soomali waadad khayr haday helaan dad aamina oo wax loodhiibo masiibada qabiilka ale haynaka qaado

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 3 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴🇵🇸❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸❤❤🇸🇴insha Aallah Palestinian will be free insha

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah Guuleysta reer falastiin

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar4051 3 หลายเดือนก่อน +2

    ما شاء الله

  • @Rocco-v7h
    @Rocco-v7h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow ummadena qalbigooda midey 😢😢

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha. ALLAH

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah jazakalahu khayr cidii ka qayb qadatay ilahow ka aqbal fadxad ban ilmeyay

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi I will donate

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah ❤❤❤❤ sheekh allaah ha barakeeyo ❤❤❤❤

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allaah shiiq xayi❤❤❤❤

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @clearlyasked5892
    @clearlyasked5892 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allh sheikh allhakabarkeeyo❤❤❤❤❤

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sax

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 3 หลายเดือนก่อน +2

    ما شاء الله تبارك الله بارك الله فيكم

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 3 หลายเดือนก่อน +1

    مشاءالله