Barashada Jarmalka | 100 Jumladood oo Mar walba la isticmaalo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • #Barashadajarmalka
    Casharkan waxaad ku baran doontaa 100 Jumladood oo kaa caawinaya inaad si fudud u fahmi kartid qaab dhismeedka jumlada. waxay 100 jumladood kaa caawinayaan sidoo kale hadalka waxayna xoojinayaan awooda hadalkaaga.
    Hadaad wax su'aal ah haysid waad isoo waydiin kartaa ama Comment ahaan ayaad iigu soo qori kartaa.
    Fadlan #Subscribe #Like #Share
    Ogaysii asxaabtaada oo u sheeg si ay iyagana u bartaan luuqada Jarmalka .
    Subscribe garee si aad casharadii ugu dambeeyay ula socon kartid
    Mahadsanid.

ความคิดเห็น • 104

  • @abdiyusufali2588
    @abdiyusufali2588 4 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahay khayr haku siiyo waad noo faaidaysay noo soo kordhi wll baraka Allaah

  • @masuudmohamet9506
    @masuudmohamet9506 4 ปีที่แล้ว +8

    Danke zxp 🥰

  • @muhyadiinsayid9646
    @muhyadiinsayid9646 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaal aad baad ugu mahadsantahay sidaad marwalba noo caawiso
    Jazakhayran

  • @hafsajama6505
    @hafsajama6505 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazkallah khayr wllo

  • @ahmeddawladmohamedibrahim2091
    @ahmeddawladmohamedibrahim2091 2 หลายเดือนก่อน

    Danke wll

  • @laylaIsmacil-mc5lo
    @laylaIsmacil-mc5lo 2 หลายเดือนก่อน

    Aaad ayaad uu mahad santahaye wllo

  • @SuaadMaxamed
    @SuaadMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo mahadsanid

  • @ahmedhashi6813
    @ahmedhashi6813 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Wll fadlan so badi casharadan o kale

  • @rahmaali2777
    @rahmaali2777 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @luulabuukar8116
    @luulabuukar8116 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allh Waal ilhahay cadabta kaxurey 👌🤲🤲🙋‍♀️

  • @zaamiitazk9435
    @zaamiitazk9435 4 ปีที่แล้ว +12

    Wll mar kale nosoo sameee 100 eray oo sidano kale ah hanaga ilaawin wll fadlan Mahadsanid

  • @abdiqanimohamed2573
    @abdiqanimohamed2573 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @BashirAbdi-n5o
    @BashirAbdi-n5o ปีที่แล้ว

    Danke 🤩 🎉

  • @ShukriAhmed-m4b
    @ShukriAhmed-m4b หลายเดือนก่อน

    Wad gumahasantaha walaal

  • @muhyadiinsayid9646
    @muhyadiinsayid9646 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan dadka kanaalkan Baro Af.jarmalka ku taxan waxaan xasuusinayaa inay sii faafiyaan si Asxaab kale oo aan war ka hayn u gaadho.🙏

  • @aamiinchannel9551
    @aamiinchannel9551 3 ปีที่แล้ว

    Mach weiter so =halkaa kasii wad
    sida ayay sax ku tahay bro

  • @yasinnur7550
    @yasinnur7550 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll waxbadan baan kaafaiday

  • @AhmedMohamed-hz3sn
    @AhmedMohamed-hz3sn 2 ปีที่แล้ว

    Danke 🙏🏾

  • @anishaa1438
    @anishaa1438 5 หลายเดือนก่อน

    Danke shön

  • @MaryamoSadi
    @MaryamoSadi ปีที่แล้ว

    Plz hadaad kurz bixiso isoo jawaab walal

  • @nacimacadey5629
    @nacimacadey5629 4 ปีที่แล้ว

    walalo ono soo badi

  • @LibanSaid-bw8db
    @LibanSaid-bw8db 10 หลายเดือนก่อน

    Danke

  • @umaaniisayusuf9557
    @umaaniisayusuf9557 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall🙏💐

  • @jilibeey24
    @jilibeey24 4 ปีที่แล้ว

    ugu horeeyn aadbaad umahad santahay wallaal ma la heli karaa alif beetada si aan xarfaha aan ufahmo

  • @jokerabdumohamed5480
    @jokerabdumohamed5480 ปีที่แล้ว

    Daango zxp

  • @MunaMohamed-r4i
    @MunaMohamed-r4i ปีที่แล้ว

    17:13

  • @saadiyahuseen343
    @saadiyahuseen343 2 ปีที่แล้ว

    Vielen Danke

  • @AsmamaxamedAleel
    @AsmamaxamedAleel 4 หลายเดือนก่อน

    Wlo way igu adag thy ee qab fudud igu sheg

  • @wizzroma2326
    @wizzroma2326 4 ปีที่แล้ว +2

    Viel danke

  • @dahaboabdilkarimali8576
    @dahaboabdilkarimali8576 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal .ilahay haku xiftiyo aduun iyo akhiro wano faidaysey Halka kasiwad jizakalaahu kheyren

  • @ShukriAhmed-m4b
    @ShukriAhmed-m4b หลายเดือนก่อน

    Danke scohon

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว

    Afafka kala duwan waa la isku raacay
    G
    G
    N
    C
    Waad mahadsantahyyy
    Wallaal qaaliyaaaaaaaaaaaaa

  • @mohamedabdirahmanmohamud299
    @mohamedabdirahmanmohamud299 4 ปีที่แล้ว +1

    ASC Dank für ihre helfe. Waxa jaclanlaha Bl shekoyinka matalan dareskeyga ayagurayo in ancawino ayu Raba maxa ku cawinkarna iyo Martin ku timit marka adrabto inllagu cawiyo lulaso adego m( mit freundlich Grüßen

  • @chelseanewsbridge1833
    @chelseanewsbridge1833 4 ปีที่แล้ว

    Casharki ugu wanagsana ayan dhihi kara oo nagu wada cusub erayo cusub ayu ubadanyaha macalin mahadsanid

  • @nasirabdale1943
    @nasirabdale1943 4 ปีที่แล้ว

    Waad fiicantahy lakin kelmedahaagu negative ayay u badanyihii

  • @fatuushassan8380
    @fatuushassan8380 4 ปีที่แล้ว

    Danke wan kafaidnay wall

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud 3 ปีที่แล้ว

    Dankeschön mein Bruder

  • @MunaMohamed-r4i
    @MunaMohamed-r4i ปีที่แล้ว

  • @zakiofficial6849
    @zakiofficial6849 4 ปีที่แล้ว

    haaa wan daaley san uqoraye mahad sanig wll qaali shugran

  • @aliyabarak2505
    @aliyabarak2505 2 ปีที่แล้ว

    Waykumahad santahay hanbalyo aad usharaxaysid sewaxan kacodsanaya inad fartawawaynaysid adiga oo mahadsan

  • @NajiibcumarFaraax
    @NajiibcumarFaraax 6 หลายเดือนก่อน

    Vergiss es

  • @hanicadeeyxuseen1566
    @hanicadeeyxuseen1566 4 ปีที่แล้ว

    qer ale ha ku siyo wan ka faiday

  • @fankachannel
    @fankachannel 8 หลายเดือนก่อน

    Danke bruder

  • @abdiqanimohamed2573
    @abdiqanimohamed2573 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @amiirfuaadofficial5866
    @amiirfuaadofficial5866 4 ปีที่แล้ว

    Zxb Hada Ayaan Germany usoo Socda I.a Aad iyo aad Ayaa U Mahadsan Tahay Wlhi Wax Ibaro Waan U Baahna

  • @edebsanalichannel5650
    @edebsanalichannel5650 4 ปีที่แล้ว +8

    Dankeschön für alles

  • @alicumar6688
    @alicumar6688 4 ปีที่แล้ว

    Casharka nosobadi alah hakuxafido

  • @mowliidhusein6094
    @mowliidhusein6094 4 ปีที่แล้ว

    Walal

  • @rahmahajihassan2519
    @rahmahajihassan2519 4 ปีที่แล้ว

    Walaal ilaahay ha kaa abaalmariyo

  • @micraajabaas1313
    @micraajabaas1313 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsid wll artikalka aya idhiba marwalba Ma IGA cawin kartaa wllo

  • @ifrahabdi9354
    @ifrahabdi9354 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll kalmadahan aad soo ururisay miyaanay isbadalayn jarmalku dharjeer busibadadaa sawmaha ??

  • @farxiyomohamed2586
    @farxiyomohamed2586 4 ปีที่แล้ว

    Shugran wll lkn hal mar yaa nagu nagu fialn haa ku celin laba jeer

  • @ashirfarax8004
    @ashirfarax8004 4 ปีที่แล้ว +1

    H

  • @UmfosiyatahirHassan
    @UmfosiyatahirHassan 3 ปีที่แล้ว

    Wallo xagee lakalaa soo xidhiidhi karaa plus barashoo online maqabataa

  • @chelseanewsbridge1833
    @chelseanewsbridge1833 4 ปีที่แล้ว

    Veilen danke

  • @shukriali9672
    @shukriali9672 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abowe lkn waxa ka codsaneynaa jumladao iyo jawabahoda isla socdo noso gali su aal iyo jawab cml sida inu qofka dhaqtar la kulmayo iska warbixinaayo

  • @alhussinhamza5581
    @alhussinhamza5581 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid walaal

  • @joofjohorad5335
    @joofjohorad5335 4 ปีที่แล้ว

    sxp halkaaaas ka sii wad

  • @sportboy6641
    @sportboy6641 4 ปีที่แล้ว

    Kümmere dich deinen eigenen Angelegenheiten danach kannst du mit mir diskutieren mach weiter du bist der best dass du die hilfst bleib stabil :)

  • @mubariksaid1349
    @mubariksaid1349 4 ปีที่แล้ว

    Wll ado mahadsan jumlado sidan o kle ah no so geli

  • @maryanhassan8777
    @maryanhassan8777 4 ปีที่แล้ว

    Lkn hörte maqal mahino

    • @baroafjarmalka6385
      @baroafjarmalka6385  4 ปีที่แล้ว

      Maryan Hassan ich höre : waan maqlayaa ... ich hörte : waan maqlay

  • @juweeriyoyasin5188
    @juweeriyoyasin5188 4 ปีที่แล้ว

    Appka linkigiisa ma iso dhigi karta

    • @baroafjarmalka6385
      @baroafjarmalka6385  4 ปีที่แล้ว

      ABDIMALIK LM10 OFFICIAL Yasin Appkee aan soo dhigaa wll ? Wa akee Appka

    • @juweeriyoyasin5188
      @juweeriyoyasin5188 4 ปีที่แล้ว

      @@baroafjarmalka6385 af jarmal soomali lgu dhiganayo

  • @mowliidhusein6094
    @mowliidhusein6094 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @bihisahane8726
    @bihisahane8726 4 ปีที่แล้ว

    Msha allaah

  • @maryanhassan8777
    @maryanhassan8777 4 ปีที่แล้ว

    20 kale areye ah dhaqtarka caruurta ah 20 kinder gartenka

  • @ubahomarabdi5958
    @ubahomarabdi5958 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd wll

  • @muniirosuleiman4101
    @muniirosuleiman4101 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa hello wie geht,s

  • @AdamAdam-tk4si
    @AdamAdam-tk4si 4 ปีที่แล้ว +3

    WhatsApp noo soo dir

  • @hibakmatan7468
    @hibakmatan7468 4 ปีที่แล้ว

    Erayo fiican bad noo soo diyarasaye jizalaah khayr wa khayra jizaa ah lkn waxad noo soo diyarisaa erayo kale oo aan iskag difacno cunsurinta aniga qar cunsirina idhibayr malintan suqa aado kibir baye igu jidh jidhane midbaa malin dhawad xataa kabah igag istagaye marna buurso igu dhuftaye sabab la aan markan dhahaye was ist lost 😡😡
    Waxa uu igu yidhi gehen sei gehen sei

    • @lubiqaran9462
      @lubiqaran9462 4 ปีที่แล้ว

      💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🤛🤛🤛🤛👍👍

    • @baroafjarmalka6385
      @baroafjarmalka6385  4 ปีที่แล้ว +1

      Wll aad baan uga xumahay inay waxaasi kugu dhacaan .. insha allah erayo sidaas ah cashar ayaan ka soo samayn doona .. magaladee aad ku nooshay ?

    • @hibakmatan7468
      @hibakmatan7468 4 ปีที่แล้ว

      Waxan jogaa tuul ka ag dhawo stuttger
      Plz noo soo diyariya wan u bahanahye

  • @mrgamecollectionpro6851
    @mrgamecollectionpro6851 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @AhmedMohamed-fz1tn
    @AhmedMohamed-fz1tn หลายเดือนก่อน

  • @TaaherOmar
    @TaaherOmar 2 หลายเดือนก่อน

    danke shön